Тёмный

Deg Deg Mareykanka Oo Somalia Hubka Ugu Casrisan Siinaya, Xanaaqa Itoobiya & Kenya, Guusha Xasan Sh 

Garaad TV
Подписаться 513 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Опубликовано:

 

1 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@fvys7264
@fvys7264 2 дня назад
Xasan Sheekh Raali ayaa kaa nahay somalia homar ayaa gaar siisay allahi akbar ❤❤❤
@user-vx5sq5yf2c
@user-vx5sq5yf2c 2 дня назад
ONLF🇸🇴astanta halganka somaliyeed gulaysta
@user-ck8vv6bd6q
@user-ck8vv6bd6q 2 дня назад
balan qaad iyo siinaysa waxaas horaa nalogu wareeriyay waxkale sheeg
@Sarta100
@Sarta100 2 дня назад
Waa gumaysatayaal boobay dhulkeena loogase hari maayo soomaali galbeed iyo NFD waayo waa cadaw soomaalidaas gumaysta rabana iney ka xoroobaan lana midoobaana dadkooda isla markasna soomaaliweyn soo noqoto leh dhaqaale iyo awood Badan afrikana ay u noqoto super power. Kasheegan ileyn waa heysanaa hanti bad iy berri taasaa naloo colasdinaa kheyraafkaad alle nagu mansystay..
@user-vx5sq5yf2c
@user-vx5sq5yf2c 2 дня назад
Wa larabaa in la xoreeyo DDS IYO NFD lkn xage wax laga Bilaba wa yaabe madaxdi ba daba dhilif ahe
@DaahirMaxamed-wb1cf
@DaahirMaxamed-wb1cf 2 дня назад
❤❤❤❤❤
@sharfmow9277
@sharfmow9277 2 дня назад
Shacabka Soomaaliyeed haka xishoodo Xildhibaan C.C. warsame waa nacas kii Badda iibsaday ee hadda iskadhigaya wadani waxaa la ogyahay in aad Jaansuus u tahay wadamo badan, Guulo badan oo ay gaartay Dowladaan masheegtid bal waad ku dhaliishaa ogoow in aadan wax khiima ah aadan kuleheen Ummadda Soomaaliyeed dhexdeeda waxaa tahay dibir kama quuste. guud guul inshaa Allaah
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤
@zahrahaji4144
@zahrahaji4144 День назад
❤❤❤
@Sarmaan3813
@Sarmaan3813 2 дня назад
Masha allaah madaxwayne xassan sheekh dalxoreye guul somaliya ❤❤❤
@mussejama311
@mussejama311 День назад
Bad iibshe haka hilmaamin. Adeerkiisna bad-sun ku xabaale
@AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr
@AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr День назад
@@mussejama311 dulliyahow cuqdadeeysan ummada meelkafariiso waxaa kaa dhexhadlaayo waa farmaajo firgaajo
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 дня назад
Guuleyso Dal Xureye Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Allah Kula Garabgalo Shaqada Aad U Heyso Umada Soomaaliyeed
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q День назад
Kkk dalxoreeye Ku lahaa.maya waa dal xaraashe
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 День назад
@@user-gr6gu8bs6q Dalxureye Inuu Yahan Kuu Sheega Ee Inuu Xarashay Iisheeg Askartii Erteriya Ku Xayreedu Ka Keenay Shabab Ayoow Badankiisa Dalka Ka Xureyey Dentii Ayaa La Cafiyay Suuaqa Bariga Afrika Naguladeray Kursdiga Midooga Afrikan Ka Mid Naqanay Cuna Qabatintii Hubka Nagala Qaaday Itoobiyow Badda Ka Daafaca Dastuurki Aayow Bilaabay Inla Dheystiro
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 День назад
​@@user-gr6gu8bs6qWaa DalXureye Waxaa Ku Cadaynasa Labada Sano Uu Joogo Intu Qabtay Oo Ah Inuu Askarti Ertiriya Inuu Soo Celiyay Inuu Shabab La Dagalamay Inaan Suuqa Bariga Afrika Ku Biiranay In Deynti La Cafiyay Cunati Hubka Nagala Qaaday Inaan Ka Mid Noqonay Kursiga Midooga Afrika Inla Bilabay Dhamestirka Dastuurka Inuu Itoobiya Ka Dafacayo Badda Umada Soomaaliyeed
@farxaancartan-us2vo
@farxaancartan-us2vo 2 дня назад
Kaas waxa aan kaduulayma waaye inaan naloomaamullin dakeena
@ShabcaanYousuf
@ShabcaanYousuf День назад
Radio.ciil.anaga.sinay.bada.maxad.samaynkarta
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q День назад
Kkk hubkaas macawislay beesha xassan miyaa lagu hubaynayaa
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 дня назад
Mudane madaxweeyne dalbo diyaarado oo casriya sida sida f,35 f 15 f,16 nooca casriga ah
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff День назад
Marekan o Palestine 🇵🇸 xasuuqay o hubkisi gaalada ku xasuuqday somalia hub siina .taas wa been weyn
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 2 дня назад
Msreeyksnku diyaarado dagaal oo casriya hana siiyo hadii uu run sheegayo
@user-so5hx9dq6b
@user-so5hx9dq6b День назад
Soo tuko dhageysatada beentana u soo noqo Werye been lagu bartay War allah ka baq markaykan oo ah cadowga 2aad ee dawadaladaha Islamka israel huuda halka ay tahay cadowga 1aad oo hubkii lagu xaqsuuqilahaa Muslimiinta Palestine siiya yuhuuda
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 2 дня назад
Kkkkk waa lasiyay ama waa lasiindoonaa ? Waa been beenaalee
@ZACK____SCOTT_24
@ZACK____SCOTT_24 2 дня назад
Xiriika somalia 🇸🇴 iyo Italy 🇮🇹 waa mid soo jireen maad dhahdaY😂😂😂😂
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 дня назад
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹
@FaadumoMaxamed-mt2ks
@FaadumoMaxamed-mt2ks 2 дня назад
Ganiis miyaa tahay itoobiya waa cadowga somali weyn waayo somali jigjiga sidee yeelowsa wey duqeeyneeyan kuwaas sida loo xasuugaya waa somali marka somaliland waa soomali marka itoobiya waa yahuuda africa adiga makuu aaba yeelayan walahaha miyaa la rabtaa in la kufsado kadib la dilo iyo hooyada ma arki kartaa il xumadaas adiga hadee dhankaaga haa ka tahay aniga mayeelaayo waa udhima karaa saxb s9mali waa walaalo guul ama geeri geerida waa xaq waan aamisanahay dhimasho ayaa ka xegaa yahuud sidiisa waa yahuud walaalahena palestin israel sidee u xasuugow wan waad aragta i aamin ama ha i aaamin kuwaas waa muslim sida la yeelayo aniga neh muslim gumeysi maya dhisho ha somaali guul ama gumanimo ❤
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff День назад
Nacalad Alaaha kugu ride xabashi aya tahay waxba somaali haso qori wan ognahay in toobiyanka iyo isku mid tihiin
@user-il4cd3kw4n
@user-il4cd3kw4n 2 дня назад
Hassan sheikh waa tuug
@AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr
@AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr 2 дня назад
Adaa tuug ah dulliyahow laangaabnimada kaa ooyineeysa
Далее
Waar Dag Dag Ah
20:47
Просмотров 1,5 тыс.
ISTIRAATIIJIYADDA DAGAALLADA MUDUG (3923)
2:42:10
Просмотров 14 тыс.