Тёмный

Dhacdo gilgishey dalka Masar oo aad u xanuun badan 😭😱 || Waa Qisadi aad iga dalbateen 

ILEYS
Подписаться 156 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
...
For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 177   
@ILEYSS
@ILEYSS 7 месяцев назад
Kanaalka walaasheen waakan aan caawino plz walaalaha ILEYS🙏👇 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Zaylwvd5MS0.htmlsi=mEoTDzk2j2P38mzB
@mowaddahmoh3636
@mowaddahmoh3636 7 месяцев назад
@GaraadCiise-h5p
@GaraadCiise-h5p 7 месяцев назад
Okey
@khaliilMaxamed-z1g
@khaliilMaxamed-z1g 7 месяцев назад
Ifiye😊
@Nj23n
@Nj23n 7 месяцев назад
Ifiyow walalkeyow RU-vid kaga wa ku xeranahay lkn qisooyinka aduunka oo dhan ka dhaco ma noo so deentid qisooyinkan carabta wa ku daalnay mise wa iskaga tagnaa chanel kaan bro dadka isku dooq ma ahee dadkaga isku wad hadalkan ha fududeesan sxb
@BarwaaqoYuusuf-gn5ko
@BarwaaqoYuusuf-gn5ko 7 месяцев назад
Hackers soo daa
@Asmacadeey-d4s
@Asmacadeey-d4s 7 месяцев назад
Aabahey iigu soo duceya in xabsiga ka soo bxo gardaro lagu heystayee😭🫶🏻💔
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@raxmoaxmed8561
@raxmoaxmed8561 7 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zafaquen8976
@zafaquen8976 7 месяцев назад
Faris cashur wa dhages ta afcarabigana waa aqana lkn xoga cunsuriyad igu jirto somalida jeclahay like ta iyo dawashada ina siyo story geega firiya like ne iisara ❤❤😅😅
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 7 месяцев назад
Baalayo hoosta idinka gashay ma qooq bay udileen odayga ilaahey hakuu naxariisto adeer mas baad dhashay wllhi😢
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 7 месяцев назад
Inkar qabto qalbi adagaka Subxanallah 😢😢😢😢 Ilahoow masibo ha nagu ridiin
@Faaro647
@Faaro647 7 месяцев назад
Wlhi iyada ayey ahayd Ina aabahed Ina fcn ula hadasho oo ay ushegto inay marwo wngsan noqonyso wx walpa ushegto😢 wlhi ani aabhy zxpo nahy wx walpanh wn ushegtaa wuna ila taliyaa m.a Allah ii dayo SuldanKeYga 😊❤ wn jeclhy ❤😊
@updalla12
@updalla12 7 месяцев назад
Golden voice wll ifiye👏🔥💯
@RahoAbdi-ty8fd
@RahoAbdi-ty8fd Месяц назад
Subaxa allah 😢
@khadraducaale9369
@khadraducaale9369 7 месяцев назад
Subxanalh waa qiso xanun baadn waad mahdsantahy siid qisoyinka ngu so gudbiso👏
@CumarCabdiraxman-u6w
@CumarCabdiraxman-u6w 7 месяцев назад
Zaxibow adigo mahadsan wa cajisnay malmahan shekoyinki xarfanta ama tuugada so badi zxb thanks
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 7 месяцев назад
Qiso iga nixise subxanallah ado shegin iney dil qorshayan ayn dareme iney so wadan waxas qofad dhashe kuma dhalin somali ku mahmahde subxanallah noloshisa ayu ayada kali kuso koway ayadana sas ayey sameyse bal hada mexey ka dhefen xabsi iyo dil xita hal hawen guri ey le yahin meyku hurdin aqirona wexey hor marsaden umba u yalo o rabi og yahy ya rabi hanaga beeerin uwad nocas ah anaga iyo inti muslim ah o dhan 🤲🤲🤲😭😭😭
@Haffyy
@Haffyy 7 месяцев назад
Amen ya Allah 🤲allahumanajina
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 6 месяцев назад
Allaha nagu shartiro dhibaatada bili,adamka caruurtana allaha noo hadeeyo
@Yusraiprahim-yn5vr
@Yusraiprahim-yn5vr 7 месяцев назад
Dareen abbenimo waye waye waxas maaha xasidnimo kama aha io hagarba lkn ayaga doqomo ah 😭🥺💔
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 7 месяцев назад
Manta ciyow so dhaqsate ifiyoww ❤
@ahmednkante9128
@ahmednkante9128 7 месяцев назад
Nin talyaaniya wuxu yidhi naag ha aminin walasha ha noqote bal ka waran abaheed waxay ku samaysay isigo jecela ayada darted uguursan wayay duliyad waliga allaha intad noshay Naag ha amanin
@smirailbir3931
@smirailbir3931 7 месяцев назад
Qisoyinka cajibka ed so gudbiso waxa ku dher xaladaynta😂❤
@Dalmar66
@Dalmar66 7 месяцев назад
Sxb qisoyinka gangska no so badi wa iga codsi ani ma dawada qisoyinka nucan oo kale plz no so badi kuwa gangska inta igu racsan like si aan u mujino inta igu fikirka ah
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 6 месяцев назад
😢😢 waa waxa magta dumarka 50 looga dhigay aabeheedii sidaa u jeclaa miyey biyo yar oo gubaya dartood u dishay xitaa isagu markii uu keliga ahaa sababta uu guurka u diiday waxay ahayd inantiisa darteed lkn doqontani xitaa taana kumay qaddarin aabeheed 😢 wallaahi waxaynu joognaa adduun aabihii wasay
@Queensuusuu720
@Queensuusuu720 7 месяцев назад
Keep goin ifiye❤
@zackmediaproduction7245
@zackmediaproduction7245 7 месяцев назад
Waaaw qisadan adaynugahelay sxb kayoow waadkumahadasntahay waay waxadibartay Waxyaalobadan oonumaclikeeygu ibrin sxb❤❤❤
@SundusAhmed-c3d
@SundusAhmed-c3d 5 месяцев назад
😢
@Deeqohussen-v3l
@Deeqohussen-v3l 7 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الله
@siciidlibaax8782
@siciidlibaax8782 7 месяцев назад
Thanks
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 7 месяцев назад
Jazakallaahu kheyr waanadaada quruxda badan❤
@XayaatRajacun
@XayaatRajacun 6 месяцев назад
Subxana alah weyba yareede maxaa qaatay😢😢allow waarid keen hanagu sababin😢
@caliirshaad945
@caliirshaad945 7 месяцев назад
5:43
@Sihaameyy
@Sihaameyy 7 месяцев назад
Qisoyinka jin jinka noso badi yaqe dambi baris sa udhagesene ina run unoqona umalena 😂💔🦥
@dolarahmat7288
@dolarahmat7288 7 месяцев назад
Qiso xanuun badan ba laga hadlee maand iyara xumanin Jin jin kuhelye😅
@Sihaameyy
@Sihaameyy 7 месяцев назад
@@dolarahmat7288 wka xumade lkn wxa jeclaha ka hadle noh 😂🌚
@Amir-Muse
@Amir-Muse 7 месяцев назад
Jisoyinka jinka iyo roxanta noso gudbi saxib🙏😊❤
@HanaddMacalim
@HanaddMacalim 7 месяцев назад
Dadka fal danbiyeedka galaya waa la garta gabadha waa dadka indhaha inta madow kor jidho waana dadka cimriga yar kuwa dilaaga noqon doonana waxaa lagu garta inta madow ayaa hoos jirta ogaada dadka caadiga ah wacaa is le eeg cadaanka iyo madowga indhaha😢
@sundusmohamed8509
@sundusmohamed8509 7 месяцев назад
Sideee😂😂😂😂 inaaa qof walba eeego haaa igu ka lifin ifahansii 😂😂😂 inaaaan Dsnbi baaare noqdaaaa rabaaayekkk😂😂😂
@Deeqohussen-v3l
@Deeqohussen-v3l 7 месяцев назад
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤❤❤
@LibanSouleman
@LibanSouleman 7 месяцев назад
Fadlan Qisooyin jinka wax badan ayaan u baahanahay ILEYS ❤❤❤❤❤❤❤ 
@ANASIBNUMALIK25
@ANASIBNUMALIK25 7 месяцев назад
Jin miyaa tahay adiga😢😢😢
@CabdiladiifSaed
@CabdiladiifSaed 7 месяцев назад
😂😂​@@ANASIBNUMALIK25
@CabdicaziizMohamed-ep2rk
@CabdicaziizMohamed-ep2rk 7 месяцев назад
M.a
@aankeyofficial3542
@aankeyofficial3542 7 месяцев назад
Dhamaad yeelo adiga wnkugu dhibsaday qisooyin ka carabta
@marizhalpi
@marizhalpi 7 месяцев назад
Aniga oo howl xoogan haya idhibtay lkn wan soo follow gareyey ani wllkay aan. Howsha kuqabsada tahay codsiga maa diidikaraa waa maya 😂❤
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@nasroahmad-kr5yl
@nasroahmad-kr5yl 3 месяца назад
ᵃˡˡʰᵃ ᵘⁿᵃˣᵃʳⁱⁱˢᵗᵒ
@hamidabintasal4548
@hamidabintasal4548 6 месяцев назад
ومن الحب ماقتل 😢
@ayaandheman9118
@ayaandheman9118 7 месяцев назад
Intaanay gaadhin ramadaanta Soo gali sheeko aad u cabsi badan 😮
@abdixareed4087
@abdixareed4087 7 месяцев назад
Adi qof maa cuni rabtaa ramadanta cabsida badan maxaa ku falee 😂😂😂😂😂
@Hamda7156
@Hamda7156 7 месяцев назад
​@@abdixareed4087way saxan tahe daa gabadha😂😂
@RuqiyoIbraahin
@RuqiyoIbraahin 7 месяцев назад
Mahadsanid abwe❤❤❤❤❤❤❤
@misheil
@misheil 6 месяцев назад
فارس عاشور أتابعه بالأول
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 7 месяцев назад
Allaaha unaxaristo
@AsmaRoutine
@AsmaRoutine 7 месяцев назад
mahad sanid wall keey❤❤❤❤❤❤
@nasrayasin1378
@nasrayasin1378 7 месяцев назад
Ifiyow carabaha maad 4:34 ga dhex bxis illaa dunida ngee qisooyinka dhan noo soo gudbi❤❤
@jalaqsan
@jalaqsan 7 месяцев назад
Wakaxumahay aabe inay dareemiwayday tii aad nafta uhteeda uhurtay
@ayaacade5051
@ayaacade5051 7 месяцев назад
Hada waan usaaray asma subscribe like 100%
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 7 месяцев назад
Gabar waxaas rabto maa loo diidaa🤣🤣🤣 ifiyow caadi ma tihid
@MiskimahmuudHaashi
@MiskimahmuudHaashi 7 месяцев назад
Qisooyinkaan oo kale rabnaaa sxb naga daay kuwa kale😊
@Nora__mohen
@Nora__mohen 7 месяцев назад
Dadkan waweyn miyaa 20 iyo 15 jira😂😂😂😂
@Fardawso-rd1fb
@Fardawso-rd1fb 7 месяцев назад
Subxanallh 😢😢😢
@alphaalpha3507
@alphaalpha3507 7 месяцев назад
Niyhow ogaansho waad ka wacatahy idont know why you good but you are very good but then ogaansho..??!! Yes that kanal'orchennel
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 месяцев назад
Wcs 🤝 ifiye
@NasroSaid-o2j
@NasroSaid-o2j 7 месяцев назад
Oo sow isuma mehersanayn maxaa waxaasoo dhan ku kalifay😢😢
@ObsaJahi-h4v
@ObsaJahi-h4v 7 месяцев назад
Hawiye Hal abuurleh cdkarkar ah xagee lagu arka asalkaaga amuu daarood yahay sida caydiid
@Gamar-e1n
@Gamar-e1n 7 месяцев назад
no qapil jaahilow🤮🤮
@UmuKheyr-h7y
@UmuKheyr-h7y 7 месяцев назад
MaashaaAllaa
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 7 месяцев назад
Somaali horeey waxa utiri qoogmajabee Ninkiisajaba Labadaanna taasbaa kudhacday
@degelkhayr
@degelkhayr 7 месяцев назад
Odaygaan lacag darteed baa loodilay xitaa hadii ay ayagu kulmi lahaayeen waayo wiilka iyo gabdhu waa dad is arka markaas ma waayin si ay ukulmaan
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 6 месяцев назад
Odayga 90% waxa loo dilay waa qooq waa runtaa oo meel ay ku dhuuntaan may waayeen lkn waxay rabeen inay waqti badan iyo fursado badan oo ku hammad gutaan isu helaan waxba tari mayso hal iyo labo jeer oo ay isu galmoodaan weliba si dhuumasho ah ee waxay rabeen inay kala ciil beelaan runtu xishood malehee
@miimoabdule
@miimoabdule 7 месяцев назад
Cwada qiso majirtee hda tan dhgysano ifiyoww😢❤
@adanyusuf2577
@adanyusuf2577 7 месяцев назад
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي صلي عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 месяцев назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@KowsarCaday
@KowsarCaday 7 месяцев назад
Ax sorry baba Allah ku naxariisto 😢
@InaAxmed2022
@InaAxmed2022 6 месяцев назад
Adunyadan waxwalba wad arkeysa dadna guurka wayka baqan dadna walidkoda ayay udilan wali wayaab
@Abddul100K
@Abddul100K 7 месяцев назад
Bismilahi 🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️
@Xalimo421
@Xalimo421 7 месяцев назад
Subxanalaah,😭Aabeheed oo sidaas u jeclaa ay dhahdey dil,Qooq aa qandho leh gaajaase ka daran an maqli jirey.Dareen waalay ay qabeene inuu isu ogolaada fiicneyd habaar qabayaashaas doqomada ah.
@Yusraiprahim-yn5vr
@Yusraiprahim-yn5vr 7 месяцев назад
Haa wlhi lkn abbe gbdhiisa jecel uuaha madama uu keliged nolosha ka heesto🥺💔
@Xalimo421
@Xalimo421 7 месяцев назад
@@Yusraiprahim-yn5vr Aabo aabo dhaafay uu ahaa,Nin berri cidleyn karo ay aaboheed ka dooratay.Kaaga daran hooyo xata ma qabin,Taasa keentey inaan iraahdo dareen waaliyaa waalay,In ay cuudubilayasatey ahayd
@nasroahmad-kr5yl
@nasroahmad-kr5yl 3 месяца назад
ˡᵃᵇᵃᵈᵒᵒᵈᵃᵇᵃ ᵈⁱˡ ᵗᵒᵍᵃˢʰᵒ ʰᵃˡᵃᵍᵘ ˣᵘᵏᵘᵐᵒ ᵃʸᵃⁿ ᵈʰⁱ ˡᵃʰᵃᵃ
@abdirahmanharuun6718
@abdirahmanharuun6718 7 месяцев назад
Subaxana Allah
@Itssnura753
@Itssnura753 7 месяцев назад
wallo sheeko turkey maka so sheegesid
@kawsarkawsar-jr6hf
@kawsarkawsar-jr6hf 7 месяцев назад
Ifiyaha
@luqmaan753
@luqmaan753 7 месяцев назад
Amazing qisa mudda badn raadinaay thnks ifiyow alla haku sharfo❤❤❤❤❤❤
@Shamso697
@Shamso697 7 месяцев назад
We need qisoyinka jinka😅
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 7 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ikraangureey6218
@ikraangureey6218 7 месяцев назад
Ifiyow qisada mucjisadeda wxa ka daran sidaa u la xameeyso❤😢
@NasracayduruusKeenadiid
@NasracayduruusKeenadiid 7 месяцев назад
War ifeye waan ku tageera sxb 💯 💯 xaskayga ika bartay iyado gurigga kaga shaqaysata san ulaha codka vedio gaabi anna hadda bartay manta dhan flight garowe to muqdisho wan dhagaysanayay❤
@ILEYSS
@ILEYSS 7 месяцев назад
Thanks wll qali
@AmiiratuAxlaam
@AmiiratuAxlaam 7 месяцев назад
أريد حقًا أن أكتب قصصك في اكتب كتاب مثل هذا انت من شخص لطيف 🤴✨️
@hibaqali3456
@hibaqali3456 7 месяцев назад
Inkaar ku dhacaday
@zaami166
@zaami166 7 месяцев назад
sxb qisooyinka carabta intee kasoo xigataa Adoo Mahadsan
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 7 месяцев назад
Dil halagu xukumo😢
@mohamett.07
@mohamett.07 7 месяцев назад
Q00Q isn't easy 🤌🏻😭😂
@AmiiratuAxlaam
@AmiiratuAxlaam 7 месяцев назад
احب قصتك ✨️❤️‍🔥
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 7 месяцев назад
انا لله وانا اليه راجعون البقآء لله
@kawsarkawsar-jr6hf
@kawsarkawsar-jr6hf 7 месяцев назад
Alaa waan daawaday ayado carabi ah
@nasrimostaphe5604
@nasrimostaphe5604 6 месяцев назад
Inataasi caruurbay haysataaye mxy page ka ku falisa😅😂
@dolarahmat7288
@dolarahmat7288 7 месяцев назад
Inaalilaah wa inaailayrajuun😢
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 7 месяцев назад
Imanka laga qaad abahed may danteda waday dishay walidkay ma gacan uqura 😢
@sundusmohamed8509
@sundusmohamed8509 7 месяцев назад
Ifiyoooow waxaaaan ka baqayaaa inaaaan dambi baaare caaadi ah noqdo😂 xafada hada kiiisas badan baaan ka xaliyay qof walba wuu i nacaylkkk 😂😂😂😂 waxaaas adaaa u sabab ah I fiyow 😢😢
@FardowsosiciidMaxamed
@FardowsosiciidMaxamed 7 месяцев назад
Waa kuwa doqonimo iyo arxan darro isku darsaday bala nin kuujeclaatay 😮😢
@HodanAli-d9i
@HodanAli-d9i 7 месяцев назад
ILEYS marka maxkamd ino soo gali marka wan ku sugyna😂😂
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 7 месяцев назад
Subxanalah iimaanka ilahey kaqad doqonta
@mariamo9832
@mariamo9832 7 месяцев назад
Ifiyow love ii saar aad kugu xidhanahaye ❤
@nasroahmad-kr5yl
@nasroahmad-kr5yl 3 месяца назад
ˢᵘᵇˣᵃⁿᵃ ᵃˡˡʰ😭😭
@Dalmar1234
@Dalmar1234 7 месяцев назад
Ilmaha qaar waa malagagii oo aad kor saneysid Ilahay ayaan kamagan galaynaa😢
@hibaqali3456
@hibaqali3456 7 месяцев назад
Balo ku dishay taas gabar maha
@adanyusuf2577
@adanyusuf2577 7 месяцев назад
From ifiye
@bahjomohamed7272
@bahjomohamed7272 7 месяцев назад
Carabtu horta intoda badana 1 gabar 1 wil bas inta badan hystan sida rer galbedka halkas ba ibtilo ku noqonaya
@Usaame_cze_7
@Usaame_cze_7 7 месяцев назад
Odayga Ashraf inuu go aankii markii hore ku adkaysto ayay ahayd ileen inanta isagaa dhalaye 😢🤬
@Layla068
@Layla068 7 месяцев назад
❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹
@dayless_funs
@dayless_funs 7 месяцев назад
Dadna aabo la'aan darteed ayey murag aduun ku jiro Dadna Aabo hooda o jecel bey dilayaan
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 7 месяцев назад
Subxanallh ilaahoow kaa magan wax qariban waaye ilaahoow kaa magan
@UmuKheyr-h7y
@UmuKheyr-h7y 7 месяцев назад
😢😢😢
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 7 месяцев назад
Wxn malqi jiruun qofksi school-ka waa ka saaqidy, Anna kanaalka ilays wn ka saaqidy baryhn😢😂 Qiso xanuun bdn🤕
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 7 месяцев назад
Ifiyow beryahan oodad kasoo qaaday sheekoyinkii
@Faaro647
@Faaro647 7 месяцев назад
Wlhi yaaab Ani markan 15 jir aha mrkas lepa qan garyy😂😂😂 wxpa ma ogeyn hadanh 17 jir ahy 😂
Далее
Learn Arabic in 30 Minutes - ALL the Basics You Need
27:10
НЮША УСПОКОИЛА КОТЯТ#cat
00:43
Просмотров 1,2 млн
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Просмотров 59 тыс.
Dhaxalka khiyaanada ! || Qiso xanuun badan
32:20
Просмотров 6 тыс.
Sawirka gabadheyda 😭 || Qiso xanuun badan
1:06:34
Просмотров 17 тыс.
Zahra 😱 || Qiso layaab leh
55:23
Просмотров 31 тыс.
SOMALİA 1960-2024 SANAD KASTO MAXAA DHACAY?
26:24
Просмотров 15 тыс.
Qufraan 😲 || Qiso cajiib ah
1:12:29
Просмотров 41 тыс.
НЮША УСПОКОИЛА КОТЯТ#cat
00:43
Просмотров 1,2 млн