Тёмный

DHABARKA JILBAHA IYO SINAHA INAAD KA ISTAAGI WEEYSID WAXAA SABAB U AH!! SIDAAN ISAGA DARYEEL! 

ADIGA IS AHAAW
Подписаться 64 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#adigaisahaaw

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@maxamedcumarcabdalla9964
@maxamedcumarcabdalla9964 2 месяца назад
Masha allah
@habonsudi3399
@habonsudi3399 3 месяца назад
Jazakalaah kheyr abaayo 🤲🏼
@billeabdi1061
@billeabdi1061 3 месяца назад
Masha Allah ilkaha qeeyb ha ku siiyo qaali ❤❤❤
@jibotaw
@jibotaw 3 месяца назад
Asc
@abukarabanur4083
@abukarabanur4083 4 дня назад
Naciima murqaha lugaha xanuun maxa lagu daweya isheekbo ❤❤❤
@NimcoCarab-l8c
@NimcoCarab-l8c 12 дней назад
Jilbo xanuuka kawrn waa.mahadasanta. khayr baakurajeyanay. inshallah. isoojawab
@NimcoCarab-l8c
@NimcoCarab-l8c 12 дней назад
Jilbo xanuuka kawrn waa.mahadasanta. khayr baakurajeyanay. inshallah. isoojawab
@NimcoCarab-l8c
@NimcoCarab-l8c 12 дней назад
Jilbo xanuuka kawrn waa.mahadasanta. khayr baakurajeyanay. inshallah. isoojawab
@MaxamedisraA
@MaxamedisraA 26 дней назад
Allaah hakuu xifdiyo shaqada latalinta caafimaad EE aad u heyso bulshadda soomaaliyeed waxaan kaarabaa in aad Ka soo hadash xanuunka galah ay soomaaliya u taqaano
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Месяц назад
Asc Naima sethy wlshy calosha zaid iifadhisa waxba ihaya waxna malahan wlley caloosha hadan socodsiin lahaana midyaron naas siiyaa kabaqay asna inay caloshu socoto ee maxaa xala wlhi maanta 12 saacadod musqusha kulalabanaa waxna malah hadaan is riixana baabasiir igu yaale armuu kuxanuna isleeyhy
@abubakarabdulkadir5200
@abubakarabdulkadir5200 2 месяца назад
Waxaan kaaga fadhinaa inaa noo sharaxdid waxyaabaha laga helo vitamin D
@sakariyaaden7309
@sakariyaaden7309 3 месяца назад
Asc wr wb xbt maasha allaah alaha ku barakeeyo jizaaka laahu khayr ❤❤❤❤❤
@HALIMA7ALI-jo6xe
@HALIMA7ALI-jo6xe 19 часов назад
Maasha allah
@ayeshamohamud6964
@ayeshamohamud6964 3 месяца назад
Abyo cfwan hada kuso biray xbbtii waxa ku weydina hooyada waqtiga dhalmaada marki laa garo ilmaha markey madaxa soo dhibtaan kafkana ay soo galaan hooyada tabarta ka tageyso cihne aa dhihi karin fooshedana ay qaaboobdahy
@leechoiyeonarmy248
@leechoiyeonarmy248 7 дней назад
Roomatiisanka Ka soo hadal
@NimcoCarab-l8c
@NimcoCarab-l8c 12 дней назад
Asc. Wllo. Waan. Kusalaamay
@leechoiyeonarmy248
@leechoiyeonarmy248 7 дней назад
Mnshe Allah ❤
@hawoaden3706
@hawoaden3706 3 месяца назад
Mashaallah tabarakallah llaahay ajar ha kas siiyo walaaley Waxaan ku weydiin lahaa vitimino aad u badan baad ka soo hadashay marka kuligood see loo qaadanayaa ma malintii baa la wadayanayaa ileyn Way ka badan yihiin tabaneeyo bal noo soo sharax jizakallah
@NimcoCarab-l8c
@NimcoCarab-l8c 12 дней назад
Jilbo xanuuka kawrn
@NimcoCarab-l8c
@NimcoCarab-l8c 12 дней назад
Jilbo xanuuka kawrn
@abukarabanur4083
@abukarabanur4083 4 дня назад
Aamiin yarabi ❤❤❤
@Anab44
@Anab44 3 месяца назад
Anaa tacbaan ka ah lugaha dhabarka qoorta madax xanuun saa id Jajab ley jajabiyey waxba ma qabsan Karo subxaanalaah
@MohamedOsman-u6t
@MohamedOsman-u6t 3 месяца назад
Intaa sheegtay ayan la dhibanahay Allah Na cafiyo
@cureeji4553
@cureeji4553 3 месяца назад
Hadaaa gartaan 40+hadaa tahay waxaad ubahantahay dhudhujis dadiina yela😂😂😂😂😂
@SaynabWehliye
@SaynabWehliye 2 месяца назад
Mahad sanid
@RahmaMaxamut
@RahmaMaxamut 2 месяца назад
Masha alaah
@MaxamedisraA
@MaxamedisraA 26 дней назад
Asc
@shukriabdi5703
@shukriabdi5703 3 месяца назад
Asc, niciimo abaayo waxaan qabaa romatisim lugaha kama soconkaro iyo dhabarka dhaqaatiirtu waxay idheheen lafahaagii wayscuneen kuwa dhabarka iyo lugaha ksoohadal
@RAOAILENJOY
@RAOAILENJOY 2 месяца назад
Jisakumallahu Qeyr uQti
@hawayassin7172
@hawayassin7172 3 месяца назад
Maasha allah ,aniga misigta xanuun kubka crum iqaban marmar dhabarka kala goyska xanuun ,daal muruqyada Khaterka ok Ee biyo badan iyo socot ubaahantay igu yiri Weli wa xanunsanahay Jazakalle kheyran ,wbt
@hananjussufidle5141
@hananjussufidle5141 3 месяца назад
Anigu xanuunka ihayaa waxan rajaynaya in aan ku cafimaado
@Jameela-b2p
@Jameela-b2p 3 месяца назад
Aniga waa ku fay KADIB jail B aha udha cay Isbitalka xidid baa xirmay AYUU idhahay waa Hal jilib okay Isbitalka Le ban aaday Jilbahaga BIYIHII BAA KA DHAMADAY QALAS MEL KALE MA AADIN MARKA XANUN 3 BILOOD
@maryanxassan8565
@maryanxassan8565 3 месяца назад
Aamiin aamiin
@ImlauluChanel
@ImlauluChanel 3 месяца назад
Mashalah ❤❤😂🎉🎉❤❤❤
@MarwaanMuuse-s2y
@MarwaanMuuse-s2y 3 месяца назад
Abaayo naima allaha ku barakeeyo markaan ku daawanayey waxaan umalayn in aad aniga iga hadlayso ❤❤❤❤❤❤❤inaan kaa faiday ajarkeeda allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Iove❤❤❤❤❤❤❤
@Fardoso-ig8ky
@Fardoso-ig8ky 3 месяца назад
abaabo wakutagera
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 3 месяца назад
Asc wllo naciima jilbaha ayaa waxaan kadareemayaa shanqadh markaan salaamada koraayo lkn wax xanuuna iguma hayn intii mudo ah ayaan sports bilaabay waxaad moodaa shanqadhii inay iga yaraatay lkn xanuun ayaan kadareemay maxaay weeye Sportska kahor xanuun dhan maqabin shanqadha mooyee
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 месяца назад
Maa shaallah naciimo ilaahay baa noosoo diray anoo 24 jira baa lawyada saaid iixanuunaan sidii qof waayeela oo kale laiiga qabtaa
@Umufarax2020Farax
@Umufarax2020Farax 3 месяца назад
Asc abyo waxan kuwaydina waxan qaba thyroid waan wareeray wax kasta ha cunin waxyaba qaar marka cuno waandarema way idhibayaan dr wuxuu ileyahay waxkasta wa cuni karta so asheda waxay tahay cano iyo cheese la aan way adagtahay iyo shaah la aan mana cabi kartid wax cano ah ama cana laga sameyay dhaday bal iso jawaab cano dhamaan miyaan jojin misa waqtiga dawada cunaya laqadan karin plz iso jawaab
@aminamud1132
@aminamud1132 3 месяца назад
Xagan kala so xidhidha walalo waxn raba in aan ku waydiyo suaale fadlan qaali
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 месяца назад
Abayo jimco mubarak jimco wanaagsan waa bidco bidcada waxay qolka gaysanaysa
@fartunmaxamad7811
@fartunmaxamad7811 3 месяца назад
Mahadsanid washable naciimo air iyo xasanad allaha kaasiyo maintain kugu soberly ayan aniga is ahady wax yalo badan ayan kaa faiiday
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 месяца назад
Abayo ilahay waxuu ka khalqay nabi adam calayhi salaam ciida wax farqi udhaxeyo majiro madow iyo cadaan waa xasidnimo ka yimid dadka cad siiba huuda
@Nsead-pu1swnadia
@Nsead-pu1swnadia 3 месяца назад
Ano dhalin yara aya lugaha ixanunayam oo xata babacoyinka imtaas ladhigo dhulka ed ixanuna dhabarka mudo ixanunayan waxba dhaqtar wa igaqayey cajis lafoxanun
@Foosomar-c3d
@Foosomar-c3d 3 месяца назад
Dragon fruit kasoo hadal naciimo faidadisa insha allah
@sahroali1967
@sahroali1967 2 месяца назад
Masha allah qali alla haku xafido shukran❤❤❤
@jibotaw
@jibotaw 3 месяца назад
Walashey waxaan rabaa inanaad isheegto insaanyada cuntada burburiyo magacyadooda
@nurhawa646
@nurhawa646 3 месяца назад
Anigu 7dayswaxaan ka istaagi waayey misikta bdix
@rahmbillan9886
@rahmbillan9886 3 месяца назад
Mahadsanid aad bad nodhirigalise walahi❤❤❤❤❤❤walalo qali
@fatushhussein7116
@fatushhussein7116 3 месяца назад
Asc naima abyo endometriosis kasohadal
@MayanSaney-xz4vn
@MayanSaney-xz4vn 3 месяца назад
Asc masha allaha illaha ha ku xafido amiin
@khadijahaaji6683
@khadijahaaji6683 3 месяца назад
Maashaa Allah mahad sanid waan kaa faa'iday runtii. ❤❤❤
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 3 месяца назад
Abooyo anigay dhibkaas haysataa
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 3 месяца назад
Asc naciima guuleyso horay usoco viva
@Anab44
@Anab44 3 месяца назад
Abayo vitamin A maa dhahdey
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 3 месяца назад
Masha Allaah Wllo Wadmahadsantahy
@KhadraMahamed-yk2jb
@KhadraMahamed-yk2jb 3 месяца назад
Khyr allah ku siiyo ❤
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 3 месяца назад
Xagee laga helaa vitamiinkaan
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 3 месяца назад
Naciima thanks
@sharafmadey8969
@sharafmadey8969 3 месяца назад
Masha allah hore usoco abaayo❤❤❤❤❤❤😊
@Jameela-b2p
@Jameela-b2p 3 месяца назад
ASC
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 3 месяца назад
Walaal wa inta i xanuunaysa
@AyaaansaciidAli
@AyaaansaciidAli 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah ❤❤
@abdulaahimohamedaamir4085
@abdulaahimohamedaamir4085 3 месяца назад
Mash' allah
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl 3 месяца назад
Wll
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 3 месяца назад
Mashalaah❤❤❤❤
@nimcoabdullahibarode4796
@nimcoabdullahibarode4796 3 месяца назад
Salida ifhansiya asxbey lala qadanayo 😮
@rahmaadam7802
@rahmaadam7802 3 месяца назад
Saliid saytun waye
@mkafamily6700
@mkafamily6700 3 месяца назад
JazakaAllah kheir sister ❤❤❤
@huddamaxamedcali7827
@huddamaxamedcali7827 3 месяца назад
Naciima qurux wan Ku salamay
Далее
Катаю тележки  🛒
08:48
Просмотров 534 тыс.
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 4
00:16
Просмотров 4,6 млн
WAX BADAN KA OGOOW BOCOR GADUUDKA & MIRAHIISA?!
14:16
Катаю тележки  🛒
08:48
Просмотров 534 тыс.