Тёмный

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Natiijada Dagaalkii MOU,Guusha Somaliland & Burburka Somalia 

Arabsiyo News
Подписаться 172 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Natiijada Dagaalkii MOU,Guusha Somaliland & Burburka Somalia
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 121   
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 День назад
MashaAllah tabarakaAllah Allahu Akbar guul iyo gobonimo geesiyada Somaliland iyo reer Somaliland dhamaantood
@tahirxaashi
@tahirxaashi День назад
Guul iyo Gobanimo Somaliland Mujahid Ibrahim Caydiid.
@halimaaden275
@halimaaden275 День назад
Guul Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@KhadarCabdiCiise-f3t
@KhadarCabdiCiise-f3t День назад
Geesi Ibrahim caydiid
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p День назад
Mahadsanid Mujaahid Ibrahim markale. Somaliland waxaa hubaal ah inay ka guulaysanayso cadawgeeda oo dhan meel kasta oo uu joogo iyo xeelad kasta uu istcimaalo.Tareenkaa guusha qofkii ama kooxdii ka hadha meel kale oo ay ku noolaato ha raadsato. Shaambad weyn oo aan weligeed ka go'in baa lagu dhufanayaa, Insha Allah. VIVA SOMALILAND 💚🤍💗
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 День назад
guul qaranka soomaaliland
@ahmedismail201
@ahmedismail201 День назад
Kownkan Ilahay baa xukuma. Ibrahim ilahay haku gargaaro. Guul, Guul Somaliland.
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 День назад
Mujahiid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah ♥️ ❤️ ❤❤
@munirkh
@munirkh День назад
Waa runtii Ibrahim 👍🏾
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv День назад
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤gull somalillad
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed День назад
MAA BILA FICIL,SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh День назад
Cid aqoonsaneyso male wa wareerin hadi qabiil la aqoonsanayo oromo 50m la aqonsanlaha beenta kada umada
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 22 часа назад
@@FarxiyaCarab-fh6mhis adke biyaha iyo dawadana soo dhawayso
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh 22 часа назад
@@KoosHassan-w9s alx wa cafimad qaba lkn xnunka wax ka daran idin hayo been iyo buufis bal reer dhan jibaysan wayaab qofka runta idin sheego wa haysatan
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 20 часов назад
@@FarxiyaCarab-fh6mh maxaa ku luray xasidnimo sow maha wax kaagalay male
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np День назад
الله اكبر Viva The Republic of Somaliland
@DavidEndurance-m1i
@DavidEndurance-m1i День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤Somaliland yes gul
@abdilahimohamed
@abdilahimohamed День назад
Aragtida gudoomiyahayga wan la qabaa anigoo ah reer awdal gaar ahaan reer boorama ibraahin caydiid waa halyay qaran arabsiyo news aad baan idiin salaamayaa
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh День назад
Qaran xaalqaado
@qooranelayeh3096
@qooranelayeh3096 21 час назад
Waa runtiis Ibrahim waa Hayley qaran
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p День назад
Ibraahim daljire xayaakallaah allaah ku xafido caqliga,cimriga iyo caafimaadka allaah kuu barakeeyo allaahuma aamiin
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar День назад
Rag culus Mujaahid Ibraahim Caydiid iyo Cabdishakuur haybe (Arabsiyo news ) waad salaamantihiin. Guul Somaliland iyo Ethiopia marwalba guushu waa xagooda ❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q День назад
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 День назад
Inshallah Guul Somaliland
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac День назад
Ilaahay baa maceena Ah guushuna inagay inaraacaysaa isha alaah
@FayisaDahraan
@FayisaDahraan День назад
Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul ibraahin noolow inshaa allaa
@kaderdjama6949
@kaderdjama6949 День назад
Muj Ibrahim Caydiid nolow inader
@yurub5288
@yurub5288 День назад
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo Ibrahim caydiid noolow in badan ilahay habadiyo Adoo kale guul Afku kuma go noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏✊✊✊
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir День назад
waanu kaa qaadnay salaanta wll
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 День назад
Somaliland guuuuuuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi 18 часов назад
Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah ❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy День назад
Arabsy❤😮.
@user-iz9hv4hp4t
@user-iz9hv4hp4t День назад
Mujaahid ibraahin caydid muwaadin dalkisa iyo dadkisaba jecel ayadthy allaha ku somaliland guul iyo gobanimo 💚💚🤍❤❤
@husseinAbdillahi-i4h
@husseinAbdillahi-i4h День назад
Lada mujaahid Abdishkuur Haybe iyo Ibrahim caydiid waanu ugumahadnaqaynaa dadaalka ay ugu jiraan wacyigalinta aan kala go a lahayn iyo halgangay ugujiraan siday ugaadh siin lahaa yeen ummada reer somaliland guul somaliland guul somaliland iyo go banimo dhaw in sha allah.......
@Khaadarupdilaahi
@Khaadarupdilaahi День назад
Guuuul smlnd
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 День назад
Allow ruunta guule geesi Ibrahim caydiid waadeni dhaaba ilaahow somaliland guule oo xaaqa uu hiiliye cadowga gudaha Iyo dibada naga qaabo😮😮❤❤❤
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft День назад
Waa runtaa ,ragan mar hore ayay ina iinsadeen ee reer somaliland ayaa hurda ,munafaq iyo xasid midnama ma guuleysto ,somaliland guul iyo gabanimo,
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 23 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ GUULEYSO GEESI IBRAAHIN CAYDIID ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasmas
@Xasmas День назад
Guul ❤Gobanimo ❤somaliland ❤. Ethiopia 🇪🇹 1
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft День назад
Somaliland allahayow dadkayaga iyo dalkayaga barakee oo barwaqee, guul ,ilahayow amiin
@CumarXuseen-u9b
@CumarXuseen-u9b День назад
Xaasidku ma aflatoxin Somalia waxa sidra ugalay waa xaasidnimo Intay xasadkaa kujiraana waa udawlad last aan iyo dagaal sokeeye lyo Abaar
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 День назад
Ruuuuuuuun xaqiiq 💯 guuuuuuuul somaliland inshallah amiin amiin amiin ❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c День назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️💪💪💪💪
@hiddowacan811
@hiddowacan811 21 час назад
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@MukhtaarCumar549
@MukhtaarCumar549 16 часов назад
Aslam caleykum mujahidinta , soufiyadu Somaliland aad ayey ugu duceyeyan wadankoda ,❤❤❤
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u День назад
Ibraahim Allah Qalbiga iyo Caqligaba ha kuu iftiimiyo sidaad wararka noogu iftiiminaysid.
@maimoonamaimu8040
@maimoonamaimu8040 8 часов назад
Wake up somaliland people insha Allah Guul
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 День назад
Subxaan ALLAAH ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii 👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi 18 часов назад
Guul iyo Gobonimo ibraahim Caydiid Al-xaqiiqa iyo Arabsiyo news
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan День назад
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanidin muwaadiniinta dhabta Ah ibrahim caydiid iyo c/shukuur haybe ilahay ha,idin barakeeyo
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky День назад
Niyow ragga Isaaqa sheegaaya ee inaga soo horjeeda aan suuqyada ku toogano ilayn Axmed Aadan kama duwanee.
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed День назад
CULUMADIIS SOMALILAND MAA BILA,MAA DOFARS NOQDAY WAA SIDA,ICTISSAM iNAGA MAHA,WABA IISKU NIHIN,ISKA KHATARTO,WAA CADOW,U DIICARGAROWBA DAGALKODA,ALLAHU AKNAR....,
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh День назад
Intanad wax so qorin afsomaliga sifcn uso baro reer mi
@MarwoAyan-ni7ix
@MarwoAyan-ni7ix День назад
Mansha allah guul guul iyo gobanimo. One Day we become winners insha allah but our emeny is More now days because they know well we developed our country but they don't want our developed
@CumarXuseen-u9b
@CumarXuseen-u9b День назад
Maalin kasta ooay isyidhaahdaan waxyeela waxbaa inoo kordha taasina waxaymuujinaysaa inxasadkii iyaga ku noqday
@maimoonamaimu8040
@maimoonamaimu8040 8 часов назад
🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪🙏🙏🙏Wala guleysan Insha Allah
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 День назад
ILLAHEYE IDINME GUULYO DORSHYE KU WASHAYN RAAGAN WAA LAMIDH MIDHYSNYE😢😢😢😢
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u День назад
Guul somaliland ❤❤❤❤
@harunmusse153
@harunmusse153 День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LaylaMaxamud-y6m
@LaylaMaxamud-y6m День назад
Guul jamhuriyada somaliland markale madaxwayne muse biixi
@CabdiazizOsman-h3z
@CabdiazizOsman-h3z День назад
Guul somali oo dhan
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 День назад
Faysal Ayaa kasii jeclahay ,war faysal ayaaba kasii daran muuse❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 День назад
Maashaa Allaahuye reer somalilandoow - Haatan iyo dantii guud hawraartu laba male, kii halgami lahaa iyo kii ka hadhi lahaayoow- taariikhdu way hadhi-- waanay kala hufmaysaaye-- ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,, Isku soo wada duuboo reer somalilandoow cadawgiin ha jabee--meel uu joogaba caawa cadawgii reer somaliland murugo Aan daawo lahayn iyo mugdi hadheeyay mustaqbalkoodii iyo waxa ku habsaday rajo beel ku kallifay inay yar iyo waynba 24kii saacadood ee ugu danbeeyay meel ay joogaanba muraaradilaac awgii ay xataa hurdadii ladi waayeen,, sidaa awgeed reer somalilandoow quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland republic,,
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh День назад
Maxad heshay o hurdo la aanta ku riday 33sano riyo aan dhamaaneyn adeer is layaab run ku noolow
@CabdiazizOsman-h3z
@CabdiazizOsman-h3z День назад
Ninkaa noole kabeen badan ma arag wlahay
@dileytahabib7
@dileytahabib7 День назад
SOMALILAND HA NOLATO INCHALLAH KHEIR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l День назад
Mahad said. Huunoo
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 День назад
Allah akbar qaranka somaliland
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 День назад
Waale. Ibro. Waa. Nin. Raageeda. Dadka. Dheef. Iyo. Dhiiba. Waa. Laawadagaab. Caadoowaga. Laama. Raabo. Waa. Daamiir. Laan. Bisiinka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Ilahoow. Noo. Kaa. Daa. Maasha. Allh. Inarahiim
@1962yusuf
@1962yusuf День назад
Ibraahin wuxuu caan ku noqday in uu sheeka qudha ku cel-celiyo. Asc
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 День назад
Hi. Ibro. Maajaahiida. Waa. Ku. Salaamana. Guul. Iyo. Goobaniimo. Inadeer. Jiir. Oo. Jooga. We. Love. You. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@maxamuudtimojilic2310
@maxamuudtimojilic2310 День назад
Ibraahim caydiidow adigoo mahadsan aan su'aal ku weydiiyo- :-Xisbigan aad saaxiibka latahay ee kulmiye gobolada hal xafiis kamuu kiraysan bulshadana umuu sheegin ujeedka xisbiga waddani iyo ururka Kaah ay ka leeyihiin qaranimada iyo meesha ay dalka iyo dadka uwadaane maxaa aamusiiyey reer kulmiye?
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p День назад
You are right wllo way is dhigteen laakiin xisbi igala weyn ibraahim daljire
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 2 часа назад
Guul iyo gobanimo somaliland
@khadradahir-d2j
@khadradahir-d2j День назад
Shacabka reer somaalilaanaw kakaca fadhiga hala difaaco qaranka somaalilaan waar halashiido kuwa cadawga hogaaminaya imiga ee tagaye awdal si ay u kiciyaan shacabka reer awdal
@iali8540
@iali8540 День назад
WAXA DAGAAL ISAAQ KULA JIRA DHULMAHANTE IYO DAD QABYAALAD UGU HIILINAYA.
@aminamohammed5902
@aminamohammed5902 День назад
Talo Kala habaabtaa Ku reebta hibashee inkastood Hayley tahay ama aad hanweyntay Nina hoyga aakhro kuma haysto duunyee ninkii hadima taliyaw adiga u halisa soomaalilaan guul iyo gobanimo
@shabeel7467
@shabeel7467 День назад
Reer Somalandow maanta doorasho maaha waa afti la mid ah tii 1960kii ee aynu dawladeenii ku tuurnay Xamar markaa maanta ka doonaya in khalad kii lixdankii aynu samaynay aynu samayno marlabaad ha u codeeyo xisbiga huwanta Wadani ka doonaya in dawladeena aynu dhisano dawladeedana ha u codeeya dawladan dagaalkii aqoonsiga ku guulaysatay.
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh День назад
Ya ku aqoonsanayo
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 День назад
Manta barlamankooda qodobka quumu luudka ayaa laga sheekaynaayay iyagoo dhacan
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 22 часа назад
Aftida halaga qayb qaato yaan laydin sirin shiciboow
@CamuudAwed
@CamuudAwed День назад
Waa kugu raacsan nahay Oo waa inaynu nimankaa gacmaheena ku laynaa Horgalada ah
@anissahassan9932
@anissahassan9932 20 часов назад
somaliland guul iyo goganimo qury luucid killing two youngs mens faquch they always attacking innocent sorry ❤️💚🤍🌸👍🎉🎉🎉
@Gacanlibax
@Gacanlibax День назад
Subxaan dadkani ma kan ayay naf moodeen duufle hormoodka ka dhigtay
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir День назад
cuquusheena ayey caayayan markay isbedel ka waramayaan aadban ugu qoslaa iyaga iyo kuwa sacabka u tumaya qof qudha oo odhanaya isbedelka miyaanu doraad ka aragno ma jiro wyo inta badani xilal ayey soo qabteen wana kulmiye iyagana lama yaabani dadkan daba socda ayan garan lahay caqligooda
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r День назад
How come the government is not doing anything,you been saying this for nearly 2 years ?????????? Talk is cheap
@Noobify101
@Noobify101 День назад
Arinka la yaabka lihi waa aaway dawladii aan wadanka u dooranay ma wadani ayay iska celin karilaadahay
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 День назад
dagaalka lagu soo qaadey guud ahaan jamhuuriyada somaliland waa mid wajiyo badan oo dawlad urur wadan fashilmay ee la odhan jirey somalia Djibouti masar Qatar turkey China iyo ururka wadani ixtisam al shabaab iwm
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh День назад
Dhedigyohow awood aad darwiish isaga celisa weyday chine iyo turki maxa meesha keenay beenta iskada
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 День назад
Xukuumad iyo cidkale toona sidaa waadixiga ah eeibrahim caydiid uga hadlayo waaqiciga dhabta ah ugama hadlaan mdxwynhuna waa madi golihiisa wasiiradaa fadhiya siiba warfaafinta malaa isagaa bojad u ogalay wasiirada waayaabe
@khadraayaan1032
@khadraayaan1032 День назад
Xaasidka soomaaliland hadhaco oo dhilka Alehalajaro
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd День назад
Isaaq Oromo godkooda ayey biyuhu ugu galeen. Laakiin puntland isu soo dhiiba 😅😅😅😅😅
@mustafesulyman
@mustafesulyman День назад
Alabeenwaynaa.ninkani.miyaanu.khajilin
@najahamiir6256
@najahamiir6256 День назад
Beenale iman mayan itopiyaan waanu lajihadi anagoo hargaysa joogna
@aaqilka5158
@aaqilka5158 День назад
War hada ma aha markii dadka been loo sheegi jiray reer sheekh isaaq wax way fahmeen muse wadanka dagaal buu ku furay markii hore soamaaliland meel sare ayay joogtay
@MohamedIbrahim-mu5nx
@MohamedIbrahim-mu5nx День назад
Ibrahim horta yaa isaga wararka u keenaa? Wariyyi waa in uu joogaa meesha uu ka soo waramayo laakiin maaha uun ibrashinow miyaa laga heshiiyey wada hadalkii
@zamzamibrahim6373
@zamzamibrahim6373 День назад
Xirsi iyo xaashi hadaan lagaqaban dalka weey rogayaan waana tuug
@aaqilka5158
@aaqilka5158 День назад
Wadani miyaa somalia la safan war dadka muuse hor ordayaa been badanaa
@abdirashidmohammed7512
@abdirashidmohammed7512 День назад
Somaliland way burburtay walaal Amin Ama ha aaminin Somaliland maaha meel cadaalad ka jirto oo xataa isaaq laftiisu ku heeshiin karo waxba yaan dadka been loo sheegin Citiraaf asaga warkiisa iska Illow meel nabada oo dedkeedu midaysan yihin ba la dhihikara wa dawlad Marka next stratigy waa in dib loogu laabto somalia
@abshirhussein1904
@abshirhussein1904 День назад
CIILKA KU HAAYA WAA GUUL DARADA SOOMAALIYA IYO NACEYBKA ISAAQ
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 День назад
Bal no sheeg meesha Somali Dagto ee ka cadaalad iyo dumuquraadiyad fiican
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 День назад
Ta labaad dowlad somalia ka jirta ma jirto دولة مطار aya ka dhisan xamar
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p День назад
Ninyahow cali mareexaankan wasaaradii warfaafinta ka dhigay hotel dalxiis maxay qaranka ugu filan tahay mise waxaa dhaba in wasiirkii meesha yimaadaba laaluush jeebadaha uga buuxiyaan ciyaal yooyoodan cadawga iyo xisbiga waddo-faqash u adeega
@MaxamedJaamac-y4r
@MaxamedJaamac-y4r День назад
Xirsi waa basaas cadaw
@najahamiir6256
@najahamiir6256 День назад
Cadawga labagobol kaa qaday ee kuso eryaday dalbaan difacayaa waa been
@najahamiir6256
@najahamiir6256 День назад
Benale uwaynaa ee somaliland waa ibrahn cawro waxa uyidh waa linasoo weeraray yaa dagalka bilabay muuse ayaa mudo dherar kadhigaya dagalka
@abshirhussein1904
@abshirhussein1904 День назад
HADDII DADKII ISKU SOO GAASHAANBUUREYSTAY SOMALILAND AADAN ARKEYN🤔, HADDII AADAN ARKEYN IN KUWA HESHIISKA SOMALILAND IYO ITOOBIYA KA XUN🤔, HADDII AADAN ARKEYN IN DADKAADOO QABYAALADA LAGU LAAYNAAYO GOBOLADA BARI🤔, HADDII KUWII INTAA CADOWTINIMO SOMALILAND KU SAMEYNAAYEY SOMALILAND WAXAA TAAGEERAAYEY WADANI SIDA INA QALIIF OO KALE CADOWGA SOMALILAND OO DHAN CADOWGOODA KOWAAD 1AAD WAA MADAXWEYNE MUUSE BIIXI
@CabdiazizOsman-h3z
@CabdiazizOsman-h3z День назад
😂😂😂
@SalahWarfa
@SalahWarfa День назад
nacalad baa ku taalo issqba
@najahamiir6256
@najahamiir6256 День назад
Beenale afkudhigle alaku qabay kala fogeye ibrahin cawro kelfogeye isaq
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 День назад
Najah wa magac dumar sawir nina waad so saartay meesha
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 День назад
❤❤❤❤❤❤
Далее
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 27 млн
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 549 тыс.
Natiijada imtixaanka Shahaadiga ah oo lagu dhawaaqay
37:34
Holding Bigger And Bigger Dogs
00:18
Просмотров 27 млн