Тёмный

Deg Deg Villa Somalia Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Itoobiya, Xil Ka Qaadista Taliyaasha Nisa & Boliska 

Garaad TV
Подписаться 563 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@ashajimale6888
@ashajimale6888 2 месяца назад
ASC waa yaab!!!!! Maxaa sacuudi tababari kara,runti wadan dad iyo ciidan waa leeyahay aan isku filaano,oo aan Allah Aamino,sidaan waa dhibaato, ALLAH ha inaga soo gaaro, maanta waxaa la keenay sacuudi baa inoo iminaya!!!! Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb 2 месяца назад
Waayo Dawladahaan ugu waasheen in eey saldhigya wadankeeyna ka sameeystaan??Ha laga digtoonaado kuwaan. Yaana la siinin Saldhigyo. Kuwaan Somalia in eey horumarta ma rabaan ee sharta eey noo wadaan iyaga Allah ku celiyo. Aamiin
@SahroOmarqabobe
@SahroOmarqabobe 2 месяца назад
xamso guul iyo daal xureye guul iyo goobo nimo❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 2 месяца назад
Somalie 🇸🇴 wax ayka cabsato ma jirto
@HusseinMohamoudali
@HusseinMohamoudali 2 месяца назад
Kaasi Adisbaba ka soo hadalayo mid ogadena oo cawaan cawaan dhshy ah?
@aishajamac3316
@aishajamac3316 2 месяца назад
😂😂😂 hawiye waa wada mooryaan mooryaan dhashay soomaLia muqdisho ayeey kasheganayaan uneey leeyihiin hadana qarax umbaa kasocdaa Hawiye waa wada Alshabaab horto waa in Hawiye dhaLka Laga xoreeyo shabaab ka shabaab ka dhashay😂😂😂😂
@MaxamedUsmaan-g8x
@MaxamedUsmaan-g8x 2 месяца назад
Maxamed Saudi,Lanka,muqdisha,hadowyimda,waxanaga,dhaxeya,tarxil
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 2 месяца назад
No bases flr foreigners in Somalia please! Support yes but no bases
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 месяца назад
Cidi Dowlada Dibindabyo Ku Wada Waa In Laga Qabta Waxaa Lo Bahan Yahay In Soomaliya Horay U Socoto Si Loo Gaaro Horuma
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 2 месяца назад
SHACBKOODA XATAA HALAGA SARO DALKA SOMALIYA WAA NACAB KII GUURSADAY HAWENEY SOMALI AH RAACIYA AYADANA
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 2 месяца назад
Acwb soomaaliya kaliya waxay u baahan tahay ( kaare Dile ), Intaas ka sheeg warnaahinta Ugaas adigoo Mahadsanid), kaliya Itoobiya waxay noogu faaneysaa ( kaarayaasha) xabadaha kaaraha dila masar ayaa si bariiskiidii u heysata ee sheega), maxaa Afka idin heysta, diyaarada Itoobiyaan airlines halaga joojiyo soomaaliya iyo waliba hawada soomaaliya, 2daas Arin warbaahintaada ka sheeg Fadlan adigoo mahadsan.
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 месяца назад
Somali allay leedahay carab,african iyo reer galbeed intuba cadow bay inagu yihiin
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 месяца назад
Isaga oo soo qaxay oo somaliya yimid baa la arki
@saafi1302
@saafi1302 2 месяца назад
Ithiopia waa in la cayriyaa safiirkooda mida kale waa in ciidamadooda lacayriyaa
@AbdikadirmahamufAhmed
@AbdikadirmahamufAhmed 2 месяца назад
Nin dhulkuu ku dhashay cadwga doowlad deegaanka somalida xaaraanta kuhaysato doowladkusheegga budhcada ah ethopia
@IOSALive
@IOSALive 2 месяца назад
Garaad TV, nice video it was really good
@MaxamedUsmaan-g8x
@MaxamedUsmaan-g8x 2 месяца назад
Maxamed
@qalinlecilmi947
@qalinlecilmi947 2 месяца назад
Ameerikaan baan ahay mana badali doono doonistayda ameerika ogaada lasocda
@QeysQayaar
@QeysQayaar 2 месяца назад
Axmaar.soomaali.aadan.oromo.sheekadaad.hana gadin
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад
Inta carab aan daba joogno horomar ha sugunina yaahuu alle magan
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 2 месяца назад
Turkay waa ku kashifan yahay:
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад
waa ruufyaan itoobiya waa in la dilaa duliga
@jamacadan2200
@jamacadan2200 2 месяца назад
Halaka fiirsado sacuudiga iyo imaaraadka waa mid ee ha isku aaminina maraabno sacuudiga iyo imaaraad waxba noma fa'idoneyso ee ha ka fiirsàa dowlada somaaliya
@cadecalasoowcariif1257
@cadecalasoowcariif1257 2 месяца назад
Apy dhul qalalan aad la.dahay ee joog haddii kale wacdaraddii 1977 kii aad lakulmi doontaa
@DanabFarah
@DanabFarah 2 месяца назад
Sacudiga yaan saldhig la siin wayo waxa uu ka xun yahay shidalka Somalia hada ay badhaayan turkiga Somaliuey sacdugu waa dilaal ha aminaa waligiin
@mohjama399
@mohjama399 2 месяца назад
Somaliland is NOT part of Somaliland
@hibogeedi8498
@hibogeedi8498 2 месяца назад
Waa qaraabo su cudcuudi iyo emarad Naga daaya waa luqfaane
@kaireoma6206
@kaireoma6206 2 месяца назад
Somaliyeey su'aal Ethiopia ma ogoshahay in ay maamul goboleedya jira ay heshiisyo lasoo galaan wadamo shisheeye ?
@saafi1302
@saafi1302 2 месяца назад
Waxmatarayaasha sacuudi imarat wax lamida yaan saldhig lasiinin wax marayaal weye
@MaxamedUsmaan-g8x
@MaxamedUsmaan-g8x 2 месяца назад
Donimeno,sacudiga,asagawa,name,arkikara,marks,anqaxotikunahay,dalkiisa,sides,paraded,wainlaracdeya
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹
@abdikadarwardhere2157
@abdikadarwardhere2157 2 месяца назад
Tuulo kamida tuulooyinka somalia 🇸🇴
@MuhammedTouray-vy4uz
@MuhammedTouray-vy4uz 2 месяца назад
😊😊😊
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 2 месяца назад
Indhaha alle hakatuuree may taangiyada kuwa aan admista kamid ahayn wuxuliiteenaa makabaqayaan soomaalidii yaaba badalan wa4geel jirahaa kufilan diyaarad iyo taangi midna waxkama qaadikari guutada godoonka ah waxaa ka adag 100 wiil oo 20 tanba dhinac kasoogasho waad
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 2 месяца назад
War cidna hanoogu yeerinee ingu aynu kudhaqaaqno waxyaabahaasu nàftoodaba wax mataraane
@MrGalayr
@MrGalayr 2 месяца назад
Asc dhamaantiin Soomaaliyey oo aad Joogtaanba, wariyow waa laguu gafay hadiiba warkaagu sidan yahay, Abiye Ahmed ayaad u shaqaysaa hadaladaada deelqaafka leh, keen meesha uu ku siiyay ama uu ugu saxiiyay Farmaajo 4 dekedood, sixun wax usheeg Sixiroowna ka daran, isi sax hadaadan Ethiopia u shaqeyn.
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw 2 месяца назад
guuuul gobanimo karabay sasan karabay midnimo fejignan ficil wadani guuul galkasefta kalabaxa soomaliyeey saraka hslgsn iuo jahad midnimo guuul🤲🤲♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥✌️🙏✅️✅️👍👍
@amdualeh5802
@amdualeh5802 2 месяца назад
Xasan gurguurte haddii runta loo sheego ma gefbaa,dulli
@aishajamac3316
@aishajamac3316 2 месяца назад
War sacuudiga haduu wadankeena soomalia imaado dagaaL baanku qaadi donaa reer soomalia oo idiL hadaan nacaLad Qabooyinka yahuuda eh Waa cadhoowga soomaliyeed sacuudiga waa argagixiso yahuud ah Oo qawaariijta ugus ee shabaab Waxa yahuuda ugus hubeeynaayo waa 1 sacuudiga 2 Ethiopia 3 soimaliland 4 kenya Xaruntooda weyna waa Xirada xaLane
@XuseenNuur-b9d
@XuseenNuur-b9d Месяц назад
Ethopia heshiiskii aylagashay muuse biixi lagasshay ee sharci darada ahaa kamanoqonayso marnaba ee somalia waxaan usheeegayaa marnaba hakasugina ETHIOPIA heshiiskaas inay kanoqoto hakasugina lkn ETHIOPIA waxaa meel dhigatay maruun inay gaaridoonto wakhti kasta hakuqaada tee in aytahay fursad saxeex oo ayeshay sidaas darteed wada hadalka somalia layeelanayso ETHIOPIA waxaa uga fiican in ayqaado Talaabada aykubur burinlahayd heshiiakaas dharcidarada ahaa maamulkii goono u goosidka ahaa oo sababay arinta shacidarsda somalia ku ah dalkeeda lagu boobayo kahor tageedu waa in muuse biixi dagaal lagu ridayo in dawlada FS inay kuqaado weeye hamigii ETHIOPIA halkaas ayuu kusoo afjarmayaa siyaasadii iyo awoodii ETHIOPIA somalia isaga difaaci jirtay mawaxay karaadisay shisheeyaw isgaar sidsas qaran saxa iyo gobanimadiisa oo taama laguma helee waxa khaldan wadaniga soomaliyeed wuu arkaa
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o 2 месяца назад
Sumalow ida seeg riyo seeg walee kuwii masuulka aad u ahayd kaa goblame xasan hoolifaw oo haad iyo haaraawe ka dhereg bada s.laana 1000 sano oo danbe ma gaadhid waayo dee waadan geyinba hoolif hoolif hoolif
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 месяца назад
Sucuudiga & imaaraadku waa cadawga islaamka ee yaan saldhig la siin hana la iska ilaaliyo
@saafi1302
@saafi1302 2 месяца назад
Ciidan meel iska fadhiya oona dagaal qaadayn baalehas baa muqdisha lawareegaya hadaba muqdisha wey joogaan
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 2 месяца назад
War soomaali wallah in ayna dawlad noqonayn ahayn ahaanayna una ekayn tusaalle iidoor axmaaro xamar igala roon bay taaganyihiin majeerteen ma ogola dawlada soomaliya bay bakool gado kismaayo intaasi faro kuma jiraan mee dawlad soomaaliya la sheegi
Далее
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
MAGIC TIME ​⁠@Whoispelagheya
00:28
Просмотров 4,3 млн
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57