Maasha Allah waa guulaha isa soo taraya somaliland ku talaabsatey Ilaahow naga nabadgeli isha iyo xaasidka inta cadowga nagu ah insha Allah Allaahumaa Aamiin
Warqadii laga saxeexay xasan shiikh in ay laba dal kala ahaayeen ayaa maanta soomaaliland ku noqoneysa dowlad habeen khayrle ayuu ahaa habeenkii jabuuti adna aadan joogtay ee muuse lasiitashkiiliyey ♥️✊
TAWXIIDKA. ALLE. IYO. DIINTA. ALLE MUSLIMIINTA. BAA. WADAAGA. DAWLADNIMO. ISLAAMKU. WADA.LEEYAHAY. OO. HAL. SHARCILE. BAA. LA IS. KARABAA. NAC NAC. MA SOCOTO. IAM. SOMALI. MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT. IS THE LAND???? SHEEKO. RAQIISA. IYO. MUNAAFAQAD. MA SOCOTO
Diyaradaha ha dhihi ee dheh diyara Ethopia bes waye Ethopia waxe rabdo ee ka sabsamaneso waa la ogyahay ee aduunka kale no kama jirdo wasaq tihdiin beenta dhaafa Ethopia bes samesey sidas waana laka diide.
Wuu mahadsanyahay badmaxa ee maad mujahid Ibrahim caydiid iinowaraysatiid maxa meelkaleh inoo geyay bal mujahid ka warsilayeelo dadkiisi ayaa uu bahane okay 👍
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa badmaax waxbaba kama ogga dekedda djibouti iyo daaroole. 2.0. Waxan dhahayaa sucuudiga iyo UAE/ DP world waxay doonayaan dekedaha africada bari. 3.0. Waxan dhahayaa waanu ognahay carabta sucuudiga iyo gebbigood waa tuug xun oo petrol yar mooyaane aan waxbaba haynin. 4.0. Waxay ku faanaan suudigu waxan dhisanayaa cimarad ka dheer tan UAE si aan uga hello dalxiisayaal farabadan oon cunaqabateyn u saar dubai. 5.0. Carabtii waa UAE/DP World iyo sucudigu waxay ja tegi waayeen berbera iyo djibouti. Sucuudigu iyo qadar way diiday xabashida imaneysa badda cas waanu ka xannaaqay