Тёмный

DEGDEG ITOOBIYA OO JIGJIGA DAGAAL KAGA DHAWAAQDAY MD SHARIIF OO AFKA FURTAY SHIRKA DEG DEG XUKUUMADA 

SYL Somali TV
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@AHMEDMIGUILWAISS
@AHMEDMIGUILWAISS 11 дней назад
Sheekh Shariif ma awalbu khayr sheegi jirey.
@MohamedEk-se8oy
@MohamedEk-se8oy 9 дней назад
Guul guul guul ❤❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 дней назад
dawlada khaladkay sameeyso waloojeeda laaki wax qiila maleh in barlamaanka qaranka hortisa lagu taageero itoobiya oo diid ba jiritaanka soomaaliya
@AbdibaladXaaji
@AbdibaladXaaji 11 дней назад
Sxb caada qaate mucaarad ah waaye shiikh shariif ee fadlan naga daa warkiisa
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 11 дней назад
Shariif iska seexo dheh
@YaasiinJawhar-ik8uh
@YaasiinJawhar-ik8uh 11 дней назад
Guuul iyo gobaninimo ❤somali 🎉
@luulsan
@luulsan 11 дней назад
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 11 дней назад
Hadaan latoogan toosi meeyso jaajuusta iyo dawa dhilifta itoobiya
@Hibonuura-w4o
@Hibonuura-w4o 10 дней назад
Shariif waa next president ❤❤❤❤❤
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 11 дней назад
Fadkan yaan la bun Bunin waxayaalaha Waran wax udhimaya.
@user-wf5od3gy3o
@user-wf5od3gy3o 11 дней назад
Run mayaa warkaaga ?
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 11 дней назад
❤❤HADEYNU NAHAY SOMALI ITOOPIYAAN WAXAANU NAHAY WALAAHI ITOOPIYA XAMAR IYO XASAN DHIIQO UF UF UF
@kiinhusen
@kiinhusen 11 дней назад
If waa beentaa ma nihin Etoobiyaan
@abdinasir7998
@abdinasir7998 11 дней назад
Umad fashilantay waxa lagu yaqana iney iyadu dib usu cunto is qaqabsatu wana mid cadawgu ka shaqeyay muda dher si mashruca ay watani si fudud oogu hir galo hadana waxad moda iney gulo wa wayn da ka gadhen ilahay ha badbadiyo dalka iyo dadka somaliyed ee lo tashaday iyagoo hurda...
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 11 дней назад
Sheekh shariifo ka fariiso dalka iyo dadka waxaa kugu dhacay jinni xasan sheekh maxamuud ee afkaaga xir ee sug maalintaada
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 дней назад
Munaafaqnimada meesha kala'tag! Shariif asigaa siyaasada kaga horeyey Xassan xaraash !!!
@HappyCherryDumplings-hg9no
@HappyCherryDumplings-hg9no 11 дней назад
Xsan culusow ayaa dalka kalaqaybinaya dadka iyo dadka
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 11 дней назад
Xayawaankaan afka cad abgaal meyxirxiraan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 дней назад
soomaalida degaanka way xorobayan dee xasan sheekh ba larabay inu kafaaiideysto soo labaashada ssc waayo deeganka soomaliyada iyo soomaliya iskufurmay laakin xasan isagaba kala eryay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 11 дней назад
15 iyo tooban wa qaan gaadh ee karamqda midoobe iyadaba argagixisada taageersan
@AlaaleAlaale-kq1qr
@AlaaleAlaale-kq1qr 11 дней назад
Sharif oo lasaftay ethopi
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 дней назад
Xassan Sheikh, rag dagaalamo ma qabyo, 2 sano bay deegaanadooda kaga saari la'yihiin Shabaab ee bal taasi meel ha u yeelo 😁
@AbdiraxmaanIsmail
@AbdiraxmaanIsmail 11 дней назад
Waxa kasheekaynayso iyo qoraalka ad meesha ku qoratay is ma,lahan. Masaan baad suxfi ku tahay.
@CabdiraxmanMaxamed-k8e
@CabdiraxmanMaxamed-k8e 11 дней назад
Shariif wlhi dad ayuu xigaaa waxan somalidu usheegayaa inuu yahay munaafaq wajiyo badan asaga ayaaa ka mid ah halista dalka ka jirto
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 дней назад
Shariif run buu sheegay, waayo dagaal kale nooma noqdo, Xassan Sheikh-na ma qabyo wiilal door ah oo difaaca dalka lagu haleyn karo, marka nin aan rag meesha ku heyn (2sano Masagawy) iyo Shabaab hhhhh
@DaalloSurad
@DaalloSurad 11 дней назад
Syl ma abahaa ayaad ka dhaxashay waxa la ofhan jiray ururkii xoriyad doonka konfurta somaliya xiligii gumaysiga markaa yaa ku fasaxay Inaad ereyadan syl uga dhigato meel aad beenta ku faafiso
@yousefHassan-qm5rn
@yousefHassan-qm5rn 11 дней назад
Shariif waa jaahil wax uu sheego ayuu la.yahay
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 дней назад
Nin diinta wax ka yaqaan jaahilnimo laguma sheegi karo, nin rag dagaalama leh oo wax iska difaaci kara wye Shariif waana run inuu hadlaa, balse ragga aan xaniinyo ay ku dagaalamaan laheyn yeysan dagaal kale noo horseedin !!!
Далее