Тёмный

Deg-deg! Imaaraatka Iyo Sucuudiga Oo Si Dadban U Ictiraafay Somaliland Kuna Xigaya Itoobiya..... 

DHIGAAL TV
Подписаться 38 тыс.
Просмотров 3,7 тыс.
50% 1

Deg-deg! Imaaraatka Iyo Sucuudiga Oo Si Dadban U Ictiraafay Somaliland Kuna Xigaya Itoobiya.....

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@danabguuled5491
@danabguuled5491 Час назад
Maasha allah Somaliland guuleysta Somaliland guule haydin garab galo 👍 May god bless Somaliland
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 2 часа назад
Illaahow gaal iyo islaamba noo sakhir yaa allaah yaa kariim
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 28 минут назад
Masha alla
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 часа назад
Guuulllll somalilanddddddddd❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FadumoIbrahim-k7k
@FadumoIbrahim-k7k Час назад
Guuuul somaliland
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 Час назад
God bless Somaliland
@AyaanWaano
@AyaanWaano Час назад
Guuuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland ❤❤
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Час назад
Citraaf aanay waxba kajirin uunbaad sheegtaa adeer somaliland cagaheeda ayey iskutaagtee allah anoogu wada inaanu isku filaano difaac iyo dhaqaalaba aamiin.
@kaysedjama6707
@kaysedjama6707 2 часа назад
Great dhigale tv.Aad ayasd u fahantay siyaasadda dunida.noolow adiga iyo S.L.
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 Час назад
Sucuudigii wuu badheedhay fan ayuu berbera ka leeyahay.
@mustafehussein288
@mustafehussein288 Час назад
AlJazeera way odhan jirtey jamhuuriyada Somaliland 14 sano ka hor imika malaha waxbaa is badalaye
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa Час назад
Weriye Waa Si Fcne Somaliland Waxay Ahayd In Aynu Magacaa Aan Iska Bedelo Oo Aynu Qaadano Magacii U K Markay Xornimada Ina Siisay Ay Noo Diwan Gelisay Ee Ahaa Horn Of Africa Republic (Jamuuriyada Geeska Africa)
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 минуты назад
Yaaaah ma bilowdeen
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df Час назад
Warka siidaa waahambalyo
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Час назад
We want the interview not your comments.
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 Час назад
Wa dabobay jacal ki iyo aqonsigi an deldel sana yey. Somaliland destiny is running in a smooth and straight-line by the grace of Allah (swa).@ Concerned kenyan born and patriotic somalilander. Opinion, love, and support for mother somaliland existence and prosperity of most startling rapidity !!! 😂
@mohamedjeesto3351
@mohamedjeesto3351 Час назад
Nieaaayn baaad taheeèee beeeenta iska daaaaa shaqo kale yeeelo
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 минуты назад
Anaa idin cintiraafay
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 27 секунд назад
Magtabad ayaa lagu faanayaa ma sa faaradbaa
@koorakayse4975
@koorakayse4975 11 минут назад
Dhigal sxb Marka al Arabia wadamada may aqonsata😅? Sxb Taiwan ( USA ) aya aqonsan walina aqonsi buuxa ma haystan! Bro umada benta kadaya Am from wajaale am gb Lakin bentina ayan nacay
@rashidmire2648
@rashidmire2648 Час назад
ADEER KAN YAREE HOOSTA KAQOYAN EE REER ABAARISO MIYAANU BEEN KA XISHOON,ADEER MUUSE CABDI DAMEER WEYDII QARANKII UU QAAWIYEY,DADKA KA HORDHAQAAQ KU DHEH OO LAXOOXFAADII ISKA DUB.
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Час назад
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul sucuudi arabia 🇾🇪 Guul Taiwan 🇹🇼 Guul Guul UK 🇬🇧 Guul Ruushka 🇷🇺
@AhmadNouh-h8d
@AhmadNouh-h8d 2 часа назад
Waxa la inoo yaqaanay berri soomaal.
@JaamacMaxamed-m6o
@JaamacMaxamed-m6o Час назад
Saqajaan-daywaxuu-moodaayo-ictiraaf-waa-xaar-xaarkuna-isagaa-ura-kaas-oomiidhan-baywax-udirtaan
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa Час назад
Adigu xagaad ka gubanaysaa. Ma magacaagaad rabtay in la sheego waar afka isku qabo adigaa xaar meel ladhigay ahe duluyaaw.
@KhadijaMuhummed
@KhadijaMuhummed Час назад
BEENAAle. KUMiS
Далее
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 122 тыс.
FILO PART 124
29:08
Просмотров 167 тыс.
Ромарио стал Ромой
00:46
Просмотров 122 тыс.