Тёмный

Deg Deg Farmajo Oo Saxiixay Matalada G/Banadir, Gedo Oo Ka Go'day J/land 

Garaad TV
Подписаться 556 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@mrzaki9745
@mrzaki9745 4 года назад
Kismaayo iyo gedo makalaharaan sxb ee rer gedo kismaayo ayagaa leh
@sultanlife5385
@sultanlife5385 4 года назад
Gedo waa gobolka ugu weyn soomaliya marka laga reebo bari waa gobol barwaaqo ah waxaana mara labada wabi ugu weyn soomaliya
@wllivanovic9837
@wllivanovic9837 4 года назад
Miyaa jiro somali ka dulqaad badan reer banadir iyagoo dhiptaa aragten lagu hayo ayeyna udooden wxpadano kamaqan....we are Banadiri❤❤❤❤❤
@cabdallezaleeban1287
@cabdallezaleeban1287 4 года назад
waa guulguul inladiidey qaswade madoobe
@aadanofficial7127
@aadanofficial7127 4 года назад
Asc wariyaha garaad tv subaxwang san intas kadib waxn kamid ahay saxibada Sidadhow ulasocda barnamijada aadxalkan sogilisid lagsobilabo 2019! 6 aad mantu aytahay 2020 09 02 sxb kalsoni badan oo adig ankugu qabo sabated ayaan manta waxnjeclestay inankula wadago arin ama an kula shuurèeyo waxn rajaynaya inad kumuntigaygi aad araktid kadibna ad isojawato mahda sanis🙏🤙👍
@somalimom1012
@somalimom1012 4 года назад
Puntland way ka shalaynayaan faraha hakula jiraan Jubland
@omarsalatmaalim5615
@omarsalatmaalim5615 4 года назад
Asc garad TV Sonali guul tan labad gobalka Gedo inay kagoaan jublaan xaq ayey uleyiin wayo gedo wa gobal ka tirsan Axmad madobena waxu karaba gobal ka tirsan kenya Somalia guul gedo guul
@mrzaki9745
@mrzaki9745 4 года назад
Rer gedo jubaland kamagoayaan waayo kismaayo xgee loogatagayaa kismaayo iyo gedo makalaharaan
@ibraahimdaud4525
@ibraahimdaud4525 4 года назад
Farmajo meeqaamka muqdisho doorashuukurabaa waandiidanabeeshahawiye
@markiskakhayralquraanonlin6639
@markiskakhayralquraanonlin6639 4 года назад
Fadlan #subcribers Channelka madrasada Wllo gaadhsiiya Channelka madrasada 10000 subscribers
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 4 года назад
Madasha Xisbiyada mooryaanta. Kkkkkk. Allow ha nagu kiin soo celin.
@baadhistatv8921
@baadhistatv8921 4 года назад
inta jecly inay guulaysto somali Subscribes iisaar
@mahmoudolad8849
@mahmoudolad8849 4 года назад
Garaad tv maaha dhexdhexaad waxaa wanaagsan in tv dhedhexaada warkii la dhegaysto
@abdinajiibalimohamed7754
@abdinajiibalimohamed7754 4 года назад
In siyasiyinta qar aad war xun kaso tabidan wax lo qadan karo maha
@maryanibrahim633
@maryanibrahim633 4 года назад
Hadley.kado.waxa.dhib.uma.argno.reer.juqlan.ama.agaaden.
@mohaabdiazizhashi1599
@mohaabdiazizhashi1599 4 года назад
Keep going
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 4 года назад
Mama qanahay majoga mamir jacel managayahay wadan kasata waa inuu helaa muwadankis bitaqana laga qataa kuna lahada xafiis basaboor waa mabnuuc ilaa bidaqo muwadan wadan kasta cadaladis iyo dadkis mabnuc jinsiya been basabo muhimada nin iyo gurigis wadankis xafis magalo madaxdis
@abdiahmed5776
@abdiahmed5776 4 года назад
Waa sharci daro go'itaanka gedo waxayna ka soo horjeedaa dastuurka dalka hal gobol gaar uma istaagi karo
@fatmaabdirizak6026
@fatmaabdirizak6026 4 года назад
Wa sidaad rabtaan wa markey tabar wayeen oo dantu u runsheegtay rer cabud waq gedo waxbo lagama weydiinayo wa kuwasaa mamuladii loo gacan hatiyay oo loo balan qaday hantida waxbo aan la siin oo hada runta ogadey oo kismayo iska wada xadiriyay oo mamulkoodii ay cafis waydiisteen besha caalamku wa kuwas hada shir kulameh axmadoibe m muqdisho oo dhaman wadoyinkii xamar loo wada xiray imanshiyaha axmad madobe iyo dani yaaba warkiina ku jira
@yusufcabdi4439
@yusufcabdi4439 4 года назад
Ok
@duniyomahamud9232
@duniyomahamud9232 4 года назад
Farmaajo Haduu saxiixo Xataa Xeelad baa ku jirta Farmaajo wanaag Uma Quuro G Banaadir Balse iska Fiirsha Maamul u sameeynta Hirshabeele iyo Magacaabista Cali Guudlaawe Ha ogolaanina Arinkaas waxbuu Xanbaarsan yahay waxuu rabaa in uu yiraahdo Mudulood Doowlad Goboleed buu leeyahay Muqdishana Soomaali weeyn beey ka dhexeeysaa Farmaajo Horumarkiina ma rabee la Xisaabtama Uma maleeyhaayo in uu saxiixayo Hadoow saxiixana waa in aanu Faragalin ee aad u Madax banaanaatiin War iska Celiya Farmaajo hadii kale Xuquuqdiina ayuu ku tumanayaa Balan ma leh Axmed Madoobe ayuu baryayaa beebbeen jalaafana hoostuu kaga wadaa Gobolka Gedo Asagaa Abaabulaayo in eey dhahaan waa ka go'nay Jubaland Runtii Farmaajo Banaadir markuu Sheego arimo kale ayuu Idinka Mashquulinayaa waxaa kamid ah Arimaha Reeysalwasaaraha iyo Shirarka uu la yeelanayo Jubaland iyo Buntland ee u muuqda Qaab aan Nidaam Doowladeed u akeeyn Marba hadii Lala kala kulmayo DG waa Nasiib Xumo in uu kuwa iska Celiyay Tuugo kuwa isaga raacsana uu ku runto Xuquuqdooda waa dhaqan Doqomeed ka Tashada aayahiina .
@sakareyeducale9805
@sakareyeducale9805 4 года назад
Dhoooocil Waxba Laka Waydiimayo Dalka Mataxweynaha Umada Soomaliyed Mudane Mahamed Abdulahi Farmaajo Guuuul Ban U Rajaynaya
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 года назад
AF SOMALIGA SOO BARO ,SAXIIXAY WAA CINWAANKAAGA ,SAXIIXI DOONA AYAAD LEEDAHAY YAASE KA TUUGAAYA WAA SAN DULE ,WAANA NADIIFINEEYNAA XAMAR CADE FIR GAAJO DANBE WAA KA XAARAAN UF.
@husseinhirabe8799
@husseinhirabe8799 4 года назад
meqo idacat ayatihiin Garad TV Youtbe leey naka daaya wareerka
@abdirahmanmohamedahmed3073
@abdirahmanmohamedahmed3073 4 года назад
SOOMAALI WEN GUUL N & N GUUL GUUL
@alifaqi6674
@alifaqi6674 4 года назад
thank you
@boulaleabdulghaderabdallah7001
@boulaleabdulghaderabdallah7001 4 года назад
Alow.farmaajo.hanago.socelin.waa.qabyaaladiiste.farmaajo.waa.musoqmaasoqiiste.waa.in.maxkamad.ladotaago
@omarsalatmaalim5615
@omarsalatmaalim5615 4 года назад
Farmajo hada rabin kutala gal Uhuur kenyataa aya dabada u dhaqi miya hhhhhh
@ruweydaahmed5468
@ruweydaahmed5468 4 года назад
alow farmaajo noo sooceli guuul farmaajo
@omarsalatmaalim5615
@omarsalatmaalim5615 4 года назад
Amin Amin Amin
Далее
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Living life on the edge 😳 #wrc
00:17
Просмотров 3,5 млн
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28