Тёмный

'DFS DAGAALKA AS WA KU FASHILMATAY | WADA HADALKA ITOOBIYA' 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 486 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

"BEESHA MAREEXAAN BARI HORE AYAY KA TASHATAY KISMAAYO IYO AXMED MADOOBE" (DAGAAL CULUS) • 'DFS DAGAALKA AS WA KU...
Israel FM to Iran: regime threatening destruction deserves destruction.
Israeli Foreign Minister Israel Katz said on Saturday that Iran's message of an "obliterating war" made it worthy of destruction.
⁠"A regime that threatens destruction deserves to be destroyed," Katz said in a post on X. He also said Israel will act with full force against Iran-backed Hezbollah if it does not stop firing at Israel from Lebanon and move away from the border.
Iran's UN mission said on Friday that if Israel embarks on a "full-scale military aggression" in Lebanon, "an obliterating war will ensue."
The Iranian mission also said in the post on X, formerly known as Twitter, that in such an event "all options, incl. the full involvement of all resistance fronts, are on the table."
Hezbollah has been exchanging fire with Israel since October, in parallel with the Gaza war. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defence Minister Yoav Gallant said this week they prefer a diplomatic path to resolving the situation. www.reuters.com/world/middle-...
Trump vs Biden Live: Presidential debate ends with no handshake.
Debate recap: Biden turned in a mixed performance, Trump fired out falsehoods
Democratic President Joe Biden delivered an uneven performance at Thursday's debate, while his Republican rival Donald Trump rattled off a series of attacks that included numerous falsehoods, as the two oldest presidential candidates ever clashed on stage ahead of the Nov. 5 election.
www.reuters.com/world/america...
Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisrael.com/nasrall...
SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Развлечения

Опубликовано:

 

3 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 3 дня назад
FAQASH IN AAD TAHAY, BEEN BAAD SHEEGTEY, DEKED MA AHA EE WAA SALDHIG. WEY DHAMMAATEY, JABHADII WAA LAGA TAKHALUSEY, UP DATE SAMEYSO !!!!
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 дня назад
TUUTAHA WUXUU XIDHAA MARKUU KU FASHILMO SIYAASADA DIBADA IYO GUDAHA WAANA MASHRUUC IGU SAWIR AH WUXUUNA KU WAR WAREEGAA MEELAHA REERKOODU DEGAN YAHAY
@ismailegge3430
@ismailegge3430 3 дня назад
mashallah
@adenabdirahman360
@adenabdirahman360 3 дня назад
Ninka oo wanaag sheegayo waligeey ma arag
@abham8021
@abham8021 3 дня назад
waxaad ujeedaa ninkaas oo waxaad jeceshahay sheegaya maad arag.
@NurGacan
@NurGacan 3 дня назад
Waaa wariye difaaca dawalada wariye waraysiga aw qaadaya haduu dhaliilo dawlda markaa difaac dawlda gala
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 дня назад
WAAR MADADKA ASKARTA GARAAMKOODA CUNAY AYAA DAWLADNIMO DOONAYA
@ahmedadanmahamed5105
@ahmedadanmahamed5105 3 дня назад
Xasan inuu waddanaka xoreya isaka daa Ciidamadi ayuuba layeya
@jeri100100
@jeri100100 День назад
Adaaba Alshabab eh maxa la xoreyaa
@fosiali263
@fosiali263 3 дня назад
Hawl turki iyo somaliya utaal maaha itobiya iyo somaliland ayay utaal hargaysa Addis ababba
@khalidcumar3342
@khalidcumar3342 2 дня назад
Illaha nigu dhariyay Wasiir Fiqi muxu ku hadlaya af qalaad midna mayaqaanno. Waa ayaan darada waddanka ku habsatay juhalada xilka loo dhiibo.
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 дня назад
WAXAA KALE OO AA ISWAYDIISAAN DAWLADDA IMARAATKA&JABUUTINA SAAXIIB AYAAN KADHIGANAYAA SOMALINIMANA WAAN DOONAYAA ISMA QABANAYAAN
@selmanabd2782
@selmanabd2782 2 дня назад
Oo maxaa wadahalkeeney badda annagu soo ma lihin
@ashasalah2835
@ashasalah2835 3 дня назад
WA YAAB....MD. MAXA GEYNAYA JIIDA KOOWAD, DOWLADDA SOW MALAHA, TALIYAHA CIIDANKA IYO WASIIR GAASHANDHIG, XASSAN SHEKH MA ASKARI BA MISE WAA MADAXWEYNE ?
@hasansalad9058
@hasansalad9058 2 дня назад
Caali hoos
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 дня назад
SAFIIR KAMA AAMUSIN TURKEY EE WUXUU CADEEYEY INUU DHEXDHEXAAD YAHAY MARNA MADAXDA TURKEY LAGAMA MAQAL WAXAANU ILAALINAYNAA BADA SOMALIA KELIYA XSM IYO TAAGEEREYAASHIISA AYAAN KA MAQALAY.
@selmanabd2782
@selmanabd2782 2 дня назад
turkigu itoobiya buu la shaqeynayaaa
@AbdinaasirMohamed-r3i
@AbdinaasirMohamed-r3i День назад
C xaafid qofka aad wareeysaneeysid ka fiirso plz no fadhi ku dirir xaqiiq aan rabnaa
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 дня назад
XASAN SHEEKH WUXUU FARAMAHA UTEGAYAA WAA INUU FASHILIYO DAGAALKA ISLAMARKAANA MACSUUMO AS
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 дня назад
waxa dagaal qabiil ay u joogsan la dahay waxa aduunkii oo dhan noo hunguriyeeyenyo waxa africaan iyo carab noogu heshiiyeen waxa qiimihii soomaaliyeed dhulka loogu masaxay waa marmarsiinyo shabaab waa soomaali lafadhiiso lana hadal oo xalka keen ajnabiga xuduudka gee meeshey raaan ha aaadeen hadaad dalkaan dhintey u dhalatey misaajidkana ciyaarta kadaaa hudadii waan ka kacney
@hananali4200
@hananali4200 3 дня назад
Ciidanka Harry illahow bad badii
@heerqaran580
@heerqaran580 День назад
War ninkaan ummadda wuu niyad jabinayaaye waa Negative socda tankale wax aanba bilaaban ayuu leeyahay waa fashilmay adigaaba u saxaaye haddana dariiqaas qaldan ayuu ku dhaganyahy
@cartanyusuf21
@cartanyusuf21 3 дня назад
As kan naga dhaaf caxfiid waa xaasid soomali ah
@abdullahijimale5648
@abdullahijimale5648 3 дня назад
Abdixaafid Ambaratoor ku waa mid careeysan marwalba maad nagadeeysid ninxiiqsan Magaranayo waxa uukacareey Sanyahaye walal waxba Noogasiyaadi mayaan nin Ciilqaba uunmarwalba marna Ninkaas ooku amanaya Dowlada halxakaliya Ma arkeeysid ximaan Uunbuusheegaa marna Wanaag soowmasheego Walal nadhaafi ninkaan Niyada kaajebinaya
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Abdilaahi Jimcale runtu waa xanuun been meel ku gaadhsiin mayso
@drahmedmohamed1441
@drahmedmohamed1441 2 дня назад
Ninkani waa run yaqaan waaqici ah soo badi waraysiyadiisa
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 3 дня назад
C.fataax kawaran hadalkii raysal wasaaraha itoobiya
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 дня назад
MAYA WUU KAA SAXAN YAHAY SAFIIRKU MEEL KELIYA IN CIIDANKA LAGU DHAMEEYO XAQ MAAHA
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 дня назад
WAAR MASUURAGALBAA MADAXDII ALSHABAAB WAXAAN KADHIGAYAA MADAXWEYNE GOBOLEEDYO &WASIIRRO ASKARIGII AS AHAANA WAAN LADAGAALLAMAYAA ?WAAR YAAN CAQLIGEENNA LACAAYIN, WAXAA KALE OO MUUQATA CIIDANKII TABABARNAANA WAAN LAYNAYAA MACAWISLAYNA HUB AYAAN UQAYBINAYAA ?
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 3 дня назад
Hogaamiye maamulkkiisu ku dhisan yahay cassabeysi mashaqada somalia 🇸🇴 taal muxu ka qabankara?.
@cabdikarinibrahim9604
@cabdikarinibrahim9604 3 дня назад
caawa maaha habeenkii lagu dhageesan jiray wlhi be iga thay caawa ciil qabahan in aan dhageesab
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Kaligaa maaha runtu Dadka Somalida 80%100 way dhibtay
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 дня назад
Mdx Xasan sheekh warun Waxwalba wa ku fashilmay Ciidankiina wx wa dhintay Waxna wa mooral jabay Hadana aragti iyo istaratijiyad Mahayo lkn anu wxn qabaa Odayga halaga hadho wayo Wa camalkii somali iyaga Qabyaalad eeday godna Hanagu rido iska quusta ???
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 дня назад
Mw HSM jiida hore hatago ma xumee horta muxuu diyaar sadey oo sanad dagaal ah ma ATMis buu dagaalka kugeli rabaa mise Ciidanka xoogga dagaalka Iska galmiyaa maxaa qaldan showga iyo arkaay hadey tahey sow lama so arag wixii dhacay iyo hubkii laqabsadey haduba dagaal qaadayo mesha ay jogan ma la aado
@daamaabdoulkader3613
@daamaabdoulkader3613 3 дня назад
Mr caalin iyo Xildhibaan hore Cabdi Barre jibriil inta aan idaacadaha ka maqlayey dowladdii hore iyo middanba wey mucaaradayeen markaa maxaa talo ah oo aan ka qornaa labadan oday
@jeri100100
@jeri100100 День назад
Qabyalada ayaa dilootay resalwasre raadis waye
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 3 дня назад
yaa xasan miya cidan hogaminaya waxa tahey wax jira mog batahey mise catifad hadleysa xasan al shabab lama dirirayo e dad wax gal ah ayu raba in u layo
@AbdiqaniFarah-oi5xr
@AbdiqaniFarah-oi5xr 3 дня назад
Chanalkan dhan odaygaan dartiis Baan iskaga dhaafay Bataan eng axmed oo ku xirnaa waaniska daayay dawashadisa
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
@Abdiqani been haduu kuu sheego Caalin intee in leeg bay ku wadi
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug 3 дня назад
TURKIGU DANAHIISA AYUU ILAA SHANAYAA MARKUU ARKO INAANAY MADAXDA SOMAALIDU AANAY DOONAYN DAWLADNIMO DANAHIISA AYUU RAACANAYAA
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 дня назад
WAA FASHILMAY RUN HADAAD DOONAYSAAN MANA JIRTO WAX DAWLAD LAGU TILMAAMI MAANTA
@xusencusman7219
@xusencusman7219 3 дня назад
Wcs❤❤
@jeri100100
@jeri100100 День назад
Munafaqnimo ambassador
@adenabdirahman360
@adenabdirahman360 3 дня назад
Kismaayo qalalaase kamataagne ee beenta kadaa umada
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 дня назад
FURINTAAN JOOGAA WAA SHOW IYO ISTUSTUS KHARASH LAGU BISLAYSANAYO MAR DIYAARAD KHARASH LAGU QAATO MARNA FURIN BAAN JOOGAA WAA REERO BA'AYOOW YAAKULEH XASAN DHIIQO IYO RIWAAYADDIISII
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 3 дня назад
Asc.bacda.salaan.turkiga.iyo.itoobiya.waxay.udabaaldegeen.bishii.la.soo.dhalfway.118sanother.guuradii.ka.soo.wareegtey.markaa.turkigu.darcade.kama.aha.avintage.waa.in.soomaalidu.sidea.u.ogaataa
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 дня назад
Itoobiya ayaa lugi u laaban tahay turki vida dhulka leh ma aha cida dooneyssna ma ahan masuulkpodiba hadl khaldan buu ku hadlaya anag bad inaan helna naga go an marku leeyahay side ku go an saday dhul uusan lahayn
@fatimiina1201
@fatimiina1201 3 дня назад
Dadka Somaliyeed wadni ma wada ah madax weeynaha waa shaqsi ka go an in oow AS wadanka ka saaro bal waxa lashaeeyo ayaa inta badan calooshoose u shaqeesta yaal ah marka sidee hor umar lagu gaaraa maamul gobaleedyata ayaa xadaa ogoleen in halmar lawada dagaalamo oo eey aaminsanyihiin hadeey AS baxdo in oow sii joogi doonin??
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 3 дня назад
Wa runtaa sida aad u sheegtey
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 2 дня назад
Dowlada wax ay heyso ma leh very corrupted waye hassan ii teamkisa strategy ma leh. Hassan la taliye qabiir ah ma leh. Dad punitively ma heysto hassan hinguri waye . Shabab dalka ayu u sahlaya
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 3 дня назад
Caalin waa nin cuqdadeysan oo aqoon waxa fiican iyo waxa xun
@omaryusuf299
@omaryusuf299 3 дня назад
dadka aad is ku ifinee daacad kama ahan
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 3 дня назад
HADDA AMBASSADOR KANI WAA CUNSURI QABYAALADIISTE AH WAANA MUXAQIR WAXQABADKII MADAXWEYNE FARMAAJO
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Mahamed Cali. Xitaa ninkaa Alin ma aaminaysid. Beentii yareed ee Aad baratay baad rabtaa u raadso Qabilkaaga ninkani waa itus oo itaabsiiye
@Haawo-fm4cz
@Haawo-fm4cz 2 дня назад
C xaadi dadka haxiijin xasan dagaal umajeedee qabyuu dhamasitirayaaye
@user-el4ws5br4p
@user-el4ws5br4p 3 дня назад
Dadkale madegano Miyaa jubelend.away dadkii deganaa.asalka ahaa
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Ogaadeen baa xoog Ku Qaatay oo Etopia laga keenay 1975 ilaa1977 Siyaad bare keenay Maxaa yeelay Ogadeen baa dhalay abtiyaashii ayuu meesha u Xaadhxaadhay
@NurGacan
@NurGacan 3 дня назад
Minkan la waraysano run u sheeegaya laakin cabdixaafid ma jecla sidaaa
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Kuwa beenta u keena ayuu I riyaaqaa Abdihafid ee yidhaa Somaliland baa rogmatay hada dhiiga ayaa ku karsan u fiirsada
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 3 дня назад
ASC ABDIXAFIID AMBASSADOR WUU KAA SAXASAN YAHAY EE WAXA TV QARANKU SHEEGA UU TABIYEYE WAAYE WAXA LA ISTUSEY MA JIRAAN MR H SH M CIIDANKA INTA HARTEY AYUU RABAA IN UU SOO GABAGABEEYE
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 3 дня назад
Kama aha
@abdisharif8315
@abdisharif8315 3 дня назад
WEFTIGA AWDAL XAQ BAY U LEEYIHIIN INAY DANTA GOBOLKOODA MEEL KASTA U MARAAN
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Badhyo culus a maxay xaq u Leedahay
@mohamedissack9050
@mohamedissack9050 3 дня назад
Hassan Diqo must goo
@qoranemursal2109
@qoranemursal2109 3 дня назад
Wakaaa aqli dhabayaco maxa kisamyo ka galay
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 2 дня назад
shabaab waxuu noqdey mashruuc lagu soo tuugsado aduunkiina waa. nagu daaley mashruuc aan dhamaanen waxaa layiri gacantaad goyn weydo waaa la shumiya ama la dhunkadaa maxaa sanad iyo bar ah waa 30 sano waxa beesha caalamku xalane noogu fadhiyaan ay kheyraadkeenii u daldalanayaan waxa dalku uu ladagiyahay
@BashirAhmed-qg8ht
@BashirAhmed-qg8ht 3 дня назад
Asc walaal ninkan makadaysid wareysiga qof Malin xita wanaga dalkisa kahalo mahan
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Badhiir beenta ayaay kuugu baxdaa indho adeeg
@khalidcumar3342
@khalidcumar3342 2 дня назад
Hassan culusoow markey siyasada ku cakiranto ayuu tuutaha xirta. Wuxu donnaya haradigi ciidankii xoogga inu laayo ee wax kale ma jirto.
@qoranemursal2109
@qoranemursal2109 3 дня назад
Caqli dhabayaco wakaa bal ila eegaaa
@qoranemursal2109
@qoranemursal2109 3 дня назад
Lakiin maxamud saleeban 30 sano waa ka talinkaraan putland axmed baaa ku qaldan jubalnd bal isu ekeysiyaa dhabyacoy
@user-no1es3jp3s
@user-no1es3jp3s 3 дня назад
Xasan.kaarto.ku.ceesh.tuutaha.uu.xidhay.waa.askarta.baaqigii.hadhay.sidii.kuwii.hore.lyoga.dabandoned.geyn.lahaa.oo.loo.laynlahaa.ee.maha.dAl.xfree.ee.waa.askarta.laa
@adansantur4677
@adansantur4677 3 дня назад
Dow lad Ma ahan waa khanisiin tuugo ah , waa laga adkaaday
@ayanwarsame8871
@ayanwarsame8871 2 дня назад
Goorme ayu dul xureynaya hassan gadafle waa tuug oo benale ah ciidanka ayu dhamayey. Baaba hassan mafiosi waye
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 дня назад
Somaliland wxy ka kooban Tahay beelo kala duwan 33 sano beesha dhexe wxy Dhaafi weyday SNM iyo Reernimo maxa u diidan Beelaha kale inay Jabhadahoodii laso noqdaan Adr wadankan ninwaliba Dhulkiisa isaga unba lo daba Fadhiisanayaa???
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Yaa dad isku diray
@Ozziany
@Ozziany 3 дня назад
Engineerki mee
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Beentii ha noo sheegee
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 3 дня назад
Igu sawira dagaalka kkkk kkkkkk
@omaradan2167
@omaradan2167 3 дня назад
Qofkaan hanookeenin mardabe
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 3 дня назад
Omar Adan runtaa dhibayse waxan ha u Keenin
@MohamedSaid-l6v
@MohamedSaid-l6v 3 дня назад
Ethopia wacadowga 1, umada somaliyed qaranimada sharafa.somaliya ayey ugaftay somali galbed xoog ku heysta hadana dalki somaliya ayey ku xad kudubtay somalida wa in dhulkoda ilashadan ethopia wacadow so jiren ah
@qoranemursal2109
@qoranemursal2109 3 дня назад
Dhabayaco maxa jubalnd idinka galay walee malagunaa yalaa meshasi
@Abdulkadir-ml3kt
@Abdulkadir-ml3kt 3 дня назад
Marka horeba waxa muse kuqasbay inu bada bixiyo awdal state oo ethiopia lashiray uu kabaxaqa in kaso hubeyo oo gobolka laga saaro hadana jibouti bay uwaregeen oo sohubaynaysa, khalalaasahan jira oo dhan waxa hooyo iyo aabo u ah waa awdal state
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 3 дня назад
Anu heshiiskii turkiga lala Galay shaki weyn ban ka Qabaa wayo mdx weynuhu Waxa dhabta ah ee turkiga Lala galay inoma so ban Dhigin waliba barlamankii Ansixiyeyna ku daroo Majirto cid cadeyneysa wxa Dhabta ah ee lala galay?????
Далее
The must-watch moments of the CNN Presidential Debate
35:29
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
30:05
LIVE: Nigel Farage hosts Reform UK rally in Birmingham
1:26:16
Hallie Jackson NOW - June 28 | NBC News NOW
1:45:48
Просмотров 392 тыс.
WAAR DAG DAG AH
16:05
Просмотров 1,2 тыс.
Это жизнь😂инст:sarkison7
0:10
Просмотров 2,1 млн
Just a joke 😂
0:11
Просмотров 3,4 млн