Тёмный

DEGDEG FIRDHIYE CEELKA HOLHOL JABUUTI KU SAXIIXAY,SHIRQOOLKII UGU CUSLAA LOO DHIGAY,AFDUUB SIYAASI.. 

Darwiish Tv
Подписаться 96 тыс.
Просмотров 35 тыс.
50% 1

DEGDEG FIRDHIYE CEELKA HOLHOL JABUUTI KU SAXIIXAY,SHIRQOOLKII UGU CUSLAA LOO DHIGAY,AFDUUB SIYAASI..

Опубликовано:

 

7 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 179   
@user-yr9yz1yv3m
@user-yr9yz1yv3m 26 дней назад
Hal mar aan kusalino nabigeyna Muhammad scw scw scw
@lulm6983
@lulm6983 26 дней назад
Scw Scw Scw.
@Fowzia69
@Fowzia69 26 дней назад
Csw laaakiin ha ku qaraaban
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u 26 дней назад
Indr reer SSC maanta lama qayaani karo.....wax jooga jabuuti dumaar rag lagu sheego weyaan lkin Sool reer SOOL indhaha aya ufuraan guul iyo gobanimo harti SSC
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 25 дней назад
Ma dumar caydooda ayaa ilbaxnimo noqday qofyahow
@user-nu4vd9fn3u
@user-nu4vd9fn3u 25 дней назад
@@hunnugumti3281 Qalad hay fahmin wll
@luulsharib
@luulsharib 26 дней назад
War Eedo Firdhiye waad ku khafiiftay see wax u jiraan 😂😂😂😂
@maryammb7064
@maryammb7064 26 дней назад
Kii yimaadaba waa lagu khafiiifaa waa caado soomaali😮
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 25 дней назад
​@@maryammb7064 In reer SSC is xukumaan in lala dagaalamo weeye siyaasadu lkn si af macaani ah😅😅😅😅😅😅yarkan yari agendahaas ayuu ku xiiqay halkan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 26 дней назад
jamaahiirta ssc khaatumo diyaar garooba oo wixi ceelka holhol ee dhiiga lagu xoreyay cid kale siiya kahabeeya inshaa allaah
@ya3746
@ya3746 26 дней назад
War dhoocilkan Beena hawaaska ah Marna waa xiran tahay firdhiye marna ceel bixiyey Dhahaayo xinkii reerkiisa meesha la fadhiyaa
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 26 дней назад
​@@ya3746 wiilka yar aflagaada aad ku aflagaadaynaysid waa akhlaaq xumo ee jooji .
@lulm6983
@lulm6983 26 дней назад
​@ya3746 ha u gafin wiilka, hala kala xishoodo, war macquula ayuu nala wadaagay waana ku mahadsan yahay.
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 26 дней назад
​@@ya3746Firdhiye waa Jaamac siyaad horgal ah mahad canbaashe inadeerkiis cumar geele oo 9 bilood madaafiicdi laascaano lagu garaacaayay iidoor soo siinayay buu utagay damiir laawe calooshii ushaqeeyste ah weeye Firdhiye wailka reerkiisa mj waadadka iidoor kaa xoreeyay falastiina
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 26 дней назад
@@ya3746 ha caayin Darwiishka🐪🏇🎠❣️❣️♥️🌹HALGANKA QAYBTUU JAGA JIREY💕💕💕CID KAGA JIRTEY MALEH!!AF IYO ADIN🎉LABADABA WUU IGU HIILIYEY🎊🫀🫀💕❣️❣️CIZI🌹💕❣️🎊iyo SHARAF🎊🫀🫀🐪💝KU NOOLOOW EEDO🌹🎊🎊🌹🫀🫀💕🎊🎊🎊
@abdihakimabdi4973
@abdihakimabdi4973 26 дней назад
Madax weyne Firdhiye wuxuu matalaa Jamaahiirta waxaan dantooda ahayna kamatalinayo. Marka yaynaan siku daalinin.
@user-yo5hj3nr2n
@user-yo5hj3nr2n 26 дней назад
GEELLE AMXAAR IYO HOL-HOLNA XAGGAY ISU SOO MARAAN WAABA CADAWGA KOOBAAD EE UMMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BEESHA DEGTO EE SICIID HARTI EE DARAAWIISH GUMAYSI DULLEYE.
@Fowzia69
@Fowzia69 26 дней назад
HADAAD SAXIIXDO MAXAA U DIIDI KARA ADIGOO TAGAN IN LAGU IIBSADO
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 26 дней назад
Waryaa dadka warka kuusoo sheega wey kaa xaraabeysanayaane jooji warka hubinti la,aanta ah ee Aad soo gudbineysid.
@Umo580
@Umo580 26 дней назад
INA ADEER HADEGDEEN WRJIRAAB WUIMAN DOONA FIRDHIYE NIN LADAGIKA ROMAAHA
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 26 дней назад
WAR SOOMAALIYEY YAAN LA IDIN WAALIN REER LAASCAANOOD YEYSAN WIXII🎉UMADA SOOMAALIYEED ISU GARAB TAAGEEN YAAN HAL BACAAD LAGU LISEY YEYSAN NOQON HALA DIGTOONAADO DADKII KU LE'DAY YAAN DHIIGOODA LA KHASAARIN .
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 26 дней назад
Xasan iyo geele midna kama talin karo hol hol
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 26 дней назад
Ingiriis weligii ma imaanayo. Haday hooyadood u yeedhaan Maraykan ayaa qoday ceelkan. Yaan lagu habsaamin aderr taas inta harti nool yihiin. Ceelkaas. Ingiriis ma imaan karaan iyo cidkale toona
@YamaniMaxamed-j9s
@YamaniMaxamed-j9s 26 дней назад
Sawdigii laa manta waa afduub tay kk kane warmaho
@Canada-1958
@Canada-1958 26 дней назад
GUUL IYO GOBANIMO #khatuma STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤🎉
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 26 дней назад
Maxamuud cabdiyow ina adeer anigu adiga ayaan kula aragti ahay ismaaciil abeeyo shar mooyaane khayr loogama baran kamana filayo ani ahaantay sir maqabe ilaahay baa useyf ahi isaga ayeey iminkaba haysataa kuna danbeyn aduun iyo aakhiroba mahadsanid💯🇬🇲🇬🇶❣️☂️
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 26 дней назад
Waa run laakiin alle ayaa ka weyn shir qoolka aadane ❤❤❤
@KoosJamac-ce1yt
@KoosJamac-ce1yt 26 дней назад
Inankani wuxuu noqon lahaa weriye dhalin yare ah oo firin fircoon oo meteli Kara soomaali ya oo dhan laakiin qàbyaalad ayaa nus qaan ku noqotay alle hakuu hanuuniyo
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 26 дней назад
Firdhiye damiir laawe weeye ismaacil cumar geele oo 9 biloow iidoor madaafiicdi laascaano lagu garaacaayay soo siinaayay inuu utagoh ceeb horgal
@Fowzia69
@Fowzia69 26 дней назад
@@ahlanahmed8860Somalia oo dhan ayay Qabyaalad talaa ee isaga kaliya maxaad ku haysataa ?
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 26 дней назад
@@Fowzia69 somaali qabiil qabiil beey isku dileen taa waan ugahay isaaq iyo dhulbahante ineey isdagaaleen lamaabani laakin ismaaci sababta uu iidoor uu usoosiyay Ismaacil iyo dhulbahante dhib kamadhaxeey 9 bilood madaaficdi dumarka iyo caruurti iyo waayeelki laascaano lagu garaacaayay Ismaaciil calooley baa bixinaayay Fardhiyo barinah muuse biixi asagoo lafadhiya baala arkidoonaa
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 26 дней назад
Waa run run waxaa leh 5 somali weyn iyo maatada islaamka waa in keenya iyo itoobiya la Iska ilaaliyaa
@ahmedabdi8094
@ahmedabdi8094 26 дней назад
Waa sheeko raqiis ah waxbo kama jiro warkaaga
@Fowzia69
@Fowzia69 26 дней назад
Hadaad adigu waxba noo sheegaynin Wiilkaan noo dhaaf wax nooo sheegaaya
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 26 дней назад
Marka alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo wadacaqli badtahay waa odorostaasi ama sadaalin siyaasaded ee weliwaxbamahayno Inshaa alaah khayr
@batulasmail8261
@batulasmail8261 26 дней назад
Dhulka rag ayuu Ilaahay makaniyey Ilaahay ka sakow ayagaa leh Xinjir rageed ayaa Ceelka ku xeeran.
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 26 дней назад
Hadana ma holhol ayaa labilaabay walahi waan qoslay
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 26 дней назад
Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah waasax caduuryare kuligeen wada indho ayynunahay ragii arladalahana weliwaanolyihiin
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 26 дней назад
Guul shidaal ayaan qodanay
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 26 дней назад
Waaba arin fiican hadii shidaal naloo qodayo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 26 дней назад
Geesi Geesi dhaley MashaAllah wallo ❤
@sahromahamud
@sahromahamud 26 дней назад
Maxaa Ku Dhacey Firdhiye God uunbey Ku Dhacdey ogaada SSC khaatumo Soo Ogaada 😭🇸🇴🙏
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 26 дней назад
ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@Roteyaani
@Roteyaani 26 дней назад
duqsigii duul duul badani fuud kulul buu dabaashaa 😢 firdhiye waa geel jire 😢 taaatiko cajuib ah baa lala cayaaray waana lala helay halkii lala doonayey😢.
@MohamedMohamed-qf1xg
@MohamedMohamed-qf1xg 22 дня назад
Maashallah wadani culus Allah hakuxifdiyo
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 26 дней назад
maansha Allaah Illaahay ha xifdiyo Il iyo Cawro tired wiilkaan Allaha ka Illaaliyo waa wiil yara eedo waan garanayaa raga Sool harti kaga maqan baad ogtahay Ceelkunna waa kii lagu haystey oo Engiriis iyo kuwa kaleba rabeen markii la lahaa waa dhul leysku khilaafsan yahayvdhul lacyaqaan dadka dega iyo kuwa geeloodu daaqo . in arrintaas la kar karinayana markii shirkij 3 geesoodka ahaa Jabuti ka dhacayet waa wax dhici kara lakiin Illaahay waxaanbuga baryeynaa Ismacil Cumar geele iyo in tuu wato in khayaanada iyaga Illaahay la rogaa dadka reer khaatumo iyo Hartiland iyi zcc Illaahay ka qabto dhagartooda .amiin amiin
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 26 дней назад
Beenlow beenlow dhalay war SSc khatumo dhiig ban u daadinay wax qof iyo wx lamid ah burburin karo wlhi ka wayn ogow midkiin yahow guuuuuuuull SSc khatumo❤😮🇸🇴💪💪💪💪
@QeeyrdoonWali
@QeeyrdoonWali 26 дней назад
War adu orod badnidaa waxoogaa waaba ila dhaantay dad badane maxaa kugu dhacay waa lakaadsadaaye ilaa shalay shirqool baad laheeyd maantana saxiix baad sheegeeysaa
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 26 дней назад
Arrinta iska hubi.firdhiye masaxiixi karo cerlk meeshu dowlad bay leedahay
@munayousuf8460
@munayousuf8460 26 дней назад
War xitaa waxaan maqlay in lagu heshiyey in shidaalka jabuuti lagu sifeeyo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 26 дней назад
Welkom 🤗 Darwiish!!!
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 26 дней назад
Cadowga somaalyeed iska ilaasha
@nurhashi1675
@nurhashi1675 26 дней назад
ASCW Darwish soo ma,ogiid in macaaradka Jabuuti aý ku sii qolqolyaan Hargeeysa, Jabuuti iyada u baahan garab iyo gashaan.
@Shucayb-vt1wn
@Shucayb-vt1wn 26 дней назад
Sc adeer Naga xishood hadalkaa hagaasi wad yartahsy
@HassanAli-fh1tj
@HassanAli-fh1tj 26 дней назад
Waa looga hanweyna firdhiye sida!!!!!
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 26 дней назад
Shirkadaha caalamka ee batroolka qodo waxaa u shaqeeyo soomaali marka soomaalidu shirkad batroolka u soo saarto ha samaystaan maamulkana soomaalidu way ku wanaagsan tahay hadii madax cadaalad ah la helo xataa hay adaha caalamka iyo kuwa qaramada midoobay soomaali bay qortaan maamulo waa wayna u dhiibeen taas waxay cadaynaysaa in soomaalida haday damcaan wax waa qabsan karaan marka SSC ha asaasaan shirkad ay leeyihiin iyagu inshaa alaah
@hibo7569
@hibo7569 26 дней назад
Machalla Machalla Machalla ♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️💪💪💪💪
@aaa1211
@aaa1211 26 дней назад
Koley sidaa aad sheegtey Wey jirtaa waana la ogyahey In Ajaanib badani rabaan Laakiin hadii lasoo la. Bujiyo Oo lasoo faago meesha Cimiladu wey isbedeleysa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 26 дней назад
WAAR SHIDAALKA AMA WIXII DHULKAHOOSTIISA KUJIRA WAXAA ISKALEH CADDAANKA
@naimam.9551
@naimam.9551 26 дней назад
Xaar weyne maadaa siiyay
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
WAR WARKA WAAD NOOSOO GUDBINKARTA OO WIXII JIRA BAAD NOO SHEEGI KARTA. LAKIIN DAD CANBAARAYTA ISKA DAA
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 26 дней назад
Firdhiye adeer cid dagi kartaa ma jiro. Balse. Geele wuxuu ku hadlo wuusheegi karaa. Balse waa hadii .Talada ismaaciil leeyahay Cidi uma dhimateen cod aan iyaga ahaynina kama talin karaan. Ismaaciil jabuuti ayuu leeyahay yaan laguwareerin
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 25 дней назад
Odaygan caloosha weyn ee fuuray baa waxan Somaaliya siyaasi u ah ka saayid caleeyay! Akhas caleeg!
@museosman8296
@museosman8296 26 дней назад
Waa su,aal ssc ma ogolaanayysaan Aribtaa ka fekera nimanyahow
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 26 дней назад
Dhulbahaanta waa daneyste markii cayaarta ku xumaato wuxuu lee yahay yaa harti ahoow filinkii harti waa soo dhamaadey
@WarsameCabdi-xt9ii
@WarsameCabdi-xt9ii 26 дней назад
Waar wiikii caduunmaxaahelay intaawuukacaqlibadnaayewaasidee
@aminaawil784
@aminaawil784 26 дней назад
Hadu saxeexo ceelka holhool maxaa ku jabaan imiisa xaseex buu maray ceelkaasi geele weeliga wuu ilaaliyo jirey waxba kama soo nasro cada yaan lagudaalin cidi qodiimayso mana laimaankaro inaadeer makalaha ku deeg feels inaga iskaleh
@aaa1211
@aaa1211 26 дней назад
Darwiish Insha Alaah Ceelkas ddbaa ilaashanya Shacabka iska leh iyagu Wax ayna Rabin jabuuti qorshe planning to go in the morning 🌅 wax lagaqabalyo Majirto dalka soom 🤭🐎❤️🐎 soomaaliya Rag bajooga waxaas. C
@fe8445
@fe8445 26 дней назад
Dadka reer Puntland waxay noqon rabaa sida kuwa Hargeysa xerada ku jira oo kale. Deni Iskuul dhisi mayo, dhaqaale ma jiro. Maa dawlada la heshiiyo. Waydiisto Turkigu inuu warshado ka dhiso Puntland si dhalinyaradu shaqo u hesho. Firdhiye is very smart. Ujeedka Firdhiye wàa dadka maxaa u dan ah, ma ahan aniga aniga. Islaweyni iyo madax adayg Muuse Biixi halkay dhigtay eeg.
@aliabdi1254
@aliabdi1254 26 дней назад
Majeerteen go away I can do myself ceelka hhh holhol huh.
@nafisaali8689
@nafisaali8689 26 дней назад
SUBXAANALAAH DHULBAHANTE SUNTII CALI KHALIIF CALAYDH DISHAY BUU DOONTAY SUBXAANALAAH XAGLE TOOSIYE DHIBJIR ILKALAKA DHIGTAY SUBXAANALAAH OOWERKA DANBE KA HORE SAAN QAAD KIISUU LEEYAHAY.
@QaliSharif
@QaliSharif 26 дней назад
Haa dadka wel welka badani hayo ha iska illawen haduba firdhiye galo heshiisyo an loo dirsan isaga xilkisa ku wayaya
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 26 дней назад
HAMPALYO HAMPALYO 🎉. SSC. OO. JOOGA. JAMHUURIYADDA KAAHTUMO STATE. OF. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@aminanasrafarah6093
@aminanasrafarah6093 26 дней назад
Adigu miyaadan ku kalsoonayn madaxwaynaha miyaadan ku kalsoonayn
@abdowmohamed2066
@abdowmohamed2066 26 дней назад
Qof magacaaga iyo jiritan kaaga ka soo hor jeeda intaasoo bilood masaakiinta madaa fiic ku garaacayay in maanta m firdhiye hoos fariisto waa calool xumo iyo ciil.
@abobasement346
@abobasement346 26 дней назад
Dacay weyneh yutubarkan dhulbahanteh bu shaqoh kah dhigtay Adigah waxaa ku taqan Garadsan midah war firdhiyeh mah waxad moday in u shaqeyoh putilan war nagah fuq doqonyahow 😂😂😂😂 war dhulbahantow nocan Balogah waa ciyalkah lagu so dayay barah bulshadah kkkk kah waran Aderkah dani bil bu fadhiyay Ethiopië 🇪🇹 iyo UAE 🇦🇪 tah kah waran 😂😂😂
@mq3905
@mq3905 26 дней назад
Deni afkaaga ka ilaali waa ninkii idin xoreeyay idinkoo furunta snm uga jaajuusaya wakhtiga dagaalka la soo qaadayo, weligiinba ninka idin dhibaateya ka jeceshihiin ninka idin caawiya. Maxaa Deni meesha keenay orda snm iska difaaca waxaan maqli jiray aboow kan yar iga celi aan kan weyn iska celiyee..
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 26 дней назад
Adeer beenta Iska daa oo waxan Ogayan ee waxad Ogtahay kasheeke Oo intad taqaan hadhaafin will oo wa been waxad sheegaysa Jabuuti ceel maqodi karto siyaasaduna Maah ismaaciil Shay hadii col la ahaa Maanta w
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 26 дней назад
adeer qalasyo hartiya ilaashanaya ceelka shiidaalka holhol oo ilaayo hader qoraxda iyo qaboowga utaagan wixi kuso khaldamana way kahabeenayan
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 26 дней назад
MD firidhiye inuu waxa u saxeexo iskadaaye inuu kadegoba qalada ween baya ahayad jabuuti hadii warkaa sheegeyeso run noqodan MD fhiridhiye shikhisi buu ka yahaya SSC khaatumo mana socona Doono warkaasi haduu jiro hadii kalena maba jiro 😟
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 26 дней назад
Dhalinyarada Somaliyed ragbaaqorta magacaydonan halahadeen konton dollar ama boqol dollar iyo waxlamid ah ayay udhimanayan fagrigu wacadaw
@MrSheikh778
@MrSheikh778 26 дней назад
Ceelka iskama laha Firdhiye hadii uu kaash qaatay iska cayriya
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
WAR WIILYOHOW MAXAA ADIGA KUGU DIREY. NINYAHOW MASUULIYIINTA U DAA WAXA AY SAMAYNAYAAN. SSC RAG FEEJIGNOON BAY LEEYIHIIN. XAQOODANA CIDI MA XADI KARTO. MAXAA KAA SIYA ?
@awenoolays6540
@awenoolays6540 26 дней назад
Firdhiye wuxuu u shaqaynayaa marakan iidoor iyo ismaciil cumar geele oo taasivwaa war cad
@user-go7oo1nj6k
@user-go7oo1nj6k 26 дней назад
War ilaahay kacabso anaga ilaahay waxanasiyay dhul nimcadu fashion iyo bado balin/aad isutagtaan idika iyo dhulbahante waxqabsada oodadkiina waxuqabta in
@fe8445
@fe8445 26 дней назад
Waryaada Dhulbahantoow yaan jambal laydiin tuurin. Wiilkan yar in Deni la daba socdo buu rabaa. Firdhiye waa siyaasi degan oo dantiisa yaqaan. Denina nin wax kala og ma aha. Ninkii shalay uu taageeray ayuu maanta diidan yahay. Xildhibaanada Harti ee Federaalka kuligood ma Deni ka caqli badan. Maxay u taageereen dawlada?
@user-wx9mx5dz5e
@user-wx9mx5dz5e 26 дней назад
Willow wan ku tageerna ee somalimid kadhig cid kadagalamaysay oo reer jabuuti majirto
@Imraan12
@Imraan12 26 дней назад
Somali magacii siyaasi way kufsadeen ruuxkasta siyaasad ayuu kahadli
@califaarax7052
@califaarax7052 14 дней назад
Caduudow ka waantow howsha Ssc -khatumo; waa maamul gaar Ah oo xor ah
@ahmedgaas5727
@ahmedgaas5727 26 дней назад
Kanyar aadbaan u dhageysan jirey lkin waxan been ahayn kamuu sheegin shirka jabuti iyo firdhiye. Hubso warkaad kasheekayneysid iyo kala dilka dadka jooji
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 26 дней назад
Holjol Soomaaliyoo dhinhadeeyleedahay BadahNa Soomaaliyoodhan baaleh SSCKH Harti Dhamaan Daarood Markaakdib hadii waxlawadaleeyHay Holhola waalawada leeyahay
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 26 дней назад
Firdhiye haduu geele calooleey jeebka u galay hala doorto mw aan jeeb cidna u galeynin ssc khatuma state of Soomaaliya geele walaa iidoor walaa xasan dhiiqo wax kama qaadi karaan
@Aqlileey
@Aqlileey 26 дней назад
Maxaa geeyey jabuuti faruurow maxaa Berber’s ku geeye?
@aminaawil784
@aminaawil784 26 дней назад
Edeeb daraada halajoojiyo waxaasi waxsoconaya mahaa geelana weliigi wuxuu ahaa dilaalka ceelka holhool dawlad soomaliyed marka lahelo uun baa laqodaya xasan io geele toon maqodikaraan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 26 дней назад
Doofaar ma dhaahiro ⁉️ somaliyey ninku waa Ethiopian somali waxba uma hayo halayska dhiciyo ‼️⁉️ subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 26 дней назад
Hol hol Maraykanka ayaa Soo sarikara shirkado tuuga ah ma soo saarikaraan runtii meel kharash galay weeye canpanigii horay heshiishka galay ee Maraykanka ayaa soo sarikara
@FadumaAhmed-cn7wi
@FadumaAhmed-cn7wi 26 дней назад
Ceelka shidaalka harti baa leh majeer teen cidi kama xigto xataa go aan kiisa wax bay ku lee yihiin waa ceel harti ismaciil shuqul kuma laaha wiilka jiriban jooga iyo ka raascasayr joogaa iyo ka laascaanood baa leh soomaaliya leh jioojiya wararka been abuurka
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 26 дней назад
WAR REER SSC WAXKASTA OO DHACAYA WAY LA SOCDAAN. NAGA JOOJI DENBIYADA IYO UMADAAD KICINAYSID ADOO WARKA GUNTIISA OGEYN
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 26 дней назад
Waraabeha iska ilaasha
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 26 дней назад
Ianaadeer xaaladu waa ok siyaasadu wey is bedbedeshaa soomaallland na bahdil ayey ku tahay
@ismailahmed001
@ismailahmed001 26 дней назад
HASAD MJ SSCK HAWSHINA WATA
@user-ew5oo4sf4d
@user-ew5oo4sf4d 26 дней назад
ismaacil cudur geelle iyo firdhiye kama wada hadli karaan shidaalka ku jira sool iyo ssc mana u saxeexi ksro firdhiye cid ka yeeleysaana ma jirto, xataa haddii firdhiye saxeexo wax u soconaya maaha. kheyraadkaas waxaa iska leh oo u dhintay hartiweyne + oo u dhintay illaa iyo haddana u taagan diffaaca HARTILAND. guuuul HARTILAND idankaallaah.
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 26 дней назад
War iska hubi waxad shegaysid jooji beentaa faafinaysid hanoqon qofka ugu horeeyo magista firdhiye oo hanoqon doqontii ogayd colaada kaliya ee baro siyaasada Aniga reer puntland ayaan ahay ssc waa garabkayaga jooji fuyuuska aad uraadinaysid Reer ssc ayagaa kaa og dantooda. Wiil yar oo waxba ogaynbaa tahay Jooji newskii mm tv iyo hargaysa
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 26 дней назад
Bro there's nothing we call shirqool"it's politics.
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 26 дней назад
Waaruntaa walaahay hadiishidalkena laynoso sarilaha dhalintena Somaliyed ninqoriqada lama arken ninwalbameshiisa yukuqabobilahaa
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 26 дней назад
Firdhiyey wuxuu hoos fadhiistey ninkii somaliland caawin jirey waxaan maqli jirey xasan sheekh iyo xamza oo la jiro somaliland iyo geele marka ay cayaarta is vedesho yaan maqlin yaa garti ahoow
@HghhgjHgiuhg6
@HghhgjHgiuhg6 26 дней назад
DAAROOD NECEBKII ISMAAIL GEELE SIDEE LAGU ILOOWAY ISMAACIIL WUU KA SHIFMAY XOOLO SOMALI MA QAADANDOONO
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 26 дней назад
Waryaa jooji beenta ceelka holhlol matimir xabaal taal baa 4 malyan oo dhulbahantaa leh hadana 20 malyan oo hartiyaa leh hadana 9o malyan oo daaroodaa lehe
@user-is2sz5lb8t
@user-is2sz5lb8t 25 дней назад
Soomaali waxa loogu tala galay in siyaasi loo adeegsado si dhulkooda loo dhoco si yar yar. Markaa khayraadkana la qaato!
@zamzamali4347
@zamzamali4347 26 дней назад
Indr firdhiye is better than that ceelka holhol firdhiye keligii ma saxeexikaro markaa bal arrinkan ha la hubiyo geelens holhol cidna kalama hadlikaro haddii ceelkan cidi kula shirkoobauso dhulbahante waa Harti
@QaliSharif
@QaliSharif 26 дней назад
Geele ma shidal buy so saara maraca daarod ismaciil baa taladis firdhiye nin sidas u jaahila maaha harti bad shagaysaye D.5 baa iska leh talada ssc
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 26 дней назад
Bahalka sunta ah iska ilaasha Harti
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 26 дней назад
Geelihii laascaano madaafiicdiisa lagu qaraaci jirey maalin iyo habeen buu hoos fadhiisto waxaa dhici karto marka ku xigo muuse biixi asagoo hois fadhiyo hargeyso jooga ayaa la arkayaa
@suhaybchannel
@suhaybchannel 25 дней назад
Waxaa tahay You tube ber diin iyo aqoon midna aan lahayn oo ka xun jiritaanka reer jabuuti.guulasta reer jabuuti cadawgiinu hajabo🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 26 дней назад
xasan iyo ismaacil horor waxay quudhi la ayihin daarood in dhulkisu shidaal yuu yeelan karan ee harti digtoonada
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo 26 дней назад
Fadlan naga xishoo, sidad u fiicneyd ayaad dhanka kale isu rogtay.
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 26 дней назад
Absolutely
@user-nt9ge9cy9i
@user-nt9ge9cy9i 26 дней назад
War Nin Yahow xagee adigu wararakan xagee ka heshaa?
Далее
ЗЕНИТ - РОСТОВ: обзор матча
01:03
Просмотров 137 тыс.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
ЗЕНИТ - РОСТОВ: обзор матча
01:03
Просмотров 137 тыс.