Тёмный

Deg Deg RW Xamse oo ku calaacalay in Dalka Halis ku jiro Qabyaalad Musuq Eex Dowlad diid is bahayste 

Xidigaha Tube
Подписаться 54 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 53   
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤❤❤
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 2 месяца назад
Warya xidigaha tube marxun xamza waxa ka dhax hadlayo xasan gorgurde meshan dowlada gama jirdo dowlada hantida umada somaliyad boobeyso qaburihi meydki dadki dhintay qufaneyso qabiladi isku direyso hubka sharci qamriga ka ganacsada madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza liban shuqul mahad sanbolshe argixisada madaxtooyada damajid
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
12 jir oo kale AYAA caqligiisuu yahay,Dameerkaas.
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад
Marxumow WADAR OGOL KA HADAL
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 месяца назад
ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🙏💯 good morning my brother, I can't believe you he's a dead walking Hamsa marxuum Allaha inga khabto dabajidiid dhulkeena somaliyed GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Idinka ayaah dhibaato ku ah Somali oo dhan
@suadmire7450
@suadmire7450 2 месяца назад
Kkkkkkkkkkk hamsa hada maad toostay
@Habiibsharaabi
@Habiibsharaabi 2 месяца назад
Hamaza wa marhon wah matarayo walahi haiskaazilo li ha iskahishosow li
@YaasiinmohamedFaarax
@YaasiinmohamedFaarax 2 месяца назад
WaadameerxamsewAAMADAARAy
@SaalimCumar-l5i
@SaalimCumar-l5i 2 месяца назад
Rw adigaa sabab u ah dhibaatooyinka qaarkood markaad wax kasta aqbashey hada waxba kordhin meyso raali ahow
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад
Waa runtaa walale
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Nabarka & cacada kuwa wada. 2da doqon ee maanta wadanka hogamiya inay ka horlexdan moyeh waxba hagagi mayo. 2 wof oo gajeesan oo is daba fadhiye.& ma dhargayasha.1 Xasan xoolo 2 2xamze xoolo 3adan gudcur Allaha idinka qabto umada Somaliyeed ee Islamka ah
@JaamachassanRodol
@JaamachassanRodol 2 месяца назад
Xasan kabkiisa qalooc Wayne baa kujira
@muktara.9989
@muktara.9989 2 месяца назад
Bal qofkaane waa tiki uulahaa puntlande waa burburaysaa hadii lagaqabto qof iyo Koo we had a u ma hanbalyan ee waa ka xunyahaye marka ma waalanyahaye made waa Robode
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 2 месяца назад
Dhankiisuu uga jiraa Wuxuu sheegayo see mu'uil baasaarna ee muxuu marhore u shegi waayay .
@MaxamedMaame-g7t
@MaxamedMaame-g7t 2 месяца назад
tartiip tartiip baa losonolaniya buu sowadaa kkkkkkk😅😅
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Doqonkaan caada qaataha ah haa laga qabto waddanka.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 месяца назад
Kkkkkkkk 😄 😄 😄 tuug tuugo u qudbeeynaayo 😂😂
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn 2 месяца назад
Ninkaaga ku qaba, Gurguurte kala hadal qabiilka iyo waxay aad sheegaysid Xamze Barrow.
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 2 месяца назад
RUNTIIS WAAYE BEENKUMASHEEGIN RWRAHA
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 месяца назад
Kuwii doorashada sameyay muxuu ugu hanbalyeen waayay beenlaw dheh
@RaahaFeysalceynte
@RaahaFeysalceynte 2 месяца назад
Rw xamso runtada yaa raba🎉
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Xigmad xumadada waa 3 keen midkan doono aan kalo baxee. Aqli kama sugayn
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 месяца назад
Dadkaan caqli io cilmi ma jiro horumar ma leh midnimo ma laha kana waaba doqon oromo ah oo dadnimo lahey hadalkiisa ha noo keenin adigo raali ah
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 месяца назад
Hadaanad waxba karaynin waddanka iyo masuuliyadda iska wareeji
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 2 месяца назад
Boobka iyo musuqmaasaqa iska joojiya. Wadaado aan xaq sheegaynin ayaa ku dhagaysanaya
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад
Raysul wasaaraha xafiskiisa Qabiilkiisa kali ayaa ka shaqaynaaya Gurguurte mada
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 2 месяца назад
Marxuun asagaa kow ka ah oo xasan usahley wax dhacaya haduu ka qaban lahaa waa istaagilahaah umada la barakicinayo hala joojiyo
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 месяца назад
Waad caqlaaq darantahay u fiirso hadaladadi Rw ma adga ka dhigey marxuun dadka ka hadlaayo ba adiga iyo wax la mid ah
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад
​@@billeabdi1061horay Ayan Aqli laga sugeynin
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu 2 месяца назад
​@@billeabdi1061marka uu qof dadka iska xejiyo madaxdii dalka ugu sarreeysay, dalkaasi wuxuu yeeshaa isha aay Soomaaliya leedahay!
@Shiinecalijiije
@Shiinecalijiije 2 месяца назад
Taleefoonka xasan sheekh maa qabatid hadalkaa leedahay wuu dhibayaa xamsoow
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад
Gurguurte madaxtooyadiisana Qabiilkiisa kali ayaa ka shaqeynaayo haddana caqli xumadooda Waxaa ay rabaan qabayaada in ay dhammaato
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 2 месяца назад
Adinka rwmasii kabteen mise waad bur buriseen
@JaamachassanRodol
@JaamachassanRodol 2 месяца назад
War nin yahoo sadex keen labo aan kalabexee baa dad ku xasuusanayaan, marki laguna arkabo
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад
Qabyalada xassan gurgurte tuuga munafaqa ah Aya bilabay dib loo labanaya Nacala maxbuuskii Ku dhalay Ku yaal
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 месяца назад
xabaalaha iyodhaca kahadal cuqdadlowyahow adaa udhartey somaali hadana kacabanaya shirkana carab ayaa lacag uga radineydan
@DaahirAhmed-g5k
@DaahirAhmed-g5k 2 месяца назад
Adeer axmad madoobe usheeg.qabyaalada daa dheh adiga.ayuu ina adeerka.yahay handii uu wax kaa qaadanayo
@MaxamedMaame-g7t
@MaxamedMaame-g7t 2 месяца назад
War ninkaan waxba kama warqabo nio xamse dadka waray saniya baa igaladaran kkkkk😅
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
BEENAALE AAN ARAGTI IYO FIKIR LAHEYN
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 2 месяца назад
Adoonkaan yaa barey afka
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 месяца назад
Hooyada baa bartey xoolo nool baa tahaye uff
@AbdullahiAbukar-uo7jg
@AbdullahiAbukar-uo7jg 2 месяца назад
Tv been been beri warkas haduu been noqdo ma xishooneysid miyaa
@alimohamud4740
@alimohamud4740 2 месяца назад
Adeer adaa RW ah. Yaad u sheegeysaa inuu wax ka qabto? Adiga iyo Madaxweynuhu saxa wixii qaldan ama meesha isaga taga. Adeer daku waa fiican yahay ee madaxda ayaa xun oo qabiilka, musuqa iyo dawlanima xumada ka shaqaynaya. Mudane RW adaa Dalka dawlad u ah ee haddadan waxba qaban karin IS CASIL iyadaa kuu sharaf roon.
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад
Waarbal calankana bedela
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 месяца назад
SHEEKO. RAQIISA. LOOMA BAAHNA ADEER. SHALAY WUXUU KU BURBURAY. DAL KU WAA. QABIIL. HADANA. NIN. KII SHALAY. KU BUUQAYAY. QABIIL. XASAN. SHEEKH. BUU AHAA. EE. LAHAA. I991. BAA. LOO NOQONAYAA. DAWLADNIMDU. MA XANUUN. QABIIL BAA. DADD. KA. JOOGA. BAAR LAMAAN KA. MAXAY. KU JOOGAAN. WAXAY. KU JOOGAAN WAA. QABIIL. ISAAQA. JOOGA. XAMAR. EE MATALAADA. QABIIL. KOODA. KU JOOGA. IN TAA WAXAY KA SHAQEEYAAN. IN. AY. CALAN KA. DAL KA SOMALIA 🇸🇴 KA HORYIMAADAN. YAGOO REER. AH. OO AY. DHAHAAN SOMALI MA AHI OO AY OROMO. SHEEGTAAN. MAXAA KU KALIFAY. WAA CUDU QABIILA. OO. AY ABUUREEN. YAGOO. SIYAAD BARE IYO MENGISTU HAILE MARIAM DAGAAL KII DHEX MARSY. KA FAA IDAYSANAYA. BAY. CUDUR QABIILA. ABUUREEN. HADA. RAYSAL WASAARE. AQOON.TAADA . IYO. DOORASHO. . REER. GALBEED . KUMAADAN IMAAN EE QABIIL BAAD KUTIMID XAFIISKA RASAL WASAARAHA
@MaxamedMaame-g7t
@MaxamedMaame-g7t 2 месяца назад
War ninkaan waxba kama warqabo nio xamse dadka waray saniya baa igaladaran kkkkk😅
Далее
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 2,6 млн
Kaftanka Siyaasada 532 oo aad u xiisa badan
32:51
Просмотров 42 тыс.
Think Fast, Talk Smart: Communication Techniques
58:20
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 2,6 млн