Тёмный

DEG DEG; Gabdho Badan oo Shabaab oo Lasoo Qabtay Iyo Taliye oo Shuute oo Xukun Adag 

Banaadir Channel
Подписаться 283 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

DEG DEG; Gabdho Badan oo Shabaab oo Lasoo Qabtay Iyo Taliye oo Shuute oo Xukun Adag
shabaab la qabtay,shabaab wareysi,shabaab hees,shabaab somalia,shabaab waraysi,shabaab ilkacase,shabaab galkayo,shabaab dhaanto,shabalala,shabab al bomb,shabab al yawm,shabaab 2024

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 66   
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 21 день назад
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis
@HodanHodan-qe4js
@HodanHodan-qe4js 4 дня назад
Haye sxp ilaahy haku caafiyo wllkey
@AhmedgabowGarmadow
@AhmedgabowGarmadow 4 дня назад
@@HodanHodan-qe4js aamin
@user-ir2yt2oj4z
@user-ir2yt2oj4z 7 дней назад
Wxn waa Ilmadow wallahay
@lulali6059
@lulali6059 25 дней назад
Yaa Allan soo hadeey, waa caruurta lasoo sirey ee tarbiyada hala geeyo. Yaab aduunyo waayey walaahi
@abcbc4008
@abcbc4008 17 дней назад
XasbunAllah wanicmalwakiil Alow naga qabo dalimiinta ku daray nimanka tugada ah gabdhahaan maskiin .xasbunAllah wanicmalwakiil
@Googlealgorithms
@Googlealgorithms 21 день назад
Shuute maymayga mayaqaan lkn xoogaa u fahmayaa😂 aahaa kulahaa
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 25 дней назад
Rabbi ha asturo gabdhaha. Sida xoolaa hadba nin lagu daraa.
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p 24 дня назад
Widad mx la dhaha lkin wlhi gab dhahan wa laso qal day wlhi 😢😢😢
@abdikhadar6097
@abdikhadar6097 7 дней назад
Asc shuute alle kharbadan hasiiyo wuu dadaalay❤❤❤
@Ikyar
@Ikyar 10 дней назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@Ahmed-ki3tb
@Ahmed-ki3tb 26 дней назад
Gabdhahaan maxay suubiyeen oo laga rabaa dembi miyaa niman shabaab ah ayaa qaba
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 25 дней назад
Waa dembi waa kufsi mana qabaan xaaraamiyiim waaye shabaab ka, Gabdhaha waa ilmo yar oo aan wax awoodin oo haa iyo Maya midne awoodin, gurigooda si qasab ah ayaa looga soo weday hal keey u socdaane qasab ayey ugu socdeen waxaa ka ganacsaayo oo sidaas yeelay Waa eheladooda.
@saidahmed3524
@saidahmed3524 10 дней назад
Allahayow gabdhaha noo badbaadi walaahey ilmo ayaa iga timid .waa murugo tii ugu weyneyd
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 10 дней назад
WAA sax abukataaha❤❤❤
@MaryanOsmansaceed
@MaryanOsmansaceed 26 дней назад
Siidaaya gabdhah
@MM-tw7pu
@MM-tw7pu 8 дней назад
Shabaabka magaalada kusiidaaya maakawadaa? 😅 bay iyo bakool sitoos ah bay kuwaas uheestaan iyo weliba jubooyinka oo dhan almost
@doone9873
@doone9873 25 дней назад
Gabdhaha waxa dambiya malaha wa laga walay iska cafiya raga kaliya halaga furo kadib school halagu daro INSHALLAH
@yaasmiinsanbuus3299
@yaasmiinsanbuus3299 7 дней назад
YA ALSHABAAB AYAGABA BAAHI EE ALLAHA KABAD BAADIYO حسبن الله ونعم الو كيل
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 3 дня назад
Khawaristahalalayo
@AhmedMahamud-fo6lu
@AhmedMahamud-fo6lu 21 день назад
Waa Run waalidku waa qasbanyihiin
@abuukarshisak6879
@abuukarshisak6879 21 день назад
War inagaa yaab aragney !!!
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 21 день назад
Hala xiro dhamaantooda dumarkaan
@NaftaNafisa-cm2yh
@NaftaNafisa-cm2yh 26 дней назад
Gabdhana Hala xareeyo wax Hala baro
@XaawoDaahircabdi
@XaawoDaahircabdi 12 дней назад
Gabadhay cid kuma dareen
@XaawoDaahircabdi
@XaawoDaahircabdi 12 дней назад
Shuute shuute waa mnsha allaah wnba jeclhy shuute lanbarkiisa igu caawiya
@Beru700
@Beru700 11 дней назад
Kuwan somali miyaa ? Luqadan ay ku hadlayan 100 💯 percent cid fahmaysa ma lahan
@عبدالله-ج3ث4ث
@عبدالله-ج3ث4ث 24 дня назад
Gabdhaha halasii daayo danbi malahn😊
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 16 дней назад
Arsenal iyo raxanweyn intee loogala wadaa 😂😅
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 3 дня назад
Tasimaahagur
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i 11 дней назад
Waa kuwaasaa lafta Garen dadkiisa qeybna waa shabaab qeybna waa ithopian 😂😂😂
@zuzanali5962
@zuzanali5962 19 дней назад
Waalid qalad ma lahan anaga 15 jir noolagu guursade waxaa qalad halmar maxaa kulmiye H maxay owada kulmeen gabdhaha yar yar guur maahin waxaan ganacsi waaye hoolay falin rabeen ilaahow waxii dhib wada umadda ka qawo aamiin yaarapi 😢
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 25 дней назад
Af Somali caaadi ku hadal.
@lulali6059
@lulali6059 21 день назад
@@HassanAliHassan1960 waa afsomal kan ay ku hadlayaan, ma fahmerysid🤣??
@adnaali1173
@adnaali1173 26 дней назад
arxan weyn dewersigi mawaxay ku darsadeen alshabaabnimo balaayo idinku dhacday waxani somali maha waa oromo halagu celiyo itoobiya waxa ceeb ayay somali ku hayaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@عبدالله-ج3ث4ث
@عبدالله-ج3ث4ث 24 дня назад
Rax ween hanoolaato
@lulali6059
@lulali6059 21 день назад
@@عبدالله-ج3ث4ث kkk🤣🤣🤣maxaa raxaweyneta ma wadan ayey noqotey.
@user-vq2yu8wp5i
@user-vq2yu8wp5i 10 дней назад
wilashoda aay Laga qataa si qasab aah gabaar iska dhafe
@zuzanali5962
@zuzanali5962 19 дней назад
Waxa wax qarxiyo kale kuwaan waaye 😮
@Xamze
@Xamze 23 дня назад
Tiirka toos halowada geeyo
@halimajama1664
@halimajama1664 20 дней назад
Ceel dheero xageeh ku taal waaba meel gabdha yar yarkaah loo jimleeyo yaab
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i 11 дней назад
Suuq bacaad baabuur baabuurta ka baxdo waa in baaritaan lagu sameeyaa iyo raga suuqa ka shaqeeya
@adanabdi5249
@adanabdi5249 25 дней назад
Islamic responsibility age is 15 years.
@falisa576
@falisa576 25 дней назад
Balaayo idinka kooy kooy sii say Reer baydhabo qaraxyo umadii ku Dhameeyen dhamantoodba wa wada Alshabaab miiran kii laqabto wa ayaga
@farhiagedigediadan
@farhiagedigediadan 15 дней назад
Kuli adeerkood nin siiyey
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 11 дней назад
Inan raxan weyna halay raasho si aan luuqada ubarto 😂
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 21 день назад
Maxaa keeldheer Kaa yaalo balaayo ha Ku qaado
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 21 день назад
Shaman tooda ha la xiro
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 11 дней назад
Adeerkaa dhac dhe 😂
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 3 дня назад
Tasiwasax
@mohamedarale2780
@mohamedarale2780 25 дней назад
ASC:::AFKA LABAAD, EE SOMALIA, AAWAY DADKII DIIDAYAY ? SHUUTE: WAA FAHMAYA AFKA MAAY MAAYGA.....
@Nyusuf-gj6xu
@Nyusuf-gj6xu 26 дней назад
Ree badhabo maa alshaba miya 😂
@MaryanOsmansaceed
@MaryanOsmansaceed 26 дней назад
Waayaab
@yaasmiinsanbuus3299
@yaasmiinsanbuus3299 7 дней назад
X O R I Y A D L A S II MAA EE DH AQAN CELIN HALAGEEYO HANA LA ILLALSHO
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 25 дней назад
Gabdhuhu waa guurdoone nin kastaa oo masuul ahiba mid hakala soo baxo
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 21 день назад
Tuugo haay adaha amniga iyo al-Shabaab wey isleeyihiin gabdhahaan waalidkooda qasab baa looga sooqaadey idiinkaana kasoo wadey tuugo gabdhahaan waalidka waa loo hanjabey shabaabka iyo dowlada wey islashaqeeyaan damujadiid waa mooryaan alshabaab dowladey iscasila
@MaryanOsmansaceed
@MaryanOsmansaceed 26 дней назад
Ala yaabnay
@nuurtoaadan-op3wf
@nuurtoaadan-op3wf 18 дней назад
😢😢😢😢
@Mubaarak87
@Mubaarak87 16 дней назад
Wadaadkeyga kulahaa Hasan Siyaaad Abdirahman Waaaba Ganiimo Gabdhaii Raxanweyn Qolo Ethiopia 🇪🇹 Jecel Qolo Al shabaab Jecel Qolo tuugsato maba laha meel too raaaco yaaab
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i 11 дней назад
Qeybna ithopian ayaa dhalay qeybna shabaabka ayaa dhalay kuwa isqarxinaayana waa ku waas 😂
@lulali6059
@lulali6059 25 дней назад
Allahu akbar waa gabdho caruurta ah waala soo sirey yaab badanaa, gabdhahaan meel hala geeyo Oo lagu haayo. Yeeysan suiqa galin.
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 12 дней назад
Hablahan dambi male waalidka dhalayna waxa ku kaliftay cabsi u ka qabo AS
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 21 день назад
Sumaxallahi sumaxallahi Walidka arama laqabay
@assadafrica4807
@assadafrica4807 26 дней назад
Xaasaska ixtiraama. Dhaqanka reer galbeedku saas maahee
@falisa576
@falisa576 25 дней назад
Dhaqan reer galbeedka miyey qaymo Kula leeyihiin
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i 11 дней назад
Adiga miyaa laguu soo waday gabdhahaas😂😂😂
Далее
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 332 тыс.
😂😂
00:16
Просмотров 922 тыс.
Mini bag sealer
00:58
Просмотров 3,4 млн
Kaftanka Siyaasada 521 oo aad u xiisa badan
29:05
Просмотров 36 тыс.
Какой звук фальшивый?
00:32
Просмотров 332 тыс.