Dadkii ay u niikin jiray ee amaani jirya ee dhihi jiray keep going aaway 😂😂 hadii ay ku dhimato xitaa xisaab alle baa hortaala sababtoo ah fisqi bay faafin jirtay 😂😂
Scw scw scw Subxaanallah Allaha Somali soo hadeeyo filterna xaal ha qaato😂😂😂😂😂😂Dahir waa ka sii cudur daartay with filter uu saan u eg yahay whithout siduu ekaan lahaa jabiso😂😂😂😂😂😂😂😂
Gabadhaaan qasqaski ay isku cadayn jirtay aayaa korkeedu bartay cuncun aa haayo nolosha ayay ku uri hadii aan laga gaarin xabsiga waa ku dhimanee kuleel waaye xabsi aaax aax. Teeda kale qabiil ayay shiiq iyo shariif cayday waa ka soo baxee ayada iyo inti kale ee qabiil dhan cayay ama HG ha ahaayo ama AG.