Тёмный

Deg Deg Sir Culus Shirqooladii Hubka loo soo gatay iyo Halis reer Caabud waaq ka hor tageen 

Xidigaha Tube
Подписаться 53 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 2 месяца назад
Wali rag nool ayaa ku jira umadda Soomaaliyeed🎉🎉🎉🎉🎉
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 месяца назад
Guul
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 месяца назад
Nin rageed waanu kuu baahanahay nooloow
@ahdnursiin1197
@ahdnursiin1197 2 месяца назад
Masha Allah Xildhibaan Kooshin GUUL&GOBONNIMO
@ifraaxqurux9873
@ifraaxqurux9873 2 месяца назад
👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌿🌿🌿🌿🌿
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 месяца назад
Waa wax wanaagsan in laheley dadkas
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 2 месяца назад
🎉🎉🎉
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 2 месяца назад
Xildhibaanka xaqiiqduu ka hadlayaa
@somaliahanato8939
@somaliahanato8939 2 месяца назад
😊
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 2 месяца назад
Cida hubka boobtay iyo cida keentayba waa dambiilayaal ee ma.a incidna la cambaareeyo cidna la barakeeyo
@lulaa1113
@lulaa1113 2 месяца назад
Hubkii lagugu weerari lahaa haddaad hesho weliba dowladaadii ku leysey muxuu yahay dembigaagu
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 2 месяца назад
Xildhibaanadii qaar ayaa. Qayliyeen waxay dheheen ugaaska mareexaan wax hub ah yuu siinin xasan culusow hadii xasan loo dhiibo sham shooter anaga xildhibaano ahaan wuu nadilayaa si qarsoodiya ayuu dadka udilaa xasan sh waa run barigii hore xildhibaano badan ayuu xasan sh hoos kalayaayay si qarsoodiya
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 2 месяца назад
Reer cabudwaq masibay kahotagen hubkina hasta oo dawlad majitee waa qabil ee illahay hanaga saaro qabyalada
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 2 месяца назад
Kooshin Noolow
@PoppieRooi
@PoppieRooi 2 месяца назад
Kkkkkkk
@ahdnursiin1197
@ahdnursiin1197 2 месяца назад
Aden Madoobe ayaa magaca Parliament-ka dilay, xisaabta ku darsada in isaga laga billaabo waa sun waabaayo ah una baahan in laga qabto
@AbdiRaxman-j5j
@AbdiRaxman-j5j 2 месяца назад
Xildhibaakaas ma aqaano isagaa imatala wayo wuxuugaranayaa xika umada uu uhayo
@AxmedcaliJaamac-z7n
@AxmedcaliJaamac-z7n 2 месяца назад
Adeer mamul goboledada sow ma ahaa jamhadahii dalka dagaal sokeye ka today mamul goboledada ma waxay xukumaan ciidanka soomaliyed sharciga Soo baro xildhaban qabil baa kursiga ku keenay waana idinkala noqday xildhabada fadaralka madama dasturka dalka aad dhamaystirin waydeen xukumada aad ridaan waligin shaqada ku dhamaysanaysen mushahar uma qalantan
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 месяца назад
Waxa kan paarlamaan laguma sheeki karo meel lagu aamusinayo xildhibaan maxaad ka fileeysaa shacabka waxaad haystaan nadaamka federaal ka waxaad u dhaqntaan si keligii taliye xakumo wadanka hala kala diro paarlamaan ka mushaharka u yimid
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 2 месяца назад
Iska dhurme dhinac u janjeedha
Далее