Тёмный

Dhalinyarada Iyo Shacabka Magaalada Boorama oo meel adag ka Istaagay Hanjabaadii Xil Maxamed Abiib. 

SSTV
Подписаться 476 тыс.
Просмотров 138 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722201838
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: www.facebook.c...
Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Mohamed Abdi

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 139   
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Месяц назад
Mash.allah.gesi.gesi.dhalay❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nimcohusenapdi2370
@nimcohusenapdi2370 Год назад
Rahmao
@JamaTarabi
@JamaTarabi 2 года назад
Haa, haa waa sidaa, si fiican baad u hadasheene Sharciga ayaa u dhexeeya muwaadiniinta Reer Somaliland Shacab & Dawladaba. Dhallinyaradiinan Reer Awdal ee halkan tubani, sidani waa yooyootan ee wax iskula hadha, Xildhibaan Maxd Abiib na waa FIDMAWALLEH ee sidaasi ogaada walaalayaal. Waa bilaahi towfiiq 🙏✌️👍
@user-ju2ee8cu1q
@user-ju2ee8cu1q 6 месяцев назад
Geesi geesi dhalay wiil iga dheh❤❤
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Год назад
Manshallah was sidaas dumaashi ; kheyrkana ka taliya balaayo lama abaabulee
@bacarjenuur5162
@bacarjenuur5162 2 года назад
Digniin hordhaca
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Год назад
REER AWDALOOW WAXAAD HAYSATAAN CHANCE AMA FURSAD AAD ISAGA DULQAADAAN ARGAGAXISADA MUUSE JUUDAAN, MAADAAMA SL ICTIRAAFKII MEESHA KA BAXAY OO MIDNIMADII CAGTA LA SAARAY. Guul iyo Gobanimo 👍🏽🇸🇴👍🏽🇸🇴👍🏽🇸🇴👍🏽🇸🇴👍🏽
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Год назад
Maxamad abiib waa geesi waana taageer sanahay anoo ah teer ssc
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Год назад
Coming soon awdal state of Somalia 🇸🇴
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Год назад
INA ABIIB WA XILDHIBAAN XASAANAD LEH, TALIYE BOLOS GOORMU GAARAY IN UU UGU HANJABO CAR BARLAMAANKA KALAY, WAR MUUSE BIIXI AYAN XILDHIBAAN U DIIDI KARIN BARLAMAANKA.
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Год назад
Mudanaha cidii sidaa ueegta waxaa nagu balana inaanu gacan wax kaga wanaajinayno Dibna aanu ugu dulqaadanany somaliland aanu utudhayn gacan ayaanu wax kaga wanaajinaynaaa car wakaase Cid wax hawaydiiso
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 года назад
Good tusa in uu tol leeyahay
@xawocisman9986
@xawocisman9986 Месяц назад
Yes❤❤❤❤❤
@abaantalasameabwaantalasam4907
@abaantalasameabwaantalasam4907 2 года назад
Xildhibaan maxamed abiib waa halyay qaran waa xildhibaanka kaliya dustuurka qaranka fuliya waa geesi qaran
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 года назад
FAQASHTA AYAA BUUNBUUNISA AF-XUMADIISA, MARKAAS WAA GEESI XAGGA FAQASHTA.
@abaantalasameabwaantalasam4907
@abaantalasameabwaantalasam4907 2 года назад
@@ahmadjellah3582 faqash maaaha ee waa halyay qaranoo reer somaaliland ah faqash waxa ah afka hada aad ku hadlayso faqshna meel uga ma banaan qaranka somaaliland waxd ku rabtaan waa riyo maalmeed kaxantà waxan waxan leeyahay intaad madaxda somaaliland ku mashquulsantihiin tiiñ ku mashquula mooryaantay
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 2 года назад
Soomaaliand oodhan ayuu mahamad abiib madaxa usaaranyahay makaa nacas nimada halagadaay
@AliMohamed-jn1hw
@AliMohamed-jn1hw 2 года назад
Madax wayne hadii aad xilka kaqaadi waydo waxaan kago aynaa
@abdihassan2353
@abdihassan2353 6 месяцев назад
Haka yelina ssc soomaliya
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Год назад
War jamuriyad ma jirtee idoorka ka hoos baxa damiir yeesha oo.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 года назад
Xildhibaan abiib in la yiraahdo ma hooyadaas baa leh saldhiga poliska, ma qabato sharciga ha ilaaliya taliyaha poliska, oohinta orgiga ka wayn taliye
@FardouzaAbas
@FardouzaAbas Месяц назад
alahawy taageer awdal
@MabarigAxmed
@MabarigAxmed Месяц назад
Abtiyaal anaguna wixii Khalada kumaraacsanin...idinkuna runta usheega xildhibaanka ❤❤❤
@AbdiomarGaydhaleCige-vt3oe
@AbdiomarGaydhaleCige-vt3oe Год назад
Walaahi walaahi walaahi wasida hala iskuraaco maxamad abiib hanjabaadasi samaroon oodhan ayaykusocota car hadhacdo samaroon siciid hakafikiran sisay geesiooda iyo shabkooda ha usoojeedan
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Месяц назад
HADII LA ER YOO XALDHIMAAN MAXAMAD ABIIB HADIII LA ER YOO TANI WAA GUUL SHAA REE AWDAL TATSTS WAA IN AAAN WAD NAA MADAXWAYNA AWDAL TATIS GUUL SHAA SHACABKA REE AWDAL TATSTS
@amiinsaleban7908
@amiinsaleban7908 2 года назад
Nacasyaa tihin waxan nahay somaliland runtii lkn si aad uheshan taagera wadani oo tagera cirro runtii somaliland waa muqadas lkn taageera garxajis siduu idin tagery dahir riyale
@mohameds.awale7624
@mohameds.awale7624 2 года назад
Cabudutanka Alleh unba muqadasa somaliland wa mamul goboled oo walahiya
@caqilaxmedxasan6146
@caqilaxmedxasan6146 2 года назад
Waar abiib waa nin waalan edabta soo bara
@arimahaqoyskaiyodaryeelkaj3119
@arimahaqoyskaiyodaryeelkaj3119 2 года назад
Wali Waabaqasaà Nintaadqaran kaleedhiin
@hallesaale7554
@hallesaale7554 2 года назад
Faqash faqash dhashay. Waa dilayaa shaad keeg baa lootolayaa in dhihino shan ah Faqash baatiin kayare cuna buran waa la edbinayaa wlhi
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 года назад
REEr awdalow ha is qariibinina wadanka laydin kama xigo laba masuul oo wada hadlay ,ha ka dhigina in arladii gubatay ,ta kale hargeisa miyaa laydan ka xigaa ,waar awdal iyo hargaysaba idinkaa lehe yaan laydin haraowsan ,waa loo hanjabay uuni waa la dhirbaaxi ee laba masuul uu ka soo qaada.
@munayusuf4949
@munayusuf4949 Год назад
Was sax Mahamed Abiib was in aan lol cagajugleyn
@engahmeddaahir9713
@engahmeddaahir9713 Год назад
Ciddalahadasha maxamed abiib gobolkuulahadlay iskajira isaaqoow
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Месяц назад
HADIII LA ER YOO TANI WAA,GUUUUL SHAAA REE AWDAL TATSTS WAA IN AAN GAADH NOO GUUL SHAA KUBAD EE XORNIMADA SHACABKA AWDAL TATIS
@xaamudibraahin2579
@xaamudibraahin2579 2 года назад
Aad iyo aad ayaan idiin taageeraynaa dhamaadeentiin
@Yedo25254
@Yedo25254 2 года назад
Meeshan Iidoorland bey markii horaba ahayd Ee adeer halagukalo tago
@prosl11
@prosl11 2 года назад
Sax ,hawiye haa tuuran farmaajo iyo darood
@amalomar860
@amalomar860 2 года назад
@@prosl11 halkan SNM dhibka ay dadka kuhayso ayaa looga hadlaya ee Hawiye iyo Daarood midna mataal dadkas waa dad ilahay wax isugu daray is ogal hadii farmajo iska tuurayan iyo haday daysanayan ayagay u taal ee tiina kahadla dadka idan ladaga dhibka kadaa snmey
@prosl11
@prosl11 2 года назад
Dhibka farmaajo iyo darood kuu hayaan hawiye maxaad uga hadli waydeen oo ay dulmiyaan ? Samaaron madaxweyne atuu kaa noqday somaliland oo iyaga isjecel ee faqashta darood haka dayaan dulmiga ummada somaliyeed
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 года назад
@@amalomar860 wixii xildhibaanada aamina qaatay kula haade Qumayo faqash maantadaasaa wadaad qarxiseen ka bax meesha KUWA boorsada iyo dhixirka loogu sii guntaad tahaye
@gedefletv6049
@gedefletv6049 2 года назад
@@prosl11 maxaa daarood iyo farmaajo keenay marka meel walba idinka soo xidhanto ayaa daarood iyo farmaajo idiin muuqdaan hawiye qaraxa ka daa hadaad ka.naxayso
@abdiali4991
@abdiali4991 2 года назад
xildhiban abiib inta uu xildhibanimada hayo lama xido karo ee waxa lagu inta xilka lagadayo
@cabdikaaficabdikaafi192
@cabdikaaficabdikaafi192 2 года назад
horta waa maxay dadkan ooyaaye uun haya maad waalantihiin ma runtaad diidaysaan war police oo dhan baa kibir badan allaha halaago police kastoo kibir badan allaha dhulka la gooyo.
@jimcaalefowzi3396
@jimcaalefowzi3396 2 года назад
Oyaaye iyo tobanka meesha jooga boorama way kaweyntahay hauu khlad dhacay waa lagoon oyaaye idibkuba isku caqlibad tihiin
@maxamedamiin4707
@maxamedamiin4707 2 года назад
Odayaal weeyi no dhalinyaro
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 года назад
Waxay wadaan wa hadal meel waayay
@raasamaalfurniture9513
@raasamaalfurniture9513 2 года назад
tukadadii mataasay dhashay?
@qadromaxamuud3285
@qadromaxamuud3285 Год назад
Hadii.madaxa.idinsaran.yahay.asga.afka.dheer.maad.la.hadashaaan.soomasli.ileen.gardarada.ay.isku.heliyo.waa.nin.dhib Badsn.mw.xishoooda.waa Ciil.suuuq
@buufiyahaweyn7430
@buufiyahaweyn7430 2 года назад
HHHHHHH YAA WAAR XILDHIBANKU NAGA AAMUSIIYA REER BORAMAW QAYLADIISAN KHAATI KA TAAGANAHAY BAL SI DAGAN U HADAL DHAHA
@maryama1487
@maryama1487 Год назад
Kasu waa geesi cidna lama hadli Karo hadii Lal hadlo waa idinka
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 года назад
Waa edeb daranyahay xildhibaanku
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 2 года назад
Waliba waxaan jeclaa intaanay reer Awdal hadlin in ay reer burco iyo reer Hergaysa Hadlaan
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
dadkii,maatida,ahaa,iyo,dabadhilif,nimadii,aad,u,ahaydeen,afwayne,ayaa,laydinka,saamaxay
@24Sevendays
@24Sevendays 2 года назад
Kuwan SSTV baa kililka kagasoo dhex duubtay. Waar isku noqdoo waxaad doontan sameeya. Kuwan maxay la wada ooyayaan.
@aminaismacil9218
@aminaismacil9218 2 года назад
Aqliga ilahay kaa qaaaaaaaaad
@aminaismacil9218
@aminaismacil9218 2 года назад
Maxamad abiib waa xildhibaan Madaxa noo saran
@SagalCabdilaahi-mv6go
@SagalCabdilaahi-mv6go Месяц назад
warkii udabeeyey
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Год назад
ICTIRAAFKII waa GUBTAY.
@shaakiryuusuf6330
@shaakiryuusuf6330 2 года назад
Siyaasada soo bara iyo aqlaaqda
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Месяц назад
WAA GUUUUUL 🇸🇴 IYO GOBONIMOO AWDAL TATIS AWDAL TATIS AWDAL TATIS AWDAL TATIS REE AWDAL DOOONI MAYNOO FUUTOLAND OOO DOONIMAYNOO FUUTOLAND
@shagaxleabdi591
@shagaxleabdi591 2 года назад
somaliland iyo dabagale maxaa iska galay? xildhibaan ayaa ay wada hadleen general, xildhibanku waa xildhiban sharafleh oo reeer somaliland ah, taliyuhuna waa taliye somalilander ah oo isna sharaf leh, idinku yaydu u hanjabaysan ma somaliland? mise dabagale?
@abdirahmanmath8023
@abdirahmanmath8023 2 года назад
Wr xildhibaanka shaadh looma xidhayee isdajiya reer awdal🤣
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 года назад
Shaadhka miyuu taliyuhu suuqa intuu geeyo usoo xidho uun muxuu ka sheegsheegayay!!!!!! Yaabe Hhhhhhhhhhhhh
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c Месяц назад
Daba gale.maaha boolis waa suuf alool.sharciga booliskama ma yaqaan Waa nin dharma booliiska iska gashay Balse aan ahayn booliis
@raasamaalfurniture9513
@raasamaalfurniture9513 2 года назад
m abiib waa xaqsheeg laakin halkan dunidan maanta dhaman xaqna lamasheego kasheegana waa cadaw argagixiso iyo xagjir laakin sabirbaan leeyahay farajalaa qariibe waxan waalaga gudbi Daba gale sawkii muslimka iska dhigayay tukada xaqa eegadii wuu inugu qaldayay kuwa kalena tolow waasidee
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 года назад
Talkings
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 2 года назад
Samarooneey doqonii mada joojiya waad ogtihiin inaan wax isaaq layidhaa aanu jirin markaa sida raga uhadla oo habar awal lahadala
@aminajama7880
@aminajama7880 2 года назад
Wa runtin mesha lagama ogola nin xaqa maskinta u hadla ninka wax dhacay un baa mudan tasina wa waxa abarta iyo ololka ku saliday waxay shalay ka daglamyan un bay wadan
@mahdialisaad3827
@mahdialisaad3827 2 года назад
Guul iyo gobonimo somaliya hanoolato
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Waar wax la wada leeyey meesha ma yaalaane qowleysato qabiil idinku xukuneysaa joogtee tashada oo dantiina garta.
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 2 года назад
WAAR IN TALIYUHU YIRAAHDO HADALO NOOCAASA ANAGA DAN BAA NOOGU JIRTA SABATOO AH IN QAAR KAMID AH OO KA DHAADHACSIISAN TAHAY SOOMAALIND WAAR WAAN KA MAARANAA SAMAROONA ITOOBIYEEY BUUXAAN WAANU KU DARSAN KARNAA ISMAAMULKA SOOMAALIDA HASIISOCOTO WAAN KU FARAXSANAHAY
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 2 года назад
Waxaa laa yidhii nin aan Wax laa weydiin jiirin. Hadii wax laa weydiiyo. Ceeb baa looga dhaacaa. Laa maahaa amniigu. Haa idiin kaa shaa qeeyen.
@halimab5796
@halimab5796 2 года назад
Reer Awdal Sanduleyskii waxaa looga keenay Jamuuriyadda iyo Qaranka Somaliland.
@cadarus75
@cadarus75 2 года назад
WAAD AKHLAAQ XUN TAHAY AWDAL WAA DADKAYGII
@hallesaale7554
@hallesaale7554 2 года назад
Guroo qabta simalila qulubtaa faqash katihiine nadhafa gawadhanu idun kireynayaa nicdunaa badaty qabta somalila gura maxa tareysan baa yaraa
@AliMohamed-jn1hw
@AliMohamed-jn1hw 2 года назад
Oky awdal hambalyo
@waaberijibriil5653
@waaberijibriil5653 2 года назад
BEENÀLE SAWNIGA BOORAMA JOOGNA AFAR DIBJIR AH WEEYI INA ABIIB TUUG WEEYI HADALBADAN LOOGAMA BAAHNA SHAQADIISII WAA UU DHAAFAY
@khadijac9841
@khadijac9841 2 года назад
Wiilyar oo soomaaliand kudhashay markuu soomaalilander noqon waayo ma oday ciligii gumaysaha dhashay ayaa soomaalilander ah
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 Год назад
Meeshu maaha ma qaaxi .ee idinkaaa maqaaxi ka dhigaya
@ifrahyassin7617
@ifrahyassin7617 Год назад
Warunta shega mamarsinyaha iskadaya hadalkina cadaysta ,he acts like a goon not like a leader.
@ahmedlozinho9784
@ahmedlozinho9784 2 года назад
Hhh afartan qof mxay kagadlayan tlow
@mohamedadam4018
@mohamedadam4018 2 года назад
Waar niicda iska daa sida ragga u hadla
@abdibarre8889
@abdibarre8889 2 года назад
Somalida Qabiilba Madax Maray Qof Gaara Hadij laga Hadlo waxa laga Dhigaya In Qabiil Dhan Wax laga Sheegay Samaroon Maxaa keenay Soomaliland Hadaydan Ogolayn Xagaydun Qaban Markaa Ma Cirkaydun Soodumin Guuradee
@abdikarinismail9679
@abdikarinismail9679 2 года назад
Isaaqow Somaliland ma nihin mana rabno hadaan samaroon nahay hadalku waa kaas. Dabagalana afqabiil buu ku Hadley waana wax Isaaq oo dhan ay la qaban. Cirka Soo dumiya ma dooneyno Somaliland dantayadana ma aha.
@mohameds.awale7624
@mohameds.awale7624 2 года назад
Gorman gobolka maamul gobbled ka dhigna
@c-mhoror4871
@c-mhoror4871 2 года назад
ka tasheda kuliye hoyi boorame
@Mo-dool
@Mo-dool 2 года назад
Xildhibaanu muxu ka dooney ninka ka masuulka ah amongst dalka miyaaney doqonimo aheyn mise xildhibanku waa magac doon 😁😁
@cabdiyusuf3756
@cabdiyusuf3756 2 года назад
Gob reer abtigay halkaa Ka wada
@rashiidsaleban2559
@rashiidsaleban2559 2 года назад
Xaal ayaan ka bixinaynaaa, arrinkiii taliyahay laga sooo sheeegay
@ahmadjellah3582
@ahmadjellah3582 2 года назад
WAA WIIL YAR OO MARKA LA EEGO XAGGA SIYAASADDA AAN WALI QAAN GAADHIN. SIDII WIILASHII KAMARADA IYO MAKARAFOONKA SITAY AYUU MEEL WALBA TAAGAN YAHAY OO KA QAYLINAYAA !!!!!! TALIYAHA BILAYSKU MAY AHAYN INUU LABA HADLO E WAXAY AHAYD QAANUUNKA MARIYO.
@joharsuge9979
@joharsuge9979 2 года назад
Somali waxaan kaga yaabay dagdag wax walba waar bal u kaadiya sheekada ka horba dadkaan media uun kusoo yaacaya ayaa wax dhabqiyay Fara geel hoosbaa loo dhaqqaa Ninka wax caayay isaga caf gaadha wuxu kawaday iyo cadhada kakeetay waydiiya kadip xugmiya lakiin nin walba sida ay latahay ayuu wax u sheegayaa wada jirka ciyaarta
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
hooyadaa,iyo,gaandhiba,was,mtaasaad,latimid,
@faisaosman5647
@faisaosman5647 Год назад
Tasiwkudysy...Somalia....qolwalicalbbysdheen....sudhacal..idiķuna...waxbadad..haudbafaghiisanintolky
@mukhtaarabdirahiin7290
@mukhtaarabdirahiin7290 2 года назад
ninka waxba lama yeelinee oohinta joojiya reer is daba yaac
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 года назад
Waar wax hubsada
@SomaliFMradio
@SomaliFMradio 2 года назад
Kuli jaad be ruugaayn🤣😂
@abdiqaniahmed6602
@abdiqaniahmed6602 2 года назад
Taliyaha.bolisaku.maxamed..wuu.jecelayee.xaal.buusinayaa.wax.weyan.maha.bili.aadanaku.wuu.qadamaa.maxamed.abib..maha.xiladhiban.gobol.mahee.xiladhiban..lagatagero.gobalada.dalaka.somali.lanad.taliyuhu..xal.banu.ku.xukunee..dhaliyaro..raali.ahada.walalayal.
@mawliidcrown5036
@mawliidcrown5036 2 года назад
Hoyadin oo hinta xun kawasa waa yasan tihin idinkana is yasaya ila iyo siyad brre ayad yasnayden waa cabanaysa xili kasta cid idin dilaysana ma arkayno anugu isaaq hadanu naqay borma zomaliland wan ka zaraynaye siilki hoyadin u geeya
@abdiabdi1738
@abdiabdi1738 2 года назад
Kkkkkkkkkkkkkkk doqon xishod male
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Год назад
Kusoda adheer rayaleh
@omarosman8901
@omarosman8901 2 года назад
Jananku wu qaldan yahay wuna ku qaldamay xildhibamka.
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 2 года назад
horta odeyga dabo gale waayo waab wax dhaqan xune
@muadmahamed3757
@muadmahamed3757 2 года назад
waar xamar taga
@maryama1487
@maryama1487 Год назад
O miyad hadshan dadnoolbabad iska dhigi kartaan soo tii la inii diiday inad walidkiin u tac siyeesan n
@farhanqalib5481
@farhanqalib5481 2 года назад
Awalba gada buursi waa halay idin dili jirey xamila isaaq farihiinu waxba mataro
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 Год назад
Faryaho hooyo was issaq kansi iiii sobaxase baa was faryahoo🖕🖕🖕🖕🖕
@ayaan7389
@ayaan7389 2 года назад
Aw,bustaale,muxuu,u,ahaa,xildhibaan,ooyaaye
@nimcocabdi3895
@nimcocabdi3895 2 года назад
Kkkkkkkkkk
@moabdulla7156
@moabdulla7156 2 года назад
Fulaysanaaa gadabirsi
@abdallajemal7420
@abdallajemal7420 2 года назад
owdalku wa xagee talow?
@muadmahamed3757
@muadmahamed3757 2 года назад
xanuunka baa idin haya
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 года назад
Hortakuwan awdal mayahin kuwo wax og ootashada oowax qabsankara iyaga isku shida
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 2 года назад
Faqash
@osmailmugani3966
@osmailmugani3966 2 года назад
Adigaa iyo wixii ku dhalaybaa faqasha waligiinba dabadhilif Xabashi ayaad ahaydeen
@wearerddddd6862
@wearerddddd6862 Год назад
Awdal ma ahan s/land waa soomaaliya calanka buluga❤
Далее
Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015
6:07
Просмотров 5 млн
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23