Тёмный

DHALINYARO ISTICMAALA MAANDOORIYE IYO EEYO IS DHAX-JIIFA ISGOYSKA CEEL-GAABTA EE MUQDISHO. 

KNN
Подписаться 259 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

DHALINYARO ISTICMAALA MAANDOORIYE IYO EEYO IS DHAX-JIIFA ISGOYSKA CEEL-GAABTA EE MUQDISHO.

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 30   
@aadanxirsi4488
@aadanxirsi4488 3 года назад
Mashaallah wax fiican baad kahadashen
@rashiidsaleban8019
@rashiidsaleban8019 3 года назад
Malaha madaxada dalku marka ay halkan marayaan idhahay xirtaan Madaxweyne Raisal wasaare Iyo gudoomiyaha banaadir Ama xilalka ay hayaan ha iska casiileen Ama meeshan sida ugu dhakhsiyaha badan wax ha uga qabteen
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 3 года назад
Doiwlada xageey jiigtaa
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 3 года назад
Jidka jay ku shuba nadafad xumo xalmaha ee halo gargaaro dadka dhiban 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💔😭🚁🚁🚁🚁⬆️🤝
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 3 года назад
Masuuliyiinta doowlad isku sheega maxaa kaquseeyo lacagta canshuurta ayaa udaran
@siciidsangul6656
@siciidsangul6656 3 года назад
DHALINYARADA GOBOLKA BANADIR DARYEEL AYEY U BAAHAN YIHIIN IYO SHAQO ABUUR
@mulkimayoow1921
@mulkimayoow1921 3 года назад
Aniga cid jano igeyneso maleh wll lkn knn wa mucarad mana aha idacad dacad ah alane waxan kabaryaya inu solabto farmajo wayo wan ujeda waxqabadkisa
@abdiwali6475
@abdiwali6475 3 года назад
KNN wxn ka cabsanayaa inaad runta sababsataan 👍, wxn idinka codsanayaa ineydaan ku dhex milmin siyaasadaha bilaa ujeedka ah ee dalka ka jira.
@sabaxalnur
@sabaxalnur 3 года назад
Meesha wasakhda leh ee wadada waa in la dhiso biyahana loo sameeyo meel ay maraan oo ku darsaman bulaacadaha ama (Drainage system).
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 3 года назад
War siyaasadaysan knnn. Dadkan weligood meshan way jogeen. Knn idaacada ku shubo ahaa xeliga siyaasada doorashada Iyo shekadan maxaa kulmiyay.
@عبدالقادرعلي-خ8ب
@عبدالقادرعلي-خ8ب 3 года назад
Maskiin wax udanqanaya majirto markasa lagu leyahay dowladba dalka xukuma sbxnallah waala kala shaqeysta dalku qofweliba jeebkisu ayu ucararaya
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 года назад
Maskiin alaah umaqan
@faayali1097
@faayali1097 3 года назад
Aqiro waraa jiro wariyow dowlada hada meey bilabstay marhore maxaa usogudbin weyden Mucaarad waashay warkis ahaa
@محمدمرسال-ع1خ
@محمدمرسال-ع1خ 3 года назад
Knn waa fashilanteene wax reebta oo xishoda
@sakariashire5990
@sakariashire5990 3 года назад
Alshabaab waad amaantaan( dagaalamayaasha bd dhahdaan) xukuumada Farmaajana waad dhaleecaysaan .
@markaaday4322
@markaaday4322 3 года назад
Waadnkoda jooga wa ina lahirhira oo jelka ladhiga mandooriyasha dhaan
@sakariashire5990
@sakariashire5990 3 года назад
Radio Kulmiye waxaad wax kaheshaan bn filayaa C/Shakur.
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 3 года назад
Sorry 😭
@mulkimayoow1921
@mulkimayoow1921 3 года назад
Abayo nimco wasax hadalkada weyjirta waxqaldan dowlada kaqaldan lkn mucaradkoda aya badan isha allah wllshey nimco walaqeraya
@fadumoaxmed9832
@fadumoaxmed9832 3 года назад
Dabadhilif shisheeye kalkaal lkn inshaa allaah idaacad kusheegga knn torrey waxaan ahayn laydinku dili maayo munaafaqiin yhy
@mulkimayoow1921
@mulkimayoow1921 3 года назад
Knn rufiyankan bentabadan shisheye kalkal cadaw ah batihin e farmajo Guuul Guuul Guuul madaxweyne maxamed cabdulahi maxamed xadudulahi cadagisa hajabo Guuuuuul Guuul Guuuuul MUDANE Farmaajo
@yaaskaismail
@yaaskaismail 3 года назад
Faadumo axmed marka Leedahy Torrey ayaa laidinku dilayaa ma Alshabaab ayaa katirsantahay runta miyaa kudhibeyso balaayo kuaragtey??
@mulkimayoow1921
@mulkimayoow1921 3 года назад
So iyaga umabarerin iney darogiste noqdan maxa waxwaliba dowlada loguedaya tedakale maxa dowlada cadaw shisheye marwaliba lotusa asigabo wa wilsomaliyede muwaxkaqabto wixi qaldan midna hailabin knn wa mucarad walayaqna
@jeeydiinhaji5104
@jeeydiinhaji5104 3 года назад
@@mulkimayoow1921 Adi taageeri ayaa tahay cadaalad uma hadleysid waxaan iyo wax ka daran ayaa xamar kajira ee indhaha kala fur farmaajo jano ku geyn maayo in uu naar ku geeyo maahee.
@nimoaliaboubakar5341
@nimoaliaboubakar5341 3 года назад
Horta walal faadumo maxaa ku helay hadi lagu cananto ama wax lo sheego madaxda dalka ma dambibaa so ayaga xilka iyo masuliyad madaxa masaraan adiguse maxaad u taaqana dawladnimo hadan kuligeen sacabka utuno so isma dhiganayan adigas shaqsiga ah hadadan heysan qof ku baraarijiya marka ad qaldan tahy so waxbadan ad wanag la rabtay kaxumanyan warheedhe tani wa aduunyo yanay inala tagin
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 3 года назад
nin arkiwaayay kuwan dacdareeysan tani waxeey ku cadeey naysaa dowlad isku sheega in eey dan kalaheen shacabka muqdisho waa burcad dowladeed
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 3 года назад
Farmaajo haduunan iibsan sida dhalinyarada Ethiopia la geeyay Nasiib aye leeyihiin
Далее
WARKA DUHUR EE KNN 16 10 2024
13:30
Просмотров 1,1 тыс.
WARKA SUBAX EE KNN 16 10 2024
13:01
Просмотров 1,3 тыс.
HORUMARKA MUQDISHO IYO XAYBARO OO SAARAN MEEL
8:57
Просмотров 13 тыс.
Beerista Galleyda iyo Sisinta | Abuukar Muudey Maamoow
48:18