Тёмный

Deg Deg:Masuul xil hore uga Soo qabtay Xukuumada m/Biixi oo sheegay in xaalada kulmiye marayso Suudh 

HM Tv
Подписаться 2,4 тыс.
Просмотров 49
50% 1

Deg Deg: Masuul xil hore uga Soo qabtay Xukuumada madaxweyne Biixi oo sheegay In xaalada kulmiye marayso Suudh iyo Tay.
#Hargaysa (HM Tv): C/kariin Siciid Bustaale oo ka mida Tiirarka Iyo runkunada Xisbiga kulmiye islamarkaana hore xil Wasiir ku xigeen UGA Soo qabtay Xukuumada madaxweyne Biixi ayaa dhaliilay masuuliyiinta xisbiga kulmiye ee xiligan .
C/kariin Siciid Bustaale oo ahaa wasiir ku Xigeenkii ugu mudada dheeraa Wasaarada waxbarashada ee xukuumada madaxweyne Biixi ayaa sheegay in xaalada kulmiye ay maanta marayso in masuuliyiinta Xukuumada madaxweyne Biixi iyo xisbiga kulmiye Suudh iyo Tay Soo xidhaan maalinta ay xafladi jirto uun .
Masuulkan ayaa hadalkan ka jeediyay madal xisbiga kulmiye ku lahaa xaflada Degmo ka mida Degmooyinka Hargaysa.
#FG:Muuqaalkan waxa laga saaray warbaahinta kulmiye

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
Далее
KALAMAAN 09 SEPTEMBER 2024
6:59
Просмотров 1,9 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 754 тыс.
Abwaan La Xidhay Oo Xisbiga Waddani Gabay U Tiriyey
5:13
Adhigii Hargeysa oo la Gurayo.
2:48
Просмотров 16 тыс.
iso Socodka Hargeysa iyo Berbera ayaa Hakad galay
3:24