Тёмный

Dhibaatooyinka qabsada qaar badan oo ka mid ah dadka caafimaadka u taga India. 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 118 тыс.
50% 1

Call Center: 3883
Email: info@caafisom.com
www.caafisom.com
whatsapp +252637447926

Опубликовано:

 

7 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 256   
@AhmedMohamed-we8tl
@AhmedMohamed-we8tl Год назад
Asc, wixii faahfaahin ah please ka eeg qaybta description ka! Mahadsanid!
@markisshamsudiin9127
@markisshamsudiin9127 Год назад
Subxaanallaah Soomaalidu iya iscunaayo naxariistii way kadhamaatay
@missdeka
@missdeka Год назад
Shirikad barakeysan Alle hauga dhigo walalayalo umada xanusaneysa oo dadkiina Alle uga cabsada caafimadkoodana haka beec mushtarina illaaheey haidin barakeyo inshaallaah.
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
Xanuunka cancer ka aniga wuu igu dhacey 2012 alhamdulilah isla sandkas ayu Allah iga caafiyey waxaana daawadisa ku qaatey wadanka Malaysia kuala lumpur Alhamdulilah ilaa hda wan ka ficnahy Soomaalida na zaaid ayu ugu batey isla sanadkas ilaa hada Alle haka wada caafiyo
@mahbubmo
@mahbubmo Год назад
Amiin. Adigana alle ha kuu siyaadiyo.
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
@@mahbubmo Aamin Alle haku barakeeyo JazakaAllahu Kheir
@Hawd74.
@Hawd74. Год назад
Manshala alaha cafimaadka hakuu sii siyaadiyo walaal
@hamdaabdillahi9737
@hamdaabdillahi9737 Год назад
Ilahy shirkad khayir qabta haynooga dhigo oo cid walba caawisa 🤲🏻
@xukunadan9709
@xukunadan9709 Год назад
Sey unoqonaysa nin inu asagaba ganacsada raba how marka ay kuhagagaysa ...inti lagacararayay inkabadan ayaa lotagaya😅
@user-pn2fz2yt8f
@user-pn2fz2yt8f Год назад
Ilaahay shirkad khyr qabta alle haka dhigo mid dadka shirkad dadka u naxarista😢
@shafiehassanali1686
@shafiehassanali1686 Год назад
Rabbiyoow waa maalin fadli badan waa maalin Jimco ah waxaan aniga iyo quf walbo Muslim ah waxaan kaa magan galnay cudur/xanuun dawadiisa India nageeya,😢
@bakarboyofficial1371
@bakarboyofficial1371 8 месяцев назад
Amiin amiin ilahow Hano aqbalo❤
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Год назад
Ilaahayoow run u hiili Dadkaani ma Dowlad bay is moodeen waa shacab shacab u dowladaynaya yaa rabi umada Dowlad caadil ah noo keen .
@umuamiira113
@umuamiira113 Год назад
Wariye abdisalan waxan rajayna in aad qorolkayga aragto ilahay qayr haku siiyo halkaas waxaa joga oday somali oo bilaa dad ah markaa waxbana mahaysto meesha wuu kudhiban yahay markaa ma isku dayi odayga in aad utagto dadka uso shree garayso sida lo caawiyo adna ilahay haku caawiyo waxan rajayna in aaad so jawabta sida odayga lagugu so xiro
@SirtaQarsoon
@SirtaQarsoon Месяц назад
Hada aniga jooga india gaar ahaan new delhi, somalida kuma badno weliba qiimo jaban wax walba ku hele iyo dad wadanka udhashay iyo somali cid kaste wa kucawine si bilash ah, marka dadkeygow wadanka wa ween yahay Hyderabad kaliya maahane hala aado caasimada iyada hospitalada ugu wawen wadanka ku yalin ❤
@maxamedjaamac6008
@maxamedjaamac6008 Год назад
Maanshla ❤❤❤❤ c salan harari waxad haysa shaqo wacan ee halka ka sii waad been maha ee somalidu ayada is dhiibataysa
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
Mansha Allah somalida meel kasta oyjogto Alle ha xafiido bukankana dad u naxariista Alle ha ku beego aamiin
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 Год назад
Waligaa Qof Soomaali ah ha Aaminin, Meesha Aad ku Aragto Qof Somaali iskaga Carar Xataa hadii uu ki yidhaa Janada ayaa halkan laga Galayaa Wadaad iyo Waranle ba Soomaalidu waa Budhacad
@niyaaladem
@niyaaladem Год назад
😅😅😅😅 very true
@jamac7119
@jamac7119 Год назад
Hereri Allah hakubarkeeyo wararka cafimaadka badi oo fahfaahi
@ambasitorkaruuxiga6709
@ambasitorkaruuxiga6709 Год назад
Ilahay cafimad hasiiyo inta jiran somalida
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Hyderabad waa meel kulul, waa runtii wlhi Somalida ayaa qastay meesha, oo dadki masakiinta ahaa lacag dul saaranaya
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 Год назад
Umada somaliyed ee xanunsanaysa alle ha caafiyo wariye herirana alle ha barakeyo
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
Alle umada somali Ha caafimaadiyo Iyo muslimiintaba. Hereri warbixin wacan weeye
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Reer Haydarbad sameysta somali guda ah oo luqada taqana bilshana ha ku saqeyaan oo bulasha dagen meeshan ama india ha siiyaa waxuu ku noolanyo oo wlaiba lacag fiican ah
@fitaxplus
@fitaxplus Год назад
ku saliya nabig SCW
@najiibrashiid9884
@najiibrashiid9884 Год назад
caafisom wa magafayaal cusub odaygan caloosha weyn xayeysiin ayu u sameynaya
@ismacilsaleban7845
@ismacilsaleban7845 Год назад
Caafisom manshaalahaa guul iyo gobanimo
@cabdilaahixiis8001
@cabdilaahixiis8001 Год назад
abdisalan hereri you the best teachers or instructors peform good reports helping somalian people thank you go head
@cismangurey5733
@cismangurey5733 Год назад
Abdisalan hareri rabbi haku barakeeyo ruug-caadaa waayo badan joog insha allaah
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Год назад
Waa runtii odaygu Run buu sheegay. Soomalida iyada ayaa ist xasday.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Год назад
Alaha hacafiyo yarabi inti xanunsan muslim ah
@Hawd74.
@Hawd74. Год назад
Amiin
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Год назад
Application Caafisom 👍but 🤔 can Caafisom have beach in Turkey and Malaysia for helps 🇸🇴 Somalia people there going to those countries. Thanks Abdisalam Hereri and the team channel ❤
@sadiyoabdulle9081
@sadiyoabdulle9081 Год назад
That’s a great product for our people MaashaAllah. Well done Caafisom May Allah increase you reach Ameen.
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Год назад
Thnks wariye sare C/Hereri
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Masha allah waa wadan horumaray india
@abdikadirsheikhumal3506
@abdikadirsheikhumal3506 Год назад
Keep going Mr Herreri.
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 Год назад
Walahi waa xaqiiq 2022 ayaan hindia caafimaad u tagay ciyaalka turjumaanada waa magafayaal manaxayaal ah waxaayba isbitaalda ku leeyihiin kaarar aqoonsi Qofka dhaqtarka haduu u dansheegto waxbaa laga dhimayaa lkn wiilka somaliga wuxuu idin kala ilaalinayaa adiga iyo dhaqtarka si aanan waxba lagaaga dhimin Turjumaanka marwalba wuxuu ku dadaalayaa in qarash badan lagaa qaado si ay faa,ido badan u helaan Guryaha xaafadaha kale ee qolkii 30 dolar kama badna lkn xaafadaha somalida ay ku badantahay qolkii waa 200 ilaa 240 dolar ayaa lagaaga kiraynayaa waxa waxaa sameynayo waa dilaal u dhexeeya ninka guriga leh iyo adiga waana somali bilwalba waxbaa ku kordhaayo Somalida iyagaa cadow isku ah haday caqli leeyihiin wadabkooda ayey nabad kadhigan lahaayeen Waxyaabihii iga yaabiyey waxaa kamid ah marka dhaqtarka aad sugeysid oo aad feelka ku jirto muwaadinka hindia u dhashay ayaa marwalba kaa horeeyo weliba isagoo kaaqiimo jaban inta aad bixineyso 50% dowladiisa ayaa kabeyso. Waxwalba oo iga baxay Axla Alle waa igu caafiyey dadka hydrabad u dhashay waa dad wanagsan Ilaahow caafi dadka somalida wey dhiban yihiin.
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 Год назад
Amiin
@maxamedabdi4161
@maxamedabdi4161 8 месяцев назад
2023 ayan tagay kiradi meelaha wa 500$
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Год назад
Thank you abdisalan hareri for broduce brogram
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Год назад
Illahay somalida turjumanka ah ee cadaabaysa Somali dooda bugta if io aakhiro ba Allah ha ku cadaabo turjumaanadas amiin dhaha si Alle uga qabto dad iyagiiba diciif ah miyaa maal koodiina loso dhigty Allaw ha no bahin
@HRU20209
@HRU20209 Год назад
ALLAHAYOW SOOMAALI U GARGAAR, MEEL WALBA IYAGAA DHIB ISKU HAYA....
@shacshabona
@shacshabona Год назад
Ameen lkn somalida ayagaa dad dhib badan ah
@user-pn2fz2yt8f
@user-pn2fz2yt8f Год назад
Waaa runtiii magafayaal weye soomalidu ma naxaan anaaa tagay india 😢shit whi whi
@shukri1395
@shukri1395 Год назад
Somalidu wax kasta ayadaa kicisa!! They creating middleman where people are not aware of the right cost of rent and medical car they are getting. So sad that we are ripping each other off😢
@caagagga
@caagagga Год назад
True somalida ayagaa shido ah
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Shameful wlhi
@mamadoujama5627
@mamadoujama5627 Год назад
Iyagaa iskugu wacan
@maydal6037
@maydal6037 Год назад
IVF Package in Turkey Fiiro gaar ah ; Maashallah, waxaan doonayaa in aan idin la wadaago arin muhiim ah oo aniga I soo martay IVF ( ilmo raadis ) 2023 ilaahay ayaa bixiyee . Arinka aan doonayo in aan ka hadlo waa dhanka kharadhka , Markii aan tagayay Istanbul waxaan sii ogaa qarashka IVF Package. Markii ay bilaabmatay hawshii lacagtii waxaan u bixiyay si qabqab ah iyadoo dhamaystiran ayaan ku bixiyay dollar laakiin dhibtu waxay timi markii gabadhii lacagta qaaday iyadoo dhamaystiran reciept aan hayo tidhi soo bixi inta hadhay oo sownigii bixiyay lacagtii oo dhamaystiran. Markaas waxay igu tidhi ugxantaada ilaasho!! Xariifad baad tahaye!! Way iga tagtay, lacagta waxaan ku bixiyay card, waxaanan ku idhin lacagtu waa pound, dhaw cisho markii aan joognay, inanta turjumanada ah ayaa igu tidhi lacagta bixiyay inta ka horaysa Egg retrieval, haye baan ku idhi; markaas ayaa waxay iga qaaday lacag aanan filanayn. Maashallah wax waliba si fiican bay noogu soo dhamaadeen, marka laga reebo lacagtaa dheeraad ka een sharaxaada lahayn. Mahadsanid
@nimcomaxamedmuumin962
@nimcomaxamedmuumin962 Год назад
شكرا عبد سلام هرير
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 Год назад
Caafisom Guulaysta Insha allah
@cabadallahahmad7442
@cabadallahahmad7442 Год назад
Allaah cafiyo islamka bukaba Insha Allah
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Год назад
CABDISALAAN WAAD KUMAHADSANTAHAY U ADEEGIDA UMADA, WAXAANAN FILAYAA INAAD SHIRKADAN KATAHAY QAYB ALLAHA KUGU GARAB GALO
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 Год назад
Fary good. Cabdi salaan hereri. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kdot5610
@kdot5610 Год назад
Mashallah caafisom
@missdeka
@missdeka Год назад
Illaahoow caafi muslinka xanuusan alloow soomaalida xanysaneysa caafi yaa raxmaan😢
@mukhtaarmuuse7383
@mukhtaarmuuse7383 Год назад
Waa runtii ninkaa wlhi bilaahi sanidkii hore ayaan tegay Turjumaanku wuxuu leeyhay boqolkiiba sodon lacagta dhakhtarku kaa qaado Waxaa kaaga sii daran markuu turjumaanku basaborkaga aad u dhiibto wuxuu u shire garaynayaa dhamaan dhakhatiirta magaalada oo hadaad kaba tagto oo aad kamaaranto turjumaanka oo aad istidhaaho adigu afkaaga ku ciilbax dhkhtarkasta oo aad tagto waxaa kaaga horeeya basaboorkaagi Oo ka turjumaaya in cidi ku soo dirtay Waxaanu dhakhtarku ku darayaa ninkaa basaborka soo shire gareeyay lacgtiisii oo boqolkiiba sodon ah adna maba ogid waxaas oo dhan
@caduurmedia
@caduurmedia Год назад
Hadaan aqaano english kawaran
@sonacihc
@sonacihc Год назад
!!! Marka Hore sidee ayu aniga Turjumaan isku sheegu Passport keyga u sawiran kara. This its very private and waa mamnuuc. Unless Dhakhtarka mooyee anba meelihi dawladu iga baahato mooye. Turjumaan Passport keyga inu sawirtto anba gacanta ku dhiga waa shay mamnuuuca mara waaxid
@sonacihc
@sonacihc Год назад
Waxaana waxaa ugu wacan dhamaan dadkeena soomalida waa aqoon darada. Incha Allah waxaan baryaya in Allah faraj khayr qaba u baxsho umadeena meel kasta oo joogan. Amin
@farhiamali4693
@farhiamali4693 Год назад
Very sad wallahi meley taganba iyaga isbadho isku dhigta 😢
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Farhia maansha allaha addunaka waxaan dheernahey dumar wanaaga dhibaka Haystaa somali wa aanaga rag ah hadaan is qiyasan rag nahey ana ana ka mid ahaadee waa wax ma garo axaan odhan laaha waa 90% inta nin somali ka fakira a rerkiisa somalinimadiisa kolaka doqanka nagu badan noo soo dueceeya habalyagiow waxaad tidha wa ageesyoi ma aha halaka mala a waa 50%
@jamaabdi4355
@jamaabdi4355 Год назад
In badan oo dhalinyaradaas ahi wax aan cidina umadda u qaban ayay u qabtaan maaha in dadka la ceebeeyo waa rag dedaalayay oo intooda badani daacad tahay.
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 Год назад
Daacad maxay ku yahiin in ay dad ayagaba dhiban oo dadkooda qasran u soo aruuriyeen in isbaaro loo dhigto waxay mudan yahiin in ay dadka wadanka dagan kala hadlaan si loogu naxariisto ayagaa yaqane
@jamaabdi4355
@jamaabdi4355 Год назад
Waa laga yaabaa inay jiraan qaar baahida dadka ka faaiidaysta, aniguse waxan ka hadlay waxaan kusoo arkay halkaa dhalin yaro Soomaaliyeed oo umadda u adeegta ayaan kusoo arkay oi muddan in laggu amaano.
@foos81
@foos81 Год назад
Asc asxaabta walahi Somalida waa dad daciif oo lakala gato bal qofka sooliha kuu dhacaayo hindi markad turkiga tagtid mid soomali baa kaaga hiilinayo turkiga ilaahey iimaanka ha u sugo soomalida ka bacmushtareeyso soomalida dhibaateysan☝️🤲🇸🇴
@caduurmedia
@caduurmedia Год назад
Luuqada englishka hadaad taqaano waad ka baxsaneyna
@khadrakahin6394
@khadrakahin6394 Год назад
​@@caduurmedia Turkida wa luqadooduun ma yaqanan English mar mar la kulmaysa qof carabi yaqan
@user-fo5lv2xj4j
@user-fo5lv2xj4j Год назад
Haydarbad maraan tagey 2019 nolsha kaloodhan waa iska caadi dhakhrtak iyo guryah maahee wlib guryuhu waa lbo gacmood wxan dhihilahaa dadka somalid ojog wadnkaa unaxariista dadka xanuusan o dhibnhaa anigu walhi ma arag meel neyrobi kadran
@Ahme_abdisak
@Ahme_abdisak Год назад
Somalida kunool haydarabaad wax ha ka qabtaan arinkan wayn ee ah in dadka xanuusan lacag saa'id ah lagu dalaco.
@user-ro3sz6vf2v
@user-ro3sz6vf2v Год назад
Apollo hospital qeeymo go’an weeye taqtarka iyo turjumaanka wax lacag ah Kama wada hadli karaan
@mohahasan9639
@mohahasan9639 3 месяца назад
That’s true Ana laygu qalay price goan wye 1 dollar kuma dari karo kamana jari karo
@ciroawle467
@ciroawle467 Год назад
Cabdisalanoow music gan soo mahan heestii xassan adan samatar ee siraad
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Shirkaad fiican barkeysan ee somali u naxdey hadey kuwii somali wanageda nacba a ka daba furan dooraan barmnaamji caynkaas ah waxaan ka codsanyan dlawada somalia somaliland in aan shirkaad shirkad aan aheyn xafiiso ku yeealan karan wadankena gudhisa inta shirkadan u naxdey dadka somali oo dhan cagaheeda isku istaageyso hadii kale magafyaashii un baa shaad ka inoo soo badli oo odhan xafiis nocaas haynaa ugu yaraan 30 sanno waa iney igu kaliya ahaadan shirkada dadka somaliyeed dhamanted ka gargaara cafiimadka loo tagyo india
@mk404
@mk404 Год назад
Shikada caafisom wa shirkad awoodeda leh in dadka bukanka ah ay u adeegto magafayaashana u quus gayso. Dhibka meesha yaala ee somalida joogta dadka u gaysteen wa wax an laso koobi karin waxan rajaynaya inaad adeegyada ku dhakhsataan.
@abdirisakali8010
@abdirisakali8010 Год назад
My hospital medicover
@naasirbashiir358
@naasirbashiir358 Год назад
Insha allah 2024 wn tagi hadii alle idmo
@wadani9971
@wadani9971 Год назад
Magafayaasha somalida meel walba waa ku dhibaan umada
@yahyeidiris4777
@yahyeidiris4777 Год назад
First viewer
@muztyosman889
@muztyosman889 Год назад
Dadka somalida waa cadaw wlh qof walalkoda waxba uma ogola tusale: 1. Hospital ka hadey kaligod tagan markasta lacagta waa ka baxee lkn hadey maqlan qofba la siina qidmad hospital u gartay ma ogola. 2. Mida guryaha, hadii guri uu ka kireyo nika guriga iska leh police baa loo diraa oo dabaaji baa laga qaada oo hadey wax ka halaban luuqad ey kula hadlan ma yaqanan guriga waa $150 Lkn qofka somaliga oo dabajiga asaga dhigay ey markasta wacan karan $200 inuu uga ijaaro waa dhibee. 3. Ma jira lacag aad ku tala gali karto adoo caafimaad u socdo oo waxaa soo bixi karo xanuuna ama baaritan dheeri ah. 4. Waxey raban in airport laga so qado oo hadane suuqa loo kaxeyo si ey sim card uso gatan iyo wixi ey raban, hospital la geeyo oo inta kuso wacan ku dhahan meel hebel ii kaxey oo malin kasta ayaga la wado ilaa ey ka noqdan mana gartan $100 ama $200 nikan sim card xita jebkisa kaga furay u garo oo halka bil ku daba socday. 5. Qofka marku india taga asago hal xanun qaba ayu taga hospital ka marka la geeyana 10 xanun kale ayuu raba in fataxo looga baaro hadey dhici weysana waa la dhacay. Ugu danbeyn maxa farqi oo u dhaxey qoladan hada shirkada furatay iyo ardayda, ma ayagaa free ku shaqeenaa. Abdi salam hareri waxan ka codsana ina dhalinyaradana ka wareesato ceebta ey ayagana hospital da ka sameyen, dhinaca kale wareyso FG: fikirkeyga unban ka hadlay
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Год назад
adugu ma dilalinta ka midtahay..wadigan sida qotada dher uga hadlay.talabad somalida wax ma deqan cid dilal idinku haysata majirte wa dadkan ad dakhatirta shisheya ula heshinaysin jojiya..tasedexad..qof dhiban o lacagta dakhtarka india u ku imanayo tolki uso ururshay ama dadka somalida..ayad rabtan inad dilashin war mel kale risiqa ka radiya..o Allahina dadka uga cabsada
@owliyo1218
@owliyo1218 Год назад
Been baad sheegtay 200 turjumaana qaadataan qofkii aan iska kiin dhicna waad dhacdaan xitaa qofka maalmaha ugu horaysa suuqa ma gaysaan waxba uma qabataan
@muztyosman889
@muztyosman889 Год назад
@@amalidiris9641 maya, aniga waligey ma tagin india waxna ma dilalin. Lkn waxan ogahay sida adunka loga dhaqmo somalina wan ka dhashay, qofki wadan ku cusub hotel buu daga hadii guri uu kirestana waa inuu is register gareya dabajina dhiga’ intas lama weydiyo somalida. Hal sual ayan ku weydina shirkadan leh airport baa laga so qaada hadane leh gurya noo kiresan sii kiresta ee abdi salam hareri hospital ka geysay ee hadane waa la shaqena ayagu free miye ugu shaqenayan? Intas iga jwb adigon aniga si shaqsi wax iga sheegin Mahadsanid.
@xukunadan9709
@xukunadan9709 Год назад
​@@amalidiris9641bro sidaas ma ahan lkn dalalka lashegayaa waa mid wajib ku ah internationalka ee ma ahan somalida kali qofka internationalka waxaasara 20%qofka qalinka ah taas ayaa lagsiya wax qofka ukenaya ama istaalkas wixi kasoharay oo kale waa howlkale
@abdiqanicaano7608
@abdiqanicaano7608 Год назад
Waryaa budhcad badeed baa tihiine dhibka dhaafa
@naimaabdulle1697
@naimaabdulle1697 Год назад
Masha Allah
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 Год назад
Another one legend keep going
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Год назад
Ogaada markaad fiiri sid dhibka jiraa waxa uu yahay somaalidu aqoon male markaasaa tuug kastaa soo aadaa
@Liiloowe
@Liiloowe Год назад
HINDIA INAAN AADO AYAAN DOONAYEY LAAKIIN WAAN JOOJIYEY. ILEEN WAA MEEL LEYSKU DHOCO. AR KA GUD
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Год назад
​@@abdulqadirmohamed4429Allooow afaka ha ku goyn waa Saad u sheegtey Xaramkii ilaahaay buu dhibaatada shacabka la kala boobayo gaarey Indiana waa lasoo aadeen reer boobaaye shacabka ilaahaay hanoo gargaaro iyaga kaliya ayaa go'aanka gaaraya fulinaaya shacab hadii wanaag LOO wado waa lala fariisan lahaa laakiin waa shaqo tag indho cadays ah .
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o Год назад
Dillaaliintii horeiyo turjubaannadii hore haddii aad shaqaalaysiisaan waad hoogteen sumcaddiinuna labo bilood ayaa ay ku lumeysaa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Год назад
Somalida waa sunta hargaha,meel walba iyagaa isku dhibaataynayo,not only india but everywhere
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Год назад
Cabdisalaan Hereri weriyaha ummada soomaaliyeed.
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Год назад
Illahow shir kad khayr leh oo u Ada Anfacda uga dhig qalpiga Dana xaaran ka ah dhibta
@engabdirahamanomar6565
@engabdirahamanomar6565 Год назад
Caafisom waxb kual talinya in iyaguna hadhaw ayna dadka dhibin ioyna ku qaliyen hadi suuqa kaligood u noqdo (monopoly without competition)
@qoslayeali6930
@qoslayeali6930 Год назад
NINKAAS ODIGA AH WAA RUNTIIS ANIGA MAR AANTAGAY WAXA ILLAHAY IGU BADBADIYAY WALAALKEEY OO MEESHA JAMACAD KA DHIGANAYAY
@cabdicasiisrooble8005
@cabdicasiisrooble8005 Год назад
Kirada waaye wax yaabaha somaalida dhibaayo. Haday xaafadaas ka guuraan waxaa aaminsanhy in $100-150 ay ku heli karaan magaalada dhinac yadeeda kale.
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Год назад
dowladaha calamada badan mid hal isbitaal dhisto mala waayay .??????
@abdisamadabdullahi6720
@abdisamadabdullahi6720 Год назад
Hareeri good job we love you longlife Mr Hareeri
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Год назад
WARIYE ABDISALAN HERERI WARAYSI WAX TAR LEH WEEYE
@user-ki5du7ht5h
@user-ki5du7ht5h Год назад
Ummada soomaaliyeed waxa ku qaasmay qoomiyada Oromada iyo xataa Tigray wa Nagu so biireen . Soomaali asaal ah wa yaar tahay manta
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp Год назад
Hyderabad turjumbada joogaa af English iyo hindi ma yaqanaa hunguri ayaa wada.somalida wax kasta wa lagugu qaliyeen wana laga necbahay wax kasta wa qaali hyderabad sida xoolaha lagu gar garin hospitalada qiimaha
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o Год назад
xataa kuma hadlaan health terminology luqadda caafimaadka. Waxaa ugu musuq badan xagga IVF mid magaceedu yahay Sahra Osman oo hindiyad islaam ah haysatana Secundrabad womens hospital , shan dillaalbaa u shaqeeya meesheeduna waa isku dhex yaac. xataa qofka dhiiggii laga qaaday, manidii, iyo dhammaan sample-kii magacyada looma hubsado klagu qorayo. qalabkeeda oo dhan waa duug wada dayacan oo dad aan ingiriis ku hadlayni joogaan. Xataa shaqaalaha cisbitaalka u joogaa dadka soomaalidey shaxaadaan intey iyada iska eegaan.
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 Год назад
Kor waayeel waa wada indho odaygaas soomaaliyeed baa sheegay Soomalidu ayadaa dhibaato isku haysa
@axmeddabacsane
@axmeddabacsane Год назад
Anigu sariirtii xitaa waan bedeley
@khalifofficial2277
@khalifofficial2277 7 месяцев назад
dhibaatada ugu wayn ee somaalida kudhacda waa mid iyadu isugaysato ninkaas odayga ah hadalkiisa waa xaqiiq
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Год назад
Asc xageelagala xiriraya
@jamac7119
@jamac7119 Год назад
Hereri hi waxan kacodsanaya inaanad sokoobin warysiyada ee aadsifahfahsan dadka ugaregiso hinda iyo warkeeda xaga cafimaadka waadmahadsantahay
@ilwaadqurux6132
@ilwaadqurux6132 Год назад
Somali hadanahay anaga is dhacno sorry india waa meel lagu dhibateyo dadka masakinta oo cafimadka u tago
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Год назад
Idinku shirkad ka ahaan dantiinu yaanay noqon inaa dhaqaale Sammy ee bilaahi calay caawiya dadkina jilicsan ee magefayaashu baadhan
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Год назад
Haday Isaaq yihiin corruption ku wuu yaranaya walaahi wa dad naxariis badan oo iimaan qaba ❤
@bez1196
@bez1196 Год назад
Somali waa isku wada mid sxb. Dad wanaagsan iyo dad xunba waa laga helaa. Meesha qabyaalad iyo xoolonimo ha la Iman.
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Год назад
Aniga joogo somalida wa iskumid waxa ugu si daran kuwa qaarkood qofkanle isaaqa ugu naxariis bdn o wngsan kk waxas wa been
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 Год назад
@@FarxiyaCarab-fh6mhRuntii aad uguma badana xaga musuqa xagaa walagag dheereya ilaa Turkey dhibatadan way taala
@FarxiyaCarab-fh6mh
@FarxiyaCarab-fh6mh Год назад
@@Ishwaaq123 kk isku isaaq banu sheegeyn
@hodhare961
@hodhare961 Год назад
Illaahay Soomaali Ha u sakhiro arinkoodu ma sahlanee!
@ifraaxkeefle2401
@ifraaxkeefle2401 Год назад
waxa ka daran haydarbad caasimada ayaa ka qalusan guri iyo dhaqtarba ilahay umada ha cafiyo
@user-wl4er2yr8j
@user-wl4er2yr8j 10 месяцев назад
Waa xayaysiis kale!! Ciladii meesha ka jirtay program kani kamuu hadlin sidii loo xalinlahaa soomalidu waa dad aad looga yaabo!!
@abdiazizroble3946
@abdiazizroble3946 Год назад
Aniga waxaan tagay 1 janaayo ilaa hada March 2023 tagay runtii gaar ahaan gobolka Haryana gurgeon oo delhi dhow hal muqalas oo soomaali ah uma baahan lkn Hindida sudooda ayaaba qayanoola ah waxay igu heshiiyeen 7k qaliinka wadnaha ah, iyo 3 maalin oo kahoreysa oo diyaarin ah kadib waxaa dhacday inay kuqiyaaseen 2,000 dollar waxay dhaheen discount ayaa kaaga dhignay oo lacag 3 maalin oo hore marka waxay waxaa bukaankii lajiifiyay,3 janaayo waxay igu dareen 2 maalin oo fasax sabti iyo axad oo aniga aan kula heshiin 9 bisha janaayo howshii laqabtay gabadhii marka isbitaalka aan kabixiyay 17 janaayo waxay igu dalaceen 1000 markii oo maalmihii discountka ahaa markii aan waydiiyay waa ila meereyesteen muran kadib $100 ii reebeen $900 meel ay kadib aan aqoonin iga qaateen marka sidooba waa qoom qiyaano iyo lacag jaceyl ku abuuran. Anaga soomaali ahaan waxaan uga bixi karna inaan dalkeena hagaagso gumeysigaas Hindida balan maleh sidooba heshiis qoran xitaa inay kula galaan ma ogola qof marka koobaad waa balan lagalayaan waxay dhahaan package lkn balanta waa kaaga baxayaan.
@ishwaaqcady37
@ishwaaqcady37 8 месяцев назад
Walal dhaqatiirta ma fiican yihiin gacantooda ma fadhisaa xaga qaliinka
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 Год назад
Wllo Doctarkaas dumarka qaabilsan numberkuisa maheli karaa
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Год назад
Nadaafad xumadu waa qayb dhaqankeena ka mid ah meelkasta oo aynu joogno.
@jamaabdi4355
@jamaabdi4355 Год назад
Nadaafad xumida la sheegayaa maaha mid Soomaalidu keentay waa mid dadka wadanka lihi sababeen, maaha in Soomaali layska eedeeyo.
@abdihakimmmohamud7230
@abdihakimmmohamud7230 Год назад
@@jamaabdi4355 kuwa walal guryaha kiraynayaa waa soomaali ee maaha dadka waddanka leh dadka guryaha iskaleh waxa kasoo kiraystay soomaali kuwaas ayaa soomaalida kale kasii kiraynaya waana kuwa gurigii ayadoo saaka laga baxay isla duhurka kaa kiraynaya ayadoo gogoshii sideedii ah xitaa laga yaabo inaan guriga la laydhin. Nadaafad xumada waa dhaqsnkeena. Anigu Burco iyo Hargaysa ayaan kunoolaa balcar isku day inaad xaafadaha tidhaahdo aan qashinka iska hagaajino inay ku dilaan ayaad ku dhawaanaysaa soomaaliduna waa iskumid uun.
@niyaaladem
@niyaaladem Год назад
Waa waxa ay Fatxiya Cabsiye idiinku aragtay. Ish.
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o Год назад
Xagga IVF ama dadka carruurta donaya waxaad iska ilaalisaan gabadha islaamka ah ee Sahra Osman ee haysata Secundrabad Womens Health. iyo ta soomaalidu u taqaanno BALBALA labaduba arrinkoodu ma saxna waana dhulka turjubaannadu wasakh ka dhigeen ee kharribmay.
@fadumohinda7908
@fadumohinda7908 Год назад
Xaruntii.waa.xagee
@esakmuktar7043
@esakmuktar7043 Год назад
Waagi aan jamacad ka dhigay jiray dadka waa Iska cawin jirnay😊
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs Год назад
Wll aniguba 2013 oo aan tegey maan arag hal qof oo kacay qaadanaya
@esakmuktar7043
@esakmuktar7043 Год назад
@@alimohamed-up7vs mar aan Nairobi dsd guryo ka ibsadey
@esakmuktar7043
@esakmuktar7043 Год назад
@@alimohamed-up7vs aniga waxaa ka so tagay 209
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o Год назад
@@esakmuktar7043 Afsoomaaligii wuu lumey, saddexda qoraal ee reply=ga mid qudha oo saxan oo wuxuu ka hadlayo la fahmayaa kuma jiro, waar qoraalka barta oo intaydaan post-gareyn hubiya oo saxa.
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o Год назад
Safaaradda soomaalida hindiya waa magac u yaal maaha meel uu joogo qof karti leh oo dhibaatada soomaalida haysa la wadaagi kara dawladda india, xataa website ma leh oo telefon iska dhacaya oo aan cidi ka jawaabayn.
@hugdheh
@hugdheh Год назад
14:10 Mohan Vamsy legend aan sadex sano la shaqeynayay hhhhhhhhhhhhhhh
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Asc hereri midia dhibaa tootin kaa waatii kaga shee key nay sat gabadhii hidi yada ahayd burco ku noo leyd mudada dheer e sodaa muuqaalka mahad sanid wll
@abdinooryarow6903
@abdinooryarow6903 Год назад
Medicover 😢 hitec city
@salmaanabdi9462
@salmaanabdi9462 Год назад
Qofka somaali ka ah dhiibkeesa un waa somaali kale
@axmedmubarak940
@axmedmubarak940 Год назад
❤❤❤
@axmedibraahin7279
@axmedibraahin7279 Год назад
Haa wallahi😂😂😂😂
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 Год назад
Shirkadaha is gaadhsiinta somaliland ka warayso wax yeelada ateenooyinku ku keenaan bulshada
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Hadal nin weyn dhib Somali ka weyn ma jirto Aduunyada,
@naasirbashiir358
@naasirbashiir358 Год назад
Halkee lagala soo xidhiidhi karaa online ahaan
@user-zt6pt8wx8o
@user-zt6pt8wx8o Год назад
Cisbitaallada oo dhan HYDERABAAD wuu galay musuqmaasuqii, soomaali ayaana waashay iyagoo markooda horeba xaasidnimo iyo iimaan la,aan kow u ahaa adduunkoo dhan.
Далее
Fanaankii Dalmar yare oo ganacsade wayn noqday.
18:18
Просмотров 157 тыс.