Тёмный

Dharaar baa iman doonta- dadka Sool iyo Awdal ee- Aadanow hagrateen -raacdadoodu adkaatolagu raads 

Maxamed Laki Man
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

All Video Downloader App

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@abdis4930
@abdis4930 2 месяца назад
Allah ha u dhaxariisto abwaan gaariye iyo kuwii kale maxay ka digeen waxa dhacaya maanta iyo waxa soo socda. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mhassan0163
@mhassan0163 Месяц назад
Amiin, dadka waxgaradka ah Somali waxba kama qorto oo wax ma weydiiso, Muuse Biixi oo kale bay doortaan oo jecel yihiin, iyo kuwo la wada mid ah Somali dhulkeeda oo dhan, nin fiican xataa walaalkii ma jecla iyo qabiilkiisa
@hodanfarah7721
@hodanfarah7721 2 месяца назад
Cajaa, Ib in uu hadda taagan yahay baad moodaa. Ilaajow u naxariisto.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 месяца назад
Allaha u naxariisto abwaan gaariye .
@klausmikealson1430
@klausmikealson1430 2 месяца назад
Allaah ha kuu baxariisto Gaarriye❤❤❤❤❤
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 5 месяцев назад
ilahay ha unaxariisto abwaan aqlibadan oo garasho dheer ayuu ahaa abwaan gaariye ilaahay ha unaxariisto wll
@jirdealiali3965
@jirdealiali3965 Месяц назад
Illahay jannatul Firdawsa ha galiyo abwaan gaariye.. wuxu sheegay haday qaataan dadkan wareeray way badbaadayaan khas ahan inaga oo koolba meel cararayna
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 Месяц назад
ALLAAH YARXAMHU RABBI denbigiisa ha dhaafo, hoygiisana JANNADA ha ka yeelo. WAXGARAD ILDHEER oo MURTI yahana buu ahaa! 🤲🤲
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 6 месяцев назад
Maantay taagantahay
@sahraj3885
@sahraj3885 Месяц назад
Jannatul Firdowsa Allah ha geeyo Abwaan Gaariye Ummada Soomaaliyeed Allah heysu sakiro ALLAHUMA Aamin Aamin Aami
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 5 месяцев назад
Alle haunaxariisto waayo aragsanaayaa.
@AwooweHagar
@AwooweHagar Месяц назад
Ilahay hawnaxariisto abwaan walyaa buu ahaa
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
ilahay ha ku naxaristoh hadalkad shektay mantah bay jogtah dharartih museh oromoh bah kenay waynah bilabatay in lah ibsadoh dhul iyo bad dharartih way timid waxay kah bilabatay sol waxaynah ku socotah Awdal
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Месяц назад
Farqi uma dhaxeeyo maalintaas iyo maanta sideey bay yihiin, ahaan doonaan
@MciB-gl5mk
@MciB-gl5mk 2 месяца назад
اللهم امين يارب العالمين❤❤❤ 0:39
@hodanfarah7721
@hodanfarah7721 2 месяца назад
Dharaar baa Iman doona dadka sool iyo awdal adanow hagrateen raacdadooda la raadsh!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@abdishariefmohomed5935
@abdishariefmohomed5935 Месяц назад
Allaha unaxariisto abwaanku waxa uu ahaa feyla suuf umadeed ❤❤
@hooyosomaliyed4029
@hooyosomaliyed4029 Год назад
Ellaahaw unaxareeso edha dhaarayaa
@CabdiAadan-dc2ur
@CabdiAadan-dc2ur 2 месяца назад
Manta aayey tagantahaye
@dahirdubow8636
@dahirdubow8636 2 месяца назад
Waa dharaa weyn on ah SSC OO MAANTA NOQOTAY
@user-bp4oz7ti3n
@user-bp4oz7ti3n 2 месяца назад
MUNAFQU MAGULAYSTO DABAKUSHIDA ISAGUNBA KUDABAYSAYE GUSHADA SHEYGASO EE ADA GADHAY SHEEG DAGAAL SOKEEYE GUULL LAGAMAGADHO
@cabdicumar-qp5rq
@cabdicumar-qp5rq Месяц назад
cabdi.cumar
@AbdirashidMuxumed-te6tl
@AbdirashidMuxumed-te6tl 2 месяца назад
Fartii muuse eedey
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Haye ! Ina kaahinkaa maantaba qoriga dabka leh sita, Ayaa hoggaaminayey.
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 Месяц назад
Wofka indho dheer garadka ah waxbuu alle tusiyaa lkn walee somali dhago uyelan markuu dhinto ayay dhahaan miyuu ogaa xaguu ka ogaa say wax usocdaanbuu in dhaha kuhayay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 28 дней назад
Beentii aad ka shwegteen Maxamed Siyaad Bare ayaa la idinku Ciqaabaya ilaa aad runta u soo noqotaan
@NIGRAAWAJAMACNigraawa
@NIGRAAWAJAMACNigraawa Год назад
Alle hau naxariisto
@Nasiircabdi-tk4ic
@Nasiircabdi-tk4ic 8 месяцев назад
Waatali say
@Bushkabushka-l5w
@Bushkabushka-l5w 23 дня назад
H
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад
2:41
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад
3:51
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад
3:03
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад
0:39
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 месяца назад
3:24
@ShaaficiGuutaale
@ShaaficiGuutaale 2 месяца назад
Ĥhhĥhhhhhh
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 месяца назад
Laascaanood iyadaa maanta hagratay Somaliland oo ay ka Caqli bateen Majeerteen. Somaliland dadkeeda way Guulaysan doonaan.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m Месяц назад
kkkkkk laascaanood ma hoiyadaa baaleh tankale majeerteen yaad utaqaan laascaanood iyagaa uskale xayawaan markaad haldoorkaayga laaynaaysay habernba mid ee markii shacabkii mudaharaadeena aad dbashiikaha ladhacad ma wnag baad iisameeyday aac magaaladeen duqaayday kkk uma ciilqabo wixii laascaanood gaadhay waayo waan aarsaday intiilaayga filay kabadan baan dilay hubkiina waan lahadhay kuwii magaalada duqeeyayna waa hayaa oo xabsi baay iigu jiraa adeer guulna kaadheer sool waay kaaga dhamaafay shalayna caada qaataa ku keenay maanta hoogba karacay
@mhassan0163
@mhassan0163 Месяц назад
abiib waxba garan maysid ee iska aamus, 3 sano oo cali khaliif aun hargeisa joogay baa muuse biixi diiday inuu la kulmo, xayawaan baad tahay ee iska hadaaq
@adanbile4237
@adanbile4237 Месяц назад
Caqliga daayeerku waa kan halkaa idin dhigay, Arligiini gaddeen, Amxaar ehela mooddeen. Lascanod raggii lahaa ayaa u tashaday, Markaad marti edebdaran noqoteen, Majeerteen yaad mooddey??? Majeerteen waa Harti Lascanodna isagaa leh.
Далее
Maansadii:- ERGO.// Abwaan Gaariye.
25:26
Просмотров 129 тыс.
Gaariye Iyo Saddex Maanso.
18:10
Просмотров 481 тыс.
Silsiladii  GUBA  gabayadii sida weyn laysugu weeraray
1:21:09
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн
LUUQADA AFSOMALIGA - ABWAAN GAARIYE AUN
35:56
Просмотров 40 тыс.