Тёмный
No video :(

Siham Tahliil gabadha ugu cansan HG oo xasbiga ku dhex dhiman karta Sadex xanuun oo laga helay kdb? 

MUNASAR MAXAMED
Подписаться 170 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Sihaam Tahliil gabadha ugu caansan HG oo xasbiga ku dhex dhiman karta kadib saddex xanuun oo laga helay ? | Maxaa loogu diidey dammaanada ? Caddeymo.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 244   
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zaynabahmed2025
@zaynabahmed2025 Месяц назад
Scw
@Tasniim1
@Tasniim1 Месяц назад
صلي الله عليه وسلم وبارك عليه ❤️.
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy Месяц назад
Sallaahu calleyhi wasallam
@WacaneyInaMohammadabdi
@WacaneyInaMohammadabdi Месяц назад
Salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim ♥️💯♥️💯💯
@WacaneyInaMohammadabdi
@WacaneyInaMohammadabdi Месяц назад
Salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim salahu caliyhe wasalim ♥️♥️💯💯♥️💯
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 Месяц назад
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb Месяц назад
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Месяц назад
صلى الله عليه وسلم
@MaxameddeeqCumarcabdi
@MaxameddeeqCumarcabdi Месяц назад
Aaway qabilki ay udagaalameysay shalay muxu xabsiga uga so sari la yahay wey aragta hadda waxa uu qabilka yahay shalay waxa la dhahaye horay usoco wad saxan tahay lkn manta kaliga xabsiga linta ku cab logu abal guday ilahey ha cafiyo walashen siham tahliil
@munasudi3392
@munasudi3392 Месяц назад
Adiga xataa waxa kaa hadlinaya waa qabiil
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel Месяц назад
Alha cafiyo wlasheen sihaam Iyo intkalaba
@BAYUTADOW
@BAYUTADOW Месяц назад
Good job Dowladnimada ha shaqeyso Waa in iqaabtooda la mariyaa.
@hibaali4311
@hibaali4311 Месяц назад
Siheem Tahlili Maxamed Xarbi allaha hakufaaciyo walshaya qaali Caafimada waa shay qaali Nafta waa xunuun dhibbadan Caafimada teema allaha hakusiiyo Amiin yarab❤❤❤
@AwesCabdulhi
@AwesCabdulhi Месяц назад
Alle ha caafiyo ayada intiba muslin ah amiin yaarabi
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 Месяц назад
Warqada somali my ku qoran English jajab ah by qorayan cajib !!
@SaidAbdullahi-cv3il
@SaidAbdullahi-cv3il Месяц назад
😂 anaaba yaabay
@user-gw4vm5fx9m
@user-gw4vm5fx9m Месяц назад
Walee anigaa yaabay Somali English mataqaano
@yasmineomar9271
@yasmineomar9271 Месяц назад
Subxanallah comment tiskodhn wax warqada kahadloyo maleh Médicale paper san losoqoraya wle ina adeero le mesha lagujoga
@umumasaakiin5396
@umumasaakiin5396 Месяц назад
Anigaba yaa allah aa ku akhriye
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
Engish in laboratory ilbaxnimadey kamid tahay
@saafilifestyle6516
@saafilifestyle6516 Месяц назад
Walaal eczema Waa skin allergic so she need allergic cream and dermatology. Doctor to check
@SaidAbdullahi-cv3il
@SaidAbdullahi-cv3il Месяц назад
Difficulty preathing= Difficulty in breathing Skien elerchig= skin allergy Warqadda iska saxa eberkiin baa tihiin!
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w Месяц назад
Been hada araktay waa tano kale xita sida u fahan tay qoraalkaas bugta error kkkkkkk
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 Месяц назад
Warqda waxa qoray ,reer waan daadshey 😂😂😂 , am dying 😂
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q Месяц назад
😂😂😂😂😂😂 fake DR. 😂😂😂😂
@user-rc8bu3lp7x
@user-rc8bu3lp7x Месяц назад
cambaar iyo allergy waa chemicals ka korka la marsado baa keena
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Qofka warqada qoray English ka dhibayo 1. Difficulty preathing❌ Difficulty breathing✅ 2.aczena❌ Eczema ✅ 3.skien elerchig❌ Skin Allergy ✅
@Binthlm
@Binthlm Месяц назад
💯
@faadumozahra94
@faadumozahra94 Месяц назад
Kuwa xanunada so qorayba ma yaqanan, side diagnosis ku gaareen horta 😂😂😂😂😂
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
@@faadumozahra94 diagnosis weli lama sameyn becus dhakhtarka lama geyn lkn wa wxa ay gabdhu u sheegty dadkeeda iyo qofka warqada qoray wxn umaleynaya wxn wxa keenay wxy weydey qasqaskii ay marsan jirty ama meesha kuleel bdn ama dharka wasaq ah 😰😰😰😰😰😰😰
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x Месяц назад
Nabiga csw wuxuu yiri asagoo qabyaalada ka hadlaayo دعوها فانها متن ka taga waa qurine
@rumaanmacalin
@rumaanmacalin Месяц назад
Jir lacadeeyey ma meel kulul u adkeysa kara alah hanaga haayee
@masudmohamed398
@masudmohamed398 Месяц назад
lkn sawirkaaan maxaaa usoo qaadaty adigoo sawiro kle posible ah heli karto
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Месяц назад
Iyada hadeyba hore u soo dhigtay maxaa diidaya in ay dadka kale isticmaalaan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
Gurgeda muu kasoo xadey sow ayadu makes in hadey dhimatana waa uun uyaalaa
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Месяц назад
Wa nin xuno dhilaya ninkan o wasaqqa
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
​@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 iyadu mxy sawirka noocas ah u gashy mrka hore ay adunka ugu so bandhigtey
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Месяц назад
Intaan xanuun qabto daawoyin leyihin halogu dhex geeyo xabsiga wax dhibaato maleh uma dhiman karto xanuunka wa lala nool yahay
@ju4965
@ju4965 Месяц назад
Allah caafiyo
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад
Maqaarka waxa keenayo waa Qasqaska ee marsan jirtay iyo meesho kulaal ah taasa keeni karto aan fila xanuunada allh hacafiyo 😷😷😷
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Месяц назад
Subxanalah, Qof marya xidhan oo Adna Qawan , waa Diin La.aan Iga dheh, Allaw soo hanuuni oo Diinta Fahan Sii😭
@FeysalNice
@FeysalNice Месяц назад
Maxa kaa kalay adiga sheemo waxid
@omerhassan3041
@omerhassan3041 Месяц назад
Gabarta xabsiga hala soo baxsho hana la cafiyo! Hadaan la cafihayn isbitaal haloo wado oo ha soo daweeyo.
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Месяц назад
Fatush ilmaheda xalaasha ay wacal tiri sihaam siham alle haw denbi dhaafo gabar walashed o gurigeda dhaqanaysay ku tiri wacal ba wda marka umada ilahay hada dulmiso wa helay malin uun😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Месяц назад
Fatush wa dhilo xuno ayada nabesay xafsa queen gorme cebkaslim noqotay wa bastrad fatushtas afka baldiga leh
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Fatush tee wye
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor Месяц назад
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 اتق الله حيث ما كنت
@sadioali7329
@sadioali7329 Месяц назад
Sihaam xeran hadii maqlo Wlh waan yabaa garyaqaan malintu dharaneyey so xasuusana uu dhayey kenya 🇰🇪 jogaa Hada iso wacday dadka qaar maba la aamini karo Wlh Subxanallaah 😢
@bellasharif9501
@bellasharif9501 Месяц назад
Snkin whitening ka ha iska daayaan gabdhaha waa iga waano koleey.
@Cadar49
@Cadar49 Месяц назад
Waa canbaar ee qasqaskii eey marsan jirtay buu maqaarka rabaa ee qasqaskii haloo geeyo gabadha
@sadioali7329
@sadioali7329 Месяц назад
😂😂😂 waa runtaa
@Abdikhadir-oq9sj
@Abdikhadir-oq9sj Месяц назад
Kkkk That’s true
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Месяц назад
WAA CAMBAAR
@Cadar49
@Cadar49 Месяц назад
Haa waa cambaar lakiin dadka is cadeeyaa markeey waa yaan dormafaatkii la isku cadeeynaayay mise qasqaskii canbaar beey yeeshaan skin kooda wuu bukadaa Subxanalaah qasqaskii haloo geeyo gabadha
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 Месяц назад
@@Cadar49 waa naftada xalag subx
@Superwizardfromarsenal
@Superwizardfromarsenal Месяц назад
Thanks Munasar
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Месяц назад
Walasheena Allaha shaafiyo Xabsigana Allaha Kasoo furto Khabyaaladana Allaha ka Madoobeyo
@yamohamed8800
@yamohamed8800 Месяц назад
Good job Taliye 👍🏽👍🏽 lock them up, wax halagabarto taliyaha 😂😂😂
@Superwizardfromarsenal
@Superwizardfromarsenal Месяц назад
No one is above the law. Taliyaha Xabsiga 👏
@somalidahoreofficial1056
@somalidahoreofficial1056 Месяц назад
Asc bro waa eczema somali ahaana waa cambaar waxey kamid tahay skin disease cudurada kudhaca maqaarka
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 Месяц назад
Oo gabdhaha intaas aa canaan ugu filan mee iska soo daayaan @@
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc Месяц назад
Ilaahay hakasoo bad baadiyo caafimaad deg deg ahna ALLAH SWT HA SIIYO... I REALLY FEEL BAD ABOUT THIS...
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 Месяц назад
Wey ku fiicantahay maxey la bakh bakh la heyd😂😂😂
@hamdanuura5051
@hamdanuura5051 Месяц назад
Kkkkkkkkk isrifaan
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz Месяц назад
Haaa
@bellasharif9501
@bellasharif9501 Месяц назад
Eczema waa extreme dry skin
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
Ha kudhimztee udasya fidnadeeda zalaga reysanaahee hadey jiran tahay daawey xaq uleedahay ee in ladaayo mahan because wey jirantahay goorba daawadey marszheysey weysay
@hamdimohamed5842
@hamdimohamed5842 Месяц назад
Xanunka habargidir inta qabta allah kacagiyo shaqsi hdaa kadadleysi mxaaa usoo qoresaa magac beeldhan doqonimadada waad qarin weysay xanunkaaga
@Mooiokk
@Mooiokk Месяц назад
Aamin Allah cafiyo adinkana allah idin ka cafiyo dadka nacebtihin somali is jacel ma jirto mid mida kle wu ku farxa adinka dadka ugu daran qabyalda markay timado dadka waku wa qabyalad barto iyo kuwa ku dhasho
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Месяц назад
Wr kaligis ma aha sidey somli qurunto u yihin bey uqdad hg qaban masakinta 😂hanafisan iska daaa
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Месяц назад
​@@Mooiokkhg cid ma necba e ayada la necbyahy inta uqdadesan o dhan ba neceb blse ya ushega hg iney necbka ku bulasho 😂wlh
@Mooiokk
@Mooiokk Месяц назад
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 maxaa la idin nacebyahay hadad is weydisaan faan iyo doqonimo le ma ahano gabar aad qabtaan inaad gubtayn ayaa hadana dadka usi booteynaysiin dadka waxay ka xishoodaan kama xishootiiin hada madaxa ka nahay dalka ma dhahysiin sababta la idin necbaan karo wa maxay wax gar aad haysatiin ma jirto caqli ka ha shaqeyo walaal qaali walaaltinimo dadka ina kula nolantan barta
@Mooiokk
@Mooiokk Месяц назад
@@sucaadcabdisucaadcabdi7079 rerha kale somalida way is qariyaan lkn adinka kuwa hawiye idin la eh iyo somali markay wax garaaan waad masertan naceebkin iyo cuqdadiin ma qarsan kartiin ilbax iska dhig somalida waxay dhahda wadar iyo waaxid ya walan marka la yaryahay ilmo waxaa jiro cunug ilmha is dhaho wa ka xog badantahay wadada u istaago qof walba ka yar isku taago dabecad nocaas qabtiin
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Wlhi waxbaa la tasay!
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel Месяц назад
Iso booqda wlalaheeyga shrfta badanoow
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam Месяц назад
Yaanloo abayeelin haqaadato natiijada kicicinta shacabka
@boonoboono6301
@boonoboono6301 Месяц назад
MUNASAR WARQADA TAARIIQA WAA TIRTIR YAHAY IYO QADKA MAXAA GADUUD KA DHIGAY
@suusuumohamed5955
@suusuumohamed5955 Месяц назад
War warqadaaas qofka qoray anaa ka aqoon bdn shaqane ubaahan maa leygu wareejiyo oo dadka garabka lagu siinaayo shaqada la iska daaayo
@ummusafwan2477
@ummusafwan2477 Месяц назад
Siham hoyo iyo abo uma nola qabil ba waxieh dhahdey mey waxuqabtaan 😢😂
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Месяц назад
Dowlda xirtay wa qabilkeda e nacda mesha kla taga
@abdi_252
@abdi_252 Месяц назад
Preathing kulaha sidaas miya dr lagu yahay😂😂
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Месяц назад
😂😂😂😂 waada qalad wuxuu soo qoray. Dictionary buu u baahan yahay.
@AminaAbdille
@AminaAbdille Месяц назад
❤❤
@nasriina3811
@nasriina3811 Месяц назад
Caadi ayaa laguu soodiray
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Месяц назад
A single waa uun canbzzr waxaan dhahno cudurmahan gorba waxey isku cadeyneysaa ukeney
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Месяц назад
Hg waa la dulaystay, yaaaahuuuuuu
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 Месяц назад
Hoyadaya la dulestay ciilan hg ayada wx dulesata .mida kle kuwa abgale xabsiga ku jira ma kuwi nasaha ku jaqi jiraq😢
@user-wk1mk7hv1f
@user-wk1mk7hv1f Месяц назад
Cibaaro ayaa ku dhacday fidnada
@bukaanbilechannel
@bukaanbilechannel Месяц назад
Alha kasoo furdamiyo
@abdurahmanmohamoud7280
@abdurahmanmohamoud7280 Месяц назад
Hooyadaa ayaa ku dhax dhimanrabta
@omarw5124
@omarw5124 Месяц назад
Dhibaatada waxa wye dalka in laga istaajiyo daawooyinka halista ah khas ahaan dumarka maqaarka kadila malma yar dhaldhalaa kadib.. inkasta o hadda ragga xataa qaar lasheegayo in ay kubiireen cadaynta jirka..
@FeysalNice
@FeysalNice Месяц назад
Waxaas sheeko bara reey xanuun ka maqaarka kulaha 😂 qas qas iyo Diano ayeey rabtaa 😂😂
@bazeera5520
@bazeera5520 Месяц назад
Dadka maangaabka ah Aya raadkooda raaca ,haddaan la joonin dhakhso akhlaaqda dadka qabyaalada isku bahaysta deganaasho iyo nabada was yaraane.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
Aksimadu wa xanuun maqaarka ku dhaca dadku aad bay isku xoqan ila dhiig ka yimado mana jogsanayo ila la daweyo
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Месяц назад
Damaanada maxkamada miyaa bixisa mise taliye shub xabsi waa ilaalo damaanada maxkamadaa bixisa
@Blackiislo
@Blackiislo Месяц назад
Munazar abdi rufiyaanka Ku taqasusay isku dirka beesha hiraab 😂😂😂 balse Dalka dowlada ayaa Ka jirto waxii hore wee dhamaadeyn No more qabiil danbe 😂😂😂
@farahhassan1299
@farahhassan1299 Месяц назад
Munasar warqadaas cudurada magacyadoodaba qoraalkaa ka qaldan dhaqaatiirneena ma sidaaseey wax u qoraan
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Месяц назад
Dadka soo qoray warqada haduu luqad qalaad waxku qoraayo Spelling mistakes muu iska fiiriyo? Ceeb ileen loona dhinto.
@SalmoMaxamed-c6i
@SalmoMaxamed-c6i Месяц назад
Illahy hacaafiyo
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Месяц назад
Taliye shub ma umaleynaayo inuu naxariis daro sidaas ah sameynayo ee dadkale aya ku hoos jira
@younusmahamoud9784
@younusmahamoud9784 Месяц назад
Dawadii Is cadeeska Ceebtaan Ayeey Laheed Ogada😂
@maxamuudahmedmostaf2839
@maxamuudahmedmostaf2839 Месяц назад
Alx Wraa tn waa ka nsny kuu sii hya dheh😅😅
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 Месяц назад
HAA MAQAARKII LA MARINJIRAY KAREEMOOYIN HADDII QABOOB UUW WAAYO WAXAA KA DHASHANAYA INFAKSHAN EE HALAGA BIXIYO XABSIGA SI DAMAANAD AH
@user-bx9uy7bx2v
@user-bx9uy7bx2v Месяц назад
Ma qabiil buu uhadlayaa mise shaqsi maxaa reer keenay meesha sawdiga iska dhiga wariye somaliyeed oo dawlad wanaagsan in la helo ka sheqeeya dadka uhadal lkn reeraha iska daa waxaad soo gudbinayso siin iyo dhareer haka dhigine
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Месяц назад
Ayadana bacdamaa ay ku jirto media ha qabiilka mey hood hoos u wadato
@abdirahmanwarsame5199
@abdirahmanwarsame5199 Месяц назад
Waa cudur maqaarka ah oo cuncun badan oo khatar ah haddii aan wax laga qaban dhib xun keena
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 Месяц назад
Ninkii soo joog laga waayo soo jiifa laga hellaa dhoocilahaan waa kibreene ka leexda hala edbiyo
@mohamedibrow6597
@mohamedibrow6597 Месяц назад
Waa cudurada maqaarka ku dhaca waa canbaar laakiin soomaali badan ayaa u taqaan waraabow
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Месяц назад
Kan maa wax Laga qabto. Iskudir Iyo Qabyaalad kaliya ka shaqeeya Hala qabto
@mustafawarsame3377
@mustafawarsame3377 Месяц назад
Waa cadalad daro taasi walahi labo isku dambi ah midna in lasii Dayo midna xabsi lagu hayo
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Месяц назад
Aczena waa canbaar iyo jir cuncunka
@ileey-Teens
@ileey-Teens Месяц назад
Af somali maa iskaka qordid. Af aadan aqon report kiisa maxaa kuu keyay.
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
Alla wllhi waa kanaxey halaga saaro gabdha maskiinta
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 Месяц назад
Tale shub soo daay gabadhan xanuuno badan haduu hayo
@umubilalaadan8272
@umubilalaadan8272 Месяц назад
Aczema waa cabaar
@ConfusedFireDragon-mq7xw
@ConfusedFireDragon-mq7xw Месяц назад
Maxaad usoqortay qabiilkeda maka hg naceda maskiin atahay😅😅😅😅
@munahussein9687
@munahussein9687 Месяц назад
Dowlada aya dhaqtar aya deynetso, no excuse
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 Месяц назад
Nadafada daro int mesha ku dreentaa lga yaabaa sidaa daraded ilhy ha caafiyo
@user-ip2ln3vf9p
@user-ip2ln3vf9p Месяц назад
RU-vid Kala kiciyay
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 Месяц назад
Wuw wuuw 😂😂😂😂 War ma taliyahay shukan satay miya haye
@CabdirisaqSabe
@CabdirisaqSabe Месяц назад
Eczema wa Cambaarta
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Eczema wa cambaarta sxb
@CabdirisaqSabe
@CabdirisaqSabe Месяц назад
@@11naa44 sax waye,gabadha waxey qabto wa Atopic eczema
@Happy-go-l
@Happy-go-l Месяц назад
Eczema iyo canbaaar isku mid ma ahan eczema waaxaa keeeno Jirka oo aad dry u ah cambaarna waxaa keeena fungal infection waxaana English lagu dhahaaa ringworm
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
@@Happy-go-l isku mid waye ringworm na wa gooriyaan meel kala nala aadey sxb
@yaasir1936
@yaasir1936 Месяц назад
@@Happy-go-lEczema waa canbaar dadka jaahil miyaa mooday 😂qasqaskii bay rabtaa waxaas ugu wacan canbaarta
@zahranur7111
@zahranur7111 Месяц назад
Eczema waa cambaar,cuncun maqaarka ku dhaco.
@abdirashiidabdinor3351
@abdirashiidabdinor3351 Месяц назад
Gabadha Maskiintaa Xabsiga ha laga soo saaro.
@Imraan12
@Imraan12 Месяц назад
Dawada ay isku cadaynayaan cancer skin ayay kaqaadi
@user-hx4ug3nc2n
@user-hx4ug3nc2n Месяц назад
ciidamao isbitalada geyo kasoo ce liyo haloo sameeyo
@abboowe
@abboowe Месяц назад
Areebo waaye isnadiifi dheh… iscaddeynta dhibkeeda arag
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 Месяц назад
Walahi I am very sorry gabdhaha somalida iyaga oo ah dadka aduunka ugu midabka gurxoon ayey gas gas iyo balaayo marsanayaan please jirkiina haku ciyaarina ee iska daaya balayada aad magaarkiina marineysaan becouse kuleel yar uma adkeysan kartaan tan kale kansarka ku dhaca maqaarka ayaa laga qaada marka iska daaya runtii magaarkiina unbaad gubeysan oo khafiif noganaya
@adonallah
@adonallah Месяц назад
Munasarow dacwaan kaa nahay naagTan anshaxa daran ayaa hg ugu caansan Tan qoslaayaha Togashada kuxuman iyo sid cali ayaa dhaama sharafTeda iyo sharfTi dadkeda dhulka lagashay
@hamdimohamed5842
@hamdimohamed5842 Месяц назад
⁠ wxan aan ka hadlayo inaa ifahnte ayan rajena somali isma jeclo hadane waa dad isdhala dhasshy. Hdana is dhaly we wxan diidanhy in ayadoo 1 qof laga dhadlyo macag qabiil bmesha lakeeno hadana adigo wariya ah waxaa larabaa in shaqsi laga hadlo ee an beel dhan magceeda title laga dhiganin
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS Месяц назад
Dadkii ay u niikin jiray ee amaani jirya ee dhihi jiray keep going aaway 😂😂 hadii ay ku dhimato xitaa xisaab alle baa hortaala sababtoo ah fisqi bay faafin jirtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Qorox
@Qorox Месяц назад
Sihaam free gabadha ha la dayo gabdha damiinta halaga ogolado Gabdhaha kale my ka liidata is not fair
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Месяц назад
Eczema waa qayb allergic ga kamidah
@munahussein9687
@munahussein9687 Месяц назад
Sharciga ha sareyo
@adannur4755
@adannur4755 Месяц назад
Dhibka jiro waa iscadeysa sihaam tahlil
@Boojo_boy1
@Boojo_boy1 Месяц назад
Aczena waa cudur laga qaado kiimikada la isku cadeeyo haduu joojiyo daawadii uu isticmaalaye (si kale waa addicted jir ka la qabsaday sida baleada waaana cudurka ugu badan ay qabaan gabdhaheena 90% because they use most is cadeen maqaar
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Месяц назад
Aczema waa jiro maqaarka ku dhacda kulaylkana wuu uga sii daraa, cun cun aad u darana wuu leeyahay, qofka qabana waa inuusan saabuun ku qabaysan
@user-jb6iv5ko4n
@user-jb6iv5ko4n Месяц назад
KKKKK SHEEKO MIYAA HABARGEDIR MAR MARSIINYO BEY LA YIMAADEN SI GABADHOODA LOO SOO DAAYO.
@hibaali4311
@hibaali4311 Месяц назад
Hg Waa quymiyada lakiin gabdha xanuunsan allaha hacaafiyo hadab qof xanuunsan kuqoslaysid caafimada allaha baxsho jees jees
Далее
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 11 млн
Средневековый киборг
00:39
Просмотров 534 тыс.
Triple Protein Sandwich
00:32
Просмотров 4,6 млн
DAKANO JACAYL PART 1 ( true story )
25:42
Просмотров 592 тыс.
Cristiano Ronaldo Surpassed Me! #shorts
00:17
Просмотров 11 млн