Тёмный

Deg-deg! Somalia Iyo Jabuuti Oo Ku Heshiiyay In Somaliland Afti Laga Qaado Inay Go,do Mou gana lab.. 

DHIGAAL TV
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 111   
@fadumo4024
@fadumo4024 3 месяца назад
Sharaf lacag madhaafsado Smld iyadaa wada doolar noqonaysa kuwa laaluushka qaata siiya idinku Anagu marabno Dalkeenaa ka weyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
XASSANBSHEEKH HAWAAASHO
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 3 месяца назад
Somaliland Guul oyi gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Soomaliland iyo itoobiya waa horumarka geeska afrika
@acacius9903
@acacius9903 3 месяца назад
I don't trust Djibouti or Somalia. If Ethiopia is following this they should signe the re-recognition of Somalilans as soon as possible because if Djibouti and Somalia does it first it will be a huge mistake for Ethiopia for not doing it themselves.
@kaahalive3505
@kaahalive3505 3 месяца назад
❤❤❤❤
@faizaabdi3100
@faizaabdi3100 3 месяца назад
Guuuuuuuuuul somalilan Insha Allah 🎉🎉🎉
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 3 месяца назад
Waxaasi Maaha wax dawlada Somaliland loola yimaado cid aqbalaysaa ma jirto
@Halgame334
@Halgame334 3 месяца назад
SOMALILAND IN MOU DA AY KA NOQOTO MAHA
@khadrashariff146
@khadrashariff146 3 месяца назад
Mashs. Allaahs❤❤❤❤❤
@ibrahimsuldan-gz6uy
@ibrahimsuldan-gz6uy 3 месяца назад
Mashala somaliland guul
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 месяца назад
This is a game, that they are playing so we should never expect something like that. Nooooooo, way no we will never trust them. Both of Somali and DJABUUTI are our enemies, and they are doing their evildoers games 😢😢😢😢😢😢😢
@hamzaaouad2901
@hamzaaouad2901 3 месяца назад
Xag jir baad tahay wallal
@axmedayro9926
@axmedayro9926 3 месяца назад
Shacabkow waxa ino balana barlamanka sland waxaynu iskuweer baynu ka qabaneyna ninka u codey waaya halkaba dhsgax lagu dilaya insha allah
@nimasahal8599
@nimasahal8599 3 месяца назад
Maxaa keenaydoorasha ma Xasan iyo geela ayaa noo taliyo???yaab
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 3 месяца назад
Dawladu waa inay Parliament ka kala dirta haday sidaas sameeyan hala qafulo.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 месяца назад
26 juun
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 3 месяца назад
Somalia ictiraf ugam bahna somaliland maxaa loosugaya sannad waa khiyamadoodi waxaay doonayan inaa ina soo dhex galaan halaska ilaaliyo dhagarah taliska xamar maleegayo somalia waa cadawga koobad ee aay somaliland leedahay waa inla fuliya heshiiskee itoobiya
@madarcali122
@madarcali122 3 месяца назад
Kuwasii waa cadowga Somaliland waxba lama weeyidinayo
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 3 месяца назад
1. BAARLAMAAN ayaa u codeyn waayey heshiis, xal maaha joojinaya Ethiopia. 2. Aqoonsiga Somaliland oo la hakiyo maaha xal, joojinaya Ethiopia inay ka guurto Dekeda Djibouti. 3. MOU oo laga tanaasulo maaha xal, midnimo horseedaysa. 4. Ku xumeeynta ay wadaan Djibouti iyo Somalia, ka aarsigeeda ayeey leedhay. 5. Djibouti iyo Somalia oo aqoonsada Somaliland xal ka fayoowba ma jiro. Laakiin caqli ha ka sugin Somali...
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 3 месяца назад
Shicibka ayaan ka yeelayan oo dhagax kaga saari doona guriga baarlamaanka
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 3 месяца назад
Horta somaliland maxaa loga daba hari laa yahay waxey sameysay iga daba geeya somali dow
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 3 месяца назад
Kibir ayey inoo raadsanayaan amba waan yaabanahey !!!
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 3 месяца назад
@@mohamedmoham7197 hadaba waan idin ognahay inaad dadaashen idinku midnimadun kudadaala dhawaana aqoonsi buuxa aa idinsinayna walee xasidin aa idinladhashay Djibouti and somalia reer somaliland garabkinan nahay don't worry
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤ somaliland guul weeyaan aqoonsigoodii
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Guul soomaalilaan ilaahay cadawgeena hajebiyo mid dibad jooga iyo mid guda joogaba
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Kkkkkkkkkkk muuuse guuuuul uma baahnin sheeko madhan
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 3 месяца назад
Caawa sheekadaadu waa mid liidata maxaad kahadlayso yaa fahamay dadka aftida aad sheegaysaa maxaytahay
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 3 месяца назад
Itoobiya jid sharci bay haystaa waxay leedahay inigu waxaan ictiraafay 26.6.2024 maalinta cida leh mark Dal hor joogaan karaa ma jiro arintan waxaa loo baahan yahay 26.6.2024 in lagu dhawaaqo jabuuti Hal jid baa u furan in ay ilaashasto in aaney itoobiya kawada guurin kun fikirto in ay dawladaha aan bada laheyn sidii ay ugula tartanilaheyd berbera iyo mombasa
@hashim4226
@hashim4226 3 месяца назад
SOO QAADKA AFTI WAA HADAL MADAN (Empty Talk).
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 месяца назад
Shacabka somaliland diyaar garooba niinka ka sheeqeeya lugayadiina gurigiisa ku guuba
@khadaralinabdulahi207
@khadaralinabdulahi207 3 месяца назад
Geesi qaran
@xaroguled3126
@xaroguled3126 3 месяца назад
Ha ka walwalin barlamanka haday qatan lacagta oo ay isku dayan inay hor istagan wa lakala diraya gabigodaba wana qodob dasturiay waxana lobahan yahay toban kun oo qof oo sexeexa wana diyar car ha isku dayan inay hor istagan
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 3 месяца назад
Suuragalmaaha sland oo aqoonsi haysata , geele iyo gurguurte inay soo bandhigikaraan barnaamijka aad sheegtay caqligu ma qaadankaro sikale dadka wax ugu sheeg
@DaahirAfgooye
@DaahirAfgooye 3 месяца назад
waar waxba lagama weey diinayo talada soomalilnd
@hiaduqaadsamesomalilander3640
@hiaduqaadsamesomalilander3640 3 месяца назад
Maxaaa ka galay wadankayaga waxba laga qaadi maayo sidaasi ayaa heshiiska lagu saxeexayaa waasi lama aaminayo somaliland ictiraaf haysta 150 wadan ayey maraysaa taageerada somaliland haddaad aduunyada waxa yaala oo dhan qaata la yidhaahdo aqbalin adeer iska aqbala addear silisiladaasi way furatay ee waxaad doontaan 8ctiraafkaasi Djibouti 🇩🇯 iyo Soomaaliya waa gobonimada iska qaataan aqoonsiga jamuuriyada somaliland
@DaahirAfgooye
@DaahirAfgooye 3 месяца назад
waar maxa naga galay somaliy iiyo jabuuti miyaa ka taliya soomalilnd war wamaxay shekadan ma dadkena ayey xuukuman somaliya iyo jabuuti 😂😂😂😂😂
@xaroguled3126
@xaroguled3126 3 месяца назад
War waxasi wa fata dhah iyo been mana dhacayso sawnaga citirafka haysana ee hada anu helayno waxasi wa habar dhali wayday aleel kuwalatay Xasan sheekh iyo geele way fashilmeen
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 3 месяца назад
Saaxiib ictiraaf maamul goboleedka soomaaliland waa jnay tahay maamul goboleed Soomaaliyeed taas bayna sharaf ku leeyahay maamul goboleedka soomaaliland.
@D100-x7l
@D100-x7l 3 месяца назад
MOU WAA ARRIIN NATIONAL INTEREST (DAAN QARAN) DOORASHAADA WAA SOO JIIRAN AH OO CAADI AH .MARKA DAANTA QARANKA WAX KASTA KA SAREYA OO ARRIIN AMBA TAALABA KASTA OO AQOONSI IYO DAAN QARAN KU JIRA IIN LAGU DARO AMBA LEYSKU XIDHO DORASHO MAXA. WAXAY LAA MIID TAHAY JIIRITAN SOMALILAND OO LAGU XIDHO DOORASHO.
@queency7943
@queency7943 3 месяца назад
Waxaasi way Soo dhamaadeen Somaliland way isku tashatay citiraafkeeda sida ay iyadu rabto ayey ku helaysaa huurada iska Soo cadaya dhe canaasiirta Somaliland waa mid haftina uma baahna umadani illahay ayaa barakeeyey
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 3 месяца назад
Faqash jabtay rumayso ama ha rumaysan
@hamzaaouad2901
@hamzaaouad2901 3 месяца назад
Yaa sheegey waxaaso dhan, miyaad la joogtey?
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 месяца назад
Cintiraaf kii miiska ayuu saranyahay kkk
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 3 месяца назад
Labada midana namaha quseeso anaga arinkayaga aduun wayanaha ayaay ka godaaha because aduunaku wuu inakala baratay waxa la yidhi 🔪🐐 gowaracay geed kama waabato Isamacil tuulo kulul layidha jabuuti ayuu dhexe fadhiyaha shaqo iskuma lihiin waxa arimaha somalilaan iyo Somali so dhexe galiyaay ayaa laas wadiiyaha 🧏🏻‍♀️🫵🫵🫵
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Maxaa ka khuyeeya iyaga
@wabarisaaq5290
@wabarisaaq5290 3 месяца назад
Waxaan la yaabanahay beenta aad subax walbo u sheegto dadka oromada ah ee isaaq kadaaiib beenlo ah
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 3 месяца назад
Shacabka somaliland xasuuqba la idiinla raaba wa arkeeseen waxii lasconood ka dhacayeey adi xoog adiin heesho😂Somali saas iyo si ka sii daranba la idiin raba wale
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 3 месяца назад
Yes
@AnabAhmed-mn3vu
@AnabAhmed-mn3vu 3 месяца назад
War aftii malaba wadan ois kujirey banu aheen labaa dowladood ninbaa calankisa ka qatey gumesigi ingirisiki io talyaniga isku darki wax saxexa ô inadhamarey majiro ocalamku gobjog ka ahayen meydhicin laba wadan ô xad io xudud kala le ayenu ahen waxan u arka sheko ansoconen
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 3 месяца назад
AFTIDA MIDBAAN KA IDHI 1960 MIDAWGII AYNU LA MIDAWNAY AFTI LOOMA QAADIN MARKAYNO KANOQONAYNA AFTI MAYNU KU TEGIN IMIKANA AFTI YEELI MAAYO NIMAAN II OGOLAYN INAAN JIRANA DIIDAY ANA MA AQOONSANI
@amalos3435
@amalos3435 3 месяца назад
Waa been aay isugeysyen Muse biihi mayelayo kuwaasha somaliland
@hamzaaouad2901
@hamzaaouad2901 3 месяца назад
Somaliland nimo Ku madax martay
@shabeel7467
@shabeel7467 3 месяца назад
Labadan doofaar diktatar waxaad ku tidhaa Somaliland shaqo idiin taala maaha waxa wadaan waa saambuuse laga adimay saacadiina way idinka dhacday ee by bye bye hadii ugu badnaato after two weeks wax walba way dhamaanayaan inshallah markaa shaqo idiin taala maaha Somaliland ee afkiina uraya naga jeediya kilaab.
@HajiabdirashidIssa
@HajiabdirashidIssa 3 месяца назад
Oo Miyey Ina Xukumaan Dadkooda Dalkooda Ha Ka Shaqeystaan Maxaa Somaliland Ka Galay Xaasidiin Weeyaan
@Benseryam
@Benseryam 3 месяца назад
MOU LAGAMA NOQONAYO WAA QIYAANO KLE WAA HAMI BEEN AH IYO BALAAYO LA SOO ABAABULAY FILM KAAS WAA DHAMADAY QADAR, XASSAN DHIIQO,ISMACIL FUUSTO,😅 WAXBA NOMA SHEEGEYSO
@omaraliige
@omaraliige 3 месяца назад
Ninkan maxaa ka been badan kkkk
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 3 месяца назад
😅😅😅😅
@ahmednour245
@ahmednour245 3 месяца назад
30 sano ayuu xal u yaalay somaliya
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 3 месяца назад
Xisbiga kabaqaadka u abuu kadhursugayaa ee midnidoonka somaaliya ee wadni 😂😂😂bacaac bacaac bacaac munafaqiin😂😂
@Fadhi131
@Fadhi131 3 месяца назад
Waar waddani bay is ku halay nayaan waad ogtahay inay waddani uu yahay huwan
@faaraxxasan9610
@faaraxxasan9610 3 месяца назад
Xabashi badayada maiman karaoke waxaa jooga axmed Gurey dhashiisii
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 3 месяца назад
Ma doqonbaa?
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Soomaliland government guuul failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed only 3km
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Muuse markale shacbiga soomaliland ha arkaan lacag mashaqayso
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤Hero abiy noolaw
@AliMax-yo4dz
@AliMax-yo4dz 3 месяца назад
been badanaa
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 3 месяца назад
Xabashi bad noo xayaysinaysa badeena in ay qadatodoonaysa
@danielbarre7469
@danielbarre7469 3 месяца назад
War bal erga midka leh xabashi ayaad noo xayeysoineysaa. War Doqonyow , xabashi la'aanteed Afweyne ayaa ku duameestiri lahaa. Itobiya waa meeshii aad uu qaxday. Markii dumarkaaga iyo caruurtaad la gumaadayey. Waa kuwii qoriga ku siiyey aad isku xoreysay. Caqli iyo abaal midna ma lihide.
@mohammedmohamudosman5656
@mohammedmohamudosman5656 3 месяца назад
prf samatar soo warerso qabiil qaran ma noqdo
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 3 месяца назад
Aftida horaanu uqaadnay dastuurka qaranka somaliland ayaa cadayn kugufilan aydu hayska cido
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад
Waa beentii muuse kuseexan jiray ee labartay.
@nimasahal8599
@nimasahal8599 3 месяца назад
Lodan maxaay naga dhadhicinayan xasan iyo ismaciil oo dabin u dhigaya in aynu aamino??? Taasi haday isku dayan oo hada heshiisku dhici waayo 26 juun Muuse waa beenale ayaan la rumaysan oo halaga tashado itoobiyana aan la heshiino eyey sheeko ciyaal awoowgiin la gub lo lo dhashay
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Somalilnd qori caaradii ayey ku timi nina loo daba fadhiisan maayo guul somalilnd insha allaah allaahu akbar
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 3 месяца назад
MUJAHID MBC WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HANOOLADO GEESIGU
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 месяца назад
Walahi haday ka horyimadan kacdon shacaba lagu kicinaya lacagta ay qatana calfan mayan
@mustafesulyman
@mustafesulyman 3 месяца назад
Waryaa.xayawaan.iska.aamo.waykaadhamaatee.aduunbaa.xiiqayee.cid.kudhagaysataamajirto
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 3 месяца назад
Waxa cadawga yidhi ka bax inaadeer ha
@JamaTarabi
@JamaTarabi 3 месяца назад
Maya maya Mayamayaaa, suurtagal ma aha in afti laga qaado JSL, waayadeed Jsl waxay ahayd dal xornah markii ay la midowday K. Somaliya 1d Jul 1960. ✌
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 3 месяца назад
Madaxweynaha turkiga ayaa wuxuu xidhiidh la sameeyey abi ahmed wuxuu ku yidhi mudo 5 billood dib udhig inta doorashada somaliland dhacay abi wuxuu ugu jawaabay wax dib loodhigayaa majirto citiraafka somaliland iyo sadhiga badda ee itoobiyo helaysaa way dhacaysaa
@yurub5288
@yurub5288 3 месяца назад
Waxasi Aqali maha jabuuti iyo somaliya Ayaan waxa noo ogol maha yaan la rumesan dadku ma bilaa Aqali baa😮😮😮😮😮
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад
Waar labda nin way fashilmin gur gurti ismacil geele inbadan bay dhagaro u maleegyin somaliland manta aygiba waali taagan in la aqonsan somaliland
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 3 месяца назад
Yaa aaminaya ina geele iyo xasan hadday taasi run tahay dhagarbay ka wadaan ,lagama yaabo iney Somalia ka tanaasusho dawladnimada Somaliland
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 3 месяца назад
Buufiyaaa faqashta Itopiyaa wa in heshaa badda
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Kkkk kkkkkkk cudur haku dhaco cida cunta xaaraantaaa
@xasannoor487
@xasannoor487 3 месяца назад
War caawa warkaaga maanaan fahmin
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Wax laga noqonayaa majirto
@maxamedsiciid669
@maxamedsiciid669 3 месяца назад
Mansha Allah gobanimo
@BahdonkadirKadirbahdon
@BahdonkadirKadirbahdon 3 месяца назад
Arsitqaa. Wexei kudabenayaan.somll.ichaalah.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 месяца назад
Gundhufkaagufkii Somaliland waa jabisay Wlee waa wada fashilanmeen
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 3 месяца назад
Insha Allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun jiritanka iyo horumarka somaliland ilaahay ha jabiyo isaga khabiire
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 3 месяца назад
Wa gorma, maru tarenki somaliland uu adunka dan so waregey ayey so bara rugen. Mida kale in la ogadhey hubka xutiyinta Iran laga so diro sidha dronka iyago kala furfuran inu jabuti so maro aya ba la ogadhey oo hada jawab laga raba. Warka ma la socotan saxiib ?!!! 😂
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 месяца назад
Barlabanka shacab kadtooganaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kalacag qata
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Horaa loo codeeyay mooge 97% soomaliland loo codeeyay xagay joogeen
@CadeMumasar
@CadeMumasar 2 месяца назад
Aftinalaga qadaya majiro oo horaafti loqaday dalkana anaga leh washista talyanigu gumaysanayey ma arki karno xamar iyo inta lahalmasha
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m Месяц назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Waar waxaan jirin ha sheegin waar 50 sano ka dibna ma noqoneyso wadanka 55 ee afrika😊
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 3 месяца назад
Waxan arinkan ku jira xisbiga wadani oo u dhiibay xasan sheekh waayo hore ayay u sheegen in dib loo dhigo itoobiya ayay xiitaa ku yidhaahdeen anaga ayaa idiin saxeexayana markaan nimaadno madaxtooyada iyagoon ogayan in ay helayaan arinkaana yeelimayano daacad kama ah lkiin waxa ay rabaan in ay carqaladeeyan heshiiska
@BahdonkadirKadirbahdon
@BahdonkadirKadirbahdon 3 месяца назад
Allah iya siin ichaalah.aqosikaa
@gsiswpq
@gsiswpq 3 месяца назад
aqoonsi aqoonsi aqoonsi 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣
@mohamedhussein7873
@mohamedhussein7873 3 месяца назад
Wa guul slnd intay itopia qaadan lahayd in la aqoonsado
@shariifcumaribraahim7380
@shariifcumaribraahim7380 3 месяца назад
Aad iyo aad adaba kawacan oo xoga isku dardar ah
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 3 месяца назад
Kan doqonka ah ethopia hoyadi buu u haysta kkk ethopia inama jecla badeena in ay qadato ayay doonaysa wanaagnainooma wado
@abdishakur5064
@abdishakur5064 3 месяца назад
Kkkkkkkkk war kani sidi carurti bu usheekaynaya
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Is adkee yaan lagaa dareemine laxeey
@marianyusuf8976
@marianyusuf8976 3 месяца назад
Beenta dhaaf
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 3 месяца назад
Somaliland horey ayey u qadatay xoriyadeeda 1960 26ki juun. Taasi uunba lagu dagaalamaya. Dadra aftida laga qada waa sidii dalka soodaan iyo ereteriya iyo haddii buqlaan dalka somaliya ka go.ayso oo kale.
@najahboorash5378
@najahboorash5378 3 месяца назад
Sidaasi waa sax walaaltinimo weeyee
@MadoobeCabdi-o3h
@MadoobeCabdi-o3h 3 месяца назад
Snm.awr.bay.cano.kalisyaa
@shabeel7467
@shabeel7467 3 месяца назад
Hooyadaa ayaa laga lisayaa kalb ibnal qaxba.
Далее