Тёмный

DEG DEG Itobiya miya Raali-gilin ka bixisay Xad-gudubkii Somalia, Abiye Ahmed oo shaqo joojin ku 

Suldaanka TV.
Подписаться 440 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 14   
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 3 месяца назад
Waan ku salaamay beenaale !! Allaha kaa cafiyo beenta !! Aamiin dheh adoo mahadsan Kaama sugeyno inaa aqbashee!!
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 3 месяца назад
❤❤❤ l love Ethiopian
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 3 месяца назад
Muxuu yahay farqiga u dhexeeya Soomaali iyo Soomalilander?
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 3 месяца назад
Iska indhatirka Ethiopia inay tahay mid ku qabsankarto Somalia, mise Ethiopia ciyaarbay wadda Somalia waay huurida inay difaaco dalkooda. Haddii uusan Abie Axmed bixin raaligalin Somalia dhibaatooyinkii ay mariyeen waa inan lala xajoon.
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 месяца назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@abdifarah4164
@abdifarah4164 3 месяца назад
ITOOBIYA marka ay HESHO 1 mile oo XEEB ah waxa ay xaq uyeelanay in ay kantaroosho 200 mile oo 4 dhinac ah , ama 800 oo mile!taas oo SOMALI Land iyo SOMALIYA ka dhigaysa BADXIDHAN!
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 3 месяца назад
Waxaan nasiib darso ah xasan xaraash qaran inuu ku calaacaly maalin walba dacwad ayan ka gudbiyay .cunugaas xune biibiilaha aya maalin kasto handadaad iyagana dacwo ayuu taaganyahay.
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 месяца назад
Warqadaas sowtaad lahayd markii hore waxay ka soo baxday itoobiya propagandada muqdisho ma arkaysaa inaysan meelna ku geynayn
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 3 месяца назад
Hadii uu gacanta uu ku dhigo bada iyo bariga, asagaa iska leh cid ka kicin karto ayna jirin sidas ayuu ku qaatay, muuse juudan muwaadin maaha waa odey doqon oo asaasaqay side dhulkaga usiineysa dariskaga
@abdurahmanjama1645
@abdurahmanjama1645 3 месяца назад
I hate Ethiopia
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 месяца назад
And we love Ethiopia from Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 месяца назад
Maxad ITOOBIYA Nici Amisom ayaaba ku gumaysatee
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 месяца назад
Warqad yar ayaad tidhi isaga ayaa soo galiyay ayaad tidhi hadana isaga ayaa isu jawaabay ayaad ka wadaa waar bal amarka illahay sun ayaad noqotay sun walahi beentaadu waa sun aakhiro seegoow
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 3 месяца назад
Iga daa ha iga qosline. Waadigan marba meel isku qaadaya ee leh mar itoobiyaa boobtay badii marna raali ayey bixisay. Laakin aniga waxay illa tahay marka horw iyo imikaba inaad been sheegaysid illahayna wuu kugu ogyahay beenta
Далее
When Khabib dropped Conor McGregor 👀 #nocommentary
00:59
DEGDEG XAALAD VILLA SOMALIA (3889)
20:31
Просмотров 14 тыс.
When Khabib dropped Conor McGregor 👀 #nocommentary
00:59