Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxad dhahday way ka baxeen saldhigyadii ay fadhiyeen. 2.0. Haddaba xaggey aadeen. Miyaanay soo niqoneynin. 3.0. Waxa dhacaysa inay weeraro gaadmo ah ku soo qaadaan saqda dhexe amaba salaadda hore. 4.0. Waxa loo baahanyahay in la dhaho waxa la xasuuqay.