Тёмный

WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR 

BRIT SOMALI TV
Подписаться 488 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

#subscribe
DHUL GARIIR SIYAASADEED: ''KHA'INU WADAN DAL | DAD | DIIN MIDNA AAN SHUQUL KU LAHAYN''. UK | ABIY AHMED
Helicopter carrying Iran's president suffers a 'hard landing,' state TV says without further details
A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi suffered a "hard landing" on Sunday, Iranian state television reported, without immediately elaborating.
According to Tehran Times, Iran's Foreign Minister Hossein Amirabdollahian was also present in the helicopter.
Raisi was traveling in Iran's East Azerbaijan province. State TV described the area of the incident happening as being near Jolfa, a city on the border with the nation of Azerbaijan, some 375 miles northwest of the Iranian capital, Tehran.
US does not support major Rafah ground operation: Blinken
US Secretary of State Antony Blinken spoke with Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry, reaffirming that Washington does not support a major military ground operation by Israel in Rafah, the State Department has said.
Earlier we reported that Shoukry told his counterpart that continued Israeli military operations in Gaza, and especially in Rafah, near the Strip’s border with Egypt, have “grave security risks”.
Report: CIA chief heads to 'emergency' meeting in Doha as cease-fire talks 'near to collapse'
An official briefed on negotiations between Israel and Hamas says CIA Chief Bill Burns is traveling to Qatar's capital for an emergency meeting with the country's prime minister, as talks "near to collapse."
US faculty speak up and stand alongside student Gaza protesters
With pro-Palestine students arrested and campus protests broken up, educators are increasingly rallying in support . www.theguardian.com/us-news/2...
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Развлечения

Опубликовано:

 

5 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@abdulahiadan4331
@abdulahiadan4331 5 дней назад
From JIGJIGA somaligalbeed
@hodanabdi3981
@hodanabdi3981 5 дней назад
Falatiin Allaha u gargaaro Nasri kheyr qaba u soo dhow insha Alaah👍👍👍
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 5 дней назад
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@tamimi1546
@tamimi1546 5 дней назад
Wan ku raacsanahay injineerka hadalkisa runtii👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@reemali6728
@reemali6728 5 дней назад
اللهم النصر اخواننا في فلسطين ياااااارب العالمين اللهم امين❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 5 дней назад
Ameen yaa RAHMAAN.
@abdirizackabka2136
@abdirizackabka2136 5 дней назад
❤,1😊❤
@dahaboibrahim9159
@dahaboibrahim9159 5 дней назад
Mahadsanid,Abdixafid iyo Abtidon.
@sahrociise
@sahrociise 5 дней назад
waa sax abeya axamed❤❤❤❤❤❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 5 дней назад
ABTIDOONOW....WAXA INTAAS KA SII DARAN, IN XILDHIBANNADA BAARLAMAANKA, WAXA KA BUUXA JAWASIIS KENYA IYO ITOOBIYA BAARLAMANKENNA U FADHIYAAN.
@reemali6728
@reemali6728 5 дней назад
Laa xowlah walaaquwah ilaa bilaah caliyal cadiim
@OsmanHaji-ih3gh
@OsmanHaji-ih3gh 5 дней назад
wow caawa ang ayaa joogo caawa waa ok 👍
@abdulahiadan4331
@abdulahiadan4331 5 дней назад
Eng Abtidon welcomeback 🎉
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 5 дней назад
Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon.
@reemali6728
@reemali6728 5 дней назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته❤❤❤
@reemali6728
@reemali6728 5 дней назад
لاخالب الاالله❤❤❤
@guled303abdirisak8
@guled303abdirisak8 5 дней назад
Cabdi xaafid meel noogu xir ing axmed abtidoon markaan maqalno waxbadan baan helnaa iguna salaam shariifka abtidoon cimri iyo caafimaad alaha siiyo
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 5 дней назад
WAA SIDAN U ARKO
@sahrociise
@sahrociise 5 дней назад
wera dala majero❤❤❤❤❤
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 5 дней назад
ascm salansare cxafid Iyo injiner axmad waad mahad san tihin barakalaah vikum kuligin ❤🎉
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 5 дней назад
Wlcme back ustaad
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 5 дней назад
Asc Brit somali tv horey usocda aya nileyahay sxbayal
@YuusufTadhaze
@YuusufTadhaze 4 дня назад
Runtii aad baan u jeclay falan qaynta axmed abti doon Guulayso mar walbah abti sidoo kleh adna A/hafid guulayso❤❤
@daahirshiine-ey6kv
@daahirshiine-ey6kv 5 дней назад
illaahow yuhuuda yahkasii aamiin
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 5 дней назад
Asc Falastiin.guul Insha.allaahu Awdal.ested..waxay.u Taagantahay.midnimada Soomaaliyeed Soimaaliya.Somali.ayaa.le
@abdihayle6819
@abdihayle6819 5 дней назад
Inshala malin waxadheceyso lanicidono qofne xokluguma hesan karo waloyelay wa fulay garab hesto inshala falastin ilahey ayaugargari dono 🇪🇭🇪🇭🇪🇭miqwino rer falastin wey gulesane yuhud iyo dabodhaq yadeda wey jabe bidnila 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭
@mohameddhof815
@mohameddhof815 5 дней назад
A/C ugu danbeyn Engineerkii waa la soo helay muddo dheer oon baafinayn ay.
@saidabdi5612
@saidabdi5612 4 дня назад
❤❤❤ masha alah engineer alaha ku sharfo wlh dadnimada la iskama dhig dhigo balse waa u dhalasho dad keni saxda aha engineer kaliya ka aragna alaha ku xifdiyo
@mohamudabikar2438
@mohamudabikar2438 5 дней назад
🎉
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 5 дней назад
Thank you injneere Run Ayaad sheegtay waa in la mideeyaaa madaxada soomalia Ethiopia yaa nkana Laga saaraa wadanka mowqif cad na Laga wada istaagaa
@user-uy1um8ne9o
@user-uy1um8ne9o 5 дней назад
Inta aad 4.5 kujirtaan. Wax idiin shaqaynaa majirto. Waligiin cunjuq baa ahaaneysaan Afgobaadsiga naga daaya iyo mujaamalada
@user-el4ws5br4p
@user-el4ws5br4p 5 дней назад
Waa runtiisa.ingineerka.warkiisa waa cadyahay.garta ilaahay ay taqaan.sida uu uga hadley arinta itoobiya
@tamimi1546
@tamimi1546 5 дней назад
Muqaalkan hala gaarsiiyo kuwa madax isku sheeega ah ee Somalia ka hor muuqda.....
@tamimi1546
@tamimi1546 5 дней назад
Dhiiga dhaqaaqay injinerka sida anigaba ii dhaqaaqay wlhi wa runtii ila aanu iska hor leexina dadkan madax isku sheega ah meelna gaari meyno
@tamimi1546
@tamimi1546 5 дней назад
Wlhi bilaahi talaahi injineerka runtiisa ilmaa iga timid amxaaar ..............????????
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 4 дня назад
Haye Hawiye Aabe Siyad Barre waa niga tagay maanta arkahee xaalada meesha ee mareeyso wllhi yaab waye....
@calishaakir1
@calishaakir1 5 дней назад
GEORGE GALLOWY TOOS AYEY U RIDEEN.!
@mohamedhajiisseilaak138
@mohamedhajiisseilaak138 5 дней назад
Engkii wa iskeenay
@calishaakir1
@calishaakir1 5 дней назад
WAR SUCUUDIGA, IMARAADKA, MAROOKO IYO URDUN WAA CADOWGA MUUMINIINTA WAANA WAHAABIYADII WELIGOOD XUMAA.!
@mohamedfarah2420
@mohamedfarah2420 5 дней назад
Abiy ahmed shaqo fican wuu hayah. Dad meel ay usucdan lagan wuu arkay.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 5 дней назад
XASSAN INTU MAAMULLADA ISU KEENI LAHA, BAARLAMAANKA AYU LACAG KULA GORGORTAMAYA SIDU DASTUURKA UU MAR KALE FARAHA LA GALO.
@turbshit
@turbshit 5 дней назад
ofaygaan xanuun j/land iyo puntland buu qabaa u sheeg xasan bakhti usajuude asgaa abi watee
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 дней назад
Madaxweyne itoobiya xiriirka u jar oo qaadka iyo diyaaradaha ba jooji.
@user-rz1ic8ut7h
@user-rz1ic8ut7h 4 дня назад
🎉😢
@imanhaji7166
@imanhaji7166 5 дней назад
Enjineerku farmaacio waa asagii ku kacsanaaye maxuu Hassan Shiikh wax ugu sheegi waayey,xiligii farmaajo waxaan oo kale wadamada deriska lagama maqli jirine.
@abdulkadirshire7590
@abdulkadirshire7590 5 дней назад
Waan ku ognahey majeerteen Singapore aad ka soo jeedid
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 5 дней назад
Xasan.waxa.xukuma Ismaaciil.geele.oon Doonayn.midnimada Soomaaliyeed.waa.xaqiiq
@falisissahak
@falisissahak 5 дней назад
Asc Eng keeni xalaasha hanaga tegin please
@mubarakcabdi7843
@mubarakcabdi7843 5 дней назад
Asc cabdim xaafit mala isweydiiyey madax waynaha somaliya mawaalanyahay mise umadakale mayuu shaqaynayaa
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 5 дней назад
2 state wax la dhahoo ma jiran yuhudu waa in ka guuran dhulka barakeysan
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 5 дней назад
ASC ABDIXAFIID M X SH ASAGA AYAA ARAYUUTAMAYO
@fatumadahir3253
@fatumadahir3253 5 дней назад
waan idin salamay arinta soomali iyo xassan shiikh ha ka waraysan odaygan yar ee injinka sheegay xassan buu mar kasta taggero buxud u yahay marka raadi qof wadan ah xassan haduu naf leeyah naftiisa ha u turo waa nin maskiin ah nin waadan gacmah ha laga qabto waxaa loo bahan yahay dad dhiig leh oo wadaniyiin ah
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 5 дней назад
Xasan.sheekh.midnimo Soomaaliyeed.ha.duu.doonayo Ss..khaatumo.ayuu.albaabada U.furi.lahaa.waa.dad.u Dagaalamay.midnimada Soomaaliya.iyagoo.dhiigooda Iyo.maalkoda.u.huray
@aliyonissougal964
@aliyonissougal964 5 дней назад
Xassan dhiiqo isaga abo u ah waxa somaliya ka dhacaya
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 5 дней назад
Asc
@abdulahiadan4331
@abdulahiadan4331 5 дней назад
bstv falanqayn sare
@angel67ball51
@angel67ball51 5 дней назад
Engineerku hada ma ogaadey dowladii uu taageeri jirey in ay tahay dowlad aan maskaxada wadanka waxba ka ogayn
@abdulkadirshire7590
@abdulkadirshire7590 5 дней назад
AWALBA DAAROOD AYAA TAHEY ADEERKAA ABDULAAHI YUUSUF BAA DAMBIIL LAGU WADO ITOOBIO KEE
@imanhaji7166
@imanhaji7166 5 дней назад
Xanuun waa ka badan yahay waxa ku haya ,hadii guryihii lagaaga tagay, magaaladii Soomaali wada dhisatay lagaagag tagay,madaxweyne aad tahay weli cuqdadaan aysan kaa baxayn,waxaa kaliya oo kaa saari kara waa in aad Oroma aad sheegato si aad Abbi Ahmed aad Irir Samaale u noqotaan.Mooryaan foqal Mooryaan.Shame on you.
@ArrowJubase
@ArrowJubase 5 дней назад
All. The. Warlords are for the Idea of being the Ethiopian to Somalia
@AliMohamed-wb1ei
@AliMohamed-wb1ei 5 дней назад
Inginerka waa sodhawaynayna
@ridwaanaxmed3668
@ridwaanaxmed3668 5 дней назад
Engineer salaan sare
@sahroali1196
@sahroali1196 5 дней назад
Ishiisa,.lagarke.ushuusa,ayaa.laladhaca Ayuu.uhadla.ayaa
@bet3rf295
@bet3rf295 5 дней назад
Enjineerku ma Malak buu moodey MWeynaha mase isagaaba ka mida kuwa uu sheegayo in ay Qabysaladdu indha tirtay ?
@HindaMohamed-xv7ni
@HindaMohamed-xv7ni 5 дней назад
War Israel xagay xukuntaa engeneer,awooda ay yurubku lahayd laysku fahan iyo westernkaba skin weli waa lagu goolibaadhtamin
@Ali-yusuf95
@Ali-yusuf95 5 дней назад
Egnr waa cusbada BSTV / marka weeg walbo ugu yaraan 3 jeer EGNR no keen
@Bile_baashi
@Bile_baashi 5 дней назад
CabdiXafiid Gabadhii Falastiiniyada Aheyd Baarlamaanka Masoo Gashay?
@sahroali1196
@sahroali1196 5 дней назад
Somaliya.xasan ayaa.kaladiray
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 5 дней назад
Waxaan ka xumahay maanta in injineerku yiraa waa ku saxanyahay apii hadaljiisa xumaa
@sahroali1196
@sahroali1196 5 дней назад
Masameenkaro.xasan.81.falaay.ayuu.galay Caawa.ing.warsax Ah.ayuu.sheegay
@calishaakir1
@calishaakir1 5 дней назад
WAA MAXAY SHIICADA AAD SHEEGAYSID? WAXAAD KU HADLAYSAA KALMADIHII CADOWGA? EE JOOJI MA FIICNEE.!!!
@angel67ball51
@angel67ball51 5 дней назад
Waa yaab inuu dadka been u sheego xasan waa in wadanka laga qabta hadii kale wadan ma jiri doono
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 5 дней назад
Abbey ahmed xaalkiisu waa ninkii tiisaba daryeela tukale ku dara tiisii iyo dadkiisii buu xasuuqay taayada ka bax baanu leenahay
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 5 дней назад
Wa runtiis eng waxa lo bahan yahay dhalinyaro tirtiro madax mamul goboled dalka hal ka dhigo ninkii itobiyo raaco qorta ka jaro wuxu faiido leyahay ma jirto shacabka dhafiyan awey dhalinyaradas u naxo wadanka an aqon aderkey ba madax ah iyo abti
@AyanleAbdulqadir
@AyanleAbdulqadir 5 дней назад
Wllhi bllhi tallhi inta aan barnamij walbo daawatay waa barnamij ka kliye jeclhy eng ka hadalkiisa iyo wadaniyada ku jirto allow dalkeena duul qeyr qabo udhiib. Mid ushaqeyo aan ka shaqeesan Mid dadka somaliyed qalbigoda hanan kara Somalida qalbigoda qabyaalada kama sax Qaran in ee wada noqdan ka yeel allow
@saidaali412
@saidaali412 5 дней назад
Haduu xasan ka tanaasulo xukunka yaa ka fiican oo imaanaayo ilaa xoog uu ku maquuliyo ma ahee kuwa amxaarada wadaan
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 5 дней назад
Waxan.soomaaliyeed.jabiyay Waa.kooxahan.non.walba Magac.la.baxay
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 5 дней назад
War suuqa maalaidinka xidhay waan idin waynay tankalle abiye halyey ayaan u qoray waagii uu ragii dililahaa uu ciyaarsiiyay geesi geesi dhalay oo wada maskax ah buu ahaa laakiin hada hadaladiisu waa gabi dhac mar waxaa uu yidhi badd ama xoogg baan ku helaynaa ama xeel mar waxaa uu yidhi soomaalidu inta ay aduunyada naga dacwayn anaga may nooyimaadaan asagaa wax dooniye muu soomaalida u tago abiye abiyihii hore maha malaha bal hada aan eeggno meesha uu mariyo
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 5 дней назад
Asc somaliweyn ❤engr musuu isku soo sharixilayhy o wadanka u badbadiwaye ninkii dhiigleh sida asiga o kale wadanka wuu iska firsana 4 nin la hesto o caloshod u shaqesta yasha waku dalnaa ninkii wadanka badbadi karo waa inoo soo dhaqaqa engr adiga ugu horen wadanka wuku bahan yhy
@abdullahisharif5153
@abdullahisharif5153 5 дней назад
Dantada hadad garaneyn in lagu garnsiyo ma xuma abi wuxu xassan u shegay in somali aysan dantodu garaneyn
@yuuplanii
@yuuplanii 5 дней назад
Farmaajo haduu ahaan lahaa abiy mabooteyeen
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 5 дней назад
Farmajo asagaba aby Ahmad carabka ulaala diyay walal ka dhigtay dalka asaga geyay herkas kas haba shegin
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 5 дней назад
Api asigii ayaaba dabadiisu banaantahay maxaa kagalay waxa ay qabsanayso tukulush timirgaari waayey waa qaraaraa weeye apii
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 5 дней назад
Israil Allah hajibia
@aminahussein9450
@aminahussein9450 5 дней назад
ASC. Farmaajahii u Tanaasulka badanaana Wadankiisa wa idinkii duraayeen ka Xaaxaabiya dorashadii Xasan sh wa idinkii u sacabo Tumaayey!!!???
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 5 дней назад
Cawo engine axmed abtidoon ayaa jooga waa okay cawo
@user-er4id9sw2v
@user-er4id9sw2v 5 дней назад
Asc. Dowladihii ladagalamay Israaiil waxay ahaayeen niman aaminsan shuuciyad, lakiin muqaawamada Xamaas waa dad diin islaam aaminsan oo aan ahayn cilmaaniyin, shacabka qasana waa dad alla aaminsan, farqigaas ayaa jira
@Jire797
@Jire797 5 дней назад
28:45 Allaahu Akbar inginaere Cisi iyo Sharafbaad ku Leedahay agtayda iyo Somali badan oo maqashay Fikradaada ama mawqikaaga ku saabsan Midnimo. Soomaali ta kale. Markaan ka tagno defide and Rul waxa inorganic Xun waa. Kuwan aan ku. Taageerno. Qabiil iyo Qolo. Ee. Iibsanaya. Hantida ubadkooda Waana Xanuunka. Haysta. Hogaanka. Somalia. Jeeb. Dhaaf. Xaalku. Waxa. Uu. Marayaa. Baryahaan. Xanuun. Tixdan a ku. Darso Dhalinyarada. Maantaay Dhiidhiga. Qabiilnimo Kuwa Dhiig u Qubayoow Dhinacaad u. Eegtaba Kuwa. Dhalan habaaboow Dhulkeenii. Wxuu. Yidhi Umadyahay. Dhamaate,e Dhaxalkayga. Yaayska. Leh?
@Ahmed-i9v8l
@Ahmed-i9v8l 4 дня назад
V r b 7
@Hamdiabdi5575
@Hamdiabdi5575 5 дней назад
Sac walaalow yahuudaba was loo hiilinayaaye carabtii iyagu maxay udhihi waayeen Hamada idimkuba u hiilinaysaan yahuuda anaguna dadkayaga Ayaan uhiilinaynaa
@user-cm5cs7vg8c
@user-cm5cs7vg8c 5 дней назад
Abdi Xafiid Ninkan waa EthiopianSmxaarkan dib dambe hanoo soo fariisin waa ey Xabshi soo korsatey Waryaa Amxaarta niman Waalan ayaa keeneen
@WllXoosh-vk2hr
@WllXoosh-vk2hr 5 дней назад
asc
@abdisalamhaybefarah7029
@abdisalamhaybefarah7029 5 дней назад
Eng. Abtidon is giiji hee kkkk
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 5 дней назад
Kkkkkk
@abdullahimaxamed5581
@abdullahimaxamed5581 5 дней назад
Butlan haku tasbiixsan maciidan itobiyaan ah baa jooga waa adiga lehemeelku sheeg ciidankaas waxkale yaa kaaga muuqda qof yahaw jirran
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 5 дней назад
Horta somalidu maxay runta uga xanaaqda wayo wado iyo iskuul dhista miya cay noqonaysa ha wa runti abiyi axmed run ayu shegaya
@Jire797
@Jire797 5 дней назад
C m x. Dila. Awdal. Qabri Dhaaweed Jire Razaq Gudal
@gouledxidig32
@gouledxidig32 5 дней назад
Car wakaase callka fur oo axmed gurey ha ogolaado in lala doodo car hadiikale waa sheeko iska qararac ah oo meel uu isago kaqeyliyo aad uxidhey Mr piermorgen😂
@calishaakir1
@calishaakir1 5 дней назад
MADAXWEYNE CAQABADAHA ABAABULA AYAA DALKA JOOGA EE M.GOBOLEED MUXUU SAMEEYAA???
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 5 дней назад
Igu sawira kkkk kkkkk
@FJ-ls2jy
@FJ-ls2jy 5 дней назад
Anaga dhanbaaba Laftii nagaa ah.illaah baa noo maqan. Baarlamaan iyo Xasan iyo Goboleedyo allaha Cadaabo..😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 5 дней назад
70 sano Laba cid siyaasiyiintooda ayaa Somalia burburiyey 0.5 hala tijaabiyo USA
@MahiirWadani
@MahiirWadani 5 дней назад
Waayo Etiopia waxey og tahay qabyalad dowlad ah in eey ka jirto somaliya.haday Jiri laheed somali medeysan oo dorasho u siman umada somaliyed Etiopian wey naga cabsan lahed somali galbedna wan xoreen laheen iyo dhulka ku maqan Kenya. Fiiriya kobalkasta qabiiliste ayaa joogo umada calama.gooni u suubiyay waxey raban in umada somaliyed qorta isku galshan
@calishaakir1
@calishaakir1 5 дней назад
Gooni isu taagu waa xagee? Waa ku sidee? Baarlamaanku sow maaha kuwii u CODEEYEY wax aysan arkin oo akhriyin???
Далее
Stray Kids <ATE> Mashup Video
02:17
Просмотров 2 млн
УНИТАЗ В ЛЕСУ?? #shorts
00:24
Просмотров 825 тыс.
SADEXDEE XISBII AYA SO BAXAYA IYO HESHIISKA ISBAHAYSIGA
1:41:24