Тёмный

"Haddii cid wax laga qabanayo ciddii Qarankan Jabisay ayaa wax laga qaban lahaa" Xildhibaan Maydhane 

MM Somali TV
Подписаться 514 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад
Maanta qudhmiye badan baa ooyaya😭😭😭
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Месяц назад
Maxamed Abiib waa madaxweynaha Owdal state of Somalia 🇸🇴 kabaxow naftawaa
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Месяц назад
SAMAROON hadey tegayaan waxey ku tagaan waa latusay
@XAAJILAFARUUG
@XAAJILAFARUUG Месяц назад
Guul
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Dad lafo sita 34 sano kkkk Adeer xilka ka qaada wiilka. Awdal State way soo dhawaynaysaa xilka ka qaadista
@karimhasan8967
@karimhasan8967 Месяц назад
Xafajoy waligaba oori idoorbad tahe mxd samayn karta bal afkaga jilicdasan miyad awood ku noqon kara
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Месяц назад
francisku isga Ethiopia ka baahi badan oo Billion ka sameya shirkadaha assurance-ka maraakibta maraya red-sea Djiboutina waligii ka kacayn hadii indha dhiig laga keeno waayo wuxu ka hela 50% budget -ka france hadu Djibouti ka kaco france waa laga qixi oo waa laga tahriibi xagga loogusoo tahriibo reer Djibouti france
@abdishakurd8090
@abdishakurd8090 Месяц назад
heeeegadii cabaadka ka dhamaaday wakhtigiiini wuu dhamaaday dadkkiina dhanka ka raaca
@mahamedhusein594
@mahamedhusein594 Месяц назад
Wax la soo dhoobay ma jiraan way cadahay cida khiyaamo qaran ku jirta ee aan edebdarada , eexashada iyosharci jebinta dadka ka daayo
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад
Run haddii mucaarid lanoqdo😅ma faqashbaa😢ooohin badanaa kulmiye
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d Месяц назад
Kuwani xildhibaano maahe ale haayn dhaafiyo ee aamiidhaha reersoomalilaa noow waxaay u tartamayaan mikirifoon ka Ballygawley❤🤍💚❤🤍💯✌
@hamse3021
@hamse3021 Месяц назад
heego midh ka qaadi maayan ina abiib From Burco😂😂
@abdihakiimalbishar
@abdihakiimalbishar Месяц назад
Heego waa ta hargeisa iyo burco kugu haysa viva hego
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад
Way ooyaysaa heego
@RashidWabari
@RashidWabari Месяц назад
Cadaw iyo jahli , kuwan waa ambi iyo qashin
@advyser
@advyser Месяц назад
Oo wadani iyo huwanta gudaha ee golaha wakiilada ka buuxa ah
@HassanAli-qg4tg
@HassanAli-qg4tg Месяц назад
Xildhibaanadii ugu liitay ee Somaliland soomara nasac miidhan ayaa meeja soo wada fadhiwayn. Codkii shacabka aan qiimaynta lahayn codkoodii waa khasaare.
@calicaateeye9279
@calicaateeye9279 Месяц назад
Walee..dhamaantiin.waa.laydinkusoogelayaa.guriga.dubjirii ta
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад
Qudhmiye ooohin😢😢😢😢😢
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Месяц назад
waaryaa dwoladu ma rana wayi jabtaa marna wayi guulyisataa ee ha ku meeryisanina ciidan jabayina maba jiro inkaa waxa ku hadaaqa
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Месяц назад
Xildhibaano qaatta 5000/bishii haddana qabyaalad iyo been ka dhammaanla
@aarlibaax8422
@aarlibaax8422 Месяц назад
HADII CID WAX LAGA QABANAYO MUUSE JAAHIL IYO KAAHIN DUUF NUUX MAJO BAASTO IN LA XUKUMO LA TOOGTO AYAY AHAYD RUNTU WAA TAA
@Sagaalsagal
@Sagaalsagal Месяц назад
Waxani xildhibaano maha waxay u bahanyihiin inta albaabka hoosta loga soxidho inlagarco waliba kuwa huwanta ushaqeeya waxay meesha ufadhiyan dhibatada somalilnd
@abdulsamater7151
@abdulsamater7151 Месяц назад
،baarlamaan faqash ah
@abdishakurd8090
@abdishakurd8090 Месяц назад
iyo daawade orom ah🤣
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 Месяц назад
Iskahadle,adigalaftaadaaqarandumisah
@AadanAhmed-e2t
@AadanAhmed-e2t Месяц назад
Waryaa niiqle hus xaramiyahow
@Halgame334
@Halgame334 Месяц назад
DAD KAN RERA HOODII HA AADAANN.
@museibrahim2796
@museibrahim2796 Месяц назад
Wadani ayaa jabiyay ciidanka waxaa kuu cadaynaya Gudoomiye hii hore ina khaliif ayaa ugu wakiil ahaa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
🤣🤣🤣😂😂🤣😅
@maxamedabdirahman2581
@maxamedabdirahman2581 Месяц назад
Gudìda joogtada ahi uma dhamayn soo jeedinta iyo hawshii ahayd inay ka qabsadaan.
@XAAJILAFARUUG
@XAAJILAFARUUG Месяц назад
GUUSHAAN WAAN SUGAYNAY HADAANUNAHAY GOBOLKA AWDAL
@ChoukriAbdo
@ChoukriAbdo Месяц назад
Somaliland ❤ Issac iyo Somaron ❤ sarafta Somaliland 🎉from Djibouti
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
Dhawaan walaahi huwan cadaw kalkaal xabasha la geynyaa waqtigedii baay gaadhey niman xildhbanimada qaran dumis noqdey shacbkaa seef dhawan qoorta ka wada jari meeshu waa somalilnd meshii siyad Barre xoog weyn tadhi huro kolkaa xildhibano ku sheeg cadaw gargar xilkii akhira la idin diri laaha baay gdhey ee shacbaka idinla xisaabtami lahaa
@aarlibaax8422
@aarlibaax8422 Месяц назад
Adeer muuse jaahil u sheeg ina abaarsow ma hoyadadii qotida ahayd baa xidh xidhey
@Halgame334
@Halgame334 Месяц назад
MAXKAMADA SARE XEER ILAALINTU HAW GUDBISO AMBIILKA MAXKAMADA SARE.
@mahamedhusein594
@mahamedhusein594 Месяц назад
Aduunyada ma jirto qofku siduu doonuu u hadli karaa haddii uu miyir qabo ee meesha ciyaarta ka daayo ,fadhiga dambana ha la sugo akhlaaqda iyo midnimadana ha la ilaaliyo..
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
Xildhibankan siwacan buu uhadlay qarankushega ku Wii jabiyay waxba lagama qaban ina abiibna cid xilka katarikarta majirto
@Halgame334
@Halgame334 Месяц назад
GOLAHAN HALA XIDHO RIYALABA WAKII QUFULAYE
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Месяц назад
Kuwan haalakala diiro waa sheiko ciiyaal suuq oo maa imanayaan koraan kaan maa soo buxsamayo
@samiyaibrahim3683
@samiyaibrahim3683 Месяц назад
ayadan haalga qabto ciidankana idinka jabiya waa lagaqadaya abaxirniamad ka waas ..golaha..waalasafaynaya 😂😂😂😂😂😂😂
@amnoali8348
@amnoali8348 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama man 😂😂😂😂😂😂😂
@amnoali8348
@amnoali8348 Месяц назад
Look who's talking😂😂😂😂😂😂Look who's talking😂😂😂😂
@aliabdi5708
@aliabdi5708 Месяц назад
Tug ayaad wadaa tihin waa in laa idin lafa tajadaa dhamantin 😢
@AadanAhmed-e2t
@AadanAhmed-e2t Месяц назад
War adiga ookale inaadtimado mayahan war cadhiximarlayahow niiqlaynayaa balnooca waabarlamanlaleeyahay eega cadhiximarlayaal
@Burcolove
@Burcolove Месяц назад
Wlhy aniga oo muuse biixi tagersan ayaan ogolayn in ina abiib xilka laga qaado ragan leh xilka ha laga qaado wlhy isaga ayaa ka muwandisan
@hiboahmed4819
@hiboahmed4819 Месяц назад
Kan jeerka u eeg mar walba naac uun buu hayaa waxa uu ku hadlaayana ma yaqaan waa Ina abiib oo kale adeer iska fadhiiso
@ruushacabdi235
@ruushacabdi235 Месяц назад
😊😊😊😊😊😊😊xilkawaalagaqaadayaayemiyaadmuraarcdilaac
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 Месяц назад
Adiguna waad ku xigta inshaa Allah Ooyaaye sow mu odhan jabka ciidanka wan ku farxay hadu sharcigu naga qaban waayo dadweynaha iska qaban Adigana maxkamada lagaga yeedhaya Wadna sheegi cida jabisay cidanka hadhow yanay kugu adkan
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Месяц назад
Qudhmiye, waa qudhmiye😂cuqdad baa dishy😂ooohin😭
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
kooramkiiba muu buuxsamine umada been ha usheegina
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Месяц назад
Muuse waa nin daadqaaday xumbo cuskay. Dalkii buu lugka jaray. Haddana dhutin uma ogola ta kalaa u muuqata. Itoobiyoo u tahriibi doonaa.
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh Месяц назад
FAQASH WAY TAGTAY, HUWAN IYADNA WAA TAGAYSAA HUBAAL.
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Месяц назад
Waa xukuumad iyo baarlaman expired ah. Aan sugno xukuumadda cirro ee soosocoto. Caddaalad kama horrayso
Далее
Мама знает где все документы
00:21