Тёмный

DEG-DEG Yaasin Fareey oo Sheegay Cidda Dishay Ikraan Tahliil Iyo Xogo Cusub. 

Qarri Jiqood
Подписаться 429 тыс.
Просмотров 119 тыс.
50% 1

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 Год назад
Gabadu waxay ogaydd dilki , Mayorka mukdisho, engineer yarisow, sidaa daraded baa loo dilay
@haniaden2700
@haniaden2700 2 года назад
Ninkasto wn oga ayuu leyahay ee maxa ogaysiyay dilka
@ahmedmussa9198
@ahmedmussa9198 4 месяца назад
Yaasin fareey Allaha ku abuurtay ka baq Arsenal waa diideen
@hooyomacaan7326
@hooyomacaan7326 2 года назад
Ninkani wuu naxsan yahay wax badan ayuu ogyahay
@AfiyaIbrahim-tn8fn
@AfiyaIbrahim-tn8fn 2 месяца назад
Asc. Allaahu aclam qofkii diley,laakiin waxaan u moodaayaa in ay la dhimatey SIR badan. Hooyada dhashey iyo ehelkeedana waa la isticmaaley nin walba markuu kursiga rabo uu ka hadlo markuu helana aamuso. Ikraan hadii si kasta loo qariyo arinteeda maalin aan la qarin karin ayaa imaaneysa walallaadiin.
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 4 месяца назад
Fares inantu waa wallaashaa maxaad ugu soo raacaysaa ninkan aan soomaaliga ahayn
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 4 месяца назад
Xassan & kooxdiisa ayaa ku soo kaambayn gareeyay ee maxay uga aamuseen markii xukunka dalka ay la wareegeen?!!
@ShugriWacan
@ShugriWacan 4 месяца назад
Run ka sheeg yasiinow🎉cadee oo run Ayaan sside ilahay kugu ogyhy sxb
@maxamedtt1233
@maxamedtt1233 2 года назад
wuu hashkadaynayaa sidii gaadhi naaftadu kadhamaatay waayo mooro ayaa ku duugan allahayow dhiigeeda soo saar
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 года назад
Xildhibaan. Yasiin fareey Warkiisu. Waa been sheeg Runna u ekeysii. Aniga. Koley Kaama yeelin In sha Allaah. Cadaallad wey heli doonaan ikraan iyo Aamina m cabdi
@Ckariin-zw9gt
@Ckariin-zw9gt 4 месяца назад
❤❤😅❤
@Ckariin-zw9gt
@Ckariin-zw9gt 4 месяца назад
ikran thahliil she islostin
@yasminabdi3003
@yasminabdi3003 2 года назад
Waa wadan dad xanuunsan aya maa muleen wara nasii gabadhi meel xunmare
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 месяцев назад
Jaalle fareey yaa gabdha ka qaaday gurigeedii oo u geeyey Shabaab iyo Jillib Ilaahay ka baq ,runta sheeg ?
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 2 года назад
Warkiisu sax maaha Wuxu yidhi baadhis baan samaynay Inantaa alshabaab ayaa afduubtay Halka laga afduubay iyo siday u ogaaden inla afduubay midna muu cadayn Goobtii ay deganaydna wuu cadeeyay Inay ahayd goob amaana oo kamarooyin leh
@fadhiyahussein8745
@fadhiyahussein8745 2 года назад
Wcs
@faadumobedel8200
@faadumobedel8200 2 года назад
Benalee ma oginkulahaa War taag nacas batahaye idhahisey kamuqataa
@ahmedmussa9198
@ahmedmussa9198 4 месяца назад
Fahad yaasin iyo Adiga is different waaye hadalkiina see wax yihiin
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 2 года назад
Adigana waa kujirtey dadka diley, waana lagu daldali
@marryangaal3516
@marryangaal3516 2 года назад
Gacan kudhiigle shacabka Reer Mogadisho Dhameeyeen wa Buu ka diley Mana Laga Haraayo kan ilkaha Dheer iyo Fahad yasin Calolweyne iyo kulane Jiis Marexan Iyo Kheyre Madax Tariin iyo Abdirahman dheere iyo Farmajo Nacas intaba
@june6206
@june6206 2 года назад
Too le Nagad weydii hadad tun rabto
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 4 месяца назад
Kan asigaba dilay mxa ka waraysanay
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 года назад
Kuligoodba dilka gabadha way isla ogyihiin .haday wada hadlayaan maxa markii uu joogay farmaajo u sheegiwaayeen
@nimoa3283
@nimoa3283 2 года назад
Waxaa ka dambi badan qofka nin aan waxba ka dilin ku naba
@garaadka
@garaadka Год назад
waxay kaga dhagtay waad mahadsantahay mahad ayaa muska ugu jira oo car runta sheegleh
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 4 месяца назад
Kooxdii kambaynka ku soo gashay dilka Gabadha, maxay u baadhi waayeen, markii ay xukunka la wareegeen?
@CumaraxmedAxmed-ph5lo
@CumaraxmedAxmed-ph5lo 4 месяца назад
hää kuwii ev kuqaadilahaaveen dalka waakacarareen
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 4 месяца назад
Hooyada gabadha dhashay maxaa aamusiyey markii Xasaan Sheikh iyo kooxdiisu ay xukunka la wareegeen?!!
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 8 месяцев назад
Wuxuu yidhi 28kii baa la waa yay arintuna waxay dhacday 26kii taasi waxay ku tusaysaa in uu firma naxsanyahay
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 4 месяца назад
Taasina waamid surtagalah
@cabdixakimxasan7514
@cabdixakimxasan7514 2 года назад
Waxa lagA GARANAYAA zi duu u kala hadlayo oo si fiican u muuzan hadlin yaasiin faray ee daysane isaga iyo fahad yaasiin (ILaAHAW XAQA SOO SAAR) DHIIGA INANTA
@mucaadkhadar215
@mucaadkhadar215 2 года назад
kiiskanu waa sidaas usheegay faray kiiskan ayaa dhacay xili wadanku khalkhal kujiray moiyaane kama duwanayn kamana buurnayn ama cuslayn jumanaankii qof ee umada soomaaliyeed aqoonyahan halyay ee umada soomaaliyeed kageeriyootay
@user-di7uv9eo1q
@user-di7uv9eo1q 4 месяца назад
Benaale ale kuciqaab insha alaahu waa lagu ciqaabi doonaye adiga iyo kuwi sida dhabta udilay
@AdowIsaack
@AdowIsaack 2 месяца назад
TV❤😊😊😊😊😊😊
@mohamedabakar6370
@mohamedabakar6370 4 месяца назад
Loyar tani waykaduwantahay tas taniwaashaqadowlo hadagdagin waxayubahantahay baadhiswan haraka haraka aynabaraka
@ahmedmussa9198
@ahmedmussa9198 4 месяца назад
Yasin camerada ah ayadoo gaariga la saarayo ma been baa
@maslah345
@maslah345 2 года назад
Ninkaan waa in lamaxkamadeyaa wax buu qarinayaa
@maxameddeeq6049
@maxameddeeq6049 2 года назад
jawaabtaada waxay aheyd waan ka gar baxi.
@Cibado99
@Cibado99 Год назад
Imaya. Sidaasma ahanjawaabtayda
@khadraqadan3006
@khadraqadan3006 2 года назад
layabka.aduun wuxu tagan yahay sidaydonanba hauqabsadan mdx.cusubi.isna wa iskaleexinaya
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 8 месяцев назад
Waa beenaale wallaahi isaga ayaa wax ka ogaaa
@xaliimocqani4595
@xaliimocqani4595 2 года назад
Wixii biliaadanka kawarsoo ale kamaqarsoona
@adirahmanahmed77
@adirahmanahmed77 2 года назад
Asagana wuu ku lug leeyahay
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 2 года назад
Hadalkiisu waa iska hor imanaya.
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 2 года назад
Alshabaab may dilin hadii ay dhishayna nisa ayaa kula jirta
@DauudDibad-rf9ec
@DauudDibad-rf9ec 4 месяца назад
Yasiin faray waaa nin culs warakiisa
@guledgled8695
@guledgled8695 2 года назад
Adigaa ayaa masuul ka ahaa Meesha meesha laga afduubay gacan ku dhiigle ayaa tahay
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 2 года назад
yaasiin waa nin hagaagsan waayo waxa uu uwaramay sifiican
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 2 года назад
Wariye saxa
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 2 года назад
M
@anabjama6314
@anabjama6314 2 года назад
UV
@samaancabdi3856
@samaancabdi3856 2 года назад
Fahad Hala qabto
@abdishukrumohamed6437
@abdishukrumohamed6437 2 года назад
Ningan aniga wan kashageye
@mohamedguleed7854
@mohamedguleed7854 2 года назад
RU-vid vidio
@axmedjamac1481
@axmedjamac1481 2 года назад
Waar kan wuxu sheeg ayaa waa been walaahi Xog ayuu qarinyaa
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 года назад
Kkkk sidee wax u jiraan kii horena shaqaale noomay ahayn buu lahaa kana waxuu cadaynayaa inay gabadhu hay'ada muhiimad ugu fadhiday macnaha shaqa muhiima ayay u haysay hay'ada yaab???
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Haweeeya intan anigu jogay bu dhahay kama anayn shaqaynaynin
@danhiilalichannel5332
@danhiilalichannel5332 2 года назад
👾👍💙💚
@hilaahcali6615
@hilaahcali6615 2 года назад
Fare been badana
@user-ou2gw2mm7f
@user-ou2gw2mm7f 4 месяца назад
Hada la ogaaday qofkii dilay so daawada
@FartuunCiise-hm4hg
@FartuunCiise-hm4hg 4 месяца назад
Xagee ka soo daawadaa
@sahrohussen8663
@sahrohussen8663 2 года назад
Alle ayaa garanaayo ciddii dishay ama meelku heysato wali macadda in ladilay iyo in eynooshahay alle hasoo ifiyo ciddii mas uulka ah alle haka hadalsiiyo alle ayaa awoodee
@user-zf3mm2uw1k
@user-zf3mm2uw1k 4 месяца назад
Y farey waa nin dhisan hadal yaqaan ah musuul cod kar taliye sare. Nolow
Далее
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Просмотров 142 тыс.
Я ж идеальный?😂
00:32
Просмотров 96 тыс.