Тёмный

Itoobiya oo IGAD ka dalbatay shir ku saabsan xiisadda Soomaaliya 

VOA Somali
Подписаться 518 тыс.
Просмотров 223 тыс.
50% 1

Dowladda Itoobiya ayaa ka dalbatay IGAD qabashada shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo xiisadda gobolka ka taagan ee ka dhalatay heshiiska badda Soomaaliya. Haddaba maxaa xilligan ku riixay Addis Ababa inay shirkan dalbato, iyadoo kii hore diiday? Soomaaliya na maxaa la gudboon?

Опубликовано:

 

30 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 153   
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 5 месяцев назад
Wax laga wada hadlo mesha mayalan nin wuu xadgudbey wadanka waa inuu raali galin ka bixiyaa 🥺🥺xasan munafaq wuu isqarinayo itobiyo waa in boycott lasaraa diyarad & jaad
@user-sg4ci2io4o
@user-sg4ci2io4o Месяц назад
💛
@user-sg4ci2io4o
@user-sg4ci2io4o Месяц назад
🤍💚💙💙💜🤎🖤🩶🧡🩷❤️❤️‍🩹❤️‍🔥💔❣️💟💘💝💖💗💓💞🩷
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 5 месяцев назад
We need to leave Igad itself.It has a diplomatic tool for Ethiopia for a long time.
@abdigedi4408
@abdigedi4408 5 месяцев назад
I agree with you 100%
@WardheerWalwaal
@WardheerWalwaal 5 месяцев назад
@abdikhaliqjibril7726 We need to exit this rotten IGAD.
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 5 месяцев назад
IGAD is nothing more than an Ethiopian political and military tool to dominate the Horn of Africa. Somalia should leave it because Eritrea already left it. It is a shame that Ethiopia is threatening while 1977 Somalia got to 150 kilometres to Addis Ababa and asked for an international military intervention ​@@WardheerWalwaal
@user-tz2go6ov5m
@user-tz2go6ov5m Месяц назад
somalia 🇸🇴 guul amxaarkaan warkiisa ha yeelin
@vidasi7735
@vidasi7735 5 месяцев назад
Waa inaanay somaliya shirkaas ka qaybgalin oo tagin , oo diida taas ayuunba guul ah 🇸🇴✊
@adamdugziiye
@adamdugziiye 2 месяца назад
Llqel.ĺn
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 5 месяцев назад
Voice of Somali should be impartial between Somalia and Somaliland after all you represent all Somalis.
@abdirahmanmohamed7169
@abdirahmanmohamed7169 5 месяцев назад
Stop the nonsense you are proper gating us a learned individual you must use at least some comon sence somali us a nation not us a clan is what we are talking off and for the love allah don't talk of genocide for you us somaliland killed many samaria and dhulbanto to incorporate to your so called state and beside the man who did the genocide is dead when will you stop working for the interest of the west
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 5 месяцев назад
Meesha ma yaallo wax laga wada hadalaa Ahmed abey bax dhulkaaga iimanso
@user-wr4hc4wg1n
@user-wr4hc4wg1n 5 месяцев назад
Dowladeena waxan uga digaya iney san aqbalin heshiiskaas
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
Guul somaliland
@moeawale4891
@moeawale4891 5 месяцев назад
Somaliya wasiir kaliya oo aqoonle ha dirto si meesha ugu bahdisho xabashka wasaqa ah.
@user-yy9zc6vn5c
@user-yy9zc6vn5c 2 месяца назад
Soomaaliya guul iyo gobanimo
@user-yy9zc6vn5c
@user-yy9zc6vn5c 2 месяца назад
Saama umalayneey
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 5 месяцев назад
Haddii ay Somalia ka qayb-gasho shirkaa IGAD waa deal is over, Somalida wey isdhiibtey waxayna gashey Mustacmarad ka bilaabaneysa 50 ka sano ee soo socda, kadibna with in that 50 yrs Somalia daadkaaba qaadey, Basaska gobollada dhexe ee dalka & woqooyiga haddaaba wadada lagu maraa heesaha Oromada, what about 50 sano hadda ka dib.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 месяцев назад
Hassan sheekh waa inuu diido oo aanu ka qeyb galin sidii Ethiopia u diiday shirkii somaliya dalbatay ay Ethiopia u diiday,
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 месяцев назад
Hasaan xaqa qaalin baaye raaban
@user-wq4xi1so2u
@user-wq4xi1so2u 5 месяцев назад
Yes, laakiin xasan shiekh WAA NGO wax waxwalba wey ka suurowdaa.....
@Uus998
@Uus998 5 месяцев назад
Yaa diidaa xassan himsalf soomahn kan ka qaybgaly saxiixa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 5 месяцев назад
Ahmed Abdulahi Kaboole Masha-allah Meesheeda Aa Dhigtay
@abdulahimohamed5843
@abdulahimohamed5843 5 месяцев назад
Wax kasta waxa itoobiya u fududanaya waa siyaasinta somalida kala qaybsan baan qabaa anigu
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
Guul somaliland
@shamisali4599
@shamisali4599 5 месяцев назад
@@AbdirahmanMohamed-hm8ndOromo somalilan lagama hadlaye amxarada ushaqatag
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
@@shamisali4599 kkkk guul itoopiya guul somaliland
@abdiwarfaa6884
@abdiwarfaa6884 5 месяцев назад
Mudane Madax wayne xasan sheekh ha ka qayb gelin shirkas oo diid , diyari shacabka si an difacno dalkayna
@salmanyare9243
@salmanyare9243 5 месяцев назад
Heshis majiro dad wax isku hayo aya heshiyo marka taladeyda ethiopia wax fadhi yaan laa yelan kaliya abey ahmed raligilin haa bixiyo . Wax wada hadal na majiro somalia redsea and ethiopia border 80 km ayaay uu jirta
@medahmed8191
@medahmed8191 5 месяцев назад
Dhulka dad baaleh itobiyana ma leh isaaqna maleh
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 5 месяцев назад
Dhulka dal baa leh. Soomaaliyana ma laha, Hawiye iyo Daarood toona malaha
@mohamedmaowbulle9768
@mohamedmaowbulle9768 3 месяца назад
salaahu caleehiwasalim
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 5 месяцев назад
Guuuuuuul somalia
@fardowsosamatar4567
@fardowsosamatar4567 3 месяца назад
❤❤❤
@maxedxuseen5581
@maxedxuseen5581 5 месяцев назад
Dhulkeenu hada haystaa mid kalena waa uu rabnaa
@user-is9np3of2q
@user-is9np3of2q 5 месяцев назад
Wan salamy voy
@CabduAxmed
@CabduAxmed Месяц назад
@fowsakheyre2593
@fowsakheyre2593 5 месяцев назад
Somalia wa inaysan ka qaybgalin Shirkaas
@user-yy9zc6vn5c
@user-yy9zc6vn5c 2 месяца назад
Abii 😊
@esseabdi1095
@esseabdi1095 5 месяцев назад
Jawaabtii ugu danbeesay ayaa sax ah halkaa halooka hayo Etiopie no jixin jixin
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
Guul somalilamd
@FatiIdriss-xf4oo
@FatiIdriss-xf4oo 3 месяца назад
Wa
@user-yy9zc6vn5c
@user-yy9zc6vn5c 2 месяца назад
Soomaaliya😊😊guul🎉🎉🎉🎉❤❤
@user-is9np3of2q
@user-is9np3of2q 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 4 месяца назад
Itoobiya guul daro abii insha alaah
@nuradinsheikh3294
@nuradinsheikh3294 5 месяцев назад
Kanoo kale ayaad noo wareysaneysaan bal eeg wuxuu ku celcelinayo abiiye cabaaye khalkhal siyaasadeed buu abuurayaa kalahaa aragti gaabanaa abiiye axmed waa madax dhul la dhac looga adkaadey siyaasadihii geeska afeika AU USA UK iyo UNSC dhaqaalihii lagu kabi jiruu waayey maxaad sheegi waakan Roma aadey xasan sheekh maxamuud waa diidey inuu la kumo Uganda shirkii wadamada siyaasada dhexdhexaadka tahay waakii lahaa we recognize somalia sofrenty and integrity hadana waa oohinta yixaaska inuu sasabto igad uu yiraa waan ku haftey siyaasadii ee iga celiya Somalia okey that's it
@user-nj3ji3sp6j
@user-nj3ji3sp6j 3 месяца назад
Asc bbc bashir harun ojoga jigjga Hogaamiyaha itopia apiya ahmed wusoo labtay markale
@Galad866
@Galad866 5 месяцев назад
Ethiopiya in la sugo mahan wlh waa in weerar lagu qaado
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
Guul itoobiya
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 5 месяцев назад
Halkeed ka keenaysaa awooda ciidan iyo awooda dhaqaale ee aad ku dagaal galayso 😂
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
@@user-hl9hh4mb2r waa ruun
@seidabdi751
@seidabdi751 5 месяцев назад
WAA ANFAR KANBOODLE
@mahamedsaidibrahim
@mahamedsaidibrahim 5 месяцев назад
itobiya wey isdhibtay
@ummaasia1343
@ummaasia1343 4 месяца назад
Somaliland❤️ Way socoty iska seexd
@user-hu5ie7ch8b
@user-hu5ie7ch8b 2 месяца назад
Afrika tasobandhihiilahi
@mohamedmaowbulle9768
@mohamedmaowbulle9768 3 месяца назад
Allaah ka Bahiiyoi Dibaataada somaliya
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 5 месяцев назад
VOA maxaa dhinac kaliya u warausatay, ma muudisho ayas Laga leeyahay ninkan ma somaluuu u shaqeeyas
@AbdirahimeHuophane
@AbdirahimeHuophane 3 месяца назад
Madaxwayinaha somaliya xassanshekhmaxamud abdi ujilicsanyahay day moussebixi handmade multimodal dept masha kugu moussebixi lavatory normalisation
@user-oz9xk5pp3k
@user-oz9xk5pp3k 4 месяца назад
Somaalia 🇸🇴 guuuuuuul❤
@maxmadfaysalarabia6678
@maxmadfaysalarabia6678 2 месяца назад
Soomaaliya way kala qaybsantay, ha ilaawin, Puntland waxay noqotay Jamhuuriyad madax bannaan ilaa 2024, hahahahaha, waa dalka ugu cusub adduunka marka laga reebo South Sudan.
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 5 месяцев назад
Maxa diidaya iney iyaguna ka cudurdaartaan inaaney diyaar u ahayn?
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
Guul itoopiya
@AmiinCade-hk4rv
@AmiinCade-hk4rv 2 месяца назад
Wrkan kumahesto 🇸🇴 awy basinoka qatumulanbiyo awy labahan donan raba lacgta bilyinerka xasinimanusoqadana 🇸🇦 siyasidina wta awy arinteda mey melmryo haye by
@liveyourlifeinlove9273
@liveyourlifeinlove9273 5 месяцев назад
Yaalaa adiin halaaga baaqdo ethiopia xiirka diplomacy haala jaaro its just too late
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Somaali hadaannahay intaan isku jeedno anaka cadowgeena yoowsan Naga faaiideysan waxii dhexdeena anaga aan xalisano somaaliyeey aduunka waa sii xumaanoya badan hadhow hadii gaalo kale siyaan itoobiya yaa nooga saara war aqli yeeshta somaaliyeey 😅😮
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 5 месяцев назад
Kuwan war ma hayaan. Waa faqash aan waxba ogayn. Badan xassan sh. Hadda halkee buu ku sugan yahay ma ogtihiin. Hassan sh. Labadiisa dumara in Abu Dhani degan yihiin. Macogtahay in xaqul qalinkii uu qaatay.
@ismailnoor6729
@ismailnoor6729 6 дней назад
Somalia was dismantled and somaliland was reborn in 1991
@abdullahihussein8791
@abdullahihussein8791 5 месяцев назад
Waa dulinimo hadiii ay soomalia ka qaybgasho shirkaas. There is no reason ay uga qaybgaligarto simply keey soomaaliya codsatayba waa looga baxay,
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Itoobiya bada hadii loo ogolaado waa eber dhul iyo badba waan ka heysta somaaliya noo taalo ceeb ka weyn maa jirto war somaaliyeey aqliga ka shaqeysiiyo inta is hajuumeysaan yaa niilaga faaiideysan itoobiya jiritaankeena ma raabto maalinti bada loo ogolaadana somaaliya bad iyo dhulba waan ka gumeysta na dhaheeysa warya Somali dhoohane aqliga mideya😅😮😮
@MawliidDaahir1234
@MawliidDaahir1234 3 месяца назад
1:00 1:04
@ismailnoor6729
@ismailnoor6729 6 дней назад
Soomalia was dead in 1991 and ready for somaliland recognition
@faisalmohamed7125
@faisalmohamed7125 5 месяцев назад
Hassan sheikh doesn’t have Authority in Somaliland.
@MOHAMMEDV3465
@MOHAMMEDV3465 5 месяцев назад
WAXAA SUAAL IGA AH HADEEY HESHIIS BADEED RABAAN MAXEEY MARKA HORABA U DHINAC MAREEN DOWLADA SOMALIYA 🇸🇴💪🏽?
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
Guul somaliland
@farahrobertooo4734
@farahrobertooo4734 5 месяцев назад
Ethiopia Is Somalis City
@user-yy9zc6vn5c
@user-yy9zc6vn5c 2 месяца назад
Madaxweyne❤❤❤😂😂🎉
@mrbulshawibutaale6066
@mrbulshawibutaale6066 5 месяцев назад
Faqash Dhuusadii baa kadhamaatay ee waxaan ugu baaqayaa Dadka Reer Somaliland inay Ambalaasyada u dalbaan Dad badan oo Faqashta kamida Wadnaha ayaa istaagaya Marka lagu dhawaaqo Aqoonsiga markaa intaa ku caawiya !
@shuuriyecali8176
@shuuriyecali8176 5 месяцев назад
HADA WAXA EY BILAAWDY ETHIOPIA 🇪🇹 IN EY CIIDANKEEDA SI TARTIIB TARTIIB AH UGA SAARTO SOMALIA 🇸🇴 KADIBNA WAXAY DONEYSA IN EY U WAREEGTO DHINACA BADDA IYO WAX EY KU SHEEGEEN HESHIIS , DOWLADA SOMALIA 🇸🇴 WAXA LA GUDBOON IN EY IL GAARA KU FIIRISO OO AY LASOCOTO DHAQDHAQAAQYADA EY SAMEYNAYAAN CIIDANKA ITOOBIYA , SOMALIA WAA IN EY FOO JIGNAAN GAARA U YEELATAA ARIMAHA ETHIOPIA 🇪🇹
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 5 месяцев назад
Waxan maqli jirey dad saadaaliya Somaliland waxay ku burbureysaa gacanta Muuse Biixi, laakiinna waxaba daba socota Somalia oo iyadana gacanta Xasan Sheekh ku baxaysa haddaanu ilaahey gargaar kale noo bixinin.
@abdigedi4408
@abdigedi4408 5 месяцев назад
DONT MAKE ANY MISTAKE PRESIDENT HASSAN SHEEKH HAS SIGNED DP WORLD NO MUSE BIIXI REMEMBER THAT .
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 11 дней назад
Itobiya somaliya waxbakam dhaxeeyan 😂😂😂😂😂😂
@user-sx2hv4hf1l
@user-sx2hv4hf1l Месяц назад
Benole.yaale.ona.ilah.garaneye.ayaa.isku.yimidaye.tuugu.ana.ilah.garan.ee.itobiye.ha.imado.bada.wardaye
@Dulqabow
@Dulqabow 5 месяцев назад
Soomaaliya inay wadahadal lagasho ma ahan
@omaradan-on9we
@omaradan-on9we 3 месяца назад
Omar adan
@abdikaremibrahim9963
@abdikaremibrahim9963 5 месяцев назад
Only 👇😇
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 14 дней назад
Walasiinay anagale. Badayada tuug
@mohaabdije2410
@mohaabdije2410 5 месяцев назад
Ethiopia marnaba lagama yaba inay katana susha rabitankeda badda red sea haday xaal kuwayso waxan isku daayi donta hog ama xelad kale. Marka dad somaliyed markastaba wa inay diyar noqdan
@hassanaliharbi8587
@hassanaliharbi8587 5 месяцев назад
Somalia ,Somaliland ,all Somalis brothers sisters ,.,..no ethopia
@hassanaliharbi8587
@hassanaliharbi8587 5 месяцев назад
@user-wi1io6vl3t keep that comment for your country loool.peace in Somalia middle east
@axmedkheyr6125
@axmedkheyr6125 4 месяца назад
Somaalia yaanay Kaqab galin
@MasoiFamilyna
@MasoiFamilyna 2 месяца назад
حتى حتى هذه جدتي تبغاها
@AbdirahimeHuophane
@AbdirahimeHuophane 3 месяца назад
Moussebixi somaliya hawaydistoxassanshekhmaxamud iyoismacilcumargele
@user-vm5uo8vz9h
@user-vm5uo8vz9h 4 месяца назад
Hasan. Sheq. Malarawin. Gor gordin. Inowlagalo. Itobiya. Iyo. Igad.
@farahrobertooo4734
@farahrobertooo4734 5 месяцев назад
Ethiopia Red Sea Is For Somalia
@kisima5420
@kisima5420 5 месяцев назад
Somaliya madaxweyne DHACIIF AH jooga waqtigaan sababtoo ah in uu lafadhiista ma aha ilaa uu ka bixiyo raali kelin iyo in uu ka laabto arinkii January 1
@user-td3io2ld1p
@user-td3io2ld1p 4 месяца назад
Excuse me...its Somaliland
@abdiabu3173
@abdiabu3173 5 месяцев назад
Trash talk. Dowlada wain ay dida Xabashada kulankoda
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Somaliyeey kuwan hada leh itoobiya aan bad soomeyna hadhow iyageey bada ku aaseysaa areey ka jooga waa iga talo axmaaro waa gaala madow gaala cadan intey kusoo watan kusii gumeysan war hooy hadhow walalow sidana ley yeeley iyo waaley gumeysta ma maqli😮 karo
@shamisali4599
@shamisali4599 5 месяцев назад
Baddena miyaa nagala hadla waxas riyo waye xassan matagayo shaqa utalo mesho ka shegtay ha ka soo hadlo naac lama rabe😂
@user-wq4xi1so2u
@user-wq4xi1so2u 5 месяцев назад
Soomaliya yeysan aadin shirkan WAA hadii dowlad JIRTO waayo soomaliya WAA lagu soo Duuley. Sorry INAN dhaho arinkan maamulka xasan shiekh wuu jilecsan yahay waa NGO lama aamini Karo........
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Itoobiya wey qaldan tahay waa inaan kasoo horjeesana dhul bey Naga heysata maamusha ma badeena baan oogu darnaa war aqliga hashaqeeyo somaaliyeey 😅😮
@MMGTuran
@MMGTuran 5 месяцев назад
Ethiopia malinti ay ka baqden
@MasoiFamilyna
@MasoiFamilyna 2 месяца назад
هذا انا مو جنسيتي من الصومال انا
@abdulaahikulmie5570
@abdulaahikulmie5570 5 месяцев назад
iney ka baqato somalia
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Itoobiya xaq uma Laha in ey dowlad gobaleed yada somaaliya heshiis la gasho Maxa yeeley waa illegal dowladeena somaali fedralkaba heshiis lama saxeexan karton xitaa jigjiga oo dhul somaaliya eh marka idee itoobiya gobal ka mid ah somaaliya heshiis la gashaa waa illegal maha in Laga aqballo marnaba😮
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 5 месяцев назад
Sedee uguyimid inuu umaamulo wax ay iyada dooneyso maqaldano oo adeeg fuliye cidii qaldan waa cidii wakilatay dowladee shekada nalaa nin sameyay waa kudalay aqir wakugulestay muxuu nalkaas sookordhiyay yuu shaqo abuur usameyay yuu shaqa la aan dhigay doco ilaahoow naxasili xabaalaha hortooda xili ladamiyo madamo uulaha feynus waalagu qasbana inkasto marki laseexanay ladamiyo eetosh mase karbuno lasodhaweysan jiray awoda dowlada ilaa curubo iyo jubo matoro qaas iney lahayen maogi balse inteda kale magalada xili sacad loofiriyo ladamiyo laguxisabtamo eey laheed shalemada maqrib kadib cisho ilaa lixsaac kadib dadweynahey lasineed hada kan leska arkoy meqasac lofadhina jirkaga isbadalay intaa indhaha isbadalin curuba iyo jubo isbuuci malin waqti cayiman iney tuman jiren ileen markasta musikadood mayeeri jirin nalka hadiladamiyo shaqarta yaraato mesha sacudi guryaha kadumineeyso nalalka makadamiyano hadey run shegayaan
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Bal wataase itoobiya is cuneeyso car waxeeda Kala hadal maxaa anaga dadkan ka siya bal fiiri waxey kuu arkan cadow iyaga oo cadow kuu eh weey iska keen ilaaliyan maxaa anaga ducufyadan ka daba ordaaya badooda u ogolaana fiiriya war nimaa ushaada ka qadan karta loo dhibta amxaarada waa Gaal madow cadow nagu eh aqli yeeshta somaaliyeey 😮
@MasoiFamilyna
@MasoiFamilyna 2 месяца назад
😂😂😂 😂
@AhmedYusuf-hs3mt
@AhmedYusuf-hs3mt Месяц назад
Warun maba yalo
@NdahayoMuslam
@NdahayoMuslam 2 месяца назад
Leto
@abdifarah306
@abdifarah306 5 месяцев назад
Voa are byes
@AadanAweys-gf6lf
@AadanAweys-gf6lf 4 месяца назад
😂😂😂😂
@shaficimaxamed1381
@shaficimaxamed1381 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waar iska seexda somaliland way socoty
@ahmedabdi8843
@ahmedabdi8843 5 месяцев назад
Xataa VoA dii ma dhinac baa No dhexdhexaadnimo warbaahineed Dalkaasi waxaa ka talisa dawlada Somaliland
@shamisali4599
@shamisali4599 5 месяцев назад
Muusa juudan fahan waxalaga hadlayo
@user-mk8oo7lm8i
@user-mk8oo7lm8i 3 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-td3io2ld1p
@user-td3io2ld1p 4 месяца назад
Shaqo kuma la hid dhulgayiaga xamar iyou shabab ku ekow
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 5 месяцев назад
somali mahabono is ado shirkas danti ankala heyn somali ahan wanu kasogarnay
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Itoobiya oo is dagaaleysa oo cadowo jiritaankeena Rabin irsaqa aan ka dooneyno maan umad kale wax la saxeexano war itoobiya 20km ka ijaarane hadhowne maalinti 5km kugu soo durkeesa mada kontarooli Kara mar Hadi badii soo galaan war ka jooga 😮
@AbdirahimeHuophane
@AbdirahimeHuophane 3 месяца назад
Dadkiikudhintaydagalki lascanodmiiyumagtodikaqado.mousebiixitugasomalidka
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Somalida dad xayawan ama jaahiliin ku badan waa yaab war kuwan madaxweynahii somaaliyeed aflagadeyna meshan wa maxey war qabiilkaga itoobiya Kama difaaci Karo somaalinimo isku difaaci kartiin jaahiliin baa tahiin qabiil baa waaley tuulooyinkan dowladaha is moodan waryaada qabiilka dhaafa itoobiya waa dad Naga badan Somali jinooley hadii na qabsadan hadhow rer hebel Kama dhicinaayo yaa heer Hebel eh somaalinimo waa isku difaaci karna anago wadajirno. (Ka tashada cadaawohoo isku tiirsanada soomaaliyeey 😅😮😮tumaatida dhexdeena tuura😂yaa Nala qabsan😮
@nasraismail6061
@nasraismail6061 5 месяцев назад
Etiopia marnaba masoo dhaweysanayno hadaan Somali nahay. Shirkasna yanan kaqaybgelin.
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 месяцев назад
Guul itoopia
@Daahirtooreeyegmailcom
@Daahirtooreeyegmailcom 2 месяца назад
wararka maanta soomaliya😮😢😢
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 5 месяцев назад
Heshiiskii DP World na tus hala idhaa sookii iska bixin kari waayay 19% , Abiy Ahmed iyo Muuse fircoon waa laba nin oo fashilmay oo aanay waxba faraha ugu jirin
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 11 дней назад
War somaliland way kudaise iska. Amu itobiya somaliland xilima idinkudabaisay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Далее
Intee le egtahay awoodda Turkey ee dhinaca badda?
6:09
If You Like My Outfit Then You Are Subscribed 👀
00:12
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
Erdogan oo ballan-qaaday difaaca Soomaaliya
2:23
Просмотров 201 тыс.
Gedion Onyango on the importance of governance
1:35
Просмотров 2,2 тыс.
If You Like My Outfit Then You Are Subscribed 👀
00:12