Тёмный

Nolasha Wadanka Qatar || 4-ta Qolo ee Imaan karto iyo Fursadaha ay heli karaan! 

Abdiwali Khalif
Подписаться 114 тыс.
Просмотров 63 тыс.
50% 1

Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Hordhac
2:20 Nolasha wadanka
7:00 Dhalinta imaaneyso
17:25 Sida lagu iman karo
19:25 Shaqooyinka ay Somalida ka Shaqeeyaan
38:00 Fursadaha Profesionals ka
44:00 Qoysaska Rabo iney xagan usoo guuraan
Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
Linkiga Sheerxirfad: sheerxirfad.com/
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Опубликовано:

 

20 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 213   
@deeqoali57
@deeqoali57 15 дней назад
Waa runta yurub quraanka waa lagu dhameeya aniga ayado 9 jiray gabadhayada dhamaysay mansha alah caruurtayda quraanka iyo school islamic iyo dugsi iyo carabi class oo.sabtida la aadayo baa isugu daray waana ku faaiiday alahamdulilah
@fathinuur4639
@fathinuur4639 12 дней назад
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 5 дней назад
Qurbe wa ku daalney qadarna ma rabne Illaahow dalkeni Soomaalia noo wanaaji
@ahnedbahal2574
@ahnedbahal2574 4 дня назад
Waligii nabad ma noqoteee u ducee in nukliyeer soo khaldamay ku dhaco somalida, si dad cusub oo Somalia ah u soo dhashaaan oo nadiif ah😢
@Maxkamada49
@Maxkamada49 3 дня назад
​@@ahnedbahal2574 adiga kaliga hakuku egado dhibadada u radineyso
@seidabdi751
@seidabdi751 3 часа назад
VIVA SOMALIALAND
@SeatAhmet
@SeatAhmet 15 дней назад
Ustaadii adoo mahadsan self decipline buugta ka hadleeso mawduuc nooga soo diyaari aadba u mahadsantahay❤
@maslahmohammed2596
@maslahmohammed2596 15 дней назад
Hal wax oo aad halmaamteen ayaa jira oo Qatar ay ku ixtiraamto Somalida : WAA GO'AANKII DHEXDHEXAADNIMADA AHAA OO AY XUKUUMADDII SOMALIA QAADATAY MARKII QATAR AY GO'DOOMIYEEN WALAALAHEED KHALIIJKA IYO MASAR.
@seidabdi751
@seidabdi751 3 часа назад
1960 WAXA SOOMAALIDA DALKOODA YURUB QOREEN SOMALIALAND UNAKUNA SOMALI REPUBLIC
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 10 дней назад
Waa mahadsantihiin Kheyr Allash ha idinsiiya🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿
@magloresaleh3992
@magloresaleh3992 2 дня назад
Teacher Aden , He was my English teacher in 2001 in Doha before pursuing my higher education back then ..I admire you teacher Aden and beyond happy to see you in RU-vid …Much love and appreciation adeer
@skunksskunkscadcadle3238
@skunksskunkscadcadle3238 10 дней назад
ASC SIDAAN U HELI KARAA VISAHA QADAR MARKAAN XIRFAD U LEEYAHAY CAGAFYADA WADIS TOODA DHAMAAN TOOD NOOC KAS TABA CARABIGANA AAN KU HADLO LAYSAN SACUUDIGA AHNA AAN HAYSTO SHIRKADO QADAR JOGANA AN KULA SHAQEYN JIRAY SAUDIGA BAL HALKAA IIGA WARAMA AKHYAARAY
@jacobxj387
@jacobxj387 3 дня назад
جزاك الله خيرا ياشيخ عبدالول خليف
@sultanhuud8422
@sultanhuud8422 7 дней назад
Masha Allah wadanka Qatar maclumad fiican baad iiga bidhaamiseen guuleysta aduun iyo aakhiroba jaalayalaal ❤
@justaweirdo8377
@justaweirdo8377 13 дней назад
Maansha Alaah, waa talo ufiican dhalinyarada dalkii la nacsiiyay ee loo diidey in ay nolol ku filan iyo nabad gelyo la'aan ku dhacdey
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 12 дней назад
Ustaad kawaran qof ilaa master level jamacadeed soo dhamaystay gaar ahaan civil engineering
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 11 дней назад
Dhibka allaah ha naga bixiyo
@seidabdi751
@seidabdi751 3 часа назад
AAMIIN
@user-pi6rv6hw5w
@user-pi6rv6hw5w 15 дней назад
Dunida meelkasta joog hadaa xirfad leedahay waaxaa tahay daimon
@aisha4873
@aisha4873 2 дня назад
Daimond exactly
@DhibaTada
@DhibaTada 11 дней назад
Waa sax xogtaan. Aniga Software Developer ayaan ku shaqeeyaa lkn US passport ayaa si fcn ii caaawiyey lkn dadkeena uma badna. Allow dalka noo hagaaji...
@maowali6725
@maowali6725 5 дней назад
Wll salary kwrn?Aniga software engineering baranya
@fatumafarah1823
@fatumafarah1823 4 дня назад
Asc walal anigu waxan bartay electric electronic uk seen ku helikaraa Walashay waa network computer maka helikarnaa walal
@DhibaTada
@DhibaTada 3 дня назад
@@maowali6725 taas waxey ku xirantahay waayo aragnimadaada iyo shahaadada aad wadato.
@DhibaTada
@DhibaTada 3 дня назад
@@fatumafarah1823 wcs walaal. Aniga anoo joogo California ayaan soo codsadey waxaana u shaqeeyaa wasaarada arrimaha dibada ee dalka marka waxaan kugula talin lahaa inaad marwalbo online ka soo codsato. Kheyr ayaan kuu rajeynayaa walaal
@abdullrahmanjoseph6930
@abdullrahmanjoseph6930 12 дней назад
Waaa adinka carab is moodey dalkiina Dhista dal adan lahayn Hano xarafanin
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 3 дня назад
Dalkee, ma dal wada tuugo ah, dil, dhac, kufsi maalin walba ka jiraad sheegeysaa, aleylahee yaa I geeya Qatar baad taagan tahay
@mahamedhassan2473
@mahamedhassan2473 12 дней назад
Qatar waa dowlad ku dhaqanta adoonsi ee lagaa noqonaya kafiil inkastoo sacuudiga dhaanta dhanka sharciyada balse waa dowlad dadka kale aan udhalan kafiil moye wax kale aan ku joogi Karin maanta lajoga nolasha muqdisho dhaanta oo walahi shaqo 00.1 hadii aad raadiso shaqo malaha Indian Nepal kii bangaladeshkii lacagta yar ku shaqeyn jiray baa shaqo la'aan heysaa
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 11 дней назад
QATAR SIDA SAUDI Arabia iyo Imarat la ma soo dhoofsadaan xoolaheena
@bashiressa2999
@bashiressa2999 9 дней назад
Manshaa Allaah
@abdikarimisaxaq4517
@abdikarimisaxaq4517 10 дней назад
Thanks guys wax badan baala idin ka faa’iday salute
@Bicir_yare
@Bicir_yare 3 дня назад
ماشاءالله
@MSalah-m3k
@MSalah-m3k День назад
Qatar meel mahan anagaa jogna dhaman dadkii yimaday wey iska laab teen ayagoo handidoo oo dhan kuyimid. Kuna qasaray qaarna istireys ayaa kudilay fadlan haa isku imanin wadankaan
@haachannel8793
@haachannel8793 15 дней назад
MnshaAllah Allahuma baarik 🎉🎉🎉
@smartman111
@smartman111 8 дней назад
Mahadsanid wll
@ismailali3501
@ismailali3501 15 дней назад
Waxba la idinka faa'iday masha allah horey usii wada guuleysta insha allah
@bintuaxmad7687
@bintuaxmad7687 11 дней назад
Asc ustaad sthy xld waxan kuweydiina bal kwrn fursadaha Qadar iyo dhankaa dumarka majaalka nooga banaan jazaka allh
@abuhaashimismaaciil
@abuhaashimismaaciil 9 дней назад
جزاكم الله خيرا wlhi sida igu fican ayad uga bixiseen sharaxaad koobsanaysa nolosha qadar oo dhn
@cisseabdimustaph6372
@cisseabdimustaph6372 13 дней назад
Mashaa allah❤
@mahamedwarsme9283
@mahamedwarsme9283 4 дня назад
Ilaahey nagu gargaaro waa ku dhibatey sanhy hadaa nhy team Qatar jogo Waalhi waa sax Qatar igu so orad maha
@falastiinmohamoud2876
@falastiinmohamoud2876 13 дней назад
Maansha allah rag hadal macno leh iyo talo wax ku oo la dadkooda siiyey
@bashj7379
@bashj7379 4 дня назад
jasakallahu khayr waa war bixin muhiim ah
@habdirzk8757
@habdirzk8757 13 дней назад
Mudane abdiwali fadlan shekha u daa hadalka ileen isaga ayaad waraysanysaa adiga mulaaxadaada gadaal u dhigo haka dhex gelin.
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 дней назад
Qadar, Suucuudiga iyo Imaaraatka midkee Dooran leheed in aad ku noolaato? Me Imaaraatka!
@qalbiqaboojis9206
@qalbiqaboojis9206 День назад
MashaAllah 🎉🎉❤❤❤
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 11 дней назад
Wadanka Cuman(Oman) wax macluumaad ah maka heesaan reerki rabo inuu uguuro.?🙏
@SeatAhmet
@SeatAhmet 15 дней назад
Thanks teacher
@SuhaybAlrashid2211
@SuhaybAlrashid2211 10 дней назад
Wllo waxbarashada dalka qadar ka soo hadal❤
@ceelkaomar
@ceelkaomar 12 дней назад
Dadka ha soo lug goynina hadhow telka ka densan rabtaan
@abdullahiosmanabdilot2963
@abdullahiosmanabdilot2963 15 дней назад
maanshaa allah
@abdulaahimohamedaamir4085
@abdulaahimohamedaamir4085 День назад
ماشاالله
@eidsead3143
@eidsead3143 14 дней назад
Ganacsi inaad samaysato laguuma oggola guri inaad iibsato laguuma oggola waar wuxu dhul maaha annagu waanu ku lugonay.
@MCM1263-
@MCM1263- 13 дней назад
Iso qabo wall
@Iimaan33
@Iimaan33 11 дней назад
Dhul aadan lhyn mrkaa ganacsi kasameysaneysid adigaaba qaldan wxaaga sooshaqeyso wadankaaga la imow
@Gstarxpress
@Gstarxpress 10 дней назад
@@Iimaan33wadan hanti iyo dad lagu Aamino maba jiro wadankii waa magac u yaal.. meel madaxdii qabuuraha faaganayso miyaa la aaminaa? Huh?
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 9 дней назад
Ka waran hadaad haysato shahaado Rn lacag fcn ma bixitaan
@zayaamad3080
@zayaamad3080 8 дней назад
Oo walaal dadka ma dhulkooda ayaad la leedahay? Somalidu indho afka 😢😢
@hasanjamal257
@hasanjamal257 6 дней назад
InaaLilaah Qatar Iyo KhaLiijkabu Waa Cadaabaha Ifka KuLeelka WaLigay Ma Dageen
@SuhaybAlrashid2211
@SuhaybAlrashid2211 10 дней назад
Waxbarashada diinta ka soo hadal wllo❤
@zayaamad3080
@zayaamad3080 8 дней назад
Waxbarashada diinta Somaliland ka raadso. Nabad iyo diin. Dalka carabta muslimiinta kale kama diin badna
@rugsanofficialchannel9369
@rugsanofficialchannel9369 4 дня назад
Maansha Allaah waad mahadsan tahay walaal waxaad noo iftiimisay mawduuc aad u wanaagsan
@Saidbabdirahmans
@Saidbabdirahmans 15 дней назад
Nolosha ka jirta carabuhu wey adagtahay, qofku haduu lacag wanagsan heysto meel dhanta ayaa u dhaanta.
@nuuroabukar5914
@nuuroabukar5914 3 дня назад
Asalama Aleycum Walaalmwaxaan rabaa in aan ku weydiiyo side loo helaa shaqoyinka professional
@hiboabdi-lo3vz
@hiboabdi-lo3vz 10 дней назад
Wllo gabadh kali ah ayaan ahay shaqo ma kahelaya cidna kama garanayo
@Ahmed-Madar
@Ahmed-Madar 13 дней назад
Shaqadda Askaranimada kwrn
@deeqoali57
@deeqoali57 15 дней назад
Aad iyo aad dad badan oo kasoo noqday london oo macalimin ka ah ila imarad iyo sacuudi bay joogaan
@fadumoalihassan9603
@fadumoalihassan9603 3 дня назад
Sc Waan idin salaamey bacda Salam macklin oo professional ah ayaan ahay Inglish iyo carabiner ayaan aqaana Suaasha waxa waaye 1_mahelaa Maclin nimo 2_meeqa laygu shaqaaleyna 3_intee aan sugar xiliga la qaadanayo Wamahadsantahay
@user-op1xp5xg1o
@user-op1xp5xg1o 15 дней назад
Good news 👏 ❤
@popular7493
@popular7493 14 дней назад
somaliya yaaa rabi cizeee yaa rabi faqriga dadkayga ka saar yaa rabi
@user-it1mo4cs3x
@user-it1mo4cs3x 13 дней назад
Aamiin😢
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 12 дней назад
Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲
@user-pl7du6nc8t
@user-pl7du6nc8t 11 дней назад
Aamiin Aamiin wll
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 11 дней назад
Faqriga waan ka baxayaa hadaan qabyaalada iska dayno oo nabad ka shaqayno is kaalmaysano
@user-it1mo4cs3x
@user-it1mo4cs3x 10 дней назад
@@cabdinaasirnuur7473 qofkastaala oo soomaaliya oo caqli leh wuu ogyahay in qabyaaladu noo horseegayso dib udha c iyo faqri hadana ku dhaqaaqidii baan jirin
@user-cf4mv5bv5x
@user-cf4mv5bv5x 8 дней назад
Kkk,meeshaas heeyruugto majoogto ayaan ufahmay.
@nasriinyuusuf11
@nasriinyuusuf11 15 дней назад
Rag lee maa u sheekeynesan koleey ani noo nin aheen waa dhameeystay mahadsanidiin😁
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 14 дней назад
Qooro qarsoon ayaa wadataa
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 11 дней назад
Hadan kunoolanayo khalejka,saudi Arabia khas Ahan makah iyo madinah.kali ah insha Allah
@sapiriinahmed4030
@sapiriinahmed4030 9 дней назад
ma walaalo baa tihiin ustaadka
@user-yw5tw4xb6i
@user-yw5tw4xb6i 15 дней назад
Macalin aadan maday waa inan fican aniga si gaar ah ayay taladiisu Ii anfacday
@Khalid-qx7jy
@Khalid-qx7jy 4 дня назад
Wanka xunahay somalia oo moos iyo beero leh 2ba wabi 2ba badood leh in wadan yar oo saharaha ku yaala aad no xayasiisan waa sham ceeb wadan keena Allah ha nosameeyo amiin dhaha
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 3 дня назад
Soomaliya ma hagaageyso iyagoon raali gelin ka dalban qowmiyadaha laga badan yahay or minority people oo dhac guryahooda iyo kufsi loo geystey
@faizthabet2171
@faizthabet2171 3 дня назад
Masha allah dheh idinkaa wadankiini qaribey burbur iyo baba qabyalad
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 15 дней назад
😮😮😮😮 Qatar maba ogala ine shaqaalesiyan somalida waxe shaqaalesiyan Asian African
@haachannel8793
@haachannel8793 15 дней назад
Linkiga lagu apply gareynayo noso dhig abdiwali bro
@gaaraneguure7346
@gaaraneguure7346 15 дней назад
Asc waa xaqiiqo
@hooyomcn4098
@hooyomcn4098 11 дней назад
gabadhah shaqo ma ka helaan meesha
@duufaan6300
@duufaan6300 13 дней назад
Please brother video full waad so upload gareeesy ee hdna intaad so jar jarto qodobyada muhiimka ah so qaado sona kala dhig dhig mahadasanid
@aliabdale4836
@aliabdale4836 10 дней назад
Wa Ali
@SSS78781
@SSS78781 6 дней назад
❤❤❤DOHA MAR AAN TRANSIT KU AHAA ANIGA OO AMERICA KA YIMID ( KULEYL) BADAN AYAN KU ARKAY...
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 14 дней назад
Ma ragga oo kaliya baa barnaamijkan iska leh in badan baan daawaday muuqaalka waxyar baa ii hadhsan haddana dumarka wax quseeya kuma jiraan.
@user-iz4ux1xh9u
@user-iz4ux1xh9u 14 дней назад
Abaayo rag iyo dumar meesha qiimo kuma leh ama waa askari ama waa darawal dumar na waa inta meesha lagu qabo uun mustaqbal ifttimaya alle hakuugu badalo wixi ad qatar ka dooneysay anaa 3 sano meesha jooga
@Nadiiraa-Ali
@Nadiiraa-Ali 12 дней назад
Zxpey anigu qadarta niyada ayan ku hayey in la xuso dumarka wey ahayd lkn iyagu niman madamo yihiin qaybta nolosha rag ayunbe malaha xog ka hayaan ee adi miyad u socoty xppti
@Hassan_Turki
@Hassan_Turki 5 дней назад
​@@Nadiiraa-Aliin dumarka somali la xuso way ficnayd balse way ildufeen
@faizahaybe7293
@faizahaybe7293 12 дней назад
Asc ani wan yabe labadan nin Ka lawaraysanye kase waxa waraysanya some time bay wada hadlayan labaduba waxabey sharaxyan waxa laga fahmayo maleh
@NaasirShorts-jf6mj
@NaasirShorts-jf6mj 9 дней назад
Ustadad xagee kala soo xidhidhaa
@NaasirShorts-jf6mj
@NaasirShorts-jf6mj 8 дней назад
Xagee kala soo xidhidhaaa
@abdullahiadawe5637
@abdullahiadawe5637 15 дней назад
Masha Allah ustada waad mahsanatahay lakin labo mar Ayan taransit kumaray aad bay uu kuulshahay suadi ayada ka kulul
@ahnedbahal2574
@ahnedbahal2574 4 дня назад
Sxb carab ha noo faanina, aduunka dadka ugu xun weeyaaan, somalida iyaga ka sii xun.
@cawaalea9410
@cawaalea9410 13 дней назад
Wll meel aan kala soo xidhiidho ma jirtaa?
@user-ld1bx7lp8s
@user-ld1bx7lp8s 13 дней назад
Waxaan codsan lahaa inaad kuwaeyd kahadashaan bal iyadana
@iskaawaxuqabso5895
@iskaawaxuqabso5895 10 дней назад
Asc Walaal mahadsanid xogta Pls Shirkadaha contactigooda Ma noosooradinkartaa walal adigoo mahadsan
@Qalafe
@Qalafe 3 дня назад
Wax Weyn in aay sheegayaan ayaan mooday wlhi, Maalinkii 25$ kulahaaaa, bisinkq War ilaaah ka baqa 25 ama 50 toona Alyoom ma ahane Dhalinta yaan loo soo hogaamin Cabiidnimada Carabta
@maxamuudiidle2127
@maxamuudiidle2127 12 дней назад
Asc engineer Shaqooyinka engineeringka sidee looga heli karaa dalka qadar
@yasmaofficial
@yasmaofficial 13 дней назад
Sheikhow negative badan jooji samlida kuwo badan oo wax bartey ayaa jira see cmal
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 11 дней назад
Maclimaad gabdho ah ma qaatan ama dhaqtaro ah
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 11 дней назад
Asc maclim aadan reer otaanga ayaan isla joogi jirnay
@abuhaashimismaaciil
@abuhaashimismaaciil 9 дней назад
السلام عليكم sxb ninkan waan aqaanaa sh aadan waxa ugu tagay alfanaar short bilod kahor anigoo shaqo raadinaya lkn الحمدلله hada waan saqeyaa waxan ka shaqeyaa aluminumka
@user-cf4mv5bv5x
@user-cf4mv5bv5x 8 дней назад
Somalida waxaan kulatalinlahaa in sumcadooda ilaashadaan waayoo musuq,xatooyo,been iyo iskadabalaab ayaa nagubadan oo burburkii iyo kahor naheeysay sidee tan looxalinkaraa waayo insaanka waxaa haga diin,damiir,insaanimo waxaas oodhan waanaga dhaawacmeen sababtuna waa kudhaqanla'aanta diinta.
@ugaasmaxamed9392
@ugaasmaxamed9392 5 дней назад
Hee dadkii oo dhan dhaqaalo ayay haystaaaan
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 14 дней назад
Somalidu waa ma shaqeystayaal
@abdulrazzaqabdullahabdul9172
@abdulrazzaqabdullahabdul9172 8 дней назад
Aniga waxaan bartay Accounting fursad maka heli karaa Qatar
@seidabdi751
@seidabdi751 3 часа назад
MICNAHEED QQATDAR = MA DHIBIC BAA???
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 14 дней назад
Asw asxaabta, cabdiweliyow ninkaas kenya ka yimid soo fariisi kaameradaada aad baan u xiiseeyneynaa!
@ahmed-jm6di
@ahmed-jm6di 10 дней назад
Fuundiga 18 dollar yaa la siiyaa Xamar ugu yaraan
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 3 дня назад
$18 ma saacadiiba mise maalinkii oo dhan kala saar?
@ahmed-jm6di
@ahmed-jm6di 3 дня назад
@@ruqiasalah5744 Walaal maalintii oo dhan Subaxdii 8.00 a.m ilaa 4 p.m galabtii
@YoungAlhadj-yl6yw
@YoungAlhadj-yl6yw День назад
Qatar anaga ayaa dhex joogna noga waresta aashiyanki ayaa wax waliba hortaagan hadana teedakala hada way fahmin sidii hore mush haar yar baay bixiyaan
@miskiin2272
@miskiin2272 10 дней назад
Licence European ka ama UK ma lagu wadi karaa?
@MFbook
@MFbook 8 дней назад
Waxaan rabaa inaan imaado balse waddo aan ku mar la'ahay 3luqadoodna waan aqaana xirfado way ii dheeryihin
@user-cf4mv5bv5x
@user-cf4mv5bv5x 7 дней назад
Kkk,waxaad ixasuusisay in siiriya ilmaha somaalida oo qaliijka kasooguuray in eeykuhadlaan carabi oo meelaha taagtaagnaadaan ayeey ubaxsheen saraasiir.
@cabdirisaqxassanmaxamuud288
@cabdirisaqxassanmaxamuud288 4 дня назад
beeraha kwrn qof dalka dibadiisa jamacad beraha kabartay kwrn
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 15 дней назад
Qaybta wax barashada diiniga wax iga sheeg fadlan carbiga ayan donayaa
@YoungAlhadj-yl6yw
@YoungAlhadj-yl6yw День назад
Hahahaha shib dheh meeshan yaan lagu faaninin waxba kama jiraan
@shamsudinhassen2288
@shamsudinhassen2288 9 дней назад
Asc wll xageen kahelaa buuga futuux al xabasha isagoo somaliya
@xiddiga-shibis
@xiddiga-shibis 2 дня назад
Waxaaas guumeesi waaye
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 4 дня назад
Waxaan uugu necebahay inaan waddan carbeed shaqo u doonto ama ku noolaado anigoo north America ku nool ilbax nimadii adduunka. Midda kale Dhalin yarta north America ku nooli 16 sanno jir bay driver lisence ku qaataan shooladay ku tagaan baabuurtooda .
@aliabdale4836
@aliabdale4836 10 дней назад
Kenya
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 12 дней назад
Official websiteska jobs ka laga apply gareeyo linkiga noso share gare
@aliabdale4836
@aliabdale4836 10 дней назад
Wa idin
@Jackcadnaan-r2h
@Jackcadnaan-r2h 10 дней назад
Fuundinimo markan ku shaqeynayo jareer man ahay 😂
@realmaxamed2009
@realmaxamed2009 5 дней назад
odayaaloow anigu deeganka iyo biyahaan wax ka aqaanaa --ee maxaa shaqo ah--mhsnd
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 11 дней назад
Nolosha south Africa ayaa ka raqiisan
Далее
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
03:26
Просмотров 28 млн
GORAY PODCAST | NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA
2:57:07
Qisadii Xabsiga - Abdiwali F Qambi
31:49
Просмотров 50 тыс.
10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan
38:04
Просмотров 24 тыс.
Somalia: A nation of poet
1:50
Просмотров 644