Тёмный

DEGDEG 500 MAXABIISTA IIDOOR IGAD FIRDHIYE KU AMREEN INU CAFIS U FIDIYO,QORSHIHI MUSE BIIXI HIRGALAY 

Darwiish Tv
Подписаться 91 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

DEGDEG 500 MAXABIISTA IIDOOR IGAD FIRDHIYE KU AMREEN INU CAFIS U FIDIYO,QORSHIHI MUSE BIIXI HIRGALAY

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 98   
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 12 дней назад
Firdhiye mayeelayo waa nin kuligood ka caqli badan hadalka joojiya
@user-lq9vu3jn2y
@user-lq9vu3jn2y 12 дней назад
Gelled waxuu ku eedeysanaa xasuuqa sool gelled gacnuhuu dhiig ku lahaa have yeeshee dhulbahante baa gelled ka dhigayah nin aan danbe laheyn
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 12 дней назад
Firdhiye ma Damuljadiid baa?Maxaa ka khaldan
@mohamedfarah251
@mohamedfarah251 12 дней назад
Aniga ma ku taagersani in firdhe tago jabuuti. Anigoow ah nin hartiya kana ah SSC. Because waxa ay salka ku hayso ayaan ka dherregsanahay. Hattie ayey u taalaa waxay ka yeelayaan argixisada ku xiran Alaska. Thank you 🙏
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 12 дней назад
Maxaabiista ma Igad baa laga haystaa.Igad miyaa xasuuqday shacabka SSC. Warkaan waxba kama jiraa.
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 12 дней назад
Maxaa maxabiis ka galay ismaaciil wax ladheego keen
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 12 дней назад
Nin caqli badan ayaa hadlaaya
@user-vl2px9cr6w
@user-vl2px9cr6w 12 дней назад
Wa runta 100/100
@aminaali2334
@aminaali2334 12 дней назад
SSC Firdhiye xilka qaadis waa nin fudud
@batulasmail8261
@batulasmail8261 12 дней назад
Ma firdhiye cafin karo dambiilayaasha Dacwada dadkii ree SSC ee dadkoodi la xasuuqay iyo burburintii Lasaascaano. Firdhiye waa in Maxkamad la soo saaro
@Gudbiye1
@Gudbiye1 12 дней назад
Isku dan ayaanu nahay laakiin waanu ku kala aragti duwanahay ficilada dhacaya ee meesha ka saar cadhada iyo weerarka shakhsi ahaaneed ee hogaamiye Cabdikariim Ahmed Aw Cali.
@AA_yusuf
@AA_yusuf 12 дней назад
Maxaabiista waxaa ka horeeyo heshiis oo ay ku qanacdo ssc dadka kale waxaba nagama khuseeyaan biixi wuxuu xasuuqa ugu wadey waa isir nacayb
@user-pi4ci7jr3r
@user-pi4ci7jr3r 12 дней назад
Waqti horuu sheegay cali khalif galaydh waxuu yiri alahuma najeynaa dhulbahante war waxa haku daalina awalba dhulbahante waxay ahayeen fadlan lacag kushubo naga daaya waxan waa boogtii daarood
@Moe_2023
@Moe_2023 12 дней назад
Nin fiican oo harti ah baad ahayd laakiin adoon hubin baad warar mucaarad ku ah ssc baad soo tebisaa
@farhiacabdi2680
@farhiacabdi2680 12 дней назад
Subxaanalah war ilahay kacabso waxano xasidnimo maxay tahay wad walatay e hadalka iskahagaji mana kusarayo wax like iyo sher Tona ila shalay iyo manta dambi unbad sogudbineysa sikale wax uradso sidan hadad kusocotana walaga kalayaci
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 12 дней назад
Jamaahiir baa gacanta ku haysa maxaabiista adeer
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 12 дней назад
Guuleyso caduun
@samielmi6158
@samielmi6158 12 дней назад
Maxaabiista idoor ee dagaalkii khaatumo,waa dambiilayaal gacan ku dhiigle ah,waxay sugayaan maxkamad .cidna ma siidayn karto,waayo waa dambiilayaal ummad xasuuqay.guul….guul iyo gobanimo SSC khatumo.
@mohamedfarah251
@mohamedfarah251 12 дней назад
ASC Darwiish. Aad iyo aad ayaan kuuggu taageersanahay mowqifkaw aad ka taagantahay Ari at maxaabiista. Ma na dhicikarto in ay cayaar cayaar league siidaayo. Maxaabiista waxaa haysta rage iyo w dumar la yiraahdo Harti Wayne.
@mohamedfarah251
@mohamedfarah251 12 дней назад
Firdhe haddii uu layimaado wax meelka ka dhac kuw ah from jabuuti, asaguna labada sano oo aandhan ha iskatago. Anaga xassan iyo geele nooma yeerin Karan.
@fadumoabdi7162
@fadumoabdi7162 12 дней назад
Geele maxaa maxaabiista ka galay Firdhiye waa ku fashilmay waana ku degdegay wax la taliya ma waayay Firdhiye waa nasiib daronagu dhacday
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Waxa igada la yiraahdo ma jirto is
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 12 дней назад
Qofo wuxuuna rabin lagu qasabi karaa majiro😟
@mohamudcabdi3773
@mohamudcabdi3773 12 дней назад
Siyasiyadaha manta sokordhay dad kii baa lagu kalabartay rag badan oo dacad lohastay baa sobaxay markay siyasadii runtatagtay
@ShafeecAdeen
@ShafeecAdeen 12 дней назад
Maxabista lamasidaynkaro hadi lasidayo kamali dontin
@abdullahihass8936
@abdullahihass8936 12 дней назад
Dhammaan maxkamad ha la tago oo toogasho ha lagu xukumo. Igadna hooyadeed haw sheegto yay u talisaa esa urur
@QeeyrdoonWali
@QeeyrdoonWali 12 дней назад
Adeer firdhiye anoo ogaadeena Ayaa ku kalsoon e fariiso nin yarbaa tahaye
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 12 дней назад
War xayawan batahy beenta iskada maxabiistan cadowgan dadkii ay xasuuqen aya haysta benlowgii ku dhalay wase beenta jooji
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 12 дней назад
Waa khalad inuu jabutiy pan Ogeen dhibkaay inoo geysatey inuu lakulmo ayaa ba denbi ah dofaar abidkii Madahiro
@user-dn1tf9ss1n
@user-dn1tf9ss1n 12 дней назад
Umulweeye
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339
@fadumoselemennjjhkkkkjh7339 12 дней назад
Marki 500 boqol maxbista la cafinayo awaay dadki maatida lascanod eey xasuqeen wax cafis la yirahado ma jirto
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 12 дней назад
War bowe mxaa ka galay dhulmahante meshey doonan ha aaden...ciidamada majerteennah wa in laga so saaro ssc..by from ufeyn puntland
@ismailahmed001
@ismailahmed001 12 дней назад
Ma majerteen ayaa mesha joogaa soo kii deni marki ethiopia tegey laguqasbay inuu kasaaro ,kan yar waa benloow marwalbo firdhiye daqdaqaaq sameeyo been ayuu mesha lafaristaa ,wax uogyahay majiro
@fxcooking9677
@fxcooking9677 7 дней назад
Firdhiye wuxuu rabaa in lasumeeyo ama la sixro xasan yuu ku cunin
@TripleA0825
@TripleA0825 12 дней назад
Kan muxuu la naxsanyhy war Maxaabiistu Rag bay u xidhan yihiin kuwa danbiyada loo haystana kiiskoodu maxkamad caalami ah buu yaallaa
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Faridhiye wuu degdegayaa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 дней назад
Sheekadaasi mid soconaya maahee Igaad waxba denbiile yaashan kama gelin hawl u taalana maaha .waana la hubaa in kuwo badan lagu hor toogan doono. Iyagoo weliba arkaya
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 12 дней назад
Fadlan naga xishoo, sidad u fiicneyd ayaad dhanka kale isu rogtay.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Welkom 🤗 Darwiish
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 12 дней назад
Firdhiya haday wax yelaan Faisal cabdi botaan qoorta ha laga gooyo
@Rudwaan-jj6ms
@Rudwaan-jj6ms 12 дней назад
Walihi wiil darwiish guul iyo gobanimo wan idin iman dona anogk
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 12 дней назад
Irir miyaa shaati Igad soo gashaday.
@ismailahmed001
@ismailahmed001 12 дней назад
MUNAAFAQ MUNAAFAX DHALAY AYAA TAHAY MADAXWEYNAHAYAGA INOODHAF QURUN AYAA TAHAYE
@user-nh9px3yz6d
@user-nh9px3yz6d 12 дней назад
Waa sax waa maya
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 12 дней назад
Kkkkkkkkkk😂 Waligeedba Dhulbahantay taallaxuun waa loo taaliya ee iska Ameen😢
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 12 дней назад
WIILYAHO WAAD WAALATAY. DADKII KU DHEGEYSANJIREY BAAD SEEGI HADAAD BEEN BAAFISID. ANIGU KOLBA DIB KUUMA DHEGEYSAYO ADAAD NOOCAN U DHAQANTAY
@user-un9mt6mt9z
@user-un9mt6mt9z 12 дней назад
Maxaabiis ladiidaayo madhici karto wax kastoo lasheego imisay dhulka hoos mariyeen imidaa lugo beelay indho beelay baaralaysa oo geeri iyo nolol midna ahayn
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Saraakiishii waa in Dan Heege la geeyaa taas ma dhici karto
@abdinasir7998
@abdinasir7998 12 дней назад
waxasi wa ben abure iska daya sheg sheģisa firdhiye nin sa ufudud ma ehe...
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Ismaaciil waa cadowga somaaliyeed
@abobasement346
@abobasement346 12 дней назад
war umadah kalah farisoh bentah iyo edeb daradah aad nolah timid mah waxad rabtah in u firdhiyeh garoweh hos yimadoh doqonyahow nagah fuq ssc waa mamul sawirkan aad foto shobkah ah o aad lah waregaysoh jojih waa ku doqonimoh war dhulbahantow damerkan iska Balogah waa fayus radi war dhulbahanteh wuu kah gudbay taladah Anigah ku hayah waan ognahay kuwah ku so diray Adeer waxaa kah socdah degankagah kah hadal
@a.j2428
@a.j2428 12 дней назад
KKKK FIRDHIYE OO FADHIYA OO WAX SAXIIXAYA, HADANA ISLA MARKAA TAAGAN OO FIIRINAYA QOFKA WAX SAXIIXAY OO ISLA ISAGII AH?? IGAD WAY WAYDIISAN KARAAN FIRDHIYE WAXAY DOONAAN LAAKIIN YAA KA DHAGAYSANAAYA.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 12 дней назад
MAXAABIISTA RAGBEY U XIDHAN YIHIIN FIRDHIYE UMA XIDHNA MANA SII DEYN KARO!!! DHALINYARO AYAA MASUULKA KAAH!!
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 12 дней назад
Caduunoow. Firdhiye miyaa lataagay
@fadumakabdi2791
@fadumakabdi2791 12 дней назад
Waxa is weydin leh marki dagalka dhacayey IGt xagge jirtey maxe u qabatay labada ciidan ma kala dhax gashay wa maya miskin xamar balaga diray firdhiyey, warka wa cadyahay allaha so aruriyo war kle majiro😮😮😮
@jamawaliid2459
@jamawaliid2459 12 дней назад
Dhabayacooy warka iska hubiya
@user-dn1tf9ss1n
@user-dn1tf9ss1n 12 дней назад
Umushulaxdaiyadaalahaydiyadaanaqalatay
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 12 дней назад
War eedo warkaan malahubaa 😊
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Waxaan Haysanaa Garaad Jaamac Garaad Cali
@ismailahmed001
@ismailahmed001 12 дней назад
DHULBAHANTOW WAX LAYIRAHDO HARTI MAJIRO OGADAA ,PUNTLAND WAA XASAD OO DANTOODA GARANAYAAN,INUU DENI WAXBO KASHEGIN KAN YAR OO MAR WALBO REER SSCK ISKUDHIRO QADANMAYNO ,JAMAHIREEY NINKAN HALAGASHAQEEYO
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 12 дней назад
Asc, magaalada gaalkacyo uma ogolid dagaal oo idinka iyo habargidir waa ku Wada nooshihiin, ee waa Maxay dhibaatada Dhulbahante ku Kooban, miyeysan xaq u lahayn aayahooda.
@user-vl2px9cr6w
@user-vl2px9cr6w 12 дней назад
Isoo tir numberkaka waxaa jooka djibouti waalal
@AxmedAadan-rb2jy
@AxmedAadan-rb2jy 12 дней назад
Ku diigan Mayne naga si daya 0rr00Mada 😂😂
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 12 дней назад
mad ka hadashi dadki ay afdubka
@kaarshe141
@kaarshe141 12 дней назад
Tv ga Beenta iyo balaayada 😂
@user-dn1tf9ss1n
@user-dn1tf9ss1n 12 дней назад
Ellkakiidhigayuergootooy
@AlanYogi-to6kl
@AlanYogi-to6kl 12 дней назад
Faqash
@dekamumin5283
@dekamumin5283 12 дней назад
Horta ereyga amar wax ka yiraahdo ma jirto. Maxbuuska waa danbiile wuu black mailan yahay .Idinka ayay idin taallaa
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 12 дней назад
Waxbo kama jiro warkaaga wax maxaabiis ah oo la siideynayo majiro balseh maxaabiista in sii wamagsan loola dhaqmo uun baa lagu booriyay maamulka khaatumo
@user-dn1tf9ss1n
@user-dn1tf9ss1n 12 дней назад
Marhoeayaansheegnaymaxaabiistiiumadaxasuuqdaysifududloosiidaayomaumulbaailowdhowaa
@daryeelran8007
@daryeelran8007 12 дней назад
islaan waad kumahadsantahay cadaymahaad Nala wadaageysey runtii waxbadan baa khaldan
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 12 дней назад
Ninkan Firdhiye ma'aha nin matali karo. Ssc .Xasan shiekh & Ismacil geele. Waxay ka shaqeeynayan jajabka SSC. Waan ka xumahay inuu tago
@gelehildid4797
@gelehildid4797 12 дней назад
INA DHILO CARUUR LAGA GAARO BADHYO CULUS.
@osmangiire1349
@osmangiire1349 12 дней назад
Dhulbahante made the biggest mistake when they did stop at Oog! Believe me you! History will tell! SSC-Khaatumo should have had a check point under sheikh mountain! Big Mistake! Big Mistake! Ilowshiiyo ogaa ma naag umusheybaa! That is all I have say for NOW😂 Waare kulahaa!😊
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Ma dhici karto
@mlkcali5058
@mlkcali5058 12 дней назад
kkkkkk
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 12 дней назад
Warkaasi waa been abuur aad fidinayso SL baana waxaa wadda lagamana wada hadlin maxaabiis.qoraalkaasina waa been abuur cad. Firdhiyena ma sii dayn karo maxaabiista.dadkii kala hadlayna rasmi ma ahayn balse si fcn buu ku yidhi awooddaa shicibkaa leh
@mrmeykalmrmeykal-ui9qk
@mrmeykalmrmeykal-ui9qk 12 дней назад
Wara adiga niyo maadan Islam ahey bes nagadheh benta badan
@ABDULLAHIGABOD
@ABDULLAHIGABOD 12 дней назад
Saxib darood cidka caqli badan ma jirto iska amus maxabis ka daa miya doqon miya tahay
@abdirashid4016
@abdirashid4016 12 дней назад
Kanyar waa beenaale
@daniyaahmet8671
@daniyaahmet8671 12 дней назад
War wl warkaas waxba kama jiran xita igad haday dalbato maxabista taladoodu cid an rer ssckhatumo ahayn kama godo horeba madaxweyne xasan ba u dalbaday✅
@XaawoCabdiweli-rb5oi
@XaawoCabdiweli-rb5oi 12 дней назад
Warka aad idinasid waabeen waxkamajiyo ininyahaw isisax dhinac ayaad kararantahay warkii lagaagarartay waa leexsanyahay
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 12 дней назад
Shir albaabdu u xiran yihiin waxaad sheegtaan ayaad weden
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 12 дней назад
Malaha ayaad war kadhigasaan
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj 12 дней назад
Waxaad isugu biyo shubatay beenawaas cudoon,dagaal baad nagula jirta laakin waxba ku qaado maysid,beenta waa ka weynaanay,colaad harti ayaad hurinaysa.
@abdirashid4016
@abdirashid4016 12 дней назад
Horgal weeye kani
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 12 дней назад
Maxaabiista maxaa igad ka galay ma iyagay denbi ka galeen. Dadkay laayeen igada maxay ka tidhi. Ma la waydiiyey dadkay laayeen. Adeer taasi mid igaad u taal maaha dadkii ay denbiga ka galeen ayaa haysta. Yaasi wax u suuroobaya maahee wax kale ma sheegayaan
@fxcooking9677
@fxcooking9677 7 дней назад
Firdhiye xaataa in uu xamar tago baa khalad ah inta dawladaan isbadalin cid somalinimo kaa xiga majirto igad wax ladhaho majirto waa shayaadiin isutagay
@yasminjama2703
@yasminjama2703 12 дней назад
Waxa igada la yiraahdo ma jirto
@fxcooking9677
@fxcooking9677 7 дней назад
Firdhiye xaataa in uu xamar tago baa khalad ah inta dawladaan isbadalin cid somalinimo kaa xiga majirto igad wax ladhaho majirto waa shayaadiin isutagay
Далее
МИГРАНТ ВА ПОЛИЦИЯ 😂👍
00:12
Просмотров 316 тыс.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
Просмотров 57 тыс.