Тёмный

DHAAWACA WAALIDKU CARUURTA GAADHSIIYO | HARMING YOUR CHILDREN | Asiya's tv show 

Asiya's TV Show
Подписаться 24 тыс.
Просмотров 812
50% 1

Dhaawaca waalidku uu caruurta iska gaadhsiiyo isagoo is leh waxbaad u taraysa. Harming your children by overloading them with expectations without respecting their opinions and choices in life and school. Asiya's tv show #somalia #somaliyoutuber
Somali Psychologist, Somali Therapist, Somali Life Coach.
SUBSCRIBE / asiya'stvshow
Facebook page / arzalimassagecenter
Twitter / tvasiya
Instagram / asiyas_tv_show
Website www.asiyaalico...

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 10   
@bmk111
@bmk111 3 месяца назад
Yaa Allah muqaalkan aniga ayuu I quseeya ilmaheyga jaanis ba ma siiyo aqri iyo qor uun baan dhahaa mahadsanid walalo quruxeey
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 3 месяца назад
Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 месяца назад
Asc Mashallh shukrn
@Sara-nw8ut
@Sara-nw8ut 3 месяца назад
Manshalah tabaaraakallah waa fikrad fiican aniga inantayda yari cashar la qoro ma jeclaa wax sawir Ka wax ay maskaxdeeda Ka alifto Ka jeceshahay insha'Allah ga,aankayga WA gaadhay hada in diinteeda Baro farshxanma Kula dadaalo akhris iyo qoraal qof Ku hadii U yaqaan wax kasta isaga si wadan kara
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 3 месяца назад
WAX FIICAN AYAAD NAGU WAANISEY WALAAL JASAA AKALLAAH
@farhiyagutale8792
@farhiyagutale8792 3 месяца назад
Shugan wall❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@11naa44
@11naa44 3 месяца назад
Ciyalka wa lala sheekeysta wala waaniya iyaga wxy jecelyhn iyo dareenkoda la weydiiya iyaga wxa loga sheekeya berigad iyo wxd qaban jirty iyo taarikho
@cabdicabdilahi1829
@cabdicabdilahi1829 3 месяца назад
From TikTok
@AsiyasTVShow
@AsiyasTVShow 3 месяца назад
Welcome 💖
@cabdicabdilahi1829
@cabdicabdilahi1829 3 месяца назад
Thenks
Далее
بنت الأم النرجسية
34:21
Просмотров 127 тыс.