Тёмный

Jabuuti oo faah-faahisay dekadda ay u yaboohday Itoobiya | Qubanaha VOA 

VOA Somali
Подписаться 548 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

18 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@mumadabdi2107
@mumadabdi2107 7 дней назад
Subxanalaha alow si DG DGa ugu garage wllhen flstin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 8 дней назад
Mahadsant walaalaashey falastin VOA ❤❤❤❤❤
@HRU20
@HRU20 9 дней назад
ALLAHAYOW ADAA AWOOD LEHE U GARGAAR REER QAZA
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 8 дней назад
Waa ku salamay abayo
@Adanmahamedshale12
@Adanmahamedshale12 9 дней назад
Carabtu waxay nooqten xaar dadka muslimiinta Falastiin way guuleysan doonan insha Allah
@abdallabro11
@abdallabro11 9 дней назад
Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah ugargaaro walalaheena Palestine Amiin ya Allah
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 8 дней назад
From Portland Oregon 🇺🇸
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 9 дней назад
Ilaahow yuhud baabi I اللهم ا
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 6 дней назад
Wa marki ay diiday itobiya 😂😂😂😂jabuti iyo somaliya maxa hasta guuuuul. Somaliland ❤❤❤❤
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 9 дней назад
👋 Weriye Iimaan.
@QodarAbdulahi
@QodarAbdulahi 9 дней назад
Illahow u gar gaar amin amin amin yaa rabi
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 9 дней назад
oh my god israail wa argagaxiso ilaheey haka qabto bal eek tandhada ay duqeyeen carur haween wacal ma naxo wllahi
@NurGacan
@NurGacan 9 дней назад
Allhayow haa iyo maya shalay iyo maanta laba af ku hadalaya
@KayseHuriye
@KayseHuriye 9 дней назад
Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤
@CamuudAwed
@CamuudAwed 9 дней назад
Miyaad ka noqotay hadal kaagii hore munaafaq illah uma gargaaro xaasid illaah uma naxariisto Jamhuuriyadda Somaliland cidii ka dhamaan weyda wareer kaa jaziiradii yarayd Ee jabueti ku dhacay ama haysta ayaa ku dhici doona Akhirka na wey burburi doonaan Oo la waayi doonaa
@MrNast4u
@MrNast4u 8 дней назад
From Burnsville Minnesota
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 9 дней назад
Somalida Waxay Moog Tahay Ethiopia Inaysan Rabin Bad Ama Dekad Waxa Ay Raban Wax Ka Weyn Wataa Ay Diidan Yihin Djabuti Dakadeda Umada Somaliyed Waxan Leyahay Iska Difaca Ethiopian ka Inshaa Allah ❤ Allah Aya Nala Jiro Inshaa Allah
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 9 дней назад
ALLAHAYOOW U GARGAAR WALAALADEY REER PALASTIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@MohamedMohamed-ny9rr
@MohamedMohamed-ny9rr 8 дней назад
Weriye qaran cod macaan naxriis leh
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 9 дней назад
Allha ugargaaro Masaakiinta Falastiin
@CamuudAwed
@CamuudAwed 9 дней назад
Wey khalkhashay Jabueti waanay isku Dardarsan tay masayr dartii wasiir maxamed cadi markii hore miyuu khaldanaa mise haduu khaldan yahay labadiisa hadal ama soo jeedinood waxba umay dhaxayn e markuu lahaa Deked baanu siinaynaa Ethiopia Aan cidi ku kaan taroolin iyo hada Oo Uu leeyahay deked wadaaga ayaanu haynaa Anagu waxaanu u aragnaa In ay Jabueti ka baqatay hanjaabaadii Erritrea iyo Ethiopia Oo iska diidey dalabaadkii iyo Dekedii ay Jabueti u soo bandhigtay Ethiopia isku dar Oo waa guul daro siyaasa deed Oo soo food saartay Jabueti
@NourNk-ld8uf
@NourNk-ld8uf 9 дней назад
Cid kasta waaa ay ogtahay caqabada ka dhalan karta io waxa ka imaan kara marba hadii aad dhul siiisid 100% ah Ethiopia so dadkaas waaa dad aaminsan in 5 somaaliyedba ay ka awood badanyihiin oo ay dhulkeena xoog ku qaadan karaaan marka aad baan usoo dhawaynaya go'aanka Djibouti 🇩🇯
@CamuudAwed
@CamuudAwed 9 дней назад
@@NourNk-ld8uf wasiirka Arimaha dibadda Jabueti hadaad hadalkiisa dhegeysatay kumuu hadal Waxan Aad ka hadlayso Eed soo qortay iyo shan Soomaliyeed toona wuxuu ka hadlay difaacashada Dal kiisa Jabueti wuxuu si cad u sheegay in ay ka xunyihiin in Ay dekedaha Somaliland iyo Erritrea la qaybsadaan Faaidada ay Jabueti ka heli jirtey Ethiopia S/X meesha dano uu dal waliba gaar u leeyahay una illashanayo ayaa laysku hayaa waxan Aad ka sheekay naysaa wax jira maaha shan Soomaliyeed iyo waxaa caqli gaabka ayaa lagu suuxiyaa laguna jeediyaa
@CalinuurXuseen-q3e
@CalinuurXuseen-q3e 9 дней назад
Allaahu akbar
@OmarSholi-oj8ev
@OmarSholi-oj8ev 8 дней назад
Somali lacagtedu kama shaqayso Somaliland Dawladeeduna kama shaqayso Somaliland Tastuurkeeduna kama shaqeeyo somalilad waa dal aan midawnay hadana kalaabtay muhimadu waa inaan aqonsana dalkena Somali na aan dhisana intan kubixinayno hagardamada dadkas somaliyeedna kubixina midnimada iyo amniga dalkeena
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 9 дней назад
WAAN DHAWAHAY ABAAYO VOA
@AliSouleiman-f8n
@AliSouleiman-f8n 9 дней назад
Cool djibouti
@YasiinCismaaciil
@YasiinCismaaciil 8 дней назад
Asc
@CalinuurXuseen-q3e
@CalinuurXuseen-q3e 9 дней назад
Bahdaidaacada iyo falasiin wankusalamay
@CalinuurXuseen-q3e
@CalinuurXuseen-q3e 9 дней назад
Alahayoow ukalmee falasiin
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 9 дней назад
Ethiobia jabuuti halla macaamisho soomaali jabuuti ayaa
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 9 дней назад
insha allaah hadi ay iisuurta gasho xukunka somaliya iitoobiya waxay kacabson doontaa riseef eeriya in ay sheegato iskaba daa bad ay karadiso somaliye👀👀
@sandabarud8818
@sandabarud8818 8 дней назад
Djabuti u dhimo xanuunkaaga.
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 9 дней назад
Waa abdirasaaq shire waxaan.waa waxlaga xumaado waxa.aywado israaiil kanabaxsan bila aadanomada waxaan.filayaa inla arko Lana ogaado sidagdagana loogahortago ficilada aan.la.aqbalikari hubkii mareykanka inlagutijaabiyo xiroqaxooti iyoiskoolada masaajodyada dhamaanteen waxaankuxukumanahey toogashada israaiil ooaymareykanka iyo infigriisku kutaageetayaan.sifaahaasharcidatabu
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 9 дней назад
Djibouti waa tii laydun diiday Dekeda aad ku yaboohdeen, waxay tahayba markii hore ayaad faahfaahin lahaydeen hadda looma baahna. Djibouti waxay ka dhaxlaysaa colaada Somaliland dhib aan weligeed ka hadhi doonin, odaygan gaboobey ee idinka dhaadhiciyey colaada Somaliland waad qoomamayn doontaan.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 9 дней назад
JABUUTI IYADAA MARKII HOREBA XADKA KA SAARTEY SOMALILAND IYADAA DAL SI HÒSE UGU AQOONSANEED
@Qooyskena
@Qooyskena 9 дней назад
Abii marabo takadas because dhinacaas Waxaa dagan amxaaro lakin mida somaliya oromo ayuu rabaa in uu wax ugu qabto
@IbsatawfiqTawfiq-h6x
@IbsatawfiqTawfiq-h6x 8 дней назад
😭😭😭😭😭😭😭😭
@NurGacan
@NurGacan 9 дней назад
Maalintii hore wuxuu sheegay in dakad aw siinaya matkay itoobiya diiday eltariyna u hanajbatay ayuu badalayaa hadlkiidu hore wayna duubantahay watan youtube ku jirta
@liibaanguuleed
@liibaanguuleed 9 дней назад
Waxan rajeynaya dooda iney ku guuleysato kamala harris
@HaredDuale
@HaredDuale 9 дней назад
RUUSHKU YUKRAYN NUKLIYER HAKU DHUFTO WAA DABADHILIFKA YUHUUD IYO REER GALBEEDE WAANA DAD CAQLI XUN OO MAREYKANKU XAABO KA DHIGANAAYO
@ibnuyussuf
@ibnuyussuf 9 дней назад
War ninkaas wa nin waalan maxa dad lo siin .war jabuti wa mid cad.dad lagu siinay .ma ahan
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 9 дней назад
Talow dhibato ma ku keni karta somaliya gobolada somalilend iyo buntuland xamsiyada ingiriiska ku siiyo hal malyan dolar kalmo xamsiyadas lakiin shacabka ma oga lacagtas ma bil mase sanad ma dhici donta iney jojiyan lacagtas oo ay ku dhistan xabsiyadoda ayaga baahi weyn haystan
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 9 дней назад
Falastin dhibka lagu haayo wa damiir xumo lagu arkay dawladaha islamka sheegto Marki an arinta somalia uso laabto ethopia inay damcaan badeena iyo dhulkeena wa daciifnimadeena Waxaan dowlada somaliya oran lahaa in aysan wada hadal danbe ka galin arimo quseeyo badeena . sida labada kuriya oo kale wa in an wax cilaqaad eh anan wada yeelan o meel kasto kala xiranaa Waxa an ku wada hadli Karna kaliyah wa qoray caaradiisa
@kadrabare2341
@kadrabare2341 8 дней назад
Somaliya iyo jabuutiba labdooduba waxay cadho iyo ciil ka qaadeen bixinta dakda ay kiraynayso ee somaliland , iyagoo leh anagaa ku siinayna midkale oo bilaasha ee jooji taa somaliland bal munaafaqadaa iyo xaasidnimada intaa leeg
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 9 дней назад
Dinuqraadiyadu.sey ushaqeyso.wzxaafiican doorasjada mareykanka kamaalahaahis danan taraam waa cusuri wa uuna kalaqrybinayaa dadka iyodiimaha waxuuna sababayaa burburkiimareykanka inuusoodhaweeyo wuuba kuqabsandoonaaye doorta kamaalahaaris
@NurGacan
@NurGacan 9 дней назад
Itoobiya matka hore way iscmaaltsay hadalkan u ku hadalayo maxaa micne samynyaa
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 6 дней назад
alla maxaa sheeko khayaali iyo khuraafaad laga qoomamayn doono lala wareegayaa dheh,, oo somalia ma jamh.Somaliland leedahay waa yaabe??? maxay'se somalia ka odhan kartaa amba ka tari kartaa waxay reer somaliland bixinayaan iyo waxay diidayaan toona???? Haday xataa ciiin daaqayso amba geeska afrikaadba gubanaayo--wallee reer somaliland baan xumaan waxba lagaga dheefin amba Aan xiiiq iyo qasaare Aan dib looga soo kaban mooyaane - mala'awaal macaash lagaga soo hooynin !!!!!!!!!wbtawfiiq
@Aaaaaaa-c7y
@Aaaaaaa-c7y 9 дней назад
War cad waaye somali ayada dhex deeda ayaa isku dhgen
@FatoumaAliMahamoud
@FatoumaAliMahamoud 9 дней назад
8:00
@jabuutijano1977
@jabuutijano1977 9 дней назад
Jabuutiyeey naxariis u muuji s/land, sida ha u si galin. Tani wa game over (waxan u jeeda M.O.U) KKKKKK
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 9 дней назад
Hasan duufle dhulbaa laqaatay adeer compationka hadii lagaaga adkaaday baroorta joojiya
@HaredDuale
@HaredDuale 9 дней назад
Ms jaajuusiinta itoobiya xaabada ka dhiganeyso ayaad tahsy Sidii goojacade si kadaran ayaad khaatumo xumo igu dhiman doontaan dhowaan Soomaaliweyna waa tan
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 8 дней назад
Bucuuc bacaac idaacada baandada talyaaniga
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 9 дней назад
DOOFAR GEELE IMANKII BAA KA TAAGYE MAA KHASABA SOMALIAND WAA XOOR BERERA KUU WALTYN YAAHU
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 7 дней назад
Jabuuti waa Dhul Somali leedahay Cafarigan urayana waa bewntiisa, Cafartaa waddada u xeedhanaya dekedaas in deegaankay dhaceen ayay doonayaan in la’isku xidho Ethiopia iyo Kabuuti xaga badda walahi waadna arki doontaan shicibow khiyaamada Cafarta Ethiopianka ah ay wataan, awalba Cafar deegaan ahaan waa lagu abuuray sida maanta Oromada loogu abuuray diridhabe 👎🏼😤😤😤😡👎🏼 Jabuuti waa dal Somalia leedahay Cafar iyo oday Geele uma hadlo karo Ciise iyo Somalida deegaankaa daga cafarna inshaAllah waa in laga masaa’futiyaa Jabuuti Faraiiska ayaa adoon ahaan u keensaday iyo Gadabiirsi ayaa keenay 😤
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 9 дней назад
Nayaa falastiin dakada Barbara ee Somalia dheh' not Somaliland, jooji qabyaalada hadii kale VOA waad ka tagi oo idaacadii Beeshiina ayaad ka shaqayni.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 9 дней назад
JABUUTI JAWAAB LA AANTII BEY KA XANAAQDEY WAR INEY U WAREEGAAN SOOMAALIYA DHEH WAA MAXAY SOMALILAND
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 6 дней назад
Casab iyo jabuti hhhhh way idin nacen itopiya somaliland aya idinka oisiisay😂😂😂😂😂😂😂😂guuuuuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤
Далее
Caawa iyo Dunida
59:35
Просмотров 41 тыс.