Тёмный

Deg Deg Xasan Sheekh Iyo Kooxdiisa Oo Isku Khilaafay Qadiyada Somaliland Iyo Fadeexada Villa Somalia 

Arabsiyo News
Подписаться 173 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

Deg Deg Xasan Sheekh Iyo Kooxdiisa Oo Isku Khilaafay Qadiyada Somaliland Iyo Fadeexada Villa Somalia
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

28 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@abdirahmanmohamed5756
@abdirahmanmohamed5756 3 месяца назад
❤❤❤😮🎉 Somaliland guul iyo gobanimo mahadsanid arabsiyo news
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
Maxaa maydha anagu tòodda of baan nidhi
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 3 месяца назад
1 julay maxusno today liidata
@nimcoxuseen9187
@nimcoxuseen9187 3 месяца назад
H❤​@@dauuddaaauud8339
@Taarikhcad1311
@Taarikhcad1311 3 месяца назад
Saalax maasha Allah wallee cadawgii way argagaxeen geesi geesi dhalay
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 3 месяца назад
Kooxdan argagixisada ah ee faqashta jabtay rumayso ama ha rumaysan xasan duufle xabaal baa ku duntay maaansha allah illahsy kuwaas xaalada ay ku jiraan u siyaaadi aaaaaamiiin
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j 3 месяца назад
Waan hanbalyanyna raysalwasare ku xigeenka somaliya ❤❤well come
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 3 месяца назад
Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🌟🌟🌟💪💪💪💪🌟🌟🌟🤲🤲🤲🔥🔥🌟🌟🌟
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Guuuuuuuul somaliland❤❤
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 месяца назад
Amxaaradu waa iney gondor adan waqooyiga somaliya kuma sii noolan doonan
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem 3 месяца назад
​​@@MohamedOsman-z2p maxad ital iyo awood aad haysa saynu uxoreyno gedo somaliland ha inoo dambaysee😂😂? 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 💪 💪 💪
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 месяца назад
@@TewodrosBethlehem amxaaro waxan u soo socona gondor hilibkii cayriinka ayan kugu celin
@takulahhc7828
@takulahhc7828 3 месяца назад
Xamze wuxu ku dhashay Qabridahare, xaqna uma lah inuu mansabkaa qabto!
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 3 месяца назад
Guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 3 месяца назад
Xasan gurguurte iyo xamse marxuum iyo inta la aragtida ahba wey iska ciyeen laakiin ninkaas axmed jaamac hadalkiisu wuu cad yahay wuxuu u adkeysan waayey beenta qadaadweyntu isku sheegayaan somaliland guul forever insha allah allaahumaa aamiin❤❤
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 3 месяца назад
guul qaranka somaaliland
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 3 месяца назад
Guul iyo gobanimo jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉
@MayconMustafe
@MayconMustafe 3 месяца назад
Doqonkii Ognden ahead doolo laga xams qaadye xamsowogaden baadi doon
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 3 месяца назад
Saalax waa Geesi Faqay durbaan tumaysa iyo Dhagwayn hawiya ah oo la hoos marinayo ayuu gilgilay hadalka saalax,waxa ka maqan cagdheer waa Ethiopian e ha tago goday haduu xoraysanayo iyo xabashi ahaanayaba,maaha labadii wax isku darsaday
@abdilahihaji-qj7zr
@abdilahihaji-qj7zr 3 месяца назад
cabdilaahi xaaji
@ZaraZara-ch8sy
@ZaraZara-ch8sy 3 месяца назад
Libaaxlibaax dhaley rageedii waad ku sugteyaleylahe 👌Well done 😂
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 3 месяца назад
Somaaliland ❤26❤juun❤oo❤kasoowareegtey❤64❤xoriyada❤kaqaatay❤igiriisks❤loov❤😂hadaba❤somaaliya❤maxaa❤haya❤ayxusasaa❤waalibay❤xusesaa❤umada❤beeta❤kadaaya😊
@harunmusse153
@harunmusse153 3 месяца назад
❤❤❤❤❤
@Ahmedjamac-g7b
@Ahmedjamac-g7b 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@addeguled
@addeguled 3 месяца назад
Guul iyo gobanimo somaliland
@ابومحمد-ن7خ9ن
@ابومحمد-ن7خ9ن 3 месяца назад
Somaliland guuuul guuul walle. Koonfurbaa daahirin
@ahaiban1
@ahaiban1 3 месяца назад
You kiding yourself Xasan Sheekh and his people!!!.
@rodag7831
@rodag7831 3 месяца назад
Somaliland Guul waay. Somaliland remember they want to stop you but they end up causing themselves more problems. They just don’t get it.
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
Soomaalida. Waxa. Isaka. Hoore. Keenay a. Waa. Ruun Laan at. Iyo. Faaga. Garooshiiyo. Laan. Xaasiid. Niimo. Diin. Qabayaalada. Maadaxa. Adaaga. Daanaaci. Waxaa at. Lahaan. Ayaa. Ku. Gariirataan. Mucjiiso. Ilahayoow. Naaga. Haan. Dhiibatadooda. Bisiinka
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 месяца назад
MAA TAARIKHBADA LEEDYE WAKHTIGAS BAA LAAGU GUUMEYSTE
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 месяца назад
Hadaaney doqmahasi uterine somaliya afka inallamey soogaleen
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 3 месяца назад
Dawlada xamar meytidii bey xabaalaha ayey ka xishoon waayeen qadaad weyn 1July suga somali italy
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 месяца назад
Qac buu ka yeedhsiiyey munaafaqadii mooryaan moqdisho
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 3 месяца назад
SOMALIA AWAL HOREBA DAN INO MAY HAYN !
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
Madax. Ku. Sheegaata. Mahayana. Ugu. Muuraami. Shaaqaaba. Ku. Malaaha. Iyaaga. Isaka. Dali. Naacnaacaada. Misakiina. Waxaa Saanu. Ku. Dheex. Jiiranay. Nimankii. Isaaqa. Ee. Ceejaada. Iyo. Kuwii. Suunata. Kaa. Haadaal. Meeye. Caadoowaga. Soomaalilanad.
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 месяца назад
Ilmada YAXAASKA mooryaan moqdisho
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 3 месяца назад
Haodhanina.madaxweynaha.soomaaliya.ee.waxatidhaadaan. hogaamiyaha.webisom
@januarySl2024
@januarySl2024 3 месяца назад
Waar ninkaa Wenleweyn hadalkaa caawa iyakoo tacsiyadaysan dhegaha uga duwi waayey, naftuu biimeeyey, meesha ha iskaga cararo !
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 месяца назад
Xasan DUUFLE mooryaan isbaaro munaafaq xaasid
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
Waxa. U. Baahaan. In. Lasaaxo. Maxaa. Maxaa. Diidaay. Inlabeedelo. Bmaafiya. Waxa. Laagu. Daarasaday
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 3 месяца назад
Raysal wasaruhu hanoo sheego waxa kaman ee uusaxayo malscanood baa
@zahrasaed148
@zahrasaed148 3 месяца назад
Doonimeyno xaajooyikooda Allahayo ka Alle. Somaliland baa nakhuseysa oo nadeeqda cadawgu hanagawada hadhaan tooda wax hakaqabtaan.💚🤍❤️😘🫡🎉
@mohamedesse1370
@mohamedesse1370 3 месяца назад
Abdishakur hayboow indr marka hore salaan qaaliya marka xiga MOU gii Somaliland iyo Ethiopia ee official Agreement isku dabalayay ma wuxuu noqday hal bacaad lagu lisay waayo Khudbadii Madaxweynaha waxbaa iiga baxay ka duwan wixii la shubayay maalmahan.
@KamaalJamac-m2i
@KamaalJamac-m2i 3 месяца назад
Kexeeganka raysulwasaaraha was in xabsi la dhigo Shaqsigaasi ma matali karo somali
@danabguuled5491
@danabguuled5491 3 месяца назад
Gurxantaye maxaad tari, Qaylisaye maxaad qaban, Yaahuu yaahuu yaahuu Ha ciyeen weligood ha ciyaame Caynka Awrka u giija
@roodanuur461
@roodanuur461 3 месяца назад
Raaga isaaqa ee jooga meesha waxaba kama haa
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 месяца назад
ORODO AFKA SOO BAARO LAACLACYO KUU NOOQO XABASHEGE KUU KARBASHI JEERYE
@NOREDIN666
@NOREDIN666 3 месяца назад
Dameeer ciyey . Adoon la lahaan jirey weligii la lahaan doono . Dhuusadiisa wax ka soo qaad maleh.
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 месяца назад
VIVA 5 Somaliya❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 месяца назад
Miidnimo dhimatu kuu sii dhagaanye dheegha uu reeda inaanye dhacayan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Waa aduun xamse marxuun oo kasoojeeda keliya wax noo yeedhinayo😅😅😅😅😅😅😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 месяца назад
Soomaali Etal iyo kooxda hogaamisa way wareereen😅😅😅😅😅
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 3 месяца назад
Libaax deeh salaax noloow
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 3 месяца назад
Laysuma qilafsana inta amxaarada ah ee reer sh isxaaq ku dhex milantay gondar aya loo celin no more wada hadal somali la gasho amxaaro Somali 🇸🇴 hanoolato
@nimojirde8252
@nimojirde8252 3 месяца назад
Aduunkii baa labyaabey Hassan sheekh adeer banaadir xoreee beenta umada ka dhaaf
@cabdiraxmaanmaxamed9022
@cabdiraxmaanmaxamed9022 3 месяца назад
Xasan.beenaale maalinta koonfurta oo ah 1 July 1960 iyo 26 jun 1960 ayuu beenkasheegayaa
@KoosCige11
@KoosCige11 3 месяца назад
Malay hadakaamaqanyihiin cicadas inasarcaadka
@gelehildid4797
@gelehildid4797 3 месяца назад
CAG DHEER OGAADEEN ETHOPIAN ah. Xaqna uma lahid in R.WA0SAARE KA NOQOTO MAAH. AABAHA IYO AWOWGAA AMXAARADA AYEY DOORTEEN MARKII XORIYADA U DAGAALAMAYEEEN.IF
@Umo580
@Umo580 3 месяца назад
REER MURQAAN LAAN BEEN BADANA WAR TAARIIHKHA BARO RIWAAYAD LAMA RABO
@MaliikaWarsame
@MaliikaWarsame 3 месяца назад
Ragan ma dhulkayga ayay u dobayayan😠😠😠😠
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 месяца назад
Waar ninka muuse ismacil waa nin raga hunguri uunba halka u joga blse qadiyada somaliland si fiican bu u difacay
@roodanuur461
@roodanuur461 3 месяца назад
Kkkkkkk maa waaxad u so diiyar gaarawaday daagal kaale o ada somaliland ku dhaar dhaarto waalkam waa daabar gooi somaliye
@DeeqYusuf-z2h
@DeeqYusuf-z2h 3 месяца назад
Orod nacas nimada laqabo qalbidahar cagdheryahay
@shabeel7467
@shabeel7467 3 месяца назад
Hassan Huuraale iyo Fataalkan cagdheer been bay isku madadaalinayaan waar cagdheerow qaxooti ayaad ku tahay kalb. Somaliland way socotay idinkaa riyoonayae.
@walaaxowla10jasberwalaax90
@walaaxowla10jasberwalaax90 3 месяца назад
Qiyaali ayaad ku noshihiin
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 месяца назад
HAWIYE WAA ISKA CAWAAN QAAWAN OO DOQON AH MAAHA DAD MASKAX LEH WAAYO DAD KA ILBAXSAN OO QARAN AH OO LEH TAARIIKH IYO XORIYAD U GAAR AH EYEY RABAAN IN AY BEEN KA SHEEGAAN DHIIGA AYAANU DIYAAR U NAHAY HAWIYE XAAR WELCOME
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
Soomaalida. Waxa. Isaka. Hoore. Keenay a. Waa. Ruun Laan at. Iyo. Faaga. Garooshiiyo. Laan. Xaasiid. Niimo. Diin. Qabayaalada. Maadaxa. Adaaga. Daanaaci. Waxaa at. Lahaan. Ayaa. Ku. Gariirataan. Mucjiiso. Ilahayoow. Naaga. Haan. Dhiibatadooda. Bisiinka
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Guuuuuul somaliland jun 26 1960 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 месяца назад
Cagdheer dameer ciyaya
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 месяца назад
Waa geeeeesi isaaq ❤
@hah7064
@hah7064 3 месяца назад
Ma warkooda iyo. Xafladahooda foojariga ah noo soo gudbi baanu ku nidhi.
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 2 месяца назад
Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 2 месяца назад
Madax. Ku. Sheegaata. Mahayana. Ugu. Muuraami. Shaaqaaba. Ku. Malaaha. Iyaaga. Isaka. Dali. Naacnaacaada. Misakiina. Waxaa Saanu. Ku. Dheex. Jiiranay. Nimankii. Isaaqa. Ee. Ceejaada. Iyo. Kuwii. Suunata. Kaa. Haadaal. Meeye. Caadoowaga. Soomaalilanad.
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 месяца назад
Ninkaan.itoobiyaanka yuu.metalaa yaase ka dhigay reesalwasaaraha somalia
@Aminadeeqa
@Aminadeeqa 3 месяца назад
Maxa kaga dhisha somalailand 26june adigu first july u dabaldeeg
@FadxiyaMowliid
@FadxiyaMowliid 3 месяца назад
Guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪💪
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 3 месяца назад
Somaliland guul vadwgeedu hajabo 💚🤍🤍💪💪💪🌷🌷🌷🤲🤲❤❤👍👍
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 3 месяца назад
Insha Allaah Guul iyo goobanimo iyo Midnimo somaliland
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 3 месяца назад
Haa ciyaane nacaabku haa iska ciyaane xabaalo faqde waaliga guule gaari maysiide😂😂 ohiinta yaare mafia
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 3 месяца назад
Xamse caagdeer waxba nosheegi meyso hoyadda Usheeg shekadda nacaasnimadda aah oo nacnacda aah useless
@aminaboon1290
@aminaboon1290 3 месяца назад
Soo soco cashurti iyo gibirki aadqadaan jirteen waar dhulka ragilahaa asya uu tashadery ee cadhuuftada dib uliiqa
@mudanhussien5003
@mudanhussien5003 3 месяца назад
Xasanaw Somalia markad mideysidne Ethiopia iyo amisom wadanka kasaartid wax NOLA kaalay somaliland way tagtay o ay talaabsatay duco iyo habaartoona uma baahna
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 месяца назад
Xasanow sidad somaliland ugu maqneyd ba dalki banadir kaga hadhay somaliland waxba yeli kari mayside tada raco nacasnima ku hayse
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 3 месяца назад
Iska had low Ina Higaree. Car xadkaaga soo dhaaf HADAAD nin tahay. Rag baa kuu diyaar ah.
@MaxamudIbrahin-l1q
@MaxamudIbrahin-l1q 3 месяца назад
Xasan duufle iyo xamse marxuun wxd islahaysaaan sodaaya
@ahmedabdi5593
@ahmedabdi5593 3 месяца назад
Please forget Somaliland and built your own country
@abdulrahmanali8421
@abdulrahmanali8421 3 месяца назад
Diyaarado ku weerar hargeisa iyo burco sidii afwayne hadaa wax isla hayso
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 3 месяца назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Xilka hadii lagu waayayo runta ood sheegto, xilkaasi isagoo kaa maqnaada ayaa haboon sobobtoo ah waxa meesha yaalaaba waa been iyo kudhaqankeeda.
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h 3 месяца назад
😂😂😂😂 yalaha 26 juun kkkkkkkkkkkkk sug 1 bisha
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 месяца назад
HASSAN XABAAL QOTE IYO MARXUUNKA XAMSE KIBIR BAA KA SOO MUUQDA
@shabeel7467
@shabeel7467 3 месяца назад
Waar waxba muu sheegin ka ku xigeen ka isku sheegayaa.
@idirisxaashi8965
@idirisxaashi8965 3 месяца назад
Xasan waxa uu ismoodayaa in somaali oodhan madaxweyne u yahay 😅
@omaryusuf7204
@omaryusuf7204 3 месяца назад
Waar raysaawasaaru hadal cad oo geesisan. Rijjal
@yurub5288
@yurub5288 3 месяца назад
Geesiga isaq meelna kama gabodo waa libaxa
@ShamisSaleban
@ShamisSaleban 3 месяца назад
Pl0l
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 месяца назад
😂😢😮😮😮😅😅😊😊
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 3 месяца назад
Guuuul somaliland guuuul xukumada Somaliland guul 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 3 месяца назад
Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AAbdi-q1o
@AAbdi-q1o 3 месяца назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Hadalka Rayswasaare ku xigeenku wuxuu ka tujonayaa oo inoo sheegayaa inuu dhex fadhigo dad dhintay oo Qolaf ah… Waa Khayran katiiran
@nimasahal8599
@nimasahal8599 3 месяца назад
DADKAN WAA RIYOONAYAN CADAWNIMADA AY HAYAAN IYO HADALKODU ISMA RAACSANA!!!! WAAR WAA LA KALA TAGEE DARIS WANAAG MUUJIYA OO ILAALIYA XUMAANTA IDINKA SOO BURQANAYSA WALIGEEN DIB UMA MIDOOBAYNO TAASI XAARAN
@roodacawad13
@roodacawad13 3 месяца назад
Somalilan guuuul wey ku dhaaftee dhegaha furo xaasid .xamse marxuun
Далее
Трудности СГОРЕВШЕЙ BMW M4!
49:41
Просмотров 1,3 млн
Geerida Xasuusnaw ll Khudbada Jimce ll Sheekh Dirir
16:18