Тёмный

DEG DEG: XAALKA OO SII XUMAADAY~ITOOBIYA OO SHIRQOOL LA RABTA SOMALIA & SIRIQDA AY MALEEGTAY MASAR.. 

WARQABAD NEWS
Подписаться 48 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4   
@bashirjama1835
@bashirjama1835 2 месяца назад
Nac-Nacda Itoobiya waxaa buun-buuninaya soomaalidaa ee meelahaas ka hadla.
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 2 месяца назад
Abiib wuxuu gaaray inuu afkiisa ka yiraahdo haduu xasan Ii diido sidaan rabo muuse ayaan tiisa qaadanayaa waxse la yaabo leh dal soomaaliyeed oo itoobiya ay leeyahay cidii aan anagu rabno oo kaliya ayaa ay la heshiin karaan nasiib daro waxaa sagaalka futo leh maanta waa soomaali xasan shiikh iyo wasiir madaxaa na furan iyo mahad salad iyo sanbalooshe iyo muuse biixi iyo ismaaciil cumar geele ayaa ka masuul ah abii oromo inuu maanta godey noo soo dhoobo ciidan leh cir iyo dhul markii horena kalifay inuu ku dhawaaqo isiiya hadii kale waan qaadan xasan shiikh xiniinyaha xabadi ku goysay sidii qabiil iyo qabyaalad uu u eryanayey ayuu beel beel u kala qaybiyey hadana waxay soo gaadhay in wabiga niil dagaalka ka socdaa uu ka bilowdo gobalada soaaliya masar dalka somaaliya kaliya waxaa keenaya islaamnimo ma ahan xiriirkii naga dhaxeyn jiray ma ahan walaalnimo ma ahan waase wabiga niil hadaba niil ma luuq Buu ku yaalaa mise balad weyne iyo jowhar Buu ku yaalaa mise sool Buu ku yaalaa
@muhidinabdi5679
@muhidinabdi5679 2 месяца назад
Nopal ✌ peace
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 месяца назад
Haddiiba soomaaliya indhaha oo loo shito lagu qaadan karo badeeda iyo dhulkeeda. Waa in dalka la daafacaa.
Далее
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Просмотров 306 тыс.