Тёмный

DEG DEG fannaanka Iidle yare oo Gurmad u baahan iyo fariinta uu diray 

LAAC TV
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 152 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 684   
@sadaamhussein6761
@sadaamhussein6761 2 года назад
Wallah asiga oo xanunsan ayuu shekeunayaa haduu Alle cafimaadsiyo kwrn, somaliyey aan cawino walalken👍🏽💯❤️ Allah ku cafiyo ebow amin🤲🏻🤲🏻
@suldanyare163
@suldanyare163 2 года назад
Wlh Lacagta Farmajo Loo Aruurinayo Midan Walalkena iidle Aad Ku Sadaqeesaneesiin Ayaa Ka Muhimsan oo Aakhiro io Aduun idiin Anfacayo Wlh Yarabi Aabahan Somaliyeed Caruurta Yaryar Ku Xiriiraan Cafimad Taam ah Sii 🤲🤲🤲❤❤❤💯💯💯
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 2 года назад
Allaaha Raxmaankaa ha caafiyo walalkeen idle ..walaahi ma ogeyn in ciyaalka hooyadood dhimatay aad baan uga xumahay.Rabiyow Aabahood u daa
@ifraaxbukarmuse2347
@ifraaxbukarmuse2347 2 года назад
Allah caafimad taama haku siiyo inshallh wllky qli
@falismahamuud1435
@falismahamuud1435 2 года назад
Iidle caafimaad taam ah alaha siiyo waa wiil dhalinyara ah oo aad u qalbi wanaagsan ilaahey caafimaad dag dag ah haku siiyo insha alaah
@maryanabdillahi6725
@maryanabdillahi6725 2 года назад
idle ilaahay cafimaadka deg deg haku siiyo Aamiin 🤲🤲Aamiin soomliya uu duceeya waa aabo yar oo caruutasa korsanyo 🥺🥺🥺🥺
@abdisalangure616
@abdisalangure616 2 года назад
InshaAllah idle you will recover .no situation is permanent.
@sadioalihassan280
@sadioalihassan280 2 года назад
No situation is permanent very true my dear
@naimacibdi9112
@naimacibdi9112 2 года назад
Alle ha caafiyo
@xaliimoadesh4791
@xaliimoadesh4791 2 года назад
Allah hakucafiyo wll
@Skibidysigma1
@Skibidysigma1 2 года назад
Allah caafiya Iidle yare. He is awesome and funny at same time. Allah caafiya si dag dag ah . Amiin yaarabi
@sahrakoow288
@sahrakoow288 2 года назад
Aniga waan u duceyay walalkey iidle caafimaad taam ah allaha siiyo aduunyada fil nimca aakhirana jinnada allaha geeyo oo fanka iyo heesaha wax ka fiican allaha ugu badalo inshalah wuu reysanee samir haka cabsan dhimashada ay kugu saraadinayaan qofkastaa waqti uu leeyahay wax sadaqeyso markaas cimri dheeri ayaad ka qaadee iidle cade.
@yussufmuseabdi5686
@yussufmuseabdi5686 2 года назад
Wallalo allah haku caafiyo danbi dhafana Allah hakaga dhigo
@iqramahmud4683
@iqramahmud4683 2 года назад
allahuma amin
@kaamiloodowa5561
@kaamiloodowa5561 2 года назад
Asc walaal iidle ilaaheey subxaanahu watacaalaa waxaan kaaga baryaayaa inuu caafimaad dhiiga iyo dhimirka galo ku siiyo dadkaan waa dhimtay lehna dhimasho iyo nolol midna kuuma haayaan cimri dhirir ayaad ka helaysaa ilaaheey ilmahaaga kaama dhax bixiyo inshaa Allah
@katrinaabdulle2596
@katrinaabdulle2596 2 года назад
Idlle wall waxan waa adunyo marka hore waxaa tiri carurtey waa 3 waxa karebtay 1gabar oo adku derisay gabar maskin ah melaha ku oynesay oona dadka ogeyn qaladkaga dib urac waa iga wano
@xasanbased5926
@xasanbased5926 2 года назад
Ala hakucaafiyo wll
@mahadihassan5203
@mahadihassan5203 2 года назад
Walaalkey xanuunka aad buu uga muuqdaa waana iska faraxsanyahay maashaallah ilaahey caafimaad degdeg ah ha siiyo
@mohamudabdullahi263
@mohamudabdullahi263 2 года назад
Allah subxanah watacalah waxan ka codsanayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Amin Amiin
@egalahmed921
@egalahmed921 2 года назад
Alle wayne ha caawiyo
@BIGMOHA654
@BIGMOHA654 2 года назад
Allhi hggro sxb 😈😐😐😇😮😇😩
@ahlamsheikh7788
@ahlamsheikh7788 2 года назад
ومن يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب
@fanaxmaxamudcali5786
@fanaxmaxamudcali5786 2 года назад
😭😭😭😭😭😭
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 года назад
Dear Ahlaam that is true ✅
@habiibomohamed2861
@habiibomohamed2861 2 года назад
Wall macn file yere ilahy haku caafiyo cafimad deg deg ah ilahy ku siiyo
@ubaxmaxamed7137
@ubaxmaxamed7137 2 года назад
Alle cafimaad degdega ha siiyo
@nasro7666
@nasro7666 2 года назад
Idle halacawiyo miskin ilmih cafid ilhayvhadiyo
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 года назад
Ilaahey fiyoobi deg dega oo meel kasta gasha oo aan soo daahin ha u soo dejiyo aammiin 🙏 🙏 🙏 legend iidle yare
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 года назад
Wlhi bilahi talahi iidle yare waan jeclahay waa qofka kaliye aan ku arkay qalbi xaarni 😥😥😥 ilaahey baa iga sareeye Lambar kiisa ma haayo waligay lama hadal iidle yare waa halyeey qaran walaalkay wax ma haaye caafimaad ayaan kuu rajeeyey 😥 Inshallah waad caafimaadi doonta waadna noo joogi doonta ♥️💯
@maxamuudcarab8299
@maxamuudcarab8299 2 года назад
Maxad ku jeclaatay yaa ukhii
@saidamursal7085
@saidamursal7085 2 года назад
Ilaahey caafiimaad deg deg eh hasiyi aamiin yaa rabi denbi dhaaf alla ha uga dhigo
@iskilaji
@iskilaji 2 года назад
Inshallah wan kuu soo duceenaynaa bro wanna kuu gurmaneeynaa. Waadna caafimaadi doontaa bro
@sadiyosambul7504
@sadiyosambul7504 2 года назад
Allah ha caafiyo aamiin 😢
@queenhabon90
@queenhabon90 2 года назад
Maxay udilayan maskiinkan cimri dheer iyo cafimaad ayaan ilahay kaga baryay🤲
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 года назад
Ma dili karaane, Mexeey ka dilanayyaan
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 года назад
Anaka ayaa ka horeyni karna wax micna ma sameeyneysa waxaas
@ramla7732
@ramla7732 2 года назад
Idle needs our support please help with anything you can ♥️
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 2 года назад
Asc idleyare wawiil qalbi fiican alahacafimad tamasiyo inshaalah wauducaynaa inshaalah alaha uaqbalo yarabi
@cookwithhope6824
@cookwithhope6824 2 года назад
Idle yare Allaha caafimaad taam ah inuu siiyo ayaan ugu ducaynayaa marka xigta Iidle walal Daqtar Africa ama India haku galin qaliin wadamada Muslim ka ah ayaa kuu dhaama Allaha kuu fududeeyo
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 2 года назад
Masha alalh iidle yare waa aabe fiican ee alalh ha ku caafiiyo in sha alalh amiin amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@halimanuh4547
@halimanuh4547 2 года назад
Illahay cafimaad taam ah hakusiyo Amiin Amiin yarabi
@samiyaamin5834
@samiyaamin5834 2 года назад
Allah ha cafiyo iidle wlo cafimaad deg deg ah Allah ha siiyo walakeen fankana iska shaci inaad ka bax do waayo wall waxba lagama Faison fanka illahay ha ku sahla wax ka fican safaris if ka iyo ka Adirondack Allah ha inoo sah lo dhamaan teen cida leh would dhintay dhimashadu waa xaq wanan shimanaynaa dhamanteen marka walalyaal wax hubsada insha Allah qayr Amin in💯💯💯
@maxamedmuuse4665
@maxamedmuuse4665 2 года назад
Iidle yare allaah caafiyo
@mohamedali3724
@mohamedali3724 2 года назад
Ilaahay haku caafiyo. Iidle yare. Xanuunkana waa dambi dhaaf uun ilaahay kahu caafiyo idam alla.
@amunali1330
@amunali1330 2 года назад
ilahay ha cafiyo walaalken idle yare Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰❤️❤️
@ciiltire509
@ciiltire509 2 года назад
Illaahey cimri dheer iyo caafmaad deg deg ah hasiiyo walaal keen iidle yare
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 2 года назад
Magaca fanaan iska daa wll Ilaahy uga towbadken alle haku caafiyo
@hooyosom8904
@hooyosom8904 2 года назад
Ascw Allaah subxànalaahu watacalla ha caafiyoo ilaaheey Kuma dayacaayo insha allaah
@suedegen
@suedegen 2 года назад
Subhanalaah ilaaheey kabaq idle tol ahaan ayaan lacag kogu sotirnay ceeb in aat iska dhigto qof aan ehel laheeyne
@relaxing1339
@relaxing1339 2 года назад
Qofkaaaan wax dirayn yuusan wicin plz boowe allah haku caafiyo 💕💕
@abdikarimismail6431
@abdikarimismail6431 2 года назад
Ilahey si deg deg ah cafimaad hau siiyo,, amiin yaa.Allah
@saedsara
@saedsara 2 года назад
Allah caafimaad ha ku siiyo iidle yare
@laylaomar3148
@laylaomar3148 2 года назад
Allaah ha ku caafiyo aamiin yaa rabi
@sagalodowa567
@sagalodowa567 2 года назад
Allah haa Kuu afiyo walal , waan Kuu soo duceynaya
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 2 года назад
We love you idle Inshallah you will feel better soon
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 2 года назад
Ilahay ha cafiyo iidla yare
@omaari9683
@omaari9683 2 года назад
Allah caafiyo insha Allah iidle yare waa nin wanagsan
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 года назад
Masaamir ta shaydaanka katobad Ken allaah hakucaafiye
@raniaabdiweli5789
@raniaabdiweli5789 2 года назад
Illahayo cafimad deg deg ah hakusiyo Amin ya Allah
@farduusshugri9460
@farduusshugri9460 2 года назад
Ascww masha Allah walaal igare yaasiin Ilaahay khayr hakusiiyo iidle yare Allah ha caafito
@xaawomuxudiin3779
@xaawomuxudiin3779 2 года назад
Wallahi siniyada ah baan kugu soo duceeyey 😭😭😭😭😭😭😭😭
@sofiamohamed6146
@sofiamohamed6146 2 года назад
Ilaahow cafimaad sii waa qof qalbi wanaagsan oo aan qayaano aqoon ilaahow cafimaad sii Amin yaa rabi
@aminaali6892
@aminaali6892 2 года назад
Hadalka badaan iska ilaali waa khatare markaay ku aqosadan dadku caruurta udhiib waayo cafimadkaga ku jira insha allaah allaah cafimaad taama ha ku siiyo aamiin yaa raabii
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 года назад
Alle ha caafiyo iidle waa aabo wanaagsan haloo duceeyo qaliin buu geleyaa sida aan maqlay
@mohamedmazka3863
@mohamedmazka3863 2 года назад
Allaha kucaafiyo iidle
@janagaming1
@janagaming1 2 года назад
Allaha caafiyo idla yare wll aamiiiiin aamiiiiin aamiiiiin yaarabi
@yasminduale7928
@yasminduale7928 2 года назад
Illahey caafimaad deg deg ah siyo Aamiin 🥺🤲
@yurubhasan453
@yurubhasan453 2 года назад
Allow Caafimaad taama sii Idile yare adiga awooda lehe yarabii
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 2 года назад
Walaalkeen Iidle alaha caafiyo ilmahiisa alle Kama dhex bixiyo aamiin yaa rabi
@abdifatahhassan5561
@abdifatahhassan5561 2 года назад
Alle ha caafiyo wiilkan alle fanka meeln ka fiican hakugu bedelo irsaq xalal ahna alle hsiiyo
@fatumaosmanfarax7645
@fatumaosmanfarax7645 2 года назад
Walal Quran isasar kudhe dhaqtarna hakudalin
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 2 года назад
waa nin qalbi wanaagsan ilaahay caafimaad ha siiyo.
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 2 года назад
Ilaaheey caafimaad taam ha ku siiyo iidle yare umada aan kamaqlayna wuu dhintayna allaah halaga baqo tiisa iyo tiina waa jin cadow maat ku tihiin iska dhaafa
@nafisaxaji3385
@nafisaxaji3385 2 года назад
Ilaahay caafimaad ha siiyo iidle ilmahiisana kii calfada ha ka dhigo
@whitediamond6045
@whitediamond6045 2 года назад
اللهم اشفيه وارزقه من حيث لا يحتسب 🤧❤️‍🩹
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 2 года назад
Ilaahey ha ku caafiyo walaal caafimaad taam ah ilaahey ha ku siiyo walaal
@samatarhassanabdillah2400
@samatarhassanabdillah2400 2 года назад
Allaha caafiyo heesahana kaso hadeyo amiin
@Raho339
@Raho339 2 года назад
Rabiyoow Caafi oo Caawi Isaga Io Intii MuLina Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@ilyaasmohamed4027
@ilyaasmohamed4027 2 года назад
Allaahu Akbar illaaheyow adigu wax waliba wanoo Awodaahe cafimaad taama sii wllken iidle Yare illahow adaa naxariisbadan eeunaxariso wllken iidle illahow ma mogid iidle Caafimaa dhamestiran sii illaaheyow waa kubaryahe 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nuuragelle3136
@nuuragelle3136 2 года назад
Allaha ha ku cafiyo salig nabiga kuwardi subxaanallh alxamdulila subxanallah cadiim idle kuwardi afkada haka jojin
@hamdaosman427
@hamdaosman427 2 года назад
Ilahay haku caafiyo xanuunkana dambi dhaf hakaaga dhigo wllo🥺😭
@cabdiyaregurhan3659
@cabdiyaregurhan3659 2 года назад
Iidle yare cafimaad taam ah allaha siiyo
@najmaabdi4867
@najmaabdi4867 2 года назад
War somaliyey wiilka halacaawiyo wlh isagabo dadkuu caawin jiray Masha.Allah Allah hacaafiyo
@mohamedibraahim9788
@mohamedibraahim9788 2 года назад
Allah cafimad deg deg ah Siiyo aamiin aamiin
@hamigaiyonoloshaamiir7812
@hamigaiyonoloshaamiir7812 2 года назад
ilaahay caafimaad tamam ah hasiiyo ilaahay xanuunka caafimaad ha ugu badalo
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 2 года назад
Subxana Alllah caruurta hooyo maalaaha illaahy caafimad siii ya rabbi Aniigaa waxbaa kumaa awoodo lkn waan Ku duucaynaa walaal fanka na isaga laagugu intiixiimaay iska taagaa
@nasroxuseen4947
@nasroxuseen4947 2 года назад
Yaa allah ilaahayow cafimad siii maskiiin wllhi wan kailmeyay😪😪 caruur ayuu aabohood yahy si ilaah dartii Aan uwada cawino aduunka aya garab leyskaga bahanyhy😪🤲🤲
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 2 года назад
Asc Idle walaal cafimaad sarecan Allah ku siyo, Amiin ya Rabb
@bisharbidii4597
@bisharbidii4597 2 года назад
Wale garab gargaaar bu noga baahanyahay walalkeen .Allah cafiyo inshallah
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 2 года назад
Subaxaanallaah wallaahi waa Yaab walaalkiisa Idle Caafimaad taamah Allah SWT ha ha ku siiyo Aamiin Aamiin yaarbi 🤲🤲🤲🤲
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 2 года назад
We love iidle yare walahay ❤️❤️❤️❤️❤️💞🦁🦁🦁
@halimahassan657
@halimahassan657 2 года назад
Asc illaahey ha ku Caafiyo walle Caafimaad deg deg ah allaha ku siiyo,
@aminoaden9876
@aminoaden9876 2 года назад
Allah ha caafiyo mid buuxo Allah hasiiyo Allahuma aaamin yaa rabii
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 2 года назад
walaal iidle yare ilaahay ha ku siiyo cafimad deg deg ah caruurta aad hooyada iyo aabaha aad u tahay ilaahay kaama dhaxbixiyo xanuunka ku haayo Allaha kaa dulqaado Aamiin Aamiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲
@halwamuse3777
@halwamuse3777 2 года назад
Iidle walaal Allaha ku caafiyo 🤲🤲🤲
@sophiaabu5115
@sophiaabu5115 2 года назад
illahay ha ku cafiyo amiin ya 3🤲🤲🤲
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 2 года назад
Ilaahey cafimad sarexa ha siiyo iidla yare diyar ban u nahay kuwa waa dhintay leh ilahey ka cabsada
@queenyasrah1234
@queenyasrah1234 2 года назад
Ilaahow rabi raxmaan manta adiga dardaa ayaa u somanahay iidle abdulaahi ciyaalka kiisa haka dhaxsarin wllhi bilaahi aniga daremayo xanuunka hoyo la aanta ey leedahay
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 2 года назад
😪😪😪
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 2 года назад
Haaa wllhi walaal comment-gaaga waaa iga ilmeesiiyey
@abdirizakhassan3234
@abdirizakhassan3234 2 года назад
Ilaahi Haa cafimaad dag dag ah alaha siyaa
@mohatimaweyne903
@mohatimaweyne903 2 года назад
iIdle yare walaalo ilaahay hakucaafiyo qof fiican baadtahay
@sahalade4245
@sahalade4245 2 года назад
Walaalkeena Allah ha caafiyo insha Allah
@samiirthoni7647
@samiirthoni7647 2 года назад
incha allah wad cafimadysa wlal
@YazinDhere
@YazinDhere 2 года назад
Illaah caafimaad deg deg ah ha siiyo Dadka somaliyeed waxan ka codsanayaa inay caawiyaan iidle yare. Maanta caawinaad ayuu u baahan yahay
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 2 года назад
ilaahay caafimaad deg deg ah insha Allah
@scherzer6428
@scherzer6428 2 года назад
alle cafimad Tam ah ha kusiyo wllkey sadaqadad ugu hilisay walalaha alle danbi dhaf ha hakaga dhigo cimri dher alle ha ku siyo wllkey wn ku duceya markasta ilinta macelinkaro Adban udaremaya xanunkaga
@fanaxmaxamudcali5786
@fanaxmaxamudcali5786 2 года назад
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ale caafiyo
@masraxa3458
@masraxa3458 2 года назад
Nin farxad badan buu ahaa wlhi ilaahay ha caafiyo.
@abdishakurbashiir8090
@abdishakurbashiir8090 2 года назад
asc wll idle hadaba fanka iskadhaaf ee allah Bari only cibadayso waa gulaysandoontaye allah kucafiyo aaaamiin
@dahabo16
@dahabo16 2 года назад
Iidle allah ha ku caafiyo
@ikraanahmed7615
@ikraanahmed7615 2 года назад
Ilahy cafimad tamah hakusiiyo bwe cafimad sarecan rabi kuwaydinenaa 🙏🙏
@abwaangeelqaad9654
@abwaangeelqaad9654 2 года назад
Allaah sw walaalkeen iyo inta biktaba ha caafiyo
@hawade8663
@hawade8663 2 года назад
May Allah give hm quick shifaaa
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018
@sheikhmohamedsheikhahmedsh9018 2 года назад
Allah ha cafio cafimad deg deg Allah siya
@umuabdullahi4380
@umuabdullahi4380 2 года назад
Walalo Allah kucafiyo midna waa iga talo fanka wax ficn mahan ee isaga bax Allah utowbad keen Allah hakusoo hadeeyo
@zweetychannel4308
@zweetychannel4308 2 года назад
Ilhy hacafiiyo wllken idle shedank xanunsan dambidhaf ale ha ogadhiigp inshlllh
@shayma-yarofficial3571
@shayma-yarofficial3571 2 года назад
Alle haw gargaaro iidle yare waa miskiine🤲
@هنادي-12
@هنادي-12 2 года назад
Alle ha caafiyo ilmihisa alle ma ka dhex bixiyo 🤲🤲🤲🤲
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 года назад
Allah cafimad ha siyo idle
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Rabbi haku caafiyo iidle fankana Rabbi dartiis ugahar Laabasa da
@habibaabdullahi4751
@habibaabdullahi4751 2 года назад
Illaahey ha u caafiyo asgaa caafimaad ka haaye
@rahmocisman8082
@rahmocisman8082 2 года назад
Illaahey caafimaad taam ah ha siiyo iyo irsaaqad xalal ah
Далее
Cute kitty gadget 💛💕
00:23
Просмотров 17 млн
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
Friends
00:32
Просмотров 914 тыс.
WARAYSI NOLOSHAYDA WAX KA BARO // AISHA
15:19
Просмотров 112 тыс.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Просмотров 142 тыс.