Тёмный

DegDeg Cod Sira Huwanta Lascanod SIXIR Udiyaarineesa Ciidamada Somaliland 

MADAL FURAN
Подписаться 37 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
DegDeg Cod Sira Huwanta Lascanod SIXIR Udiyaarineesa Ciidamada Somaliland
Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
@Janno190
@Janno190 4 месяца назад
Sixirka quraanka illahay ayaa ka adag illahay haku celiyo fal nin qoray qabay
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 месяца назад
Darooodku iyaaagaaa isaaa sixrayaaaa insha allllah ilaaaahay ha ku ceeliyo aamiiin
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 месяца назад
Sixirka illaahaybaa ka weyn ALLAAHU AKBAR
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 4 месяца назад
Quranka alle aya kaweyn insha allah❤❤❤❤❤
@aaralikahin7042
@aaralikahin7042 4 месяца назад
Insha Allaah Guul iyo Horumar iyo midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliand, illaahaw Fashili Cadawyada Somaliland allaw Jabi Cadawyada Somalilan aamiiin.
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 4 месяца назад
Baroor wiish marba sixir hasoqatan insha allah wayjabayan alle aya kaween ❤❤Heart
@roodacawad13
@roodacawad13 4 месяца назад
Bismilaah alle ayaa ka wey waxa wadaan huwaneey
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 4 месяца назад
MADAL FURAN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 4 месяца назад
Somalilnd guul insha allaah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 4 месяца назад
ilaahay ayaa ka awood wayn
@neimaabdi3206
@neimaabdi3206 4 месяца назад
Allahu Akabaar ☝️ cidamada qaranka somaliland geesiyaashii qaranka guuuuuuuul guuuuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuuuuul insha allah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 4 месяца назад
Alle haku barakeeyo geesi qaran guulayso taliye Madal furan Guul soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮
@messil8080
@messil8080 4 месяца назад
xasbillaah wanimal wakii qurankaa ka weyn
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 4 месяца назад
SUBHAANALLAH ILAAHAY SHAR KOO DA DIB HA U GU CALI YO ILAAHAY WA WAX WAL BA WA OG YA HAY MUNAFIQ ILAAHAY WA U JABIN IYO SOMALILAND GUUUUUUUUUUL ILAAHAY HA IDIN XAFIDO O HA INOO XAFIDO ❤❤❤❤
@Qarandhise
@Qarandhise 4 месяца назад
Reer illahay ma garanyaa sixir bayaa u isticmaal tawxiidka ilaah baa u xidhan
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 4 месяца назад
SUBXAAN ALLAAH ALLE AYAANU KA MAGAN GALAYNAY WAXAASI WAXBA NAGAMA QAADAYAAN SIXIRRKU MAANTA MEEL MA GAADHAYO
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 месяца назад
Ilahayoowa. Kaala. Qaaboiji. Muadaada. Amiin
@aliadanahmed9025
@aliadanahmed9025 4 месяца назад
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 месяца назад
XASIIDYAN XIINYE ALLA IDIIN QAABYE INDHAHA SOMALILAND KUU SOO TAAGYSAN ALLAH IDIINA TUUR
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 4 месяца назад
Idinkuu alle idinka tuurayaa oo dhul aydin lahyn idhaha ku soo tagaya sixir baad ku walateen waxaa ma naqanin kolsoni ayaan leenahy oo ah in aan dhulka leenahy anagu idinka oo qabiil ah baa wax taraya ingiriis ayaa waxba naga qaadi wayey oo diyaarad noo adeegsady markuu yaabay iyada oo aan afrika diyaarad loo isticmalin mise waaba qabiil yar oo daciifa
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 4 месяца назад
Allaahu akbar ayaa kaweyn sixirkooda, qofkasta oo ciidanka kamid ahi allaahu akbar ha ku qawlo, waa sixiroolad allah kusoo qabay
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 4 месяца назад
ALAAHU. ALLAH WAXE WALBA KA WEYN. SIXIR HADII U WAXE YAHAY AFWEYNEY IYO FAQASHTIISI AYU U SHAQAYN LAHAA .MARKA BISINKUN QABSADA TAGBIIRTA KOR U QAADA GAROWEE NA GAARA. ❤❤❤❤INSHALLAH ❤❤❤❤ ❤❤GUUL SOMALILAND ❤❤ Bi idni laahi kariim
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 4 месяца назад
Allow cadowga Somaliland wixi ay wadan cidamada qaranka, cidamada SSB iyo shacaba naga qabo🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@saidmohamedahmed2203
@saidmohamedahmed2203 4 месяца назад
Fulay marmarsiiyo ma waayo sixir maahee mixir waxba kama qaado nin xaq u dirir ah somaliland 💪💯💯💯💯💯💯
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 4 месяца назад
Illaahay iyaga ha ku celiyo falaa yuuran
@amalabdi6617
@amalabdi6617 4 месяца назад
Xasbiyalaahu wa nimcal wakiil illahay idinku celi sixirkiina acudubilaah
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 месяца назад
HAADA BAA REER SOMALILAND HAA AKHREYAN QUURYAN FAALKI BEEYE BEELABYAN
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 месяца назад
Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 4 месяца назад
Sixirabay wadee saw huwantu
@malyunismail7313
@malyunismail7313 4 месяца назад
Allah is with us and no matter what they do they can’t do anything so guul Somaliland and are army soldiers all the best inshallah ✊🏽✊🏽😍😍
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 4 месяца назад
CAAGDHEER CAAR MARDANBE SOO TAALAE WAA LAA IDIIN MUUQMADYNYE
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 4 месяца назад
Sibir Bay kuso kiciyeen markay xoog waxka qaadiwayey🤍💚💚💚❤️❤️❤️💚💚🤍🤍🤍🤍😇😇😇😇😇❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt 4 месяца назад
Ilahay idin soo afjar
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 месяца назад
Subxanalah Subxanalah ☝️☝️ Allah ☝️☝️☝️☝️ Allah guuuuuuuuuuuuuuuule Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 lsaaqa geeeeeeeis 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland. S N M 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪
@MujtaanMohamet
@MujtaanMohamet 4 месяца назад
Ilahay idinku celi sixirka aad ciidankayga qaranka umaleegaysaan jaba huwaney jabo
@engab001
@engab001 4 месяца назад
Sixir ciidanka jabiyey ma jirin ee qabyaalada Somaliland iyo khilaaf dhexdooda ah baa jabisay
@munajax822
@munajax822 4 месяца назад
Wallo ciidanka bisika qabta
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 4 месяца назад
Benetaa kuran illahay waxbaa la gumaa sixro
@januarySl2024
@januarySl2024 4 месяца назад
Waar sixir iyo khuraafaad meesha kalatag ! Sixir wuxu qabtaa cidii aan Illaahay aaminsanayn .
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 4 месяца назад
Bisinka War xaarood wa sixirole yaal belo ini qaaday
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 4 месяца назад
Dabka waxaa lagushiday xashiishad
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 месяца назад
Reer soomaalilaanoow qurjiile iyo xaaood falbay rabaan inay inoosoo qabtaan quraan aan akhrisano oo ciidanka hala quraan saaro ilaahay sharkay maleegayaan haku celiyee
@LibanQasim-d1w
@LibanQasim-d1w 4 месяца назад
Dumarka reer sheekh isaxaqo iska fura kuwa daroodku qabo.koley idinkana sixirbey idinku qabane sixirka iska fura😮
@theruler411
@theruler411 4 месяца назад
Dhulbahante suurad ma akhriyaan. Khamri ugeeya😂😂😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 месяца назад
inalilahu wa inaa ilahau rajucuun hada qurankiina way ka shakiyeeyeen dhulmahantee subaxan allah haday sidasi jiro calamul islamaka la baabinayo aya wada akhiryaa maalin walaba qurankee subaxan allah dhulka u dhaqdhaqayaa dadkana shaki iyo shakaak bay qaden
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 4 месяца назад
Wallahi waan ogaa Sixirka oo waxaan la yaabay in Somaliland Quran ka Uga akhrisan weyday. Inta qaadka iska deysaan markaad jiida joogtaan Quran ka akhriya oo Sixirka awood ma laha marka Quran ka la akhriyo
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 4 месяца назад
Nin dhulkiisa jooga cidna dulan ku ahyn sixir uma baana waayo dhulka inuu leeyhy ayuu ogyhy markaa ama sixir isticmala ama wax kle anaga rabi baa nala jira dulmina ma wadno Guuuuuul baan idiin rajaynayaa reer ssc ogada in aad dhulkan idinku leedihiin oo alle idinku abuuray. Ka idinka dhitaana waa shahiid lkn waxaa hoogy in gabilay ka yimi oo halkaa ku dhinty kadibna waraabuhu cunay aduunkana silic aakhirana jahanama insha allh
@LibanQasim-d1w
@LibanQasim-d1w 4 месяца назад
Sixir mahe cirkana hasodumiyan.lakiin muse WA inufasaxo ciidanka dorashada kadib.wa inodagal ilayo huwanta meel latago.nacala walidiintoda kuyal.
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 месяца назад
Dhulbahanate. Waxay. Ugu. Yeedhen. Daaroodaku. Isaaqa. Laagu. Yoidhi. Laaga. Isaaqa. Maraka. Waxaa. Dhaacay. Waxaa. Yaabasleh
@samsammaxamed2753
@samsammaxamed2753 4 месяца назад
Horta yaad uwarntaa mida kale inaad been sheegayso waa lagaa garanaya bahasha biyo ku dar midn waan ku odhan laha boqolal hadal baad ku hadlaysaan oo kala duwan sixirna ma naqaan kalsooni ayaanu qabnaa oo ah in aan anagu leenahy dhulkan oo awoowayasho ka diideen in ingiriis nagu gumaysto mise waaba adoo daciifa. Sixir idinkaa wata oo dhul ay din lahyn u oradaya dulmiga aad wadaan illhy idinku celi insha allh oo lugihiina ka hela
@amranyasin6840
@amranyasin6840 4 месяца назад
sixur unbe ku shaqestab waa in quraan lasaro cidanka
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 19 дней назад
RUNTA LA ISKAMA IDHATIRO SIXIRKAA HADAAN LAGA GAASHAAMAN HALISTEEDA AYAY LEEDAHAY.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 месяца назад
Ciidankeen8ba ha Akhritaan quraanka
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 4 месяца назад
Madad khamriga dabaalanaya ilaahay waxka aqbalaya hoos tiinlahela yaahuu
@roodanuur461
@roodanuur461 4 месяца назад
Ila qiiyama maa waaxa baay faali biisinke iyo raabiiyow taawakaal caalllalah
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 4 месяца назад
Sixir iyo Camal shaydaan ILAAHAY baa ka weyn Horta, Hadiiba uu shaydaanku Caawiyo oo Cida qabataa ay mar ku guulaystaan Lakin wixi ka danbeeya Cida qabata ayuu. gondohooda ku noqdaa oo ku yidhahdaa meel I dhig.
@roodanuur461
@roodanuur461 4 месяца назад
Tima wiinta fadhiida yaagori ciidanka somaliland maarka ugu hooreya caagata mariiya haaliinine xiidhi xiixa waayo waa siixirolayal
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 4 месяца назад
Baal yaa gaadhsionay ciidamad iyo odayaasha xunxun ee ciidamada haysta iyag noo sabab ah jabka nagaadhay dee dad islaama ah ayaanu nahay quraan ha isisaaraan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 месяца назад
Qur aanku fala manoqdo ee habartu may iska tidhaahdo 25 bisha sixirkaad uqabateen kusoo celiya ilaahay balaayo idinku rid oo cudur idinku dhac sixiroolayaa sixiroolayaal dhaleen
@FowsiyaAbdulla-pv3jn
@FowsiyaAbdulla-pv3jn 4 месяца назад
No more lascanod kaqanca
@Iphone20249
@Iphone20249 4 месяца назад
Sharcigeena islaamka waxuu noo sheegay in latsku daaweeyo mucawadataynka suratu fataxo quluwalataasha aayatu kusriga intaas baa ku filan qofkii shirkiwada
@halimaosman9462
@halimaosman9462 4 месяца назад
Waxa ay shida agudmuka axa wa hashishad eeye
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu 4 месяца назад
Dadkan haday toos usoo weerarayane subaxbay xsbad soo tuurayan markasay baxsanayaan
@munaomer8597
@munaomer8597 4 месяца назад
Ee miyaanay tapas ka darnayn ninja sixirkaas is ka guaranteed Waa yet ee dadkiisii jabiyey ?
@خوخهخوخه-ف9ط
@خوخهخوخه-ف9ط 4 месяца назад
Xasbunalah. Wanicmal wakiil. Baanu leenahay. Sharkooda. Alahay. Haku celiyo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 месяца назад
idinkaaba ciidanka jabinayee maad sixirkan iska daysaan hadal qaadkiisa taasi waxay keenaysaa inay.sixirkaa aaminaan ciidamadu tunyii waxaan.u arkaa in uu yahay si loo cabsi geliyo ciidamada qaranka
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 месяца назад
Itoobianku ogaadenkay kabaqayan bankuqoslay 🙀
@fardosamohamed3653
@fardosamohamed3653 4 месяца назад
Suuradaha Cabasa Idaa Zulzilat Alamtara Saaxiriinta ayay sixirkooda dib ugu celiyaan hadii loola niyoodo e ku akhriya iyagaa wax lagu sheeg sheegayee. Wal mursalaat Iyo suuratul kawsar iyo baqarana ku akhriya Anaguba muslim baanu nahaye yaa Afka lahayaa!?
@shabeel7467
@shabeel7467 4 месяца назад
Habertan sixiroolaha ah u sheeg Bisinka iyo shaydaan ka oo la iska naaro iyo Qulhuwalah ayaa ku filan sharkaaga yaa kalbah.
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 месяца назад
SSC 😈😈😈🦓🦓🦓🤪🤪🤪 faqaasha Somalia 😱😱😱😱 faqaasha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 faqaasha SSC 🥣😜😜😜😜😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽
@ابواحمد-ز6ص3ص
@ابواحمد-ز6ص3ص 4 месяца назад
ههههههه سحر ،خطة الجيش الامريكي
@Starlightinthenight123
@Starlightinthenight123 4 месяца назад
ASC. Waar. Isaaqoow. Haas. Dhigaaniina. Ee. Waa so. Waada. Qaata. Arakaanata. Akhaariidata. Waxa. Waalaba. Bisiinka. Hoorata Siita. Fudaadaka. Iyo. Qaadaka. Bisiinka.
@FarhanFuaad
@FarhanFuaad 4 месяца назад
Sixir waxaba tataro Suradahan ay shegaysa Waba balayo Xijaab E mafahan Sana))DABAKA LABANEEF O geela o laso siraxay ayay kugubeen Marka waxasay iska d
@saciid_iid
@saciid_iid 4 месяца назад
Wax sixirlayaa majiro nin waliba dagaalka haku galo salaad hasii tukado bisinka allena haku galo ayaad kursidana ha aqristaan. Sadex qulhuwale sadex naas sadex falaq. Waxkasta hadey sameeyaan walaahi inaaney waxba qaadi karin. Waayo quaanka ka adag sixirka iyo quraafaadka ay aamina sanyihiin
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 4 месяца назад
Huwaney xaarka isku xajiya cir iyo dhulba waa la idinka wareerayaayee😂
@kaaha1233
@kaaha1233 4 месяца назад
Wlhi inamo dagaalkaas ku jirey ayaa yidhi sixir ayaa nalagu sameyey xtaa cidanka qoryuhu wey u dhici wayeen qaarna qoryahaba waxay u dhibayeen huwanta anigoo sidaa ay iisheegen ayaan hadana media ku arkey iyadoo laga shekeynayo oo la leyhy sixir ayaa meesha jirey lkin 100% sixir ayay adeegsadeen illhy haynaga qabto sharkooda
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 4 месяца назад
Waa beentaa kuranka illahay waxbaa laguma sixro
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 4 месяца назад
Quran ka ha laga akhristo belo ayay akhriyayne wayso Dana hala ilaashado.
@saidmohamedahmed2203
@saidmohamedahmed2203 4 месяца назад
😂😂😂😂 suurad sixir ma noqoto ee sixirka ayay difaac ka tahay
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 4 месяца назад
Been badana ,ogadeen ayay etoobiya ka baqanayaa ,
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 месяца назад
Qaab dagaalku weerar uun maaha pm iyo madaafiic saf balaadhana ayaa la isticmaali karaa
@MaalyunCabdiqaadir
@MaalyunCabdiqaadir 4 месяца назад
War naagtu waa hj ee beenta joojiya sixirka idinkaa kushaqaystee cadayntuna waa waxaad ujabtaan waayo shaydaan baad talo saaranaysaan ugu danbeena jabkii aduun iyo jahanamo aakhiro baa inii danbaysa
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 4 месяца назад
Halgama nolow jokar
@bashirhassan6812
@bashirhassan6812 4 месяца назад
Waxaa ciidanka haku bajin beenaale yohow
@abdiishmail743
@abdiishmail743 4 месяца назад
Beenaale iidoor qarbuun Naftii baa kuugu soo noqotay 1 sano waad maqneed Jabkii goojecade waad suuxday Hada ayaad soo noolaatey miyaa Foolxumada aids wajigaaga kugu dhacay arag.
Далее
МУЖСКИЕ ДУХИ
00:33
Просмотров 149 тыс.