Тёмный

DEGDEG Taliyaha Sirdoonka Ethoipia oo Muqdisho lagu arkay,sanbaloolshe oo lagu xanaaqay,Muuqaal sir? 

NUXURKA WARARKA
Подписаться 93 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

DEGDEG Taliyaha Sirdoonka Ethoipia oo Muqdisho lagu arkay,sanbaloolshe oo lagu xanaaqay,Ceeb & fashil ka dhacday,Wararkii ugu dambeeyay,wararka Caalamka,xogta wararka,wrarka dunida,wararka caawa,wararka soomaalida,wararka,wararkii,wraar,xog,sir,degdeg,deg deg,suldaanka tv,nuxurka wararka,abaabulka,mooshin,xasan shiikh,sirdoonka,qaranka,nabadsugida,taliyaha nisa,xilka ka qaadista,eryay,xalane,magacaabista,villa Somalia,madaale,als ahabaab,dagaal, shiikh Shariif,mucaaradka,ciidanka,dil,toogasho,

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6   
@CabdulaahiCali-wy8bw
@CabdulaahiCali-wy8bw Месяц назад
@mohamedahmedmed6845
@mohamedahmedmed6845 Месяц назад
Hooyada iyo gaalkaa wase anikoow ciisa ayaa wasa galkaa iyo sheedanka
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 Месяц назад
Sanbalooshe asagaaba basaborka uu haysta dublamasi itoobiyan ah sow markaa maha basaas itoobiya maxaa laga sheegayaa madaxa basaaska itoobiya , kii nabad sugida loo dhiibay haduu wato dublamasigoodii itoobiya , mida kale golaha wasiirada somali ayaa basaborka itoobiya wada wate yaa soo qabanaya way ogyihiin markuu imanayey basaaska itoobiya waanay la socdeen imaatinka moqdisho . Markaa shacabka ayaa been loo sheegayaa waa is ogyihiin itoobiya iyo damul jadiid . Sxb somaliyeey Dowladan munaafaqa xasan sheekh hogaaminayo dhamaan waa shaqaale iyo basaasiin Dowlàdaha shisheeyaha u shaqeeya wax dan ah oo ay shacabka somaliyed u hayaana ma jirto , shacabka somaliyed yaan la jaah wareerin waxa vila qabyaala ka socda ama ka jira qofna daah ka saaran waana la wada ogsoon yahay . Allah baan ka sugaynaa inuu noo keeno madax iyo dowlad cadaalad ah khayimul wadaniintana iyo tuugtana naga qabata oo daacad ah oo ku adeegta dhamaan shacabka somaliyed dalkana dhamaan bad iyo bariba waajibka Qarani ee saaran si buuxda gudata .
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Месяц назад
Suurto gal ma tahay inuu Ku yimaado si dhuumaaleysi ah Muqadisho??
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 Месяц назад
Yes waayo madaxda intooda badan ayaa baasaabooro itoobiyaana wata waliba diplomacy. Tusale sambalooshe oo nabad sugida haysta ayaa wata basaboorka diplomacy iyo kuwa kale oo golaha wariirada ku jira sxb dadkani inooma adeegaan ee dowlado shisheeye ayey u shaqeeyaan . Waa wada , Dual agency ./laba wajiilataal waana waxa dalku ka dagi waayey . Alaha na dhaafiyee .
Далее
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 39 тыс.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Просмотров 112 тыс.
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 39 тыс.