Тёмный

DHAMAAD 9 JIR WIIL AH OO LIBAAX U BAREERAY EEDO XUMINA HESHAY 

baarliin official
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 сен 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@umucaliyaumucaliya5606
@umucaliyaumucaliya5606 2 года назад
Maasha Allah Maasha Allah Maasha Allah Maasha Allah
@abdulkadirali2129
@abdulkadirali2129 2 года назад
cimraan adiga dumaashi halkaan idin ka salaamey al haku xafido inshalaah radaan kariim
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
.M.a.wiilka wuxuu ahaa wiil raxmad iyo dadnimo alle siyey iyo familkaba alle habarkeeyo. 🤲🤲🤲
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 года назад
Asc maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay hidaayo
@naradmahad9061
@naradmahad9061 2 года назад
Asc aboowe wasugaayay pert tow ga
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 года назад
MashaAllah. Waa sheeko Qurux badan waa Reero Alle ka cabdiga ku badan yahay. Hada WAXAAS ma jiran ummadi xasidiin Bey noqdey.
@ashaahmed4183
@ashaahmed4183 2 года назад
Masha allh
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Islantan sowti benta shegtay e tiri qado ban siyay maxa ka reba in ay marlabad ben shegto 11 dhabarka tubo iga dhuftay ben sheg o mid run u eg sheg bay Somali tiri
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare 2 года назад
Anna uhoreeyo caawa please 🙏 isoo booqda walaalayaal
@Abdalle_Ab
@Abdalle_Ab Год назад
Ku saliya nabiga scw
@aragsanyusuf605
@aragsanyusuf605 2 года назад
Masha allah Nin adag oo nin rageedka la sheego ayuu ahaa 😍
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 2 года назад
Waa qiso in wax laga barto weeye thanks
@deqoahmed5258
@deqoahmed5258 2 года назад
Wiilkaas waa wax nool markuu islaanta buuran garaacay ayaan ka fahmay inuu qatar yahay nin rag ah ka soo socdo islaanta waa xaal mariyay
@samiiromohamed9497
@samiiromohamed9497 2 года назад
Masha alah alxdulilah waa sheko cajiib ah libaax waa libaax wlhi ilahey ha barakeyo
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Cimraanow meeshaas ka sii wad salaan Sare adiga iyo Baarliin Quruxeey thanks 🙏😊 Brother
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 года назад
M.jama hore u soco .s.sare
@Loml-chi
@Loml-chi 2 года назад
Asckm masha allaaah
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 года назад
Ma sha Allah tabaarakallh qiso cajiba .Libax wa Hero . Malinti libaxu cuuni gashay Allah badbadiyay waxan maqlay wu uriya dad ka libaxu malin naxdin badan marku sexday ba igu darnayd . Adeer hero waxa igu qosal badnayd marku cuntada xaday. Cimraan Allah ha ku xifdiyo amiin amiin keep going ❤️❤️👑👑🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍😀😀🇺🇸😀🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Masha Allah Tabaaraka Laah Waa Qiso cajiib ah
@khadraadan2544
@khadraadan2544 2 года назад
Walee nin raguu ahaa kelebada Edo walba hadii saas la yeeli lahaa
@hawohussein2919
@hawohussein2919 2 года назад
maanta sawirkii magaladadi TORONTO kkk I like
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 2 года назад
Maa sha allh libaax waa wiil goba 👍👍👍👍👍👍💝💝💝💝💝💝
@hassanabdukadirjama6141
@hassanabdukadirjama6141 2 года назад
Wiilka hooyadii aaway miyey dhimatay way iga hoos baxdayeh
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 года назад
Marku libaxu cuuni gadhay ba. Igu darnayd 🐅🐅🌹🐅🌹🌹🌹❤️❤️
@ZamzamIsse
@ZamzamIsse 2 года назад
masha Allah wiilku hal door bu aha edaduna dib bey ka wanagsanaty
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Ayadaa dhibtay Wiilka
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 2 года назад
Iyada ma daremayso inay wax ku samaynayso sida ay u gashay cunug yar ay eedo u tahay cunugeeda oo kale. Insto u ku qadanaa inuu eedo arxan laawe sidaa u galo
@mariyacnuur3366
@mariyacnuur3366 2 года назад
Mnsha allh mama gobay ahayd allh haiskukin barakeyo
@cafiifacafiifa7591
@cafiifacafiifa7591 2 года назад
Ok Manshalah
@xaalidirie851
@xaalidirie851 2 года назад
Mansha Allah waqiso -aad uwanaagsan
@jamacibrahim4348
@jamacibrahim4348 2 года назад
Lajanka
@saredomoh4691
@saredomoh4691 2 года назад
Masha allah libaax libaax dhalay
@farahahmedjama6907
@farahahmedjama6907 2 года назад
Aad baan uga naxaa caruuta bilaa hooyada ah sida loo silciyo ee darxumada hooyo la aanta lagu eegto illahoow u gar gaar meel walbay ku silcayaanba kuwa dulmayana ka qabo
@abdisalansalat7315
@abdisalansalat7315 7 месяцев назад
Mansha allah
@user-pj5dw2bd7r
@user-pj5dw2bd7r 2 года назад
Masha alah
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 года назад
Bilaayo Allaha idiinka xijaabo adiga iyo Qoyskaaga
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 2 года назад
Ayadan waa towba kiintay ushi ogadarin mumda
@deeqoyaasiin3101
@deeqoyaasiin3101 2 года назад
kkkk waleesas inlogalo wakuficney eedo arxanlay
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 2 года назад
Hhhhhhhhh hadiii habraha xun latumo edeb bay lahan lahaayeen
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Ilmo 11 jira o gajaysan tubo u dhabarka uga dhuftay side ilmo u so ride tabar maleh calosha kuma dhufan inigu ma aminin arinka wilku dad kale sida takhatir ha waydiyo teda kale dhigisa bay qabta way daqartay gajo bay u dishay
@elminasibb
@elminasibb 2 года назад
Waa dhici kartaa sababtoo ah markii uu tubada ku dhuftay gadaal ayey u dhacday taas ayaana ilmaha dili karta
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 года назад
Libaax waa fariid yar
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah thank you
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 года назад
Test cimraan iyo barlin💕
@zamdahir3513
@zamdahir3513 2 года назад
Fariid waligay kan hor ma maqlin qof ayo dhiba
@elminasibb
@elminasibb 2 года назад
maashaaAllaah geesi Illaahay gallad siiyay
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Ilmi jawabtas waxa ku habon dumar wax so dhalay teda kale islantu way fadhiday
@zeynabturksuleyman8206
@zeynabturksuleyman8206 2 года назад
Mashalah tabarakalah keep going bro
@farxiyomohu3180
@farxiyomohu3180 2 года назад
Qisada baadih waan ka helaa
@shugrimohamed2013
@shugrimohamed2013 2 года назад
Ninraga hhhhhhhhjjjj
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Kkjjkkkk igu day fanka
@xalimocumar6640
@xalimocumar6640 2 года назад
Asc laakaha
@houssanfahimou3023
@houssanfahimou3023 2 года назад
Igu day fankakkkkk
@nasteha874
@nasteha874 2 года назад
Ala wansodahay 😂 intan adega kumaqana
@Jammaad
@Jammaad 2 года назад
Wuu kusugay alaylehe macsonkor caleenshaah 😄
@xalimocumar6640
@xalimocumar6640 2 года назад
😂😂😂👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯❤❤
@sarahcabdi7376
@sarahcabdi7376 2 года назад
Asc 🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️💯
@jamacibrahim4348
@jamacibrahim4348 2 года назад
Ragediii waye
@smx111
@smx111 2 года назад
Taasi’ Eedo ma’aha ,Waa ,Abeese. Carajiif , Uquba kugu Dhacday ,iLma yar oo Rajay Ah - ilmaheeda Ladhashay ,inay muadanayso Laa - Shaka ,
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Fathi macqul makula tahay in ilmahas ilmo so riday
@smx111
@smx111 2 года назад
@@hodanc6255 ilmuhu Ma Feeraha buu ‘ugu jirey Cunugu ,Tuubada Dhabarka Ayuu uga - Dhuftay ,Mise ,Odagay Ku beer lax Aqaanaysay isma ‘Oran 11year Ayaa I lmao soo Riday ?
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
@@smx111 kkk feraha ban ku qoslay wa iga yabisay islanta 11 o gajo ay u dishay xagu ka kena tabar u ilmo ku rido kaga darane dhabarka bu uga dhuftay wax wa dhalnay wax macqula mahan waxay ku hadashay dhibato hor leh waye qof layiri walalka bad so riday sidu darema
@smx111
@smx111 2 года назад
Yes ,Sister Runtu Waa Taas ,
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 2 года назад
ayada maxey ucishay xasida nimadeda ilamo yaro dugasi kayimida aye qado udiday ishisa kamey baqin wakumacadahay eedo arxana laya
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Xaawo adi wax ma dhashay
@xaawoabdisalah8910
@xaawoabdisalah8910 2 года назад
@@hodanc6255 ha wlla masha allaah lakin maxada iwedisay masidan umagay islata miyada layabtay waba somaray kolka laga yimado macamada safrada ayan xususata kkkkkk
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
@@xaawoabdisalah8910 ad kuma fahmin waxan ku waydiyay aniga iyo adiga islantan ba nala khaldan kulaha 11 gajaysan ba ilmo iga so riday kaga darane calosheda ma taban
@muriyaahmed8046
@muriyaahmed8046 2 года назад
Kkkkkkkkkk
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 2 года назад
Cajiib geedki mailobo ninkaas
@fahmoyar2209
@fahmoyar2209 2 года назад
Wuxu faridsana 🤣
@hananomar9969
@hananomar9969 2 года назад
ماشاءالله
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
subhanallah subhanallah
@shafiqasalah5642
@shafiqasalah5642 2 года назад
È333eèèèèeè3èèèèèèèè2
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 2 года назад
War sidanu ku sugayne wanu daalne
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 года назад
masha allah
@farahahmedjama6907
@farahahmedjama6907 2 года назад
Aad baan uga naxaa caruuta bilaa hooyada ah sida loo silciyo ee darxumada hooyo la aanta lagu eegto illahoow u gar gaar meel walbay ku silcayaanba kuwa dulmayana ka qabo
@hodanc6255
@hodanc6255 2 года назад
Farah dhibkuba wa abo ku shegyada wilkisa o gajaysan bu dil ugu si daray
@farahahmedjama6907
@farahahmedjama6907 2 года назад
Aad baan uga naxaa caruuta bilaa hooyada ah sida loo silciyo ee darxumada hooyo la aanta lagu eegto illahoow u gar gaar meel walbay ku silcayaanba kuwa dulmayana ka qabo
Далее
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
ПОДВОДНЫЙ ГЕЙМИНГ #shorts
00:22
Просмотров 1,3 млн