Тёмный

Waraysi Iidle Yare Qaliinkiisii oo Lagu guulaystay iyo Mahadcelinta 

LAAC TV
Подписаться 143 тыс.
Просмотров 76 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

1 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 289   
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 2 года назад
Masha slah iidle waa wiil qalbi fiican runti waxa ila wanagsan in iidle loo ururiyo lacab fican u ku shaqesto si uu uga marmo fanka
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 года назад
Walaalow please ilmaha waad jeceshahay Xaaraan haku korinin Xasuuso Rasuulka (scw)wuxuu yidhi qofkii wax xun ilaahay dartii uga taga rabi wuxuu siiyaa Waxka khayr roon Waa balan inaad ka raysan hees iyo munkar
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 2 года назад
idle huno ilaahay caafimad iyo cimridheer hakusiiyo ilmaha yar yar ee adabtaleh na hakuxafido amiin
@fartunhussein8448
@fartunhussein8448 2 года назад
Manshaallh war somaliyey idle waa inan guri uu gaadna wa Aabo qali aah 🥲💯
@hassanabdi9528
@hassanabdi9528 2 года назад
Ninkaan Iidle Wareysanaayo waa Nin Reer Baadiye ah, goormad fanka ka baxeesa af Somali miya carruur dhan ka biisha ku yiri. Xageed ugu celceline
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 года назад
Alxmdulillah illaheygii ku caafiya leh mahadoo dhan intii qarash kugu cawisay qeyr badanoo deeqa aqiriyo aduunba deeqa Allaha siiyo intii kuduceysay janada Allaha ugu abaal gudo waxaan ka codsanaaya dhamaan intuu illahey ugu deeqay rizaaqad ukala go da iney iidle caawiyaan lacago u uruuriyaan si uu ugu sameysto ganacsi oo uu uga maarmo fanka yarabi illahoow ugargaar
@osamayussufproduction8971
@osamayussufproduction8971 Год назад
ALLAHU Akbar Wllkey idle waa Aabe wanagsan shaqsi niyad Fican Allah Faraj haufuro
@saidamursal7085
@saidamursal7085 2 года назад
Maasha allaah tabaarakallaah bro iidle Yere alla ha kuu ziyaadiyo caafiimaad aamiin yaa rabi love for Scotland ❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
@naimaabdi2762
@naimaabdi2762 2 года назад
Iiidle waa qof qalbi wanagsan oo qalbi wacan ilahow cafimaadka ugu wad oo wax khyr qaba sii
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 года назад
Maashaa Allaah Waa aabe caruurtiisa daacad uah Illaahay iidloow ku hoojin maayo waayo aabe qayru mas.uul ah matahid
@aishaoud9768
@aishaoud9768 2 года назад
arintaa caruurtaa aan albaabka furayn aad ayaan ugubogay mashallah mashallah wll aduunkii waa xumaaday awlaadaada adiga meelad joogto hakula joogan caruurihii waxay noqdeen kuwo lakufsado gabdho iyo wiilalba waa lafara xumaynayaa wll awlaada allh hainoo ilaaliyo wllo sidaa waligaa ubadka uilaali meshay aadayaanba waa inaad kawarhaysaa
@suadabdulhi7208
@suadabdulhi7208 2 года назад
Thanks abaayo aisha
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 года назад
Mansha allah allaha caafiyo Iidle yare..wa nin Qalbi furan oo bashaash ah.
@fatimahooda5507
@fatimahooda5507 2 года назад
Allaah haku xifdiyo bowe idle illaahay haku irsaaqo nolol khyr qabta haku siyo nolol wangsan
@saharaosaman7667
@saharaosaman7667 2 года назад
Alxmdlh waanrajay naayay maalin uun inaasoo laabanaysid Adigoo Caafimaad qaba Alxmdlh caafimad Iyo cimri dheer Alaha kusiiyo Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin yaarabbi
@maryammoh1450
@maryammoh1450 2 года назад
Masha allaah iidlayare ducadii alle waainoo aqbalay alx rabbi hakuusiyaadiyo
@saynabseleban1085
@saynabseleban1085 2 года назад
Maanshslh ilahay baa Mahad iskaleh inaad soo aafimaaday lalkn wllo talada qaado ilahay baa irsaqadaada qoray mana waayaysid wllo iskadaa waxaan ilahay wax dhaama hakusooyo hana ku caawiyo wllo iska jooji heesaha wllo jisaakallhu khayra jasaa
@sumadqaran
@sumadqaran 2 года назад
Caafimaad qayr qabo iyo noolal wanaagsan allaha ku siiyo🙏🙏
@cayuushalthut3010
@cayuushalthut3010 2 года назад
Maasha Allah al xamdulilaah ilaah caafimaadka ha u siyaadsho walaalkeena iidle
@mahamedisse4029
@mahamedisse4029 Год назад
Masha allh wall igir sida at u Soo gudBisa DaDka taBalesan oo in lacawiya u Bahan at Ban kaga mahat celinayaa wall allha haku Barakeyo cirigaga allh harajiyo aamin aamin 🤲
@halimohassan4428
@halimohassan4428 2 года назад
Mansha allah allayaa caafi idle yare igare adiguna waad ku mahad santahay hawsha aad uhaysid umada soomaaliyeed
@fahima6186
@fahima6186 2 года назад
Intii bugta oo muslim ah Allha caafiyo aamiin
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 Год назад
mansha allah cafimadka waa waxa ugaqalisan inti muslim ah xanundanaya illah hacafiyo inti muslim ah cafimadqaba illah udiyadiyo
@cabdilaahimaxamuud8420
@cabdilaahimaxamuud8420 2 года назад
Allaah baa mahad iska leh walaal ku caafiyay caafimaadkaaga ka faa'iidayso waxba ma jirto geeridu iyo xanuunkuba
@suadabdulhi7208
@suadabdulhi7208 2 года назад
Masha allah wllkey mcn curadka hooyadey mcn kuma ilaabi doono hadadan adiga ahaan leheen nolosheena waxba mey ahaaden thanks wllkey mcn ilahey haino kaa caafiyo cadowgana ilaahey hakaa qabto
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 2 года назад
aabe aa ikoriyay hooyo la,aan waana fahmikaraa my aabo god bless iyo hooyo
@deeq77
@deeq77 2 года назад
Ciidlow ilaah haku caafiyo teedi kale waxaan kugula talin laxaa in aad isugu baxdid wixii xumaa ee fankii
@faizaqawdhan6021
@faizaqawdhan6021 2 года назад
Walaahy idlow xitaa sadqad intaan bixyay kuuduceeyay walaalo rabi hakugrab galo
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 2 года назад
Walaahi xitaa Hoyo wuka naxariis badan yahay siduu ilmiisa uga wal walayo waliba waa ilma waawayn Allah xifdiyo inshaallah
@fowziaabdull2486
@fowziaabdull2486 2 года назад
Allah caafimad taama wallo haku siiyo Allaha Rahman ka ah caruurta iyo adigaba haydin xafido haysu kiin daayo Ameen Ameen yaa rabi
@daahirmxamad1587
@daahirmxamad1587 2 года назад
wareysiga si nuxur leh u qaaad su.alaha si nuxur leh u weydii safarkiisii baritaankiisi wx micna la.aana time haku lumin
@mustaqiimmanka5356
@mustaqiimmanka5356 2 года назад
Ilmaha irsaqadoda allaa hayee hesaha waa danbi wllo ale haku casin hess maficno
@siradm
@siradm 2 года назад
Qalbiyadeennaa kula jiray meel aad maraysayba Ilaahay swt na waa kuu barinnay , alxamulillaah Allaha kuu ziyaadiyo
@maryanmohamed7400
@maryanmohamed7400 2 года назад
Mansha allah, waa farxad in Iidle yare rabbi caafiyey.
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 2 года назад
35:33--Dabadaan Waa Taqanaa Dabadii Sadaq Ma Ahooooo Kulahaaa Ar Iidle Yare 😂😂😂😂😂
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 года назад
Masha allah ilahey haku xifdiyo caafimaadka alle haku siyaadiyo kaftankiisaan jeclahay iidle diyaarada kabahaa siibanee lakiin sokiskaad kufuulee diyaarada
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 года назад
caafimaadka ale hakuusiyaadsho irsaaqad kakhayr badan heesahana hakusiiyo
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 2 года назад
Idle waa qof qalbi wanagsan ilaaheey wanaagiisa caafimaad waa ku siiyay rabi ha u siyaadiyo caafimaadka
@adandhux2260
@adandhux2260 2 года назад
Allah kucafiyo sxb iidle
@mushtaksaidahmed105
@mushtaksaidahmed105 2 года назад
Illaahey ninwaloo dhiban faraj hawfur illaahey caafimaadka hakuugu wado walaalaha soomaaliyeed waxaan ka cod sanayaa wiilka wax siiya intuu xanuunka ka kabsanayo
@aliya7134
@aliya7134 2 года назад
Maashallah maanshallah Hambalyo Hambalyo walaakay illahAy cafimadak hakuusiyadiyo
@Jessica_1073
@Jessica_1073 Год назад
Illahay haku cafiiyo yarabi idle waan jecelahay walalkay
@hayaatihassan5727
@hayaatihassan5727 2 года назад
Iidlle alle ayaa kusiinayo shaqo fiican eeradi inshaa allaah anaggoo dadbadan oo aankamid ah waanshaqeynnaa waxna maannbrn thnkz prthe
@nuramahamud800
@nuramahamud800 2 года назад
Rabiga xagiisa ayaad ka hili Idlow
@queency7943
@queency7943 2 года назад
Masha Allah illahay caafimaad taama haka siiyo
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah alaha hacafiyo yarabi iidle
@dhoolabdi1
@dhoolabdi1 2 года назад
Masha Allah alxamdulillaah walaalkeen Iidle caafimaadka allaha kuu siyaadiyo
@faadumoibraahin4636
@faadumoibraahin4636 2 года назад
Manshaallha idle yare igare yassiin😍😍😍
@gabadhangoormeeaarsaneekha317
@gabadhangoormeeaarsaneekha317 2 года назад
Ilmaha arzaadooda alle ayaa ka faalo qaaday iidloow fanka waa xaaraan caruurta xaaraan haku korinin
@abdirashidhashi5955
@abdirashidhashi5955 2 года назад
Maashaa Allaa wlhi wan ku farxay iidle caafimaadkiisa
@faadumocabdishakur304
@faadumocabdishakur304 2 года назад
Masha Allaah caafimadka Aleha kusiyaadsho inbadan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 года назад
Iidle waa nin fican oo Qalbi fiican
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 2 года назад
Ilaahow heydin kala qaadin aamiin
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
😥😥😥😭😭😭 waalid qiimobadan Allah waxan kabaryayaa inuu caafimaad siiyo caruurtana kuwii anfaca hawga dhigo
@abdijabar10
@abdijabar10 2 года назад
Masha allah Cfmd taam allah kusiyo🤲
@hamdaqueen5952
@hamdaqueen5952 2 года назад
Manshallah tabarakallah ilahayow kugu wad cafimadka ilahay baku mahadsan
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 2 года назад
Allah caafimaad ka ha kuu siyaadiyo Aamiin.
@maryamaabassaid2962
@maryamaabassaid2962 Год назад
Maasha Allah walaakey iidle yare ilaahaye caafimaad dheer iyo cimri dheer ilaahay ha KU siiyo
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 2 года назад
Your amazing dad Mashaalah
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 2 года назад
Masha Allah ilahaykii kucaafiyey ayaa mahad iskale wllo heesaa iska dhaaf ilahay usoo noqo dar alle ayan kuu jeclahay
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 Год назад
Asc idleyare alahakubarakeyo aabe qaliah atahay kuwa waxkudhefto alahakagadhigo xajka na kugeyaan
@abdullagull2943
@abdullagull2943 2 года назад
Masha Allah iidle, Allihi ku caafiyey ee murugada iyo culeyska kaa dul qaaday ku mahdi oo u noqo adigoo ka xishoonaya,
@hidayaosman734
@hidayaosman734 2 года назад
Asc ducada allaha kuu aqbalo cafimad iyo cimridheer iyo camal salixa aminarabi cilmi waa diinta ee illahey talosaro
@nim0abbaas643
@nim0abbaas643 2 года назад
ilaahay hakugu wadi cafimadka amiin
@warsancali4
@warsancali4 2 года назад
Walaal alle ha kuusiyaadiyo maasha allah alle ha kuuxifdiyo
@daarood9835
@daarood9835 2 года назад
MANSHA ALLAH GOOD FATHER WE SUPPORT YOU IDLE
@falisa576
@falisa576 2 года назад
Masha Allaah tabarakallaah Allaha ku Siyaadsho caafimaadkaga walal Curuurtadana Allaha kuu xafido awlaad Ad wax ka dheefto Allaha kaaga dhigo Ayaga kuu shaqayn doona insha Allaah
@halimamohamed4926
@halimamohamed4926 2 года назад
Mashaa'alaah walahi waa runtaa ilaahey kuwuu jeclaaday alahaa nagaa dhigo iidle alahaa caafiyo
@Degaliah
@Degaliah 2 года назад
Idle carbohydrates iska yaree protein ka badso sida ( kaluunka 🐠, digaaga 🐓, hilibka 🥩, looska etc…)
@safiyaaxmed9971
@safiyaaxmed9971 Год назад
Waa sax iidle yare xoolaha waa loo heesa.
@bushrrasheekhfilms9229
@bushrrasheekhfilms9229 2 года назад
Mashaa Allaah iidle waa Aabe fiican Allaah habarakeyo cimri dheer iyo cafimad ayaan Alle kuu waydiinay iidlow Huuno ❤️🥀
@hodanxuseen7643
@hodanxuseen7643 Год назад
ASC
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 Год назад
Idlow irsaqad wasacaha ofanka ugareysato alahakusiiyo walalkay inshaalah wadhelaysaa
@sahalade4245
@sahalade4245 2 года назад
Masha Allah Allah ha usiyaadsho inta xanuunsan Allah ha caafiyo
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 года назад
Mashallahu mahad alle mr iidle
@caaishoqaasim5135
@caaishoqaasim5135 2 года назад
Maaaash alllh tabaraka alllh
@ahmedabdi5742
@ahmedabdi5742 2 года назад
Mansha allah ha ku siyaadiyo
@hoosinmedia671
@hoosinmedia671 2 года назад
Allah ha ku caafiyo aamiin aamiin
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 года назад
Masha allaah iidle waxuu dhahay soomaali ayaan ka dhashay waxba ma noqonaayo
@kingmohanjacelow6248
@kingmohanjacelow6248 2 года назад
Mnsha allh illhow dib ah ugu so socelin xannuki oo arkay illhow danbi dhaf uga dhiga
@sharifaafrah5808
@sharifaafrah5808 2 года назад
Alxamdulilah iidloallihi kucaafiyey baamahadleh igarow ku aaway waxan rabna gabayadaadii walaal
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 2 года назад
Masha Allah waa aabe fiican baatahay iidle barakallah. Laa kiin waxaan kacod sanayaa walaal iidle iska jooji heesaha musigaleh iyo kuwa ereyada runxun ah. Waxaad moodaa aniga iyo igare inaan isku maskax nahay. Markaan qonayey hadalkan isguna wuxuu kugu waaniyey iska jooji heesaha musiga leh mana is ogayin masha Allah. Iidle Rabbi hakugu anfaco. Aamiin yaa Rabbi. Igarene waxaan lenahay jazakallahu Khayir.
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 2 года назад
mashaa allaah allaah kusiyaadsho cafimaadkagaa
@faadumadahab3388
@faadumadahab3388 2 года назад
Guul hooyo masha alaah caafimaad kaagaga waan ku farxay
@nasramohamed8107
@nasramohamed8107 2 года назад
Wad iga qoslise Allah haku siyadiyo cafimadka
@bashkadkms7450
@bashkadkms7450 2 года назад
M.A Idle haduu Rabi ku caafiyey aadban ugu faraxsanahy runtii. Idle Yare waxaad thy wlhi nin aad u qalbi fcn oo wanagsan runtana waan kugu jeclanahay manta wlhi hadii aan awoodi lahaa inan ku soo diri lahaa wax aad fanka iskaga dayn karto ganacsina aad ku furan lahayd. Insha Allah waxan Rajaynayaa inaan ku arki doono malin uun aduu fanka iska dhaafay helay israqad barakaysan Somalidii ku caawisay aadban ugu mahad celinayaa mar labadna way ku cawin doonaan Insha Allah. Rabi waxan kaga baryayaa cafimad tama iyo israqad barako leh. Nairobi Insha Allah mar uunbaynu ku kulmi doonaa. Midbaan kaa codsan lahaa Idle gabadhada ugu wayn inaad isiiso Insha Allah.
@munaabdi9351
@munaabdi9351 2 года назад
maashaa allaah alle hakuu siyaadiyo caafimaadkaada iidlow allihii ama raxmaankii kaacaafiyey buradii maskaxda kaa caafiyey dartiis uga tag ama uga go heesaha musicga saaran oo wax kale ku badalo alle hakuu fududeeyo xaaladaha oo idil inshaa allaah
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Iidle walaal ilaahay caafimaad ka hakuu siyaadiyo. Amiin. Igarow badowsanidaa maxaad ugu celcelineysaa fanka goormaad ka baxeysa wiilku wali waa daciif oo waa qof qaliin weyn galey wax ka warwarsiiya qofka laguma yidhaa marxaladan oo kale marka uu ku jiro, ma sugi kari weydey inta uu ka soo kabanayo qaliinka??
@fosiyasicid208
@fosiyasicid208 2 года назад
wxka fcn oo usiinlaha majira inu ku dhoho xumaanta iska daa waayo fanka waa danbi weyn isagana uma fcn magaranyo inaad ciyaaltahay iyo inad jaahilnimo ka hadlineeyso isagana illahay haka so hadeeyo wx ka fcna hasiiyo
@faizam523
@faizam523 2 года назад
@@fosiyasicid208 Jaahil waa adiga oo kale oo dadka daf soo dhahaya naa si fiican u akhriso waxaan qorey anigu ma dhihin muxuu fanka ka har u leeyahay waxaan ka hadley qof hada qaliin culus ka soo laabtey oo hadana macaan daran qaba oo wali caafimaadkiisa buuxin lama weydiiyo su'aal aanu jecleyn oo warwar galineyso, jaahil waa noocaagan aan wax u fiirsan camal iyo kan reer baadiyaha 🎤 iska qaatey camal.
@omaamir1444
@omaamir1444 2 года назад
@@fosiyasicid208 qofka inta aad weydiineysid inuu waxaa iska dhaafo waa loo duceeyaa in alla ka hanuuniyo wax ka qeyr badan uu ku shaqeysto allaha siiyo teeda kale iidle waa sheegay ilmo inuu yahey aabo iyo hooyo yahey ilma yar iney la xiraaraan hadu helo wax ka fiican oo gacantis alla wax soo galiyo inuu fank ku dhex jireyn ee tabar ugeyse
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 2 года назад
Masha alalh alalh ha ku xafido in sha alalh amiin amiin yaa rabi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shukrisharaf
@shukrisharaf 2 года назад
Mashaa allaah tabaaraka allaah iidle yare
@yusufhajis
@yusufhajis 2 года назад
LAAC TV 📺 📺 Add ayad u mahadsantihiin wixi talo ah waadsiseen ILDE YARE
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 2 года назад
Eida yare waa aabo wanaagsan wanaagsan Illahay caruur taada baari yaal illahay Hakaaga dhigo
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 2 года назад
Masha Allah iidle wlhy waa qof qalbi wanagsan allaha kuguwado cafimadkaz wll qaali😥😭😢🤲
@hadonmaxma2067
@hadonmaxma2067 2 года назад
Sax waye hadnu beeso hanin hakoriyo cayalka aboowe ilahay haku siiy risiq l xaalal yaarabi😭😭🇸🇴🇸🇴😭♥️♥️🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭♥️♥️
@ashaomar4549
@ashaomar4549 2 года назад
Rer ayeeyadey geela waalagasogaaray ❤️❤️❤️❤️❤️
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 2 года назад
Man sha allah idle yare iyo igare Yassiin 🙏🙏🙏✅
@abdiwarsame2397
@abdiwarsame2397 2 года назад
ManshaAllah Idle yare
@abdiwarsame2397
@abdiwarsame2397 2 года назад
Asc igare yassin
@mariahassan2472
@mariahassan2472 Год назад
Masha allah allaha kuu dhaafo caruurta baarina allaha kaaga dhigo adna caafimaad taama allaha ku siiyo wll
@GRONINGEN60
@GRONINGEN60 2 года назад
Allaah baa mahad iska leh walaal ku caafiyay
@safiaahmed4403
@safiaahmed4403 2 года назад
Igaroow Adigaba (Madooweyso) ayaa kuu Marsan waana xaaraan 🖤🖤🖤 Ee wiilka qashadiisa oo uu caruurta kukorsanaayo hakafara gelin
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 года назад
Subxaanalaah ALLAH WAA Calool xumo.
@zeynebaxmed1617
@zeynebaxmed1617 Год назад
ilaahay risqi xaala ha siiyo ilmihiisana hawgu kaalmeeyo
@salmomataban1503
@salmomataban1503 2 года назад
Masha alaah ilahi kubad badiyaa ku mahad san
@aminoaden9876
@aminoaden9876 2 года назад
Allah ha caafiyo mid buuxo Allah hasiiyo wllkeen
Далее
Muuqaal kooban oo Cajiib ah
16:50
Просмотров 39 тыс.
Wait for the BOWLING BALL! 👀
00:38
Просмотров 21 млн
Waakan Waraysigii  Xiisa Lahaa ee aad Sugayseen
21:53
🍁 Экскурсия года
0:19
Просмотров 1,9 млн
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 3 млн
200 IQ рабочий😳
0:28
Просмотров 3,4 млн