CIIDANKA SOMAALILIA EE LA DIYAARIYEY UJEEDKU MA AHA MID REER AMA QABIIL KU WAJAHAN. UJEEDKU WAA IN DALKA MIDNIMADIISA LASOO CELIYO, UJEEDKU WAA IN DHARBAAXO KULUL LUGU DHUFTO QOLADA OR8MADA U OLOLEYNEYSA, UJEEDKU WAA XITAA LASOO QABTO SHAKHSIYAAD DOWLADDA UDIIWAAN GASHAN. INTAA WAXAA SII DHEER DOWLADAHA AAN SAAXIIBKA NAHAY OO HUB IYO SAANAD KU BIXIYEY KONTONKA KUN EE CIIDANKA AH EE LA DIYAARIYEY INEY SOO AFJARAAN JABHADDA 32 SANO DALKA DHIBAATADA KU HEYSA EE DOONEYSA IN DHUL SOMAALIYEED CADOW LOO GACAN GELIYO. GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Xassan duufle waa la yaqaan,oo Kun wajiile waaye. Markii meel kasta laga Soo xidhay waxay isaga iyo Kan jibuti ka taliya oo gabigiisu sixir ku shaqaysta.
Yaa ku yidhi wax soconaya ma aha mise caqligaaga gaaban iya tas ku siiyay ma ogtay intu isaaqu dago hadanu xita inta yar ee hareraha naga daga dhulkoda la gonaan intanu dagno inay dawlado jira aduunka ka dhul waaynay oo qadar lubnaan kuwayd baxreeyn iyo wadamo kale oo laga yaba hadan ku tiriyo inad aqoon laga yaabo marka intanad hadlin inad wax barato iya fiican
Madal Furan waxaad tahay geesi an runta iyo xaqaaiqa jira ka hadla oo an marnaba u joojin waaciqa jira. Hassan duufle iyo kuwan dabada u dhaqa waxay xorayn lahayeen muuqdisho iyo kuwa gobolada amxaaradu gibirka ka qaadan. Shame on Hassan duufle and his cohorts.
DAWALDA SOMALILAND WAAY GAABINEYSAA WAA IN JABHADAA KU KACSAN JABUUTI IYO MUCAARAD KASTA OO XANAR KU KACSAN WAA IN SOMALILAND SOO DHAWEYSAA LAKIIN AQOONSAN SOMALILANAD
Waar weey bukaan kuligoid kuwa madaxda failed somalia isku sheegaya iyo shacabkoda waaisku mid cay iyo xaasid nimo ay Somaaliland uqaban baa kabuuxa imika oohin iyo barood qaliyo cay bery inagu wadaan lakiin weeynu kawada gulaysanay weligood ha ciyaane who cares 😅😅 Madal furan geesiqaran❤ thank you brother for your❤ support my Allah bless you guul iyo gobanimo🎉❤🎉❤ Soomaaliland 🎉❤🎉😂🎉
Waar dadkan kala celi inta aad u soo dhaaranayso Somaliland kuwan ayaad Xukuntaa Subxanallah waa halkii Guruuje e ma xabaalihii ayaa lagu derderay oday Xassan Somalidu in ay dadka isku diraan mooyee miyayna kala dhexgelin 😢