Тёмный

Deg Deg Xog Sir Ah Oo Laga Helay Shirkii Somalia & Itoobiya, Deni Oo Looga Yeeray Kenya 

Garaad TV
Подписаться 563 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
#WARKA #DEGDEG #WARARKA
GARAAD TV
Garaadtv Wararka Caalamka
Garaadtv Wararka Somalia.
Garaadtv Warar Deg Deg
Garaadtv Xogta Caalamka
Garaadtv Dowladda Somalia.
.
GARAAD TV
Garaad Somalia.
Garaad Somali News
Garaad Itoobiya.
Telefishinka Garaad.
Warka Caalamka.
Warar Deg Deg ah.
Garaad tv today
Garaad tv manta
Garaad tv wararka maanta
Garaad tv youtube
wararka caalamka 2021
Wararka Caalamka 2013
Garaad tv Turkey
Wararka Shalay Garaad
Garaad Somaliland
Garaad tv Puntland.
wararkii ugu danbeeyey
news today wararkii maanta
Garaad wararka bariga dhexe
Garaad madaxweynaha
Garaad Muqdisho
Wararka Soomaaliya
Garaad Nairobi, Kenya
Garaad Arrimaha Soomaalida

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@AhmedJimale
@AhmedJimale 2 месяца назад
GUUL IYO GOBANIMO GARAAD TV INSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤
@chalichali9452
@chalichali9452 2 месяца назад
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@maxamedclaahi2870
@maxamedclaahi2870 2 месяца назад
Horta madaxdeena dhimadhiman miyaa nah dad si xoog ah u isticmaalaya badeena iyago dhahaya bada waan heleynaa xoog ama xeelad war sharaftena dhulka hala gelina akh
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 месяца назад
Mw qoorqoor mucaaridku mid udhigma malaha reer galmudugna kuma doorsanayaan
@HassanLohos
@HassanLohos 2 месяца назад
Etobya dhulka nalamalaha hadey ka noqonweyso xabadba naga dhaxeyso
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 месяца назад
Bisinka qofkani been badanaa miyaanuu dhimanayn subxaan alaaaaaaa
@abdirahmansaidahmed
@abdirahmansaidahmed 2 месяца назад
dadki ku doodayay aa way farmaajo waa qof fiican asiga ayaba nalugoyay wlhi
@alisaed8393
@alisaed8393 2 месяца назад
Hakudaalina somalia dawladi kamajirto ee waa mooryaan iyo Argagixiso
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 месяца назад
Wax badan baad sheegtay su,aasha waa ethiopia ma waxay rabtaa dekad ganacsi oo bixiso canshuur iyo kiro wax kala soo degto ama dekad ay leedahay iyo dhul ay leedahay hadaan si kale kuugu dhigo dal dalkale ku dhex leh bad iyo dhul waligaa ma maqashay waxyaabo badan ayaa mugdi ku jiro waa arin halis ah keeni karto in mustaqbilka ethiopia lahaato soomaaliya waa isdhexgal keeni karo mugdi oo uu baahan wada tashi balaaran ee aan xasan dalka lagu halayn
@calicilmi5273
@calicilmi5273 2 месяца назад
MAXAA KEENEY IN AAN KAWADA HADALO ETHIOPIA BIYAHAYGA IYO DHULKEEYGA MW XASSANOW BAL SABABTA II SHEEG
@jaamacmjaamac814
@jaamacmjaamac814 2 месяца назад
waa beentaa arinta deni wasakh qsbiiliiste ah
@sahimabdirahman8685
@sahimabdirahman8685 2 месяца назад
Beelo qabiil wakaas gun gun dhashay waye somalida oo dhan qabiil Lee madax kaga dhacay qabiil qadan miyuu noqoda tariiq xun baa ku socoto somalida waa dad baabasan oo jahalinimo xun ayaa naheysato
@Sarta100
@Sarta100 2 месяца назад
Heshiis farmaajo iyo abiye oo baarlamaan la keenin heshiis maaha waa been soomaaki kuma heshiin ee waa suuq madow iyo qiyaano qol mugdi ah heshiis waa in baarlamasn ogolaadaa madaxweyne saxiixaa farmaajo dalja maleh gurigiisa maaha uu kiratsankaro bad lagama kiraynayo ee cashiurtaa laga dhimataa bad ka kiraybayo maleh waayo beri yey leedahay waan iibsanay iska ilaslilya zabashida waa mooryaan yaa la fududaysan waa boob iyo xeelaf watkaas kirro majirto.
@AbdiSaid-pj1qo
@AbdiSaid-pj1qo 2 месяца назад
War Somalia see wax ka yihiin warya Ethiopia maxa badeena ka galaxy wa inka leh waxan ka kireynene dekedaha war edeb Zeeshan baddan waxa iska keh ummada somaliyeed cidna ma buxinkarto mana kireynkarto
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 2 месяца назад
Dani muxuu qabanayaa
@ahmedcabdi-lz5rf
@ahmedcabdi-lz5rf 2 месяца назад
❤❤❤❤😂😂😂😂
@cirka4497
@cirka4497 2 месяца назад
Reer afweyne been iyo cuqdad baa dishay.
@abdihakimmohamed4097
@abdihakimmohamed4097 2 месяца назад
Sheeko xariirta qadaadwaynta ethopia way kalaabanaysaa heshiiska
@chalichali9452
@chalichali9452 2 месяца назад
All this behind farmajow the one who sell everything💯
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 2 месяца назад
BEENLOW FALLALOW HOOYADAA…..!!!!!!!
@ahmedali-ss4do
@ahmedali-ss4do 2 месяца назад
Benaale
@Maclumad
@Maclumad 2 месяца назад
Mᴀxᴀᴀ ʜᴇsʜɪɪsʜ ʟᴏɢᴜ ǫᴀᴡᴀɴᴀ ᴍɪᴄɴᴀʜᴀ ʙᴀᴅᴀ ɪᴛʜᴏɪᴘɪᴀ ɪʏᴏ sᴏᴍᴀʟɪ ᴍᴇʏ ᴋᴀ ᴅʜᴀxᴇʏsᴀ ʙᴀᴅᴀ sᴏᴍᴀʟɪʏᴀᴀ ʟᴇʜ...Mᴀxᴀᴀ ᴡʏᴇ ᴀǫᴏᴏɴ ᴅᴀʀᴀᴅᴀᴀɴ ᴅᴏᴡʟᴀᴅᴀ ʜᴇʏsᴀᴛᴏ😢 Bᴀᴅᴀ sᴏᴍᴀʟɪ ᴀʏᴀᴀ ʟᴇʜ ɪᴛʜᴏɪᴘɪᴀ ᴍᴀʟᴀʜᴀɴ ᴍᴀʀᴋᴀ ᴡxᴀ ǫᴀʟᴀᴅ ᴀʜ ᴀʏᴀᴅᴏᴏ sᴏᴍᴀʟɪᴀ ᴜ ᴅɪᴘᴍᴀʀᴛᴇʏ ʙᴀᴅᴇᴇᴅᴀ ɪɴᴀʏ ᴡᴀᴅᴀ xᴀᴀ ᴊᴏᴏᴅ ʟᴀɢᴀʟᴀᴀɴ
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 war beenta jooji Madaxweyne Muuse biixi cabdi xildiid Rooble oodweyne ayuu jooga ufuudkina wuu la socda
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад
Xasan gurguurte waa isaga cida dalka iyo bada iibshey waxba yuu qiiqa isku qarin welina wuxu kujiraa sidii uu itoobiya ugu wareejin lahaa bada soomaaliya
@mohamednour541
@mohamednour541 2 месяца назад
Beenaale dadka ma u sheegi kara salaada soo tukada.? Waa maya
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 месяца назад
Suga doorashada intaan Soolkeenaayo k kkkkkkkk
@abdillahimohamoud7750
@abdillahimohamoud7750 2 месяца назад
Beenaale waar dadka beenta kadaa ilaahay ka baqo
@samewadasamewada
@samewadasamewada 2 месяца назад
markaa dekedaha la siinayaa miyaanyi soomaaliya ahyin maxaaloogu diidaya bada cas
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 2 месяца назад
Dirirdhaba iga baqan ana leh wa ku dili kara wana ka awod badanahay jigjiga ogadeyn inta dulqadanay a badan tug
@abdullahiabdirahman4600
@abdullahiabdirahman4600 2 месяца назад
Beeenlow beenlow
@aweyskhayre2568
@aweyskhayre2568 2 месяца назад
BEENAALE kani wariye maaha gtv isgaa loo nacay
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 2 месяца назад
Wax badan baad sheegtay su,aasha waa ethiopia ma waxay rabtaa dekad ganacsi oo bixiso canshuur iyo kiro wax kala soo degto ama dekad ay leedahay iyo dhul ay leedahay hadaan si kale kuugu dhigo dal dalkale ku dhex leh bad iyo dhul waligaa ma maqashay waxyaabo badan ayaa mugdi ku jiro waa arin halis ah keeni karto in mustaqbilka ethiopia lahaato soomaaliya waa isdhexgal keeni karo mugdi oo uu baahan wada tashi balaaran ee aan xasan dalka lagu halayn
Далее
Исповедь / Мася
2:47:10
Просмотров 135 тыс.
Бокс - Финты Дмитрия Бивола
00:31