Тёмный

DEG DEG; Qarax Lagu Hoobtay oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Tirada Dhimashada oo Kor U Dhaaftay in kabadan 

Banaadir Channel
Подписаться 281 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

DEG DEG; Qarax Lagu Hoobtay oo Ka Dhacay Muqdisho iyo Tirada Dhimashada oo Kor U Dhaaftay in kabadan
qaraxii liido,qaraxii soobe,qarax caawa muqdisho,qaraxii xeebta liido,qaraxii xalay,qarax liido,qaraxii syl,qaraxii hotel syl,qaraxii maanta,qaraaxo,qaraxii zoobe,qaraxii xalay muqdisho

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@iqraaden8514
@iqraaden8514 22 дня назад
Alaha unaxariisto inta dhimatay inta dhawaca ah na alaha caafiyo 😭
@Seyfullah47
@Seyfullah47 24 дня назад
Inalillah waina illahi Rajicuun Waar Somalii wa goob sheydan Dalanyarooy haliskagasotago
@snw9257
@snw9257 25 дней назад
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo dhamaan shacabka Somaliyeed Yaa Allah Illahayow dhibatada umada Somaliyeed ka korqaad 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
@LulMohamedfarah-qn8fs
@LulMohamedfarah-qn8fs 24 дня назад
.bismillaahi waxan maqli jiray adigoo harsan weyday malagu soo hoyday..dhacdaba mida kale kasii xanuun badan 💔😭
@JacfarNur
@JacfarNur 25 дней назад
ALLAH uu naxariisto inta dhimatay inta dawac ah neh ALLAH caafiyo 🥹🥹
@NasriAxmad-wk7xh
@NasriAxmad-wk7xh 24 дня назад
Inaanilah wainailahyrajucun
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 24 дня назад
Jaadka iskadaaya inta dhimatayna allaha unaxariisto😭😭😂😂😭
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 23 дня назад
ALLAH yarxam
@mamaduaa477
@mamaduaa477 25 дней назад
Ascwb inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Waar Alaah aan ka Cabsano masaakiinta Alahayoow caawi inoo dambi dhaaf oo noo gargaar Subxaanaka yaa cadiim
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 24 дня назад
Subaxaanallaah saan xaqmiyaa 😢😢😢😢Allah ugaraago umada Soomaaliyeed inta dhimatay Allah unaxariisto inta dhaawaca Caafimaad taamah Allah siiyo 😢😢😢😢😢
@NouraMahamoud-if3pj
@NouraMahamoud-if3pj 25 дней назад
Allah ha ugargaro somlia😢😢😢
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 24 дня назад
Ilaahayow dakaas u naxariiso from buntiland
@awiladen7814
@awiladen7814 24 дня назад
Alle hawnaxaristo Aamin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sbofficial3140
@sbofficial3140 24 дня назад
Mashallah Mashallah. Oo ninkaa waaba cajiib ah maxaa loo far muuqayaa.Sscad Adiga laftigaaga bey kugu tiim bareeyeen. Laakiin caawey waad iska reebtey
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 25 дней назад
Cali dheere haloo dilo waxay Arsenal geeystan
@JacfarNur
@JacfarNur 25 дней назад
Haa weceelka io inta racsan ba eyga
@JacfarNur
@JacfarNur 25 дней назад
ALLAH Wadankena nbd Nogadhiig 😭😭😭😭
@KhaliidCalli
@KhaliidCalli 25 дней назад
Qofkii.ugu.hordaawaday.ayaan.ahay.rumayso.ama.ha.rumaysan.😂
@rashidkhayr6777
@rashidkhayr6777 22 дня назад
laakiin guryaha ayeey idiinjifaan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 25 дней назад
N8n caasimaddiisii noqotay meel Soomaalida lagu ugaarsado oo qaraxyo aan dhamaanayn kajiraan oo haddana Itoobiya u dhaaranaya waa wax lala yaabo.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 23 дня назад
Hawiye ayaa masuul ka ah qaraxaas. 4 million ayad kujigtan mana sheegasiin danbiilayaasha idinkoo u jeeeda. 100,000 oo abgaal ah hala helo oo iska wax u qabso ah. Laba bari ayaad kusoo af jaraysaan. Xamar waligay ma arkin lakin wan jeclahay
@amnaali8642
@amnaali8642 24 дня назад
alshababtu waxey usii fureysaa wado c x ee itopiya iney qabsadaan dalka dadkana guryahooda cabsi u fadhiyaan balse dh yarada somaliya waba fikir wanagsanayene mey soc sodaan oo ay iska baaraan xaafadaha hubku ku jiro iyo kuwa aanan ku jirin fadhiga maqayadaha iyo bibitoyinkana ay u badalan iney labo labo u socdan ama ay u qatan banaka ka fogmeelaha leykugu yimado iyo miisaska qadada ee maqayadaha qaata geedaha hostodana ku qadeya oo kala baxa kii soo socdana baara hadu istag diidana xabad wejiga kaga dhajiya fadlan❤
@SacdiyaJamac-z9q
@SacdiyaJamac-z9q 24 дня назад
Goorma qaraxan Dhageyte ma caawa mise waa mar hore
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 24 дня назад
Subxanallah why evil people kiling people? From Burco girl
@user-oh2kl2xr7b
@user-oh2kl2xr7b 24 дня назад
See u so guben qaraxyada yaab
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 25 дней назад
Inalillahi wa inalillahi raajicuun wixii dhintay allaha u naxaristo wixii dhaawacna allaha u booga dhayo xasan ayax ayaa ka dambeeya wax kasta oo dhaca mahadalqaado aqligiisu waa urursiga lacagta dankale mayaqaano
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t 24 дня назад
Asimada.halagarar.halgeyo.galkayo.darodba.joge.hawiye.musharka.idanka.mabihiyo.shababku.uibsada.idanka..2oo.iyo.1000.kaldor.ubane.hubka.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 25 дней назад
Soomaalidu hakala badbaado intaan Itoobiya loo dhaaran.
@abdiali4991
@abdiali4991 24 дня назад
Muqalku hada mise mar hore 😢
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 25 дней назад
Ma Wax Horaa ? Mise Maya
@AbdifitaxMahad-t9y
@AbdifitaxMahad-t9y 25 дней назад
Dawldi weeyay
@siyatfarah7679
@siyatfarah7679 25 дней назад
Yaab waar awaay dowladi
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t 24 дня назад
Kuwilasoqabte.mahalotoganwaye..hamarbaykulajogane.idanka.haladhaqaleyo.kuwajoga.galkayo.
Далее
Qaraxii Soobe iyo saameyntii uu reebay.
1:00:25
Просмотров 24 тыс.
iPhone 16 - презентация Apple 2024
01:00
Просмотров 62 тыс.
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53