Тёмный

Deni laga aqbali maayo in dhagxaantii uu gidaarada ka xushay uu maalinba mid reer ssc kusoo tuuro 

Garaadsan Media
Подписаться 40 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Deniyow lagaa aqbali maayo in dhagxaantii aad gidaarada ka xulatay si ay dib kuugu soo doortaan aad maalinba mid reer ssc kusoo tuurto

Развлечения

Опубликовано:

 

1 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 159   
@Haawo-fm4cz
@Haawo-fm4cz 2 месяца назад
Intaad waalatay baad eedo dani kuwaalatee hadaad is bixinkarto cidna kuma hortaagana oo budlaan kamaaranto horay usoco hadba dhinaca hagasoogalin sidii dabayl xagaaye
@abdurahmanali4374
@abdurahmanali4374 2 месяца назад
naagtaan afka dheer yaa soo diray.
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Siilka hoyada baa deeer
@sadoabdi5739
@sadoabdi5739 2 месяца назад
Eedo Dani haku talaxtegin dagaalkii madhamaane
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Dani muxuu sameen karaa adig xataa so raac idoor 😂 waa ku bahdilenaah
@BayleWali-ov9nb
@BayleWali-ov9nb 2 месяца назад
naagts gadaadxun ladhaho ceebteeda baa soobaxda malinwalba
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Wee la caqli badantahay adiga caqli 6 saac
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 2 месяца назад
Cunsuriyad sixun ufekerta batahay buntland wagarabka khatumo nsftodi bey uhuren unahurayan nac nac dumar loma bahna😊😊😊😊😊
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 2 месяца назад
Meshaan iidoorkii baa wax kusoo qorqoraya iyagoo dhulbahante iyo majeerteen iska dhigaya🎉🎉🎉
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 месяца назад
Faqasheey idoor qalbaday idin galeen wllhi 😅😅😅 sowdinkii lahaa waaanu xorownay mise dhanka maskaxda Wali kamaydaan xoroobin 😅😅😅
@QaliSharif
@QaliSharif 2 месяца назад
Iidoorkad sheegayso kabahayaga kama naqan malin baanu kala calaf qaad na hadana keeba noogu xidhan ilama harti sidaa doonasn haysu galan laakun buugii iidoor ey baa cunayay edeb yeetsha hana so dhex gelina beesha harti iyo Waxa ka dgexeeya
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 месяца назад
@@QaliSharif faqasheey sowdinka meel kasta nagu hadal haya kkkk Kan commentiga Leh isaaqbaa qoray manad arkay .. Waad xorowdeen wll waan ogahay lkn maskaxda kamaydan xoroobin Wali kkkkk
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
@@AhmedDaariq maxaad halkan kasoo doontay iddoor ba lagama hadlayne niyoow habarahan iddoor aad moodo naag masaysr san yaa naga qabsada ! Adeer no more gus dhulbanahte for you only xabad baa inaga dhaxaysa.
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 месяца назад
@@TripleA0825 gus anigaa wajigaa Kala dhici jiray waligaaba oo maanta 2023 xoriyad iga qaadatay kkkkk siil faqash dheh faqasheey kkkkk Kan meesha comment kusoo qoray Siduu noo hadal hayo manad arag kkkkk naagi ninkii wasay kama maranto!! Faqasheey guskii waa idin diyaar ee iska soo Noqda kkk gabadh aanu qabnay xabad u quudhi Mayne
@deeqyusuf3156
@deeqyusuf3156 2 месяца назад
Odayga Habarta wax loosaar baan maqli jiray
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Adiga wee kaa yartahay kkkkk cawaan 6 saac
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 2 месяца назад
Deni iyo Garaad’ Jaamac haku karaamo seegin guurso aroos baad u baahan tahay
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Caqli ebber jareer yaa ubahan
@abdirahmanwarsame9828
@abdirahmanwarsame9828 2 месяца назад
Ma la hubaa inaad harti tihiin
@abdirahmanwarsame9828
@abdirahmanwarsame9828 2 месяца назад
Hadii lawaayo puntland hartinimo ma jirtoh ee mareexaan iska raaca
@awiladen7814
@awiladen7814 2 месяца назад
War kala saar harti nimada iyo labada maamul horgalada garowe iyo horgalada hargaysa waa isku mid holoshaana lagu gubayaa walee hadad shuqulkii farole bilawdana sooraca iidor🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@awiladen7814 Orad Habar jeclo Iskacesha Haddaa Naf Heeysaan. Wallahi Haddaa Afaaraha Puntland Soogashaan Idinkoo Ordeeysaan Baad Hargeeyso Qabaneeysaan. Meeshaad Jaariyadaha Ka Aheeydeen.
@mohamedmumin9266
@mohamedmumin9266 2 месяца назад
Islaantaan warba ma hayso, LA iyo ma kala soocna weli; wax walba LA waxay uga xirranyuhiin
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Siilka hoyada usheeg adiga wee ka yartahay
@omarhassan4901
@omarhassan4901 2 месяца назад
Cidan abaal maleh waxan kashalen lacagti an bixiyay 7bil plz wax danbe oo ah takule noockasta aythay halajojiyo wlhi hadan manta lafahmin malinkale bad kasheken donta
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Waji Iyo Qayr ee Leeyihiin maleh. Waligaa hataageerin falastiinta falastiintu dhashay.
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
GARAAD JAAMAC GARAAD CALI WUXUU XAMAR U TEGAY WAA ARIMO U KHAAS AH OO KU SAABSAN HANTI GURYO LAGA HAYSTO EE MAAHA ARIN SIYAASADEED
@faysalomar4330
@faysalomar4330 2 месяца назад
Habartani horta cabaad badanaa
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Oo maxaad u soo booqataa pagekeeda? Yaa ku casumey?. Iska bax hana soo noqon
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
Garaadsan maxaa cusub oo aad Deni ku maagaysaa maanta
@omarhassan4901
@omarhassan4901 2 месяца назад
Cidikale ee xamar timado bey kusoracayan tariiqda an wax kabarano kuwas hargesa jooga ba isfahmikarna wlhi wa nin hanleh wax radinaya plz hadey dhowdahay aan isaaq udeeno adoontisa
@abdirahmanwarsame9828
@abdirahmanwarsame9828 2 месяца назад
Dadka iyo dalku waa puntland
@Xiingalool
@Xiingalool 2 месяца назад
Garaadxun
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 2 месяца назад
Maxaadan sheegin oo aad la hartey gabarey xishood umada ha isku dirin naa dumar baa tahey soomaali dumar ma tirsadaane nimankaad u kala hiilineysid iyagaa iska kaa jecele ha ku aakhiro seegin maxaad u ceytameysaa oo aad puntland u dhiibatey dhulbahantoow dadkiina wax usheega waa leydinka xishoonayaaye!
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Gabadhu magacii Jamaahiirta ayey ku hadleysaa ka har.
@shukrijama5399
@shukrijama5399 2 месяца назад
Dhulbahante iyaga qaldan markay ka aamusen niman kaan garowe fadhiya
@Itzmojii
@Itzmojii 2 месяца назад
Saxiix
@MohamedAhmed-rk7nk
@MohamedAhmed-rk7nk 2 месяца назад
Hhhhhhhhhhhhhh Qoodh iyo Xerox waa runtaa Waa Riyo Garaabada cuna weeye
@herssihailoula8249
@herssihailoula8249 2 месяца назад
Gabadhaani waa qof and u fudud oo khatar ah . Walaal wax is kula har oo dhibta jooji .
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Edeb yeelo oo gabadha amaan sii. Gabadha keliya ma ahee,anagoo dhan baa qaba fikradeeda.
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Tii ku dhashay baa fudud. Eydii ku dhashay wase.
@herssihailoula8249
@herssihailoula8249 2 месяца назад
@@CmonNowTellme a staqfuru Allah.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@CmonNowTellme Dhaqan Xumadda Iyo Jaahilnimadaas Wallaahi Baanan Idinku Wadeeyn Ee Meeshaad Kalatimaadeen La adda.
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 2 месяца назад
Good Point 👉 Xaqiiq 👈 Walhi Masha Allah 🇸🇴🌷💝 Dhal Gobeed 👑👑 Alhamdulillah guul SSC State of Somalia 🇸🇴🌷👌 Si hufan Baa U Dhig Dhigtey Baayo 👑👑💝
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 2 месяца назад
Mw dani ceeb makeh wa halyey geesi ah ,maxadk shegta !Mida kale bal dib isku dhageyso markan wax weyn ayaka khaldan!mise horgaladi ayad gashay!Mar xassan aman mar kala qeybin!Dhaqalo ayadka hadleysa iyo kastam sowma ogid in isku jeeb layahay now!🤣🤣🤣
@minursa02
@minursa02 Месяц назад
Are you really "Dulbahaante"? Your thinking, sincerity and firmness towards interest of your community wether they are wrong or right is admirable. You're better than thousands of your Men even though your stand is a dream that will fail miserably only time will tell.. Better see far and not waste any more energy and valuable resources.
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 2 месяца назад
Gabadha Baxadeni dabadhigay deni wamadax weynaha buntland doracadey deni kahar
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Shu Ali ever putland sidaa ba lo qoray nayaaa caqli ebber runta waa la shegayaah adiga futadada naga xiroo
@abdishakurmohamud3500
@abdishakurmohamud3500 2 месяца назад
Hadal qurmuuna
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Futadaada weeye waxa qarmuuni.
@user-uo8kt2si4n
@user-uo8kt2si4n 2 месяца назад
GARAADKA IYO DANAY KALA WAR LA A GARAADKU MAAHA NIN LOO DHUUNTO WUXUU 16 SANO DUURKA U GALAY MAANTA AYUU XAQIIJINAYA INAY DADKIISU KU NOOLAADAN DANI MIDAA HA OGAADO GARADKA ILAAHAY HA GUULEEYO Mahadsanid halka kaga hay.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
ssc dowlad bay noqotay iskatuura horgalada
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 2 месяца назад
💯💪🙌👏🙏
@fahima6186
@fahima6186 2 месяца назад
Waa waalanyihiin hadeey waxaas ku hadaaqayaan lkn yaan laga yeelin muhiimadu waa taas🤔
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 2 месяца назад
Salam suleik fariida hadelkedu waa murti haqiqda kashekta mushakil kasto kajira deganada ssc katumo
@Turtle333face
@Turtle333face 2 месяца назад
Good job but no emotions in politics please 🙏
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 2 месяца назад
BAAYE BELLO MA JIDHO BUUQ DHARKAYN BUKCAD HARTI DHAMAYS JEES LAHAYN WEEYE .BAHALO DAMBE KA BARAARUG AHAYN WEEYE. BARKO OO BOGO NOQO BOQORADSAN BAAR AH BELLO NOO DUGSANA AHAYN BUSEYL KAATAHAY IYO BARAHAAD BILAA BIRMAD KA BUUBINAYSAA BAL DHUGO
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 2 месяца назад
Runta usheeg dadkaan waa dad aan fahansneen dani iyo kuliii waxa tuugta puntland degan
@MohamedAli-wo1rk
@MohamedAli-wo1rk 2 месяца назад
Walaashey Garaadsan waa gabar Caqli badan, Dani iyo wanaag isku meel ma galaan, Cidna uma roona ee waa daneyste. Horu u socda SSC KHAATUMO Guul✌️
@Umo580
@Umo580 2 месяца назад
DEGANK REER SSC KHAATUMO DHIGODI MELAKAL IN AY DEGAN KODA XORUNOQ DAN ❤❤❤🎉🎉🎉🎉✅️✅️✅️✅️💯💯💯♥️♥️♥️🐴🐴🐴🐴👍👍👍🫶🫶🫶💪💪💪
@shiikhomar-hk1ol
@shiikhomar-hk1ol 2 месяца назад
Gabarey intaad laada indhood isku qabsato baad dadweerertaa soomaaliyana waxa kasocda ma ogid iska cibaadeyso oo dadka uducee wakhtiaad dad caydowad dhaaftey xaga cibaadada
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 месяца назад
Dhalashada ma adaa bixiya 😅😅😅😅😅
@fartunm7651
@fartunm7651 2 месяца назад
Allah yaa ila qosla tolow yaan aqoon oo iska gadeysa maskintan😂😂
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 2 месяца назад
Muxu raba...dani...17...lasoqabto...ciidama da kubadosta ...lodiraya. yaa yiraahda nakala ilaali...putlan..ilaali...Wax ba maqar.sona..qof Ben ushegaya..iyo mid ruun shegaya...
@QaliSharif
@QaliSharif 2 месяца назад
Yaa ma ssc baa cashuur loo soo doontay wan qadan la ahay shekadan belayo kale baa bilabatay ma intuu dadka dhibataysan e cadowgu halkeyey baa kastanki loos dirsaday waa waxan dhuci donin.
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 2 месяца назад
Waayaba dadkeenu maxuu la waalan yahay dani dalkii iyo dadkii reer ssc cod dheer buu ku aqoonsadaye dadku maxay rabaa yeeyse u shaqeeyaan
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 2 месяца назад
Muxu raba...dani...17...lasoqabto...ciidama da kubadosta ...lodiraya. yaa yiraahda nakala ilaali...putlan..ilaali...Wax ba maqar.sona..qof Ben ushegaya..iyo mid ruun shegaya...kor uga bax ...
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 месяца назад
Dani adiga miyuu kaa xiiran waayey
@MohammadMohamed-qt4ip
@MohammadMohamed-qt4ip 2 месяца назад
Dhulbahantow iska ilaaliya noocas oo kale mida kale kuwa dhulbahante ah waan wado la mariyaa
@abdulkadirmohamedadan7416
@abdulkadirmohamedadan7416 2 месяца назад
Xajiya waqtigan lama jogo waqtigi dani lala xisabtami laha xaladu markay kala dagto aya xisabtan imankara hada waxa laga xisabtami kara wa waxa ssc burburinkara o kaliya
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 месяца назад
kkkkk dhaqlo danay waa lawasayaa adeer maanta anaa maxaa naga galay
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 месяца назад
Xaalada puntland maba degto... reer tolkay siyaasigooda waa sida loo suubaa salaaxayo ayay buul kaa dhistaan 😊
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
Kudaafad weeye haddii iyagoo barxadda isku laynaya tare la kala dhex galay oo Dhulbahante u kala hiiliyay xattaa way garan la yihiin lkn se waxay wax ku fahmi doonaan tabtii iddoorta markii xabad iyo maryo dhiig leh lakala furto
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@tusmoaadil1825 Puntland Adiga Kaalay Kici Qaatumo Seeg.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 2 месяца назад
Walee xaafad aan aqaano ayaan ka korin qorshaha ah bal u kaadiya oo walaakiin waa isku buuqsan yahay e bal arinka tartiibiya ..waa buste si manhajaysan loogu dado reer SSC lkn no more 😅😅😅😅😅😅😅
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 месяца назад
😅😅😅 waa dad idoor 20 Sano madaxa gus Kala dhacayay kkkkkk dhibaato badan ayaa jirta Wali wll Therapy hallo doono dadka iyo psychiatrist
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Dhulbahantow waa in aad ilalisan mamulkinah garoweh yey idin dowladeyn dhaqan xumadah waa lagu yaqan garoweh iyo horgaladah u dowladaynayah ssc waa inay ku ekadan garoweh waxan u shegayah in horgaladah waa in shaqo lagah qabtah danih iyo horgaladah u watoh
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 месяца назад
Waa inaan kala guranaa Khaatumo iyo Puntland. Habar maxbuus Jeclo aanu cagta marino. Siyaasad iyo wada dhalasho aanu kala saarno waayo wada dhalasho hadii ay dhab tahay Puntland jifo ma yeelateen.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Ma Puntland baad Rabtaan Waligiinba Meel Majeerteen Joogga Baad Kamaseertaan Oo Kayaacddaan. War Na dhaafa Idinma rabnee. Reero Isdabayaaca. Waligiinba Meel Magaartaan.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 2 месяца назад
@@Cici_mimi Naagaha aan xishoon oo bilaa xayada ah oo aan akhlaakh la soo baray lama tirsado. Malaheyga reeraha maba tihid.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@TripleA0825 Sanaag Ma Hooyaddaa Baa Leh? Addeer Sanaag Bah Majeerteen Ragg Ah Baa Daga waana Puntland. Addoo Dhulkaakiiyoo Dhan Habar jeclo Kaaqaaday Baad Ileedahay Anoo Dhul Igamaqneeyn Dhulbaa Kaamaqan. Fuleeynimadda Idinku Jirtaa waa mid Lagu Qoslo. 17 Xildhibaan Garadaddaa Baryo Denni Ugu Qortay ee Yaaba Idin Rabay.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@AncientPharaoh Maba Kuu Aqaan Nin. Habeeyn Iyo Maalin Sug Weeyn Oo Nin MJ Ah Leeyahay Baa Kaataagan. Dumaashi Sallaama.
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
@@Cici_mimi sanaag waa Ceerigaabo Ceerigaabo anaa leh Bah majeerten maxaa la dhahaaa 😂😂 Warsangali Bahdhan iyo Dhahar ayuu dagaa ee sawdiga highland ula baxay
@sudiissa5701
@sudiissa5701 2 месяца назад
Dhulka maxa lagu suubiye dhulbahnte badan qaylinaya arkaye ma farmin cashuurta dee puntland iyo khaatumo ka taroolo ayaa ka dhexeya khaatumo kaliya ma yeelan karto waa in si sharciya loo kala qaybiya kastamada lamada puntland iyo khaatumo sharci ayaa waxkasta lagu suubinaya Anigu waxan leeyahaye cidiifata ha layska ilaaliyo iyo dadka isku dirka wada deni ha ilaawin dagaalka kuw ayuu ka aha sister anigu reer puntland ahaye khaatumo iyo dhulbahante intaan gashaye puntland ma galin waayo dhulka isaaqa siduu u galayaan oga dagaaladii silaayo ayaan dhulkan qalbiiga ku qaataye dad badan waa ku kala taganaye laakiin xaqa ayaan ugu dagaalamaye u taageeraye deni waada caaysa hassan sheikh waa cadoowga puntland adiga ortaye no more kuma dhagayesanyo hassan sheikh Bala waa arki doona khaatumo meeshu dhigdoon puntland waa isku falanahaye cadoowgayagu waaba daaroodka bye bye
@Haawo-fm4cz
@Haawo-fm4cz 2 месяца назад
Budlaan habar warkeed ubaahna
@zeinabosman7241
@zeinabosman7241 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkkk
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 2 месяца назад
Putilaana waxii ilaahay ka sokeeyeyba Wat haystaane Mayay kaga suuqulinayaan Maamulka yare sookoraya Waa in wayaalo badan looghagaajiyo Ileen waabatuu 17 wasiir qataye Isagoon cidna kalatashan Marka putilaanba haday ku dhisantahay SSCKH waa in uu mamulkaa WAXAWALBA LOOGU DULQAATO WAXBA MAKALA LEHEDINE
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 2 месяца назад
Khaladaadka ssc iyo punt waa jirayaa ilaa si caqliyayasan loo kala guro farmaajo adaa maaminsan in aad habaryar u tahay balse isagu ma aamin sana general siciid shoodhe ka fiiri
@BayleWali-ov9nb
@BayleWali-ov9nb 2 месяца назад
garasdafa dhulbajante majeerteen waa ugaraado wasna jifida aygaraadada uyijiin majeerteen naag ta leh denibaa baarlamaan samaystay cidiisoodirsatay iyo naagtaa xxx unimidkoodna waxkaqaadaayaan dhulbahanta iyo majeerteenna vidkalakaxaynaysaa majirto ilashaybaa wada dhaliyey kana abuuray ofaybiyihi
@user-ux2od9gd3i
@user-ux2od9gd3i 2 месяца назад
Gabarey waa fiican tahaye puntland u imaada sidaa shalay u timaadeen oo waxkalagurta maaha iskabaxshalay adigaa waxka dhistay maantana si quman ubax
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 2 месяца назад
Maxay tahay Putland canshuurtay faladhyaale uga baahantahay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Waa wax Lagu Qoslo. Waligood Caanshuur Lagama Qaadin Ee Idoor Baa Iskabaadi Jirtay dadkaan.
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 месяца назад
​@@Cici_mimi gus Ayaan wajiga oga dhufan haday jogi wayaan 😅😅😅
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@AhmedDaariq Oo Miyad Qabtaanba Dabacayuun Oromo. Waxbaa Baalaha Igayaacay August 25 Miyaad Iloowdday 😂😂😂
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 месяца назад
@@Cici_mimi 30 sano oon ku guumaysanayay miyaad ilowday faqasheey adigu kkkkkkkkkkkkk beesha calamka waxaan u sheegaynaa inay somaliland naduqaynayso miyaad ilowday miyaad ilowday inaad tihiin reerkii kaliya ee rer lamida kaqaxay 2023 inaad tihiin dadkii reer lamida kaxoroobay !! faqasheey 2024 you will comeback adoon
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@AhmedDaariq Miyaad Iloowdday Soomaaliya Inaa Kaasaarray Annigu Oo Calan Karkaran Oo Midabo Baddan Inaad Sidato sababteeda Leeyahay? Miyaad Iloowdday 1988-kii Waxii Addeerkeey Moorgan Idinku Dhigay? Miyaad Iloowdday Juwaano Lafo Ah Inaad Unta 33 sanno irdahoodda Lahorfadhido Inaan Annigu Ahay? Soomatihid reerka Kaliya ee 2023 Hubkadhigis Iyo Ragg Kadhigisba Lagusameeye waliba Si Xarraggo Leh. Dabacayuun Oromooy Adduunka Addaa Ugu Jilicsan oo wallaahay Ah.
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 2 месяца назад
Waxaan putland iyo dani Iyo somalinad muuse wax dhexadooda maamul sheegan karo ma jiro Putland sool iyadaa xorsay somalanda ka xorsay marka cashuurta waa qasab in qof kastoo wax soo galiya sool ama ka bixinya cashuurta putland ha buxiyaan Wofkii rabo maradu rabo magacu rabo haku qortaan Gabdhan ma la qaybaa iga soo jawaba hadan la qaybin in hashan ku mashqul santahay ka nasiyaan rabaye mustaqbal usamayee
@DarwiishNL
@DarwiishNL 2 месяца назад
Waxaad. Noo. Sheegtaa. Kuwa Dadkoodii. Dhadhamo. Digsi. Reereed. Iney. Xagtaan ka. Doortey. Nin. Waliba. Hifuu. Kasoo. Jeedaa'eee. Markey. Badheedheen. Oo. Mj. Shaqaalaysiisteen. Majirtaa. Jifo. Tidhi. Anaga. Hebel. Ayaa. Nagaga. Jira. Oo. Waa. Naga. Dayroo. Balse. Kuwa. Cimaamadaha. Koofiyadaha. Umadan. Ku. Hodey. Iney. Asaagood. Markasta. Hoos. Joogaan. Masiirkooda. U. Madax. Banaanaan. Ayaa. Wax. Ka. Ogaa. Kuwa. Mj. Ssc. Ku. Dhabar. Jebiyeen. Mawaxaad. Iska. Indho. Tireysaa. Kuwii. Garowe. Ka. Lahaa pl haysku. Doorato sidii. Reer. Ssc. Uga. Mid. Ahaayeen. Kaa. Ky. Dhawaaqayey. Waa. Ina. Soofe. Kuwo. Kalena. Way. Lasocdeen. Adder. Kulu. Cinda. Fidna. Geel. Waxaa. Asaagiin. Idiin. Gumeynata. Waa. Siyaasi. Ku. Sheeg. Fashila. Cad. Quudheed. Idoon. Dhaafsana. Koofitad. Layaal. Iyana. ADUUNYADU. HOR. CARARTEY IDINKU. DIB. USUGU. NOQDA. MARKAAD. KUWA. ASAAGIIN. IDIIN. HOOS. GEYNAYA. MEEL. ISKA. SAARTAAN. KA. HADLA. CID. KALE IDINKIIBAA. KUWA. UDIIN. BAABINAAYA. WAA. GARAAD. LAGAMA. DABA. HADLIKARO. IYO. WAA. SIYAASI. IGA. SOO. JEEDEE WAXBA. LAGABA. SHEEGI. KARO. WEKUGIIN. ILA. MEEREYSO. AYAAD. KU. JIREYSAAN. INTAAD. KUWAAS HOREBA. ASAAGIIN. IDIINKU. GUMEEYEY. HADANA. DHUUXII. DHIIGII. DHALINTII. WAAYEELBA. U. DHAMAASEEN. SI. AAD. GUNIMADA. UGA. BAXDAAN. LKN. HAL. BACAAD. LAGU. KISEY. AYEY. KU. DANBEYSEY. DHIMASHADII. DHAAWICII. NAAFADA. MAGAALO. WALBA. JIIFTA. WAXAAN. U. SABAVA. KOOFIYADLE. SIYAASI. LAMA. ODHAN. KARREEE. CAD. QUUDHEED. KAMA. DHERGAYAAL. QIRAALADRYDII. HORE. WAXAAN. KU. FAAH. FAAHIYEY. HADII. MAANTANA. MASIIRKII. UMADA. LAHOOS. GEEYO. MJ. ADUUN. ANA. CAALAM. ODAYGII. VILADA. QABYAALADA. LAFADHIYEY. IDIINMA. CITIRAAFI. DOONAAN. MAAMUL. SIDAAN. WAX. U. ODAROSAY. AYEY. ARIMUHU. ISU. SOO. TARAYAAN. FIRDHIYAHA. TALYAANIGA. KU. MEERAYSANAAYA. JUST. CEELKA. HOLHOL. ARMAA. DAMAACI. KA. GALAY. WAXAA. KALOO. SI. AAN. GABASHO. LAHAYN. IDIIN. BLOGAY. INGIRIIS OO. CADAWTINIMADIISII. HORE. IYO. INUU. GACABTA. KU. DHIGO. CEELKA. HOLHOL. UGU..WEYN. YIHIIN. INUU NASIIRKEENA. MUGDI. GELIYO ISAGOO. KAASHANAAYA. DUQA. VILADA. QABYAALADA. LADHEX. FADHIYA. RUN. HADEYDAN. ISU. SHEEGII. OO. KUWA. MUSTAQBALIINII. MAANTANA. MUGDIGA. GELIYEY. JUST. MASLAXO. IYAGA. U. KHAASA. AYDAN. FARTA. KU. FIIQIN. OO. AYDAN. ISKA. QABAN. NUGDIGII. IYO. HUBAN. LA'AANTII. GOBANIMO. KA. CAYDHOOW MAGACYO. DANBE. OO. LAYDIIN. BIXIYO. HURI. MEYSAAN.
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 2 месяца назад
Arag san maka hore bal cadiifada iska baae
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 2 месяца назад
SSC waa maamul .Puntland waa inay caddaysaa mowqifkeeda SSC. Puntland waxba yaanay hadba isa soo madoobayn ee ha is caddayso.dadbaa haddii la yiraahdo SSC waa maamul ku dhahay a majeerteen baad neceb tahay.
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
Puntland ma ku quis qaadan la dahay isha cumar ka laad laada mise Xasan Yare ayaynu ka adeejinaa garoowe haku kuusee
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Xassan Maxuuyahay? Yaa Maskiin Habar jeclo iskasoo celiya.
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
@@Cici_mimi Habra jeclo kuwan jeelasha laascaanood ka buuxa saw maahan makuu gaynaa dee haku dubeeyaane badhyo culusyahay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@TripleA0825 Eeddo Dagaal Hadduu Kudul Fadhiyaa Ee raganimadeeddo Yeelo. Goojacade Hartiyoo Dhan Baa Kulaqabtay Waa saasoo Wali MJ Iyo Harti Kula Jooggaan. Ma mooddaa Innuu Kaligiis Dagaalamay.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@TripleA0825 Addeey Ilaa Iyo Qiyaamaha Kula daba Fadhiyeen dube ilaa Iyo Gar Adag Baroorwishoow. Annigu Inneey Jiraanba Ma Ogi.
@TripleA0825
@TripleA0825 2 месяца назад
@@Cici_mimi xanuunkii baa ku gaaray inaad Habar Jilicsan tahay waad qarsan kari wayday 🤣🤣 Dhulbahante xattaa ku kufsan maayo Js iyo Yaxye ayaa kaa dhaansanaya 😂😂😂
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 месяца назад
Deni weligay ma taageerin waayo inuu Sinsibaari gii lagu sheegayey yahay buuba iila dhadhamaa waayo naxariisiba Harti ama Daarood uguma jirto
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Sinsibaar Hakudhabaan.
@abdirahmanwarsame9828
@abdirahmanwarsame9828 2 месяца назад
Harti intii kale waa wada joogaan ee Martin tihiin maxaa mareexaan idin daba dhegay
@abdirahmanwarsame9828
@abdirahmanwarsame9828 2 месяца назад
Gradsaneey ama gooji ama ha goojin gubalada dayrta dhalayah baad kamid tahay hadaa diidanah 2 dhex ma leh
@-xu9nd
@-xu9nd 2 месяца назад
Xasan sheekh ayaad amaaneysaa denina waa caayeysaa sidee wax u jiraan miyaad lagu soo diray inaad dadka dab ka dhex shido war bal meel fariiso ha isku dirin dadka wada dhashay
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Waa siyaasad. Hasan Shiekh danteena ku jirta. Deni lugooyo dhulbahante waxaan aheyn hada kama shaqeeyo. Siyaasad ahaan Deni iyo dhulbahante saaxiib ma aha.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@CmonNowTellme Marna Idoor Uniikiya marna Xamar. Allah Reerku Niikadda Kufiicna. Maba Daalaanba
@abdishakurmohamud3500
@abdishakurmohamud3500 2 месяца назад
Wawareey xassan shiikh mohamud iyo muuse biixi baa hadlaya. Fahimoyar. Dhuulbahante wuu iska kaaqaban hadalkaagu waacadyahay.
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Suleekha halkaa ka wad. Deni iyo tuugta la shaqeysa waa loo baahnaa in nal lagu shido. Deni siyaasi weyn buu is moodey. Isagaa ka dambeeya dacaayadaha SSC ee hada socda. Wuxuu u maleeyey inuu shaaciradaas SSC Puntland uga dhigi karo. Walee waa mar la'ayahay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Denni Hadduusan siyaasi aheeyn ma idinkaa siyaasadba yaqaan? Warbal isukaalaya
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Месяц назад
@@Cici_mimi waryaa beenta iyo huuhaadii la iskala bax.Deni waa kii intuu xildhibaanadii Harti oo dhan gacantiisa ku qortay oo weliba 36 million oo shacabkii mashaariicdoodii iyo canshuurtii boorso ku qaatay Xamar ka degey.wuxu soo saaray xasan Dhiiqo. Ka dibna wuu la dagaalamey. Puntland xero cid la ah ku soo ooday. Welina waad daba socotaan. 8 bilood ciidamada mushaar ma qaadan. Reer waalan oo falan oo kursi qaaday baad tihiin ee gabadhaan runta sheegeysa haku soo kala qabanina. Mar hore ayaan ogaadey in reerku qumayo kursi la yiraahdo qaadatey
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Месяц назад
@@Cici_mimi Deni waa akhmaq qalbi caruura. 36 US dollar oo Puntland u badneyd ayuu jeebka gashadey. Xildhibaanadii Harti oo dhan buu gacantiisa ku qortay oo boobey. Ka dibna xamar ka degey. Wuxuuna soo saaray Xasan Dhiiqo. Yaa na habaarey yaabnaye. Ka dibna wuu la dagaalamey Xasan. Hadda Puntland waa go'adoon. Intaas waxaa ka daran, mar 2aad ayuu rabaa inuu sidaas yeelo. Ma saasbaad ku taageersan tahay doqonkaan akhmaq caloosha weyn?
@canjeeljeenyoar5707
@canjeeljeenyoar5707 2 месяца назад
Aragsan ma cadiifada farmaajo ayaa ku badan mide khaladaadka ssc punt ayaad hadba miisaankeedu meel kula aadaa farmaajo ssc iska daa ayeeyadiis caloolay bay dagan tahaye maxa xuu u qabtay
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 2 месяца назад
Waxaas oo xumaan ah mawaxaad usoo faagtey makhalad yar oo dad ehel ah kadhexdhacay baa oo ay xalisankaraa ssc in aad difaacasid ayaad isu hasataa laakiin waad ceebeynaysaa deni wuxuu doono ha ahaado ma xasan iyo xamse oo shalay la ogaa markii laascaanood xabadu sida roobka ugu socotey wixii la ogaa sameeyey baad maanta ayaad maanta deni uga hiilinaysaa firdhiye muqdisho wuu tegikaraa laakiin maaha in aad sidii barafkii dhalaashid waxaan waa siyaasad aqoon ayey ubaahantahay haku wareerin gabadh yar ayaad tahay
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 месяца назад
Ma Deni iyo xasan dhiiqo ayaad caawa u kla hiilinaysaa waa yaab
@mohamedabdi7504
@mohamedabdi7504 2 месяца назад
Mashallah Allah haku sharfo inadher qaali. Waa sax arintan ano shegte. Wallah billawga hore dagalka aya niinkan deni ka yar shaakiy. Welii illa haada uh maan bogin. SSC waa Superpower Deni wuxu yahay Asaga isu ah. Marna uh joojin maayo haduu arimo folxuun uh ku daqmo. VIVA JAMAHIRTA,VIVA SSC IYO ALLAHAYOW KHATUMO BARKEEY OH NOH XIFDHI...AMEEN YAA RAAB.
@QaliSharif
@QaliSharif 2 месяца назад
Deni wuxuu samaynayo tolken harti kulama socdan laakiin wuu ku ceeboobay hadii u lugoyo waxtar uga dhigo ssc o cadowgii halakeyey hhalka soo tagan yahay manta talabo umuu qaadon dhulka uu seeganayo e sanag rag baa lagu laayey caruura guraha lagala naxay miyuu ciidan u soo dirtay miyo dhadki madowga hore fadhiyey baa is qaybiyey o ku maqan harti alle habarakeyo deni waa shiqsi tolkeen kuma raxsana kuwii shalay dagalks lagu qaday e calankoda la gubay ileen wa puntland baa casanka looga gubayey cidn maw dirtay inta qofkaso ssc ah difaca deni baanu u taganahay Wana u tagnan dona lakin deni dadkisa dhibatada haka daayo cadowgana iyaga iska celinaya yanu qlin darin hadabu wax tarayn
@Yaasiin1
@Yaasiin1 2 месяца назад
Dani iyo majeerteen waxay waxku goosta ee hawiye iyo xamar wax kaga helaan wa harti wa dhulbahante iyo warsangali inayka hoos baxaan ma aqbalyaan macas maha dani hadu majeerteen keliya xamar latago waxba ku helimayo hawiye ma iskama celin karo Majeerteen they will never accept in dhulbahante iyo warsangali ka hoos baxaan majeerteen haday aqblaan waxaa meesha ka baxaysa saamaynti iyo miisaankii siyaasadeed ee somlia iyo muqdisho khadkana wayka baxayaan ogaadeen iyo mareexaan yaa helayaa fursad
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Adigu Yaad Aheeyd Intaanan Kuujawaabin?
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
​@@Cici_mimiwaa nin run sheeg ah.intaasaa kaaga filan. Dhulbahante Isaaq wuxuu ula dagaalamey waa ku tiro badsi. MJ yaa ka yeelay sheekadaas caatada ah.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@CmonNowTellme Annigaad Wax Iigutahay. Digadna Malihid Dhaqaalana Malihid. Bal Wakaasee Meel Gaar.
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 2 месяца назад
Dani dab la root wle waxad waydid hadadan jojin an Ku dhacda in la yaba SSc khatumo wixi so gala Nafta inan dhaafina kuwa riyaha mesha joga 😮😮
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Naagtaan Waalagu Shaqeeystaa Oo Adduunka Majeerteen Iyo Puntland beey Unecebtahay. 15 Sanno Beey Majeerteen Caayeeysay Bal Maxeey Kadheeftay? Jamaahiir Maxeeyihiin Ciiyaalkaan Rifrifkaleh? Naa Oroddoo Luuqadda Waddankaa Joogto Baro Qofyahow MJ Kusasan. Bal Maxuu Jamahiir Garoowe Kahayahay. Alloow Alle.
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Naagtan rag iyo Rabi bey leedahay. Magaca SSC bay ku hadleysaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@CmonNowTellme 15 Sanno Markii Madaxa loogataagnaa rageeddii meeye? Dad daldalan ilbaxnimo moodday
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Месяц назад
Habar Hidirtii aad baada siin jirteen wey soo socotaye, baadii iska diyaari jilicsaneey.
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
@@CmonNowTellme Waligeey Nin Asageey Ah Baad Masiin Ee Wiilashaas Reer Mudug Ee indhaha Gadgaduudan Waligoodba Looma Baqin. Kawaran Ninka 15 Sanno Casarkii Shabuug Lagu seexin jiray ee Asaga Iyo Dumarkiisa Iskusi Loo Istocmaalijiray? Waligiin Taariikhddaas Madoow Idinka Harimeeyso ee Haygu xoqan Ilmo Habar Jeclooy. Iskacesha Habar Jeclo Wataas Idin Kulaaleeysee Jilicsan
@hiradbahwal4488
@hiradbahwal4488 2 месяца назад
JAMAAHIIRTA AYAA BOODH QAADEYSA TUUGADA,AAN ILAAHAY KA XISHOONEYN. 800. IYO KUMANAAN SHACAB AH BAA U GOD GALAY CIDNA LOOGA HIBEYSAN MAAYO MAAMULKA SSC KHAATUMO STATE 🇸🇴
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 месяца назад
Harti wada dhashay iyo Daarood wada dhashay ma jiro. Harti waa magac ay ku midoobeen Bulsho kala duwan oo aan asal wadaagin. Waa been iyo khuraafaad in Beeluhu wada dhasheen. Xataa dhulbahante isku asal maaha.
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 2 месяца назад
Daarood ma waxaad mooday Ilma Abaa Gadha iyo dhal Xabuusheed?!
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Muhiimba ma aha iney wada dhashaan. Waxaa muhiim ah iney dhul iyo magac wadaagaan.wax jirana yihiin.adduunka gaashaan buureysi iyo heshiis baa lagu wada jooga
@mahadqafqaf238
@mahadqafqaf238 2 месяца назад
Gabadhan u jawaabi maayo Oo mar adeer baan u ahay Marana run bay sheegaysaa Waayo dhulbahante wuxuu Mj ka aaminsanyahay ayay Aaminsantahay oo been ma aysan sheegin 1. Dhulbahante SL ayuu wax ka dhistay oo burco iyo boorame Dhulbahante siyaasi iyo aqoon Yahan intiisii badanayd waa Ka qayb galeen SL dhismaheedii Marlabaad dhismihii 8 sano kadib hadana PL dhismeheedii bay ka qayb Galeen dhulbahante hadana 9 sano kadib Wasiir PL ka goostay oo Ciidamadii dhulbahante ee PL ku tababartay iyo isaaq ciidamo u dhashay isagoo Wata ayuu laascaano PL ka qabsaday Wixii intaa ka dambeeyay Galayr iyo xagla toosiye oo Madax ka ahaa SSC iyo khaatumo waxay ku biireen SL xiligii siilaanyo sidaasaa Dhulbahante deegaankoodii Ay SL ugu wareejiyeen Ugu dambayntii dhulbahante Waa midoobay wuxuuna isku dhaarsaday in aysan SL Iyo Pl So kala soka marsan iya goo Ula jeeda isaaq iyo majeerteen Waayo warsangali iyo gudabiirsay waxay u arkaan Walaa lahood USB M.dani arintu maahan ee waa Nacayb mj oo dhulbahante Mudo dheer dhibane u Ahaa ilaa saydkii laga soo Bilaabo anigu mahelin Sababta dhulbahante mj iyo isaaq uu isaaqa u jeclyahay Hadii ay u simaan iyagoo Labadaba nicib hadana mj baa Dhulbahantuhu ka nicbyahay isaaqa Hadaba maahmaah caebeed Baa ahayd من غرس شوكة يجني جرالها Oo macneheedu yahay qofkii Qodax abuurtaa dhaawa ceeda Ayuu gurubsadaa Hadaba akhristow dhulbahante Nacaybkii uu ubadaka majeerteen 100 sano ku abuurayay maanta wuu bislaaday oo Majiro qof mj ah waayeel iyo dhaliyaroba in dhulbahante iyo Mj uu deegaan iyo dhaqaale toona uu dhexmaro waayo Nacabku waa wadagalay dhulbahante iyo mj Daadka nacaybku markaan Darariishadaha waa soo dhaafay Marka waxaan ku talilahaa Ama kismaayo hanoqoto Ama dalka dibadiisa hanoqoto Waxaa lagu kala badbaadi karaa. Waa in banaanka la soo dhigo madax banaanida SSC Xuduuda PL na canshuurta lagu qaadoo oo dhulbahante loola dhaqmo sida ay u dhaqmayaan Oo ah yeynaan is sheegan Oo yaan dhul, dheef iyo dhuuni Ina dhexmarin hadii kale Waxii lasugaa waa dagaal qabiilaysan oo ka dhex qarxa Dhulbahante iyo ciise maxamuud hadhawna isu badali kara dagaal xuduudeed Oo lagu hoobto Waana tan uu xassan shiikh ka Shaqaynayo . Oo firdhiyana uu villada saldhig uga dhigtay Durba dhulbahante garoowe anagaa leh buu bilaabay Ciisana vila somaliya baa Maangaabkiisii ku sii qulqulayaa waxa xasan u sheegaya waa dhulbahante Ciisow iska celi
@NusaibahMohudinMohamed
@NusaibahMohudinMohamed 2 месяца назад
😊å​@@CmonNowTellme
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
Meelwalba Intaanaa Lataagantahay. Darood Jacburis Isku Keen Ah Maahan Boowe. Waa Dhalasho.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 2 месяца назад
Dhulbahante iyo warsangeli waxy cadawgooda isaaq u raaceen dulmiga dawlad putlan
@Cici_mimi
@Cici_mimi Месяц назад
Hahahaha Allah Jilicsanaa Reerkaan. Oo Ma Puntland Baaba Dulmi Lagayaqaan? Raaxadda Iyo Nimcadda Iyo Xilalkaan Qaata baa idinkaga Dartay. Idoorku Asxaan Idiinma Gallaan Wallee Puntland waa inneey Intaas barataa.
@user-iy1ju7gb7q
@user-iy1ju7gb7q 2 месяца назад
Dani khayr hakasugin
@user-jt3qh5dn4x
@user-jt3qh5dn4x 2 месяца назад
gabdhaha Reed ssc ee qaaliga ayaa kuu jawaabay
@Ayyhh2022
@Ayyhh2022 2 месяца назад
Yaa wax kaa dhageysanaya ayatulaha dani baa hadalkiisa soconayaa garadadaadi baa hadalkoda socon wayay 😂😂😂
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 месяца назад
Dad badan baa dhegeysta oo ay magacooda ku hadashaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 месяца назад
@@CmonNowTellme bacaaac
Далее
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 141 тыс.
26 июля 2024 г.
1:00
Просмотров 6 млн