Тёмный
No video :(

DEG DEG Xilibanda Dir &Digil &Milifle oo xalay gacan iskula tagay, RW Xamse oo qalqal lagu furay.... 

Suldaanka TV.
Подписаться 419 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

4 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 28   
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Месяц назад
Waa logu talagalay soomaali inaay burburto war dantina racada soomaaliyeey
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 Месяц назад
❤❤❤❤❤ mahadsanid walaal
@abdulahiali7028
@abdulahiali7028 Месяц назад
Veri good
@saedaartan9282
@saedaartan9282 Месяц назад
Soomalidu baarlamaankeedu maqabiilbaa shaqadiisuna marwalba madagaalbaa. Ayaa dawladnimadii iyo horumarkii. Wadanka kashaqaynaya?????😢😢😢
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Месяц назад
Malaayo kuu soo gudbisey yaa dira idoor dirma aho idoor waa xabashi somali ma aho
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
DIR WAQOOYI IYO DIR KOOFUREED IYAGA UGU XILDHIBANNA BADAN BAARLAMAANKA.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
DIGIL IYO MIRIFLE KA JAR, XILDHIBANNADA BIMAAL MAXAMAD,
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 Месяц назад
Waxaa sheekadii Badaa lagu DABOOLAYAA INTAAY SOOMAALIDU IS HEEYSATO BAA BAD IYO BERIBA LAKAL GADANAYAA
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Месяц назад
Yaarabi soomaaliya hishis dhexe dhig oo qabyalada iyo qurunka nagasar
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Месяц назад
K. GALBEED XILDHIBANNADA BIMAAL OO DIR KOOFURED KA MID AH, AYEEY 9 XILDHIBAAN KU YIHIIN, GUD. ABSHIROW AYA KA MID AH,
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Месяц назад
War ducaysta rageni isku maraye soomaali lamakala yaqan wllo weeye waa wada dhalanay
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Месяц назад
Yaab waaye
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Месяц назад
Soomaaliyeey waa laskukin dhiftay illahoow tantena naatus illahaay baryaa
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Месяц назад
XILDHIBAANADA DIRTA WAQOOYI WAX MACNA AH KUMA FADHIYAAN EE BUUN BUUNINTA KA DAAYA NIN AAN DEGAANKIISA AADI KARIN MACNS MALE DIGIL IYO MITIFLE BAA KU ADKAAN KARA
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Месяц назад
Siyaasiyiinta soomaalida waa rag wanaagsan oo siyaasadda geella garanayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-pp9yb6dz6k
@user-pp9yb6dz6k Месяц назад
❤❤Digil iyo mirifle congratulation ❤❤❤ muujiya dadnimadiina❤
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule Месяц назад
Good wariye rugcadaa ah nin wax badan falaqeeya hadii saxafiyiinta kale sidaada oo kale dhex dhexaad ahaan lahaayeen wlh wariye caada qaate ah lama arkeen oo nin walba masuuliyadiisa dalka ayuu kasoo bixi lahaa Lkn inta uu jiro wariye laaluush ku shaqeeya la arki maayo cadaalad suldaanka tv waa halka saxafi oo ka run sheega shaqadiisa iyo shaqada saxaafada waana ninka kaliya ee deg deg iyo dabagal labadaba noosoo gudbiya guuleeyso suldaan j
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb Месяц назад
war waxaan xildhibaano wax kama ogee waa caloshood u shaqeeytayaal oo inyar oo wadani nimo ah aan ku jirin ee dawladda ha iska celiso. kuwaan oo kale iska celis eey wax ku leeyihiin.
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Месяц назад
Rasalwasaare ku xigee waxa xaq u leh koonfur galbeed
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Месяц назад
Saleyman ahay qubeys igu filan
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Месяц назад
Somali marka tagay o uk ka imid alshabaab dir a iga badbaadisay
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh Месяц назад
Md. Xasan Sheikh, ha la waydiiyo dalkii Somaĺika. Dalka ha loo soo duciiyo, haddii idnaan waxba ka qaban karin hala daawado.
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm Месяц назад
Isaga had kiisa hayto muxu u ceshimay sanyahaya eriyada an joogo lamaso marikaro
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm Месяц назад
Haday qabil Ku heshiiyen isaguba Reer baladhan buu sami qaybsiga ugu fadhiya somaliyeed buu haysta reerkisa mahe ma somali bay ka xigan iyaganba cidn metelin o maalin kasta somalidi ay ka yimaden nama metelan bay yidhahen jaajus nimay u fadhayn iyo in ay ka dawlanimada ka fash leeyan mar haday musharkoda keliya ha ilashaden doorashada soo socota ma geyn karan sanaduqsa doorashada somaliya Waa waxan dhici karin midnima halke tala in lagu xadgudbo marabe lakin intad yar yanay naga dumin e raisalwasare Ku xigenka daad buu wax u walaqayan
@adanaxmed9874
@adanaxmed9874 Месяц назад
Kuwan somaliya iyo cashuur bixiyayaasha sheeganayow xilalkaas ay raga somali land ka soo jeedaa haystaan aad qaadateene somali land ictiraafa si ay idiinka yimaadaan. Haddii kale sidaasaa ahaanaysaan.
@sadam1318
@sadam1318 Месяц назад
allah dir maxay is moodey laangaabka ayaa ugu edeb daran
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Месяц назад
Beenaale tuuga
@user-rx8mi7hl5n
@user-rx8mi7hl5n Месяц назад
Duf ku bax been iyo fadhi kudirir
Далее
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 491 тыс.
WAAR DAG DAG AH
14:47
Просмотров 2,2 тыс.
Почему-то хочется плакать
00:17
Просмотров 491 тыс.