Тёмный

Dhalinyaradan waxaa lagu rasaaseeyay meel aan ka fogeen Madaxtooyada! Sidee ? 

Burgabo Media
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 2,9 тыс.
50% 1

Dhalinyaradan waxaa lagu rasaaseeyay meel aan ka fogeen Madaxtooyada! Sidee ?

Опубликовано:

 

5 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 10   
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 месяцев назад
Ilaahay ha caafiyo, aamin.Booliska Federalka maxaa dhigay wadooyinka DDS,
@BurgaboMedia
@BurgaboMedia 5 месяцев назад
Caawa hadaysan wax layn habeen danbe xabadooda waad maqli cid wax ka qabanaysa malaha
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 месяцев назад
@@BurgaboMediaWaa arrin murugo ah iyo cabsi aan cidina isku soconeyn
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 5 месяцев назад
Hadalkaa hooyadaa ayaa dhamaysey hadii dawladu wax ka qaban waydo waa la iska celin Anagu dawlada ayaan u tudhaynaaye xabashidan xun dumarka ayaaba ku filan 😢😢
@The_Observer0000
@The_Observer0000 5 месяцев назад
Cag dheer danteeda ayey taqaana. Ma hadli karaan. Car waa kaase Faarax Macalin Jaajus haka hadlo.
@Abdifattah07
@Abdifattah07 5 месяцев назад
Ilaahay baan faraj weydiisanaynaa iyo in uu innaga kor qaado gumaystaha inna haysta
@Abdifattah07
@Abdifattah07 5 месяцев назад
Cajiib
@mohammadadam8374
@mohammadadam8374 5 месяцев назад
Asc ismaaciil wll sitoos ah ula xidhiidh M/waynaha si uu wax uga badalo arinkan hadii kale dhibku wuu siikordhayaa adugana allah ayaa kaa ajarsiin insha Allah
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 5 месяцев назад
Ama ogolada inad dhalantan oo gumsiga didan ama naga amusa
@abduljama7555
@abduljama7555 5 месяцев назад
CIIDANKU KUWA XUKUMADA LAGU SHEEGAYO AYEYBA GUUMEESTAAN MAYAGAA KU DHACA INAY LA HADLAAN WAA JAAJUUSIIN GUMEESIGA U SHAQEEYA OO DABA DHILIF AH
Далее
MAGAALO HODAN AH 🌴
13:22
Просмотров 22 тыс.
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 337 тыс.
*Wareysi | Wariye Buurgaabo | Qaybta 1aad
14:46
Просмотров 6 тыс.
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Просмотров 12 тыс.
ГУФТУГӮ I گفت و گو I 7
1:56:20
Просмотров 15 тыс.