Тёмный

Milateriga Suudaan oo jabiyey kooxda Imaaraatka & Ruushka ee RSF, dagaal kasocda 3 magaalo 

Gaylan Media
Подписаться 358 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Milateriga Suudaan oo ku jabiyey kooxda Falaagada ee RSF, dagaalka kasocda caasumada Khartuum
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@MaslaxJanuzaj-ue2ii
@MaslaxJanuzaj-ue2ii Час назад
Islaamka Wuu Guuleysan Galo iyo Galo Raac Mugdi Ayaa U Danbeyn Doona
@maxamedyousuf2424
@maxamedyousuf2424 Час назад
Allow masiibo aan horey dunida uga dhicin ku rid yahuuda🤲🤲
@ibraahimmcabdibashiir9824
@ibraahimmcabdibashiir9824 2 часа назад
Guul suudaan
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Час назад
Kusaliya.nabiga.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 36 минут назад
Scw scw scw ❤❤❤
@Somfox1
@Somfox1 Час назад
Imaaraadku Muxu u wadaa Dhibta wadamada Carabta ah ee Saboolka ah!
@mumadabdi2107
@mumadabdi2107 2 часа назад
Ad iyo aad conguralayion 🎉🥳🥳👍❤ sudan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
imaaraadku wa cadowga soomaaliya iyo muslimiinta oodhan ee puntland halaga saaro khayraadki iyo xata ciidi iyo buurihi way rartene
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Час назад
Puntland ma hooyda ba leh laascanod hku deeqdo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Час назад
@@dilara-jj5yj idoor inatahay way cadahay ciilane
@Abshaw6
@Abshaw6 52 минуты назад
Kkkk waa fahamtay 😂​@@firdowsmusay-ze9gs
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 44 минуты назад
@@firdowsmusay-ze9gs iiidoor dhul buuu leeyhy laascanod hku deeqdo oohin iyo pl lma rabe
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 38 минут назад
@@dilara-jj5yj puntland anigaba kaaxiga puntland oo iskaleh imaaraadna wuu kabaya ee wax kaleh mahaysa midakale dhulbahante soomali oodhan ba taageersan ee qofki taageraba ma dhulbahata jaahilyahow
@MasuudNuurhasan
@MasuudNuurhasan 2 часа назад
Ilaa how qabooji xaalada suudan
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Час назад
RSF ha jabto, gabi ahaanna hala aaso.
@Waayeel1
@Waayeel1 2 часа назад
First
@abdinaasirhassan4897
@abdinaasirhassan4897 Час назад
Dhaqtar xayeysin donaya anigu ma fahmin shaafici aadan dirir maxaa kaa qaldan Alaab gadmiweyday ama aan suuq heysan baa la xayeysin jiray somaha
@QaasimGuuleed
@QaasimGuuleed Час назад
Qabkaan ayey emirates la rabaan somaaliya ineey calooshood u shaqeystayaal ugu dambeyn iyagu faraha isa saara ay dhisaan .
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 Час назад
Emaraat waa xarunta shaydaanka allaha jabiyo cadawga islaamka
@Sumadeena
@Sumadeena 14 минут назад
Aamiin
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 2 часа назад
Imaaradka Islaamka allaha ka qabto ilaahow Sudan 🇸🇩 iyo Islaamka oo dhan gacanta sareysa ka dhig
@Dubadyare
@Dubadyare Час назад
Aamaiin
@ClqaniCalicumar
@ClqaniCalicumar Час назад
Aamin
@ClqaniCalicumar
@ClqaniCalicumar Час назад
Aamin
@ClqaniCalicumar
@ClqaniCalicumar Час назад
Aamin❤❤ yaarbi
@mohamuslim6229
@mohamuslim6229 2 часа назад
🎉
@Somfox1
@Somfox1 Час назад
Jaamicadii Carabta ayaa gabtay Dagaaladaa Sokeeye!
@AyuubQurbo
@AyuubQurbo Час назад
Cadaw baa dalka suundan ku duulay
@MuqtaarKhalif
@MuqtaarKhalif Час назад
Habalyo guusha. Aygaadhay. Fala suudaan iyo. Dawlada islaamk oon b Alaha. Guuleeyo. Imaaraad. Oo. Ah cadawga. Dawladah islaamka Alah. Jabiyo. Imaaraad. Iyo. Cadawgaislaamka
@dahirduale5650
@dahirduale5650 28 минут назад
Hambalyo walallaha Sudan, Ethopia iyo Jamhada u shaqeeya ee SNM loo ma la jabin doonaa, Dalkeenii Cadowga Ethopia ayaa haysta Maanta
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 29 минут назад
Waa Run Dalka Sudan Abaal Xaga Wax Barashada Aad Inooga Caawiyey abaalkas Waan u Heynaa Allaha Guuleyo Shacabka Sudan iyo Dowladooda Walaalaha Nahay❤❤❤
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 12 минут назад
Waa in lacibtiraa Kooxda camaasiirsa Ee burnurinaya Wixii imaaraadka tageersan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
imaaraad puntland bay baaba'asaden oo dhulki way nabaad guuriyay oo xata ciidi ba iskasocota sida daadki wayo dhulka meelo an laga taaban majira dee imaaraadna may itixgelin wayo deni waxba mayaaqan
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Час назад
Puntland howlonaan fiicneyn bay kawadaa, somaliland sidoo kale....halkaa waxay ka ilaalin in Turkiga saameyn kunyeesho
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Час назад
Dhulbahante naftaada ka hdl puntland ma lihide
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Час назад
​@@abuudeeq200 turkey mxaa puntland ka yaal
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr 21 минуту назад
​​@@dilara-jj5yjcarab jecl idn diley adinka sda u fool xun carab is modaan😂😂
@anasaxmedmacalin5387
@anasaxmedmacalin5387 45 минут назад
Imaarad wa cadowga islaamka iyo.somalia. shartooda umada allaha ka qabto. Wa cadow u adeega marekan iyo rer.galbeedka
@IbrahimAbdirahmaan-j8d
@IbrahimAbdirahmaan-j8d Час назад
❤😂
@mohazat5009
@mohazat5009 30 минут назад
Imaraatka ujeedoyinka uu kala yeehay muslimka wa in uu kala qybiya
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 14 минут назад
Ilahay islaamka Haka qabto imaaraadka carabta Qolada haysata imikan Waxa dhibaato ku hayaan dhaaman muslimiinta falastiin Ilaal soomaliya suudaan dhaman islaamka
@adenhassan4254
@adenhassan4254 52 минуты назад
Emarat waa tuugo raabta iin eey beenbeen ka macaashto burbuurka wadadamda iis haaya
@xareed1
@xareed1 Час назад
Lahayaw imaraadka madaxdiisa noogu badal madax khyr qabta oo wanaaga islaamka ka shaqeeya
@cumarabdi9262
@cumarabdi9262 Час назад
Waxaad ka cabsan in aad Ethiopia shegtid oo taagerta Rsf
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax 54 минуты назад
Cadowga ugu wayn ee muslimiintu waa emaraat😢
@AnjcabdiSiciid
@AnjcabdiSiciid Час назад
Soodaan.waalagu.adeeganayaa.ilaahow.usahal.
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 43 минуты назад
Alaah emarat ha jebiyo waa yahood yar yar
@mahirmahiryare1326
@mahirmahiryare1326 Час назад
Alhamdullilah
@MedaliGire
@MedaliGire Час назад
Wa sax tii qaldan halaga adkado
@abukarmahamud
@abukarmahamud Час назад
Guul military Sudan insha Allah
@Dubadyare
@Dubadyare Час назад
Allow sahal amuuraha adaa sabab ma waaya ah😊
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 2 часа назад
War
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj Час назад
Mid naaag ah o firdows ugu qoran thy baaa puntland ku waalatey😂 ayado from laascanod ah naaa noo dhig magaceena emarates waa puntland
@abdihasan6674
@abdihasan6674 Час назад
Ilaahow guuley dowlada Sudan waa dad aan jeclahay ilaahow usoo celi amaankoodi
@abukarmahamud
@abukarmahamud Час назад
Ethiopia ma iska celinaa mise darood iyo hawiye isaaq ula safanaa putuland iyo Somaliland waa cadawga dowlad Somalia 🇸🇴 yeelato
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr 19 минут назад
Hawiye ayga dowld ka socn la dahy salaad cali jeele safir lga dhgy qabil dartisa Ethiopia watey
Далее
Ко мне подкатил бармен
00:58
Просмотров 92 тыс.