Тёмный

Deg Deg:Hooyadii caruurta laga qaatay oo la xiray,Maxamed Daauud is diligently raba halagaaro. 

Подписаться
Просмотров 9 тыс.
% 235

Развлечения

Опубликовано:

 

14 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 27   
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 4 месяца назад
t.me/IaYyhdXBnNw3NTVk
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 4 месяца назад
Ilaheey maad uga cabsataan
@zamzam5255
@zamzam5255 4 месяца назад
SUBXANALLAAH WAAR AMAAN SIIYA WAAD KADEDEEN
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 4 месяца назад
Hadaa is disho Aakhirro xaged Aade miyadan iimaan laheyn sabar ku dadal inad imtixanka ku baramosto dulqaado wallaal qaalli ❤Alxamdullillaah ❤
@marwomandeq804
@marwomandeq804 4 месяца назад
Ax walaahi aaqiro xisaab baa taalo soomaaliyeey ilaahay adoonkiisa maad u deesaan 😢😢😢😢😢😢😢😢
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 4 месяца назад
Soomaalidii way ku waasheen baraha bulshada
@fooscali5130
@fooscali5130 4 месяца назад
Walal alle aamin oo isku dhiib naag guurso oo ilma kale dhal midka dhasheyna asaga ku soo raadsa doono qof bini aadamana ha isku duleynine.
@abdullahihassan6223
@abdullahihassan6223 4 месяца назад
Maskiin Allaah sw ha u gar-gaaro somaali xarraanta ku badan Allaah sw wey ka furteen saas iimaan iyo Allaah sw kacabsi majiro shaqadii Abuujahal Ayaa lagu wada jira inta yar oo uu Allaah sw u Naxariistey mooyaane oo cabsida Allaah sw ku weyntahay ❤Alxamdullillaah ❤
@mariammahamed4016
@mariammahamed4016 4 месяца назад
Ax ax Ax Ax Ax Ax Ax Ax mahamed dauud 😢😢😢😢😢 sorry
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 4 месяца назад
Soomaaliyeey ninkan amaan siiya bila caleekum
@zamzam5255
@zamzam5255 4 месяца назад
NIINKAAN MAAR WAALBA QABIILKIISA AYUU KA SHEEGTA ILLAAHEEY HAA CAAWIIYO
@a3d1rahman
@a3d1rahman 4 месяца назад
Maxamed ilaah isku xir
@raahmoomar650
@raahmoomar650 4 месяца назад
Walhi wilkan uu kle anigaa aya ilma u dhaly plz hala qabto wilkan quran sar ayow rabaaa somaliyey yaan lago dawan
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 4 месяца назад
Oo maxaad isku dileysaa
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 4 месяца назад
Meel haddii lagu dhibo waa laga guuraa Minnesota waa meel xaasidku ku badan yahay!
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 4 месяца назад
Ninkaan mey isla dhaafaan dadkaan somali iyaga ayaa dad ka waala
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 4 месяца назад
Ninkaan hadii uu xereg isku deldelo waa loo heeystaa dadka uu ka harsan waayay oo uu ka hoyan waayay.
@ElamaMohamed
@ElamaMohamed 4 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@jefeaski9676
@jefeaski9676 4 месяца назад
Waxaa layiri nin ciil cadaab ka dooray
@gfgufbhvyg3813
@gfgufbhvyg3813 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
@shinaahmed6238
@shinaahmed6238 4 месяца назад
Maskiin
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 месяца назад
Malaaik kama qiimo badna sarqaan kan hadii uu hor usocod uu yahay Socail midia maimaadeeeen
@baladomar7798
@baladomar7798 4 месяца назад
Usalama waalan wada Walasha waad kibirteene ilama wax ma igutaalaan in Cirbid cume ladinos garaaca lee rabtiin non kaas na hala xiro xabsi aa u roone Maxamed daauudka ha ka nasto socail media
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 4 месяца назад
Ninkaan maxaa sidaan loogu gelaa mawaana Alle la aqoon Dudubloow dadka dadkiina ah oo Ninkaan saa ugelaayo naarta xagee ka geleeysaan ma waadan baniaadam eheen jir naxo ma idin ku yaalaan miyaa?
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 4 месяца назад
Maxamed daaud wa run waxu shegayo dad xumanta isku raca jiro lkn waxay ilawen in dadka ilahay aburtay
@amalahmed9923
@amalahmed9923 4 месяца назад
I don’t believe him
@raahmoomar650
@raahmoomar650 4 месяца назад
Cidisaa maa necbo wala nacsiyey dadba ku danbabaya