Тёмный

DEG DEG:SHACABKI MUQDISHO OO CODSI U DIRSADY FARMAJO IN UU CAFIYO FARMAJOW SOO LAABO 

GAAS FILMS & VLOGS
Подписаться 32 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

We need your support to encourage you to join us.
Subscribe and Leave your comment Don't Forget
Produced By GAAS FILMS ©️ All Right Reserved
Contact Me What's up +254706960721
#GAAS_FILMS_VLOGS_SUSCRIBE
#GAAS_FILMS
#GAAS FILMS MEDIA
#SULDAAN SEERAAR
#GULLED SIMBA
#ILKACASE QAYS
#XARIIR AHMED
#ISKALAJI
#NAJMA NASHAAD
#HODAN ABDIRAHMAN
#SHARMA BOY
#CABDIRISAAQ ANSHAX
#QAMAR SUUGAANI
#UGBAAD ARAGSAN
#ISMAIL DANAN
#MAXAMED BK
#SAMATAR
#MURSAL MUSSE
#MISS XIIS
#KIIN JAAMAC
#SHAADIYO SHARAF
#NADIIRDA NAYRUUS
0 Comments
DAAWO:ADAA QOSLI DOONEE HADAD QOSLI WAYDO WAAD XANUNSAN TAHAY DHAQTAR TAG...
#GAAS_FILMS_VLOGS_SUSCRIBE
KU XIRNOW MARKASTA #GAAS_FILMS& VLOGS KALANA SOCO BARNAAMIJYO KU XIISO GALIYA FADLAN HADII AAD KU CUSUB TAHAY CHANNELKAN #SUBSCRIBE NOO SAAR VIDEO GANA #LIKE SAAR SIINA SHARE GAREE MAHADSANID
#GAAS_FILMS
#GAAS FILMS MEDIA
#SULDAAN SEERAAR
#GULLED SIMBA
#ILKACASE QAYS
#XARIIR AHMED
#ISKALAJI
#NAJMA NASHAAD
#HODAN ABDIRAHMAN
#SHARMA BOY
#CABDIRISAAQ ANSHAX
#QAMAR SUUGAANI
#UGBAAD ARAGSAN
#ISMAIL DANAN
#MAXAMED BK
#SAMATAR
#MURSAL MUSSE
#MISS XIIS
#KIIN JAAMAC
#SHAADIYO SHARAF
#NADIIRDA NAYRUUS
0 Comments
#GAAS_FILMS_VLOGS
MARKASTA KU XIRNOW GAAS FILMS
0 Comments

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@jamacadan2200
@jamacadan2200 17 дней назад
Guul farmaajo xabiibul malaayiin
@aadanfood7473
@aadanfood7473 17 дней назад
Guul guul ❤farmajo❤habiibul❤malaayiin❤
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 17 дней назад
Walaahay baan ku dhaartaye waxaan kuriyooday 2 sano kaho farmaajo oo caawinaya dad maato u badnaa dumar waayeela uu caawinayo oo uu siinayo cunto bisil oo kartoomo kujirta nooca hudheelada cuntada kuridaan meeshay fadhiyeen waa laamiga iyo wadooyinka dhinacyadeeda waqtigu waa baraf jaakeet madaw oo dheer buu gashanaa isagaa uqaybinayay cuntada SAAS baan kuriyooday oo ilaahay igaga sareeyaa
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 17 дней назад
Cidkale yuu caawinine cawudwaaq iyo gado ceelal xitaa maka qoday been iyo faan cidlaa ma socdo wax ay isdhaamaan ma arag kuwa madax ku sheegaa
@BbbCcc-uj6mo
@BbbCcc-uj6mo 16 дней назад
Far kaliya fool mamaydho hadii lala shaqeeyo farmaajo wakhti yar buu karaamadii umada soomaaliyeed iyo horomarka dalka kor uqaadi lahaa inshaa alaah waa nin daacadah oo soomaali usiman tahay hantida guudna iyo ta dadkana madhaco waana nin wadaniya guulayso baanu leenahay
@geenyodila9095
@geenyodila9095 17 дней назад
Soo noqo adoo nabad ah M/Farmaajo❤❤❤xabiibul malaayiin
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 17 дней назад
Munafiqeen weye Yesterday Framajo waa Daadrood today come Suxbanallah المنافقوا بين الامس واليوم فرق كبير
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h 17 дней назад
Waa runtaa soomaali waxay aqbalaysaa muwaadin jecel dadkiisa kaasina waa farmaajo guul farmaajo from awdal
@GgHh-o8d
@GgHh-o8d 17 дней назад
Salamaad wankaxumahay waxaa kudhacay.shacabka somaliyeed. Lakiin farmajo raali.ayeyKa.ahaayeen Markii labixiinayey.hadana.ayagana cabadaya
@ashajimale6888
@ashajimale6888 15 дней назад
Runtii wax kama ogit xamar iyo waxa ka jira ee iska Aamus,Farmaajo wax uu xukun ka yaqaan ma jiraan,mida kale Dab Damis,sida magaca ka muuqata waxaa iska lahaa Dab Damis, Farmaajana Habar gidir waa ku dhici waayay,ee Hassan Sheikh haddii uu dhulki Dawladda ka kiciyay waa ku mahadsanyahay ee runta ogaada.Thanks🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 17 дней назад
Sax that is true
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 17 дней назад
Xasan ayax iyo kooxdisu waxay ka kooban yihiin dugaagii aduunka ugu khatarta badnaa
@mohamedyarrow3508
@mohamedyarrow3508 17 дней назад
❤❤❤❤
@sharifaabdulle2154
@sharifaabdulle2154 17 дней назад
yes waa ruunta
@Asanbile
@Asanbile 17 дней назад
❤❤❤❤ madaxweeyne ❤❤❤ mahamed ❤❤ abdulaahi ❤❤ farmaajo ❤❤❤❤ gaajo iyo dharag ❤❤ maalina maan oran erey xun ❤❤❤❤ waxaan taageeray maalintii la,arkay ee uu ra,iizul wazaare noqday ilaa uu madaxweeyne kanoday dalka habeenkii ladooranaayay waxaa la,ooyay farxad habeenkii laga guuleestay waxaa la,ooyay murugo iyo naxdin farmaajo oo kale lama helaayo somaali farmaajo waxuu uyahay hadiyad kaga timid xaga allaah aan ku fara adeegno madaxweeyne farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤
@user-no9pg9ye1p
@user-no9pg9ye1p 17 дней назад
waxadnoshegaysoday 33 sane lacagla aankudaganayen bililiqo aanohod weyan habargidir iyo abgal naartaa deeqda
@zainabmaxamuud6091
@zainabmaxamuud6091 17 дней назад
Hanoolad madaxwayn mohamed Fromajo guul iyo gobanimo.
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 17 дней назад
Guuuulu farmaajo xabiibul malaayiin
@AbukarMasudi
@AbukarMasudi 17 дней назад
Waa Hubaal farmaajow soo noqo Markale
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 17 дней назад
That’s right yes yes yes that’s right
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 17 дней назад
Waa hubaal in aan loo xiiseeynin. Waxaad soo qaadabaysan miyaa dadka Soomaaliyeed ee gurtaha lafa bixiyey. Taas na ahan in la jecel yahay ee waa sad isja caraysaan .waxaad iliwsan tagay in laga raystay qaraxtadii iyo is baaeadii loo dhifabatey judka aad mooberl ku qaasan karin oo lacagta ay shaqaysran laga bareysto.
@nasroegal7289
@nasroegal7289 17 дней назад
Farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@adanabdi5249
@adanabdi5249 17 дней назад
Subxaana Allah.
@hibo7569
@hibo7569 17 дней назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲yaarabi Yaarabi
@user-fj1kd6sj8c
@user-fj1kd6sj8c 17 дней назад
Soon noqo farmaajo aadoo nabad ah shacabkaa Ku doonayaa ,ka soon gaadh mujtim xasan dhiiqo iyo damuljadiid,
@fadumomohamud2077
@fadumomohamud2077 17 дней назад
That’s right yes yes 😢😢😢
@abcbc4008
@abcbc4008 17 дней назад
Asc.xasbunAllah wanicmalwakiil farmaajo oo ka dhigiwayey Nabad muqdisho oo xataa Qaraxii dhacaa sobe iyo meel walbo umada ku dhimatay xataa ma dhihin Allah ha u naxariisto aan Rabnaa Dhahaayo waxaan Rabnaa Farmaajo ma ahan Reer muqdisho.Allah naguma soceliyo Farmaajo iyo Nabadiyo Naxdin xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiiin.miqdisho ilaa Afgooye ilaa johar waa Nabad waxaa lagu tagaa bajaaj.shacabka waa daalimiin sharkooda aqlixumadooda Allah hanaga xijaabo.shacabka Qasab kumadaganaakaraan waa in ay guuraan .hada waxaa jira dowlad buxda oo shaqadeeda Qabsaneyso dalxureeye xaasidkiisa cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmawakiil farmaajo iyo naagtaan hadleyso sharkeeda Allah hanaga xijaabo Amiin yaa Rabbi.xasbunAllah wanicmalwakiil
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 17 дней назад
😭😭😭😭😭😭😭farmaajo ale hasociliyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v 17 дней назад
Madah. Weyne. Maxamed. Abdilahi. Farmajo. Solawo. Dalka. Ayakubahan. Wallahi. Wakusugeyna. Wallahi. Jale madah. Weyne. Maxamed. Abdulahi. Farmajo. Solawo. Mar. 2
@user-kw1yu4ow3n
@user-kw1yu4ow3n 17 дней назад
Magaca sax werire
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 17 дней назад
Yaab …. Somali shalayle may ku jiree hadba kiitaga inay u shalaayan wa ceeb siiba kuwi wax ridaayay ayaa baroorta. war heedhahaya aqligiina ha shaqeeyo.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 17 дней назад
Thenkes
@adanabdi5249
@adanabdi5249 17 дней назад
She is right.
@MuxumedmaxamadCabdi
@MuxumedmaxamadCabdi 17 дней назад
Waa sax arintaas
@user-kw1yu4ow3n
@user-kw1yu4ow3n 17 дней назад
Madaxwene maxamed farmajo
@YasiinDharaar
@YasiinDharaar 17 дней назад
Asc. Sonoqo. ilahaw ku so celi ado nabad qabo madax wyne maxamad cbdilahi farmajo
@nasroegal7289
@nasroegal7289 17 дней назад
Waa sax
@theonlyman1405
@theonlyman1405 17 дней назад
Shalay reer muqdisho waxay lahaye farmajo nadaf mantay farmajo so labo ader farmajo oo arkarkay rer muqdisho Wana yaqana waxa sanadkan farmajo soma labanayo farmajo isko tashada qaylo oo ma rabno deb reer muqdisho ma ahan dad wadane ah marka isko tashada tahreb med nol iyo med dentay reer muqdisho Hal qof oo wadane ah Kuma nola marka boqa hala yareyo please
@user-up5db7pf2q
@user-up5db7pf2q 17 дней назад
👍❤️🌹👌👍❤️🌹
@saciidomire6372
@saciidomire6372 17 дней назад
Soo dhaweeya
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 17 дней назад
Barakac waxa keena colaad abaar fatahaad dowladu ma lamid bay noqotay
@FarahBare-du6zf
@FarahBare-du6zf 17 дней назад
Xilka darood oo lahiya aya u fican wlhi 😢
@Asanbile
@Asanbile 17 дней назад
Daarood oodhan maahan ee waxaa istaahilo oo mudan in dalka boqortooyo looga dhigo gobta somaaliya beesha sharafta iyo karaamad usoo jiido mar walba somaaliya waa sade daarood gaar ahaan reer diini waan hubaa waxaan ka aragnay jaale maxamed siyaaad bare iyo mudane maxamed cabdulaahi farnaajo wax ceeb ahna laguma sheegi karo 26 sano oo ay talinaayeen 21, siyaad 5 farmaajo sharaf amaano nabad iyo dadaal
@ayeeyocambaro1671
@ayeeyocambaro1671 17 дней назад
Anas marxuun buu ahaaa framajo
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 17 дней назад
Idinka lee majnuun dhahdeen walee nabsi ma soo daaho
@gaasfilmsvlogs613
@gaasfilmsvlogs613 17 дней назад
PLS SHARE GAREYA UMADA SOMALIYED ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-pE_sTU-zwrA.html
@AliGramGrammaire
@AliGramGrammaire 17 дней назад
Félicitation coul formajo
@abdibare5825
@abdibare5825 17 дней назад
Waryaa khuuy
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 17 дней назад
Farmaajo.asaga yaqana abgaalkan damerada bahinka ah ala.sidu u ciley markasa hg ku jisaren farmaajo.mantana abgaal o cadow ciilqaba gun ah aya.sa ugalaya sorry walahi
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 17 дней назад
Sxb m.w Farmaajo dardiis ban subscribe kusaaray ❤
@user-fj1kd6sj8c
@user-fj1kd6sj8c 17 дней назад
Xasan dhiiqo wax fiican usameeyey bal sheeg,khayinwaddan mujrim,taatiikhda meek madaw ka galay ninja xsan uhiilinayow adaa ka qoomameyn we garo.
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m 17 дней назад
Dadka leh farmajow soo noqo waa kuwii xasan u sacbinaye oo farmajana mucaaradaye u hilinaye xasan bilaash
@djjdjekeidjdjdneejsk
@djjdjekeidjdjdneejsk 17 дней назад
Dhah dhah
@arabsiyolivetv5831
@arabsiyolivetv5831 17 дней назад
Soomali ninjeclaysi iyo qabyaalad ayaa qayrkeed kareebay waar yaa dalkan hogaminkara waxay lasowada ordaysa qabiil farmaajo maya waa khayin orod sobadh intujogay sidu yelay
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 17 дней назад
Kkkkkkk
@user-jj7tc2dh2v
@user-jj7tc2dh2v 17 дней назад
Warunda. Dalkan. Farmajo. Ayahukumikaro
@Hasnktal
@Hasnktal 17 дней назад
Farmaajo ilaahay umada kuma soo celiyo ninkii dhiibay Qalbi dhagax iyo inkraan tahliil meel haku sheego
@guledgled8695
@guledgled8695 17 дней назад
Qurmoon dilli oo aan waxba garanayn farmaajo haku waso
@djjdjekeidjdjdneejsk
@djjdjekeidjdjdneejsk 17 дней назад
Farmaajo Waa mareexaan kkkkkkkkk
@munahussein9687
@munahussein9687 17 дней назад
Farmajo iyo sadaqjoon godka ha idinku shebe kabahena ha idinku dugee
@fadumoomar5280
@fadumoomar5280 17 дней назад
Xasan sheekh wuxuu sameeyey uqira cawaaniin yahay
@FarahHassan-fp9tr
@FarahHassan-fp9tr 17 дней назад
Maxaa Farmaajo iyo Xassan Sheikh maogiye Soomaali kaloo madaxweeyne noqon karto malahoo? Farmaajoow hanagu Soo noqonin
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 17 дней назад
Ninkan waa ninki ?????????
@fadumoomar5280
@fadumoomar5280 17 дней назад
Farmaajo haigu soo celinin
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 17 дней назад
DAAROOD DABA WEYNE CEYDI NIDHASHAY WASA
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 17 дней назад
ADIGA IYO FARMAAJO NAGYAHAY XAMAR WAXAAD KU TIHIIN KOYTO. MANA SONOQONAAYO
@fadumoomar5280
@fadumoomar5280 17 дней назад
Nacas iga dheh nin weyn wuxuu meel lasoo istaago baldey
@user-ic6em1nv5z
@user-ic6em1nv5z 17 дней назад
Tan waxaan kabaraneynaa I hg ayxigto daarood.oocadowgoodu yahay hawiye dameer
@faataxohagi1911
@faataxohagi1911 17 дней назад
FARMAAJO WAA DHIYACAB SHABAABA KURABANA DHASHI SHABAAB. IYO FATAALIIN IYO NIN LAGU SAYMEYNAYEY WAXAN WIXII LASHAGEY.
@xasanafrax3401
@xasanafrax3401 17 дней назад
Beenloow.Qabyaaladiiste..istupid.aan.caqli.laheen.farmaajo.wadanka.ku.soo.noqon.maayo.waa.caqli.gaab😊
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 17 дней назад
Abgaal.bahahin.ma.ada.aqli.xumo.dadku caya doqon yohow qalad.beyba.ehed.in hogan ka.dalaka.lagu dhibo.lakin no more.abgaal dameer.aqtuf
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 17 дней назад
Laangaab daarood ma hogaamindoon xamar ama soomaali ogow Shay rufiyaan ayaad aheyd dhulbahante waa liitayaal
Далее