Тёмный

FARIIMAHA JIRKAADA DHAGEEYSO, FAYTAMIINADA IYO MACDANTA KAAMAQAN DAAWO! 

ADIGA IS AHAAW
Подписаться 64 тыс.
Просмотров 7 тыс.
50% 1

#adigaisahaaw

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@KhadarNuur-z2s
@KhadarNuur-z2s 2 месяца назад
Abayo waxan ladhibanahay af uur xogan bulshadina way idhibsatay waxan sameyana magaranayo ilatali abayo macaney
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 2 месяца назад
Asc Naciimo ku dhawwad labo sano labadii dibnood way i cadaadeen dhaqtarna waan ka daalay ima qalalana laakiin midabkii baa ka guuray
@فاطمهعيسئ-ث8ع
@فاطمهعيسئ-ث8ع 2 месяца назад
Anaa kula mida wee icadaadeen walhi wana iqalaln😢
@safiyaahmed8952
@safiyaahmed8952 2 месяца назад
MaashaAllaah aad ayaan kaaga faaiidey JZK kheyran
@zakariyasharaf4043
@zakariyasharaf4043 2 месяца назад
Alla dhowr sano ayay sidan iga yihiin faruuyaha gaas waaye le lay dhaha yaa allaah ma vitamin baa iga maqan
@NimaQalbiy-ry7vn
@NimaQalbiy-ry7vn 2 месяца назад
Asc nacima qalayay Allah ha ku barakeeyo ee lkn hadaanahay somali waxaa nalaayay burka cad waxalaga samayay ee somaliaan😂jognaa maxaaan cunaa walaalay?
@nafisohussen857
@nafisohussen857 2 месяца назад
Wax badan oo la cuno ayaa wadanka yaalo cun cuntada dalka sida canbulada salbukada beerka kala duwan babaya canbaha bambelada cuntada wadanka ka baxdo waana raqiis cuntabkasto waqtiga ay soo go'da ka dharga cagaarka sida kostada kowbowga bocorka cagar o dhan .anaga nasiib malihin oo wadanki ma jogna hadana waan isku daynaa inaa cuno cuntada organiga wadanka wax badan ayaa yaalo iska daaya saliid cadeyda iyo bur bastada iyo sokortaan 50 kilo guryaha soo dhiganesin.
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 месяца назад
Manshaallah nacimo kheyr badan alah ku siyo
@MaxamedDeq-t3p
@MaxamedDeq-t3p 2 месяца назад
Nacaamo abayo hori usoco
@Bilkheyrcrahman2352
@Bilkheyrcrahman2352 2 месяца назад
Nimoco abyo kaso hadal maxaa sababay ciridkoo cadaanaya aniga ciridkeyga madow ahaan jiray hadana cirid gadoodan yeshay maxaa sababaya❤
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 2 месяца назад
Walaal anigaba saasu inoqday ciridkii iyo bishmihii qayb way icadaadeen
@Bilkheyrcrahman2352
@Bilkheyrcrahman2352 2 месяца назад
@@munamaxamud8032 abyo sababtas rabay inaan ogaado illhy wax xun hanaga hayeee walayaabay🥹
@sahramuhumed9040
@sahramuhumed9040 2 месяца назад
Asc niciima abayo ilahay Khayr.badn ha Kusiiyo.numberka xageen kahela
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py 2 месяца назад
Maansha allah guuleyso
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 2 месяца назад
Shukarn xbtii
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 2 месяца назад
Asc lkn cuntadii laga helayay noomaad sheegin xbbty
@zuuzanmohamed5408
@zuuzanmohamed5408 2 месяца назад
Waxaas oo dhan intaan isku arko wareer daal dhaqtarka wuxuu idhahaa gas ba ku haya dawo gas ban cunaa
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 2 месяца назад
Gaalada xataa waa saas wax bay cunaan ka dib cadaydaan America qaar aan arkay
@hanihuseen830
@hanihuseen830 2 месяца назад
Numberka gbdhn iishega pls smliyeey
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 2 месяца назад
Shugran walalo ilmaha 8 jirka malasinkara 12 adomasan
@FarahAbdiMohammed
@FarahAbdiMohammed 2 месяца назад
Haduuba afkaygu sidan daremaya
@fardowsaahmed7724
@fardowsaahmed7724 2 месяца назад
Jizakalahu qayr walashey jisadada jano inshaalaah amin
@halimamohamed5013
@halimamohamed5013 2 месяца назад
Asc abaayo lambarkaga ayaa raba see ku hela mahadsanid ❤
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 2 месяца назад
Jisadaad Jano ilhaay kakuguu badelo❤
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 2 месяца назад
Jazakalaah khayran quruxay
@munamohamedchannal807
@munamohamedchannal807 2 месяца назад
Mashallah ❤❤❤
@sahrahajifarah5509
@sahrahajifarah5509 2 месяца назад
Jazakumullah khair
@MamaYusuf-s7x
@MamaYusuf-s7x 2 месяца назад
Jzk qayer ❤❤❤
@naimaahmed423
@naimaahmed423 2 месяца назад
Masha Allah ❤
Далее
Ответы Мэил Ру
01:00
Просмотров 733 тыс.
HERGAB IYO HIRAANHIR BADAN KAGA HORTAG HEELKA!
19:14
Просмотров 23 тыс.
XANUUNKA KU DILOODAY XALKIISA WAAKANAA?!
22:13
Просмотров 54 тыс.