Тёмный

DHIBKA EEY LE DAHAY NIN KA YAR INAAD GURSATID .(prt 2 ) 

Hamda Home Decor
Подписаться 116 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 117   
@ismahanabdi71
@ismahanabdi71 Год назад
Maanshallah ❤️💕 beautiful queen 👑 hamdi qurux ,talo fcn wad sisay maanshallah wilkas iyo rerkas Allah barakeyo isagana illahey haufududeyo
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 Год назад
Abbowe dul qaado waayo dhibkaas hooyo walba way martaa markay dhasho ee qur,aan saar adiguna saliga Nabiga badi
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Год назад
Illahaye usakhira guuru waa dhib badan yahaye
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
Walaahi laysma xaqiree fariidbaad tahay❤️❤️❤️
@raakiainaali1812
@raakiainaali1812 Год назад
Masha allah wllshy mcn aqliga saalimka ah ilhy hku siyadiyo dhirigalin midi ugu wanaagsaned ayaa siisay Adigana anagana noo hadashay Family kaas farxad u rajeyna❤️
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 Год назад
Allah u gargaaro samir iyo dulqaad Allah siiyo abyo aduunyadaan waxan la arkenin malahn Allah hatalo saarto.
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin Год назад
Masha Allah Talo qurux badan ayaad siiyey Caqliga Allah ku barakeeyo abaayo Xaqiiqdi dhiirigeliso ayaa tahay 😍
@naimamohamed644
@naimamohamed644 Год назад
wxa ugu wanaagsan aan is leeyahay gabadha inuu la fa dhiisto wexeey tabaneysana ka xaal mariyo 🥰🙏
@zaynabaomer5849
@zaynabaomer5849 Год назад
Maansha allah xamdiyey waaano iyo wax sheegba adigaa udhameeyay rerkaas soomaliyeed gurigooda allaha udajiyo mawado,raxmad iyo isfahan rabi dhaxdooda hadhigo adigana kaa ajir si iyo shaqo fiican ayaad runtii mulshada soomaliyed uhaysaa halkaa kasoowad insha allah waan kudaawadaa inbadan waxbadan a waan kaafaaiday lkn maanta kuhor waxba kuumasoqorin Waxaan ugudarilahaa uun wiilka as walaalkeen ah xaaskaaga usamir wll xili adag bay kujirtaa oo hoormonkeedii iyo waxwalba isbadaleen
@najaaxmaxamud1972
@najaaxmaxamud1972 Год назад
Intan odhan lahaynba ada yidhi Masha allah waxan odhanlaha uun gabadha lafadhiso waxay tabanayso ka qanci Alle haysku sakhiro
@imanfarax5989
@imanfarax5989 Год назад
Buuga mubaarak haadi qoray ee ah garaadso intaadan guursan oo xataa lamaanayaasha anfacaya soo gado oo wada akhrista waxaad ogaanaysaan buuqan iyo isbadalkan in uu yahay heer ama marxalad kamida kuwa guurku maro xalkiisana isla buuga ayuu ku yaal si waliba quruxbadan niyada dagso wllo allhna reerkaaga hakula garab galo ani wali maguursan mana lihi khibrad aan kugula taliyo lkn wn idin so ducaynayaa i .a
@MiskiAbdicali
@MiskiAbdicali Год назад
Masha all allahaa kusharfo
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 Год назад
Maasha Allah xamdaay xabiibti safiican baad ula talisay walaalkeen Kaliya waxaan ku darsan lahaa dikriga iyo suuratul baqara badsada si qaasana saliga Nabiga صلى الله عليه وسلم ubadsada sababtoo ah Nabiga صلى الله عليه وسلم baa noo damaanad qaaday يغفر ذنبك ويكفى همك saliga Nabiga صلى الله عليه وسلم waxyaabaha murugta looga baxuu ka mid yahay ee ha badsado walaalkeen weliba midka dheer een التحيات ka ku aqrisano
@Ramlo275
@Ramlo275 Год назад
Taladaada talo ka fiican oon qoro ma aqaan lkn waan uduceynaa wiil kas inshaAllaah
@Fatma12120
@Fatma12120 Год назад
Wiilku marku leeyahay wan shaqeeyaa ee ilmaha hala iga kexeyo ama qol kale aan seexdo hooyaduba ma shaqayso miyaa oo waliba iyadu dakhliga badan reerka maso galiso miyaa wa suaale. Marku isagu rabo inu nasto madama u shaqaynayo hooyadu nasasho uma bahna miyaa madama ay shaqayso iyaduba. By the way waanada gabadhaan iyo taladeda way ficanthy masha allaah
@fahiimasabrie2310
@fahiimasabrie2310 Год назад
Asc pyo wxaan oranyaa wlalkaa Allah u yasiro dhip heysto 🤲🤲🤲 1 tasbixda badi 2 Quran akhriska bdi intii alle ki bry 3 saliga nbigana bdi 4 hoyo mcn isoo ducey ku dheh Insha allah wxan rjeynaa inuu culeyska kaa yaro Gbdha u dhga nuglow mrkasta sbabtoo ah isbdal weyn baa ku dhcy Share it u dheh hamda tladeyn si ay wx bdn kula fhnto 👍😂 Nolosha dhabar adeg baa lga bxaaa mrka allah idin yasiro 🤲🤲🤲🤲
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Год назад
Nolosho guurku waa howl adeg mansha allaha Hamda fariirda tahaye illahaye haku xafido
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Год назад
wlalkey waxan oran laha wa dhib taas lkn arimahaka ilahy ku xir saliga nabiga aqriso sujudana ku bari inu ilahy xaskaga iskiin fahansiyo allah aadbu u aqbala ducada xasaska
@cabdiwalinasta1468
@cabdiwalinasta1468 Год назад
Maasha'allah waaa qiso cajiib ah runtii adkeysi u baahan
@saynabjama2038
@saynabjama2038 Год назад
Masha Allah wllo ilhay haku xiftiyo xamdi ❤❤❤❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiahajji7262
@nadiahajji7262 Год назад
Mash allah wllo allah ku barakeyo
@maariyamaxamuud3831
@maariyamaxamuud3831 Год назад
Saxiix ❤ mcnto allaha ufududeeyo xilka saaran 2doda
@aichahoussein8196
@aichahoussein8196 Год назад
ماشاء الله تبارك ❤️❤️❤️❤️xamd
@qaalimuumin1564
@qaalimuumin1564 Год назад
Masha allah xamdi Qurux
@maryanmuxumed4051
@maryanmuxumed4051 Год назад
Mshaallh alle caqliga haku barkakeeyo ssi
@Aniitaakhan
@Aniitaakhan 9 месяцев назад
Hamdi abayo ma guursan lkn ina guursada raba i a but qof madax adag ahay 😢video an cadi iskaga so dagsade oo adiga le dahay marka taloyin fcn ka hele tnx abayo❤
@queenhodan7458
@queenhodan7458 8 месяцев назад
Xamdiyey shacnigaga baxaya walhi naaag nol thy ku soco
@sundusisse3074
@sundusisse3074 Год назад
abyo wllhi hadaan awood 1malin guduheed baan 100k kugarsiin lahaa
@munafaisal6775
@munafaisal6775 Год назад
talo wacan baad siisay hamdaay 🙏🏾🙏🏾
@ismahanita4
@ismahanita4 Год назад
Masha allah
@haawofaarax1129
@haawofaarax1129 Год назад
Shugrn abayo Alhu barakayo waxbadan ayanka faiday
@daahirjoker3611
@daahirjoker3611 Год назад
Whi abyo wad latalisay ilhy haku cawiyo
@aminomaxamuud3375
@aminomaxamuud3375 Год назад
Abowe waxaan kula talin in aad saliga nebiga scw in aad badsato
@ishwakali4441
@ishwakali4441 Год назад
Illahay isfahan ha dhexdhigo
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Mash alah talo fican ayaa siisay wlhi
@nurtoali7419
@nurtoali7419 Год назад
Masha Allah qali aniga wan badeley naftaha🥰❤❤❤❤
@khalidabdiwahab-nr5kz
@khalidabdiwahab-nr5kz Год назад
Xalimooyinku farabadanaa masha Allah 😆😃😋
@rihlaabida5696
@rihlaabida5696 Год назад
Maaasha,allah talo wanagsan siisay reekas aniguna wn kugu racay xamda kun karoon gulyso
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Год назад
Walal hada aragto qoralkeyga waxan kugu borin lahaa ina aad aqbaqra malinkasta xafada ka shidaan xasilooni baa kagu darema
@Aragsame334
@Aragsame334 Год назад
Mnshallaha abaayo allha kusiyaadiyo aqliga
@sundusabdiomar7033
@sundusabdiomar7033 Год назад
Borogoramkan anoo sugaayuu sodhacay codkaga waanba ku shaqeystaa abyo
@maaidomohammed2405
@maaidomohammed2405 Год назад
Masha allah talo aad u ficn weye🥰❤️
@najahmohamud4702
@najahmohamud4702 Год назад
Asc waxan ugu ducaynayaa familyga in illaahy isfahan dhaxdoda dhigo dhibka na ka dhex saaro insha allaaah
@shukrimidwife5437
@shukrimidwife5437 Год назад
This is postpartum depression
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Год назад
2Sano guurkujira walahaye waxa badan ayan kabartaye guurka
@4ksummz
@4ksummz Год назад
Walakeeyow ma ogtahay in nabigeena S.C.W oo khadhiija oo ka weeyn qabay asagoo 25 jir ah iyadana 40 jir aheed hadii ogow mar walbo 2 sano ugu horeyso guur wuu adagyahy wali si fican iskuma fahmin wa in aad waqti siisaa. teda kale dadka hadalkoda inuu ku sameeyay ma dhici kartoo ?intaas ban uga baxay
@maryanhassan932
@maryanhassan932 Год назад
xaskada waxa ku dahda Quranka akhriso qalbiga Bay udajin. Adigana uducee.
@munafaisal6775
@munafaisal6775 Год назад
could be she’s going through postpartum depression walalo people exhibit different behaviours marka they should seek medical help.
@11naa44
@11naa44 Год назад
Hamda kwrn nin ka yar oo gur ku sheegy hadana ka amusey
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 Год назад
Masha allah 🥰
@فوزيهفوز-ي8ك
@فوزيهفوز-ي8ك Год назад
I was about to say it i think she got post partum depression. She needs to consult a psychological doctor they should sit together in a nice place after a long walk and he should be direct and straightforward in explaining the situation to her . May allah protect them as a couple
@Hibajamaa1122
@Hibajamaa1122 Год назад
Gabadhaas caqliga ayaa kuu yar waayo ninkaas ayey nasiib u heshay 🙏🙏🙏
@juweriaapdi9934
@juweriaapdi9934 Год назад
Mzch Allha quruxley isku filan
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Год назад
Manshalah ✌️
@jamiilamaxamed2107
@jamiilamaxamed2107 Год назад
MashAlh talo fican ayaad siisey
@amaalhasan2735
@amaalhasan2735 Год назад
Hamda qaali dumar aad baan kuu tageraa weliba dar ilahay baan kuu jeclahay
@farxiyoisaaqcabdi532
@farxiyoisaaqcabdi532 Год назад
apyo m.a
@najahyusuf6224
@najahyusuf6224 Год назад
M.allah xamda inaan dad wax qabsankara nahay ayaad marwalba nagu dhiiri galisaa allaha kaa jasaa i siiyo
@najmaadan9529
@najmaadan9529 Год назад
Nin cunugiisa dhibsanaayo ayuunba uarka 🤭🥱
@ifk02
@ifk02 Год назад
Wiilkaan waxaan kula talin lahaa inuu gabadha aad ulashekeesto dumar waxaa jira gabdhaha shaki galiya oo yiraahdo kuma jecla iyo waxyaabo badan oo qofka qalbigiisa dani ku abuura ha ogaado maxaa gabadha qalbigeeda kujira ina u diir naxo oo waa dumare yuuna ku ad adkaanin
@umuabdullah3720
@umuabdullah3720 Год назад
masha allah hamid quraxay allah kuxifdiyo
@amaladan5579
@amaladan5579 Год назад
Aniga markii uur la igu hubsadey ayaa la igu dhahey ima weeydiin kartit meel aan u socda ilaa ani aan kuu sheego 18 sano iyo 5 caruur ah waligey ma weeydiin si kaftan ah ayaa la iidhahay maalintaas laakiin ani run lee u qaatey 18 kabacdina waaba ka xishoonaa in aan weydiiy hada😂😂 wiilkaan waxaan dhihi lahaa runta u sheeg oo dheh sidaan weey dhibeysaa ee wax ka badal
@ayaandegan82
@ayaandegan82 Год назад
Marku ninkagu ragga lajog aniga lamasii hadal waan kaxishooda
@najax4627
@najax4627 Год назад
Dr depration ka ahi maba ka jiro somaliya xamday
@YusraAbdilahi
@YusraAbdilahi Год назад
Wa inu la faristo is bedelka weydiyo dumr badan ba jiro on hdlin qlbiga un ku heysto wexe qabn hda weydiso xita ku shegin ilaa ad ku ceceliso Wlhi Ani kuwas ka mid ahy wx an dhibsanayo xita ma shegan karo celidas I heyso
@habonali9734
@habonali9734 Год назад
Abaayo hamdi sheer out I samey waa cus behe Hadad a woodo
@Umutaqiya
@Umutaqiya Год назад
😍😍😍
@zeinabyussuf1991
@zeinabyussuf1991 Год назад
Talk quraan ka aqrista Isku kalsoonaada Waqtiga heynta cunuga kala qeybsada oo qofba mar ha seexdo qolka
@muuna8
@muuna8 Год назад
WAAN SUGAYNAY
@suadmohamud9166
@suadmohamud9166 Год назад
Weyni maha ee waa dabeecadeda ayaa sas ah lahadal
@hodanmohamedlifestyle
@hodanmohamedlifestyle Год назад
Wcs huuno❤❤❤
@Sophia-sp7eb
@Sophia-sp7eb Год назад
Postpartum depression ayay ka cabanaysaa sida ay u muuqato. Please caawi oo markaste inad jeceshahay waxana laga gudbayo usheeg. Wadanki dhakhtarka xaga dhimirka ma ahan. Waa nasiibdaro. Xataa bolshadeeno mataqaano mana aaminsano inay waxaas jiraan.
@farhiaissahaji2878
@farhiaissahaji2878 Год назад
Asc Hamda
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 Год назад
Postpartum depression inuu hayo ayaa dhici karta ee caawi oo therapy gee
@aishaadam7473
@aishaadam7473 Год назад
Xaga ilmaha iyo soo jeedkiisa, waxaad sameesaa jadwal, sida in habeenkii waqtiga hore qof hayo waqtiga danbe qof hayo, ama habeen adiga haay habeenna iyada ha haheeso, qofkii habeenkaas soojeedo subaxii xoogaa ha seexdo illaa waqtiga shaqada laga gaarayo.
@cabdiwalinasta1468
@cabdiwalinasta1468 Год назад
Hamdi bal soo diyaari barnaamij ku saabsan aaba yaasha da'da yar ama abahasha culeysyada ka qabsada nolosha'
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Haye balan waaye wall mcn
@wardaa889
@wardaa889 Год назад
Wll anigay i haysta shekadani even I don’t talk to my mom four weeks, because all the things she asking me what is the benefits from him 😅
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Ila soo hadal qaali 004740617832
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 Год назад
Shaqada banaanka haka nasato gabadhu wayo inay habenkiiyo dhan inaysoo jeedo maalintiina shaqo aado waa dhib sida aad adba urabtid inaad soo nasato oo suuqa aadid bay iyaba ubaahantahay nasasho xataa shaqadii gurigaa udheer ee bal taada uun ha eegine gabadha dhankeedana ee unaxariiso
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Год назад
Marbey macqul aheen in eey iska deeso shaqada ka tagto warid iyo aa biil kaa raba ado ilaa her marter ah ma farisan karto cidina wali danyar yahin
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 Год назад
@@mimi-ahmed55 nasasho like 6months ah baaku ficnaan lahayd
@mimi-ahmed55
@mimi-ahmed55 Год назад
@@pharthuzdiamond8476 halke laga hela buskud isku dhuuqa 6 bil ah walal wan rafadne
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
Diinta update kuma tihid walalo سبحان الله
@roodacawil4410
@roodacawil4410 Год назад
Diintu maa update ayay ledahay yaabnee
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@roodacawil4410 Diinta update kuma tihid waxan kawadaa kutubka soo baro ayaan kawadaa qoraalkana si fican iskaga fiiri
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@roodacawil4410 rasullarasullah SCW wax maka ogtahay guurkiisi ugu horeyay intee Sanno ayeyna kala weynaayeeen hadaad fahmsan tahah kutubka
@asiyogedi3262
@asiyogedi3262 Год назад
Anigu cmerada furo dhahaa
@bilanmahamed7498
@bilanmahamed7498 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏boqord
@handayosev
@handayosev Год назад
First 🥺♥️
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
Xaqiqatan Barnamijkan Dabka kuu saaran ma'aha wax sax ah sababto ah NEBI Muhammad rasullarasullah SCW waxka ogtahay Guursii ugu horeyay
@hamdiscorner5286
@hamdiscorner5286 Год назад
Rasullah scw waxuu ahaa Aamin, ruux xilmi iyo dulqaad badan, Nabi khalqiga oo dhami adeeceen yaqaanana masuliyada ummad dhan iskaba daa usradiisa iyo xaasaskiisa marka umunaa khadiijah wax dhib ah kama arki karin baraaro iyo barwaaqo ma ahee lkn wiilasha yaryar ee hada joogo ee ka door bidaya inuu la qaxweeyo xaaskisa dhalinyarada runtii guurkodu wa dhib walalo mana oga mas,uuliyadda lalamana barbardhigi karo Nabi Muhammad SCW. Gabdhu dhib kama sheegin saas oo ay tahay ee dhibta ugu badan ee hada somalida haysata aaba ah qosaska wiilka iyi gabdha oo gabdha wax aysan ahayn lagusheego sidaas uu qoysku burburo
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@hamdiscorner5286 walalo jazakallahu khaira Lakini Dad isku mid ma'aha Hal qof oo xun ba La arkaya kadib wa La bun buninaya Alle ayan idinku dharshee Dadka Inta wiil ee wanagsan maad sheegtaan
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@hamdiscorner5286 Hadaad Dumarka tihiin Dhibta io dhaawaca aad noo geysataan Walahi wax Loo dulqadan karo ma'aha marwalba Dumarka ayad U doodaan Ragga iyadoo Daacad idin ah idin ha'ya shaqo adag baad Dulmi La bada tagan tihiin haben Iyo malin
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@hamdiscorner5286 Waa Cadow qarsoon Dumarka Somaliyed Xaqiqatan waxa suurtogal ah Adiga in waligaa Lagu dhawacin Aniga dhawaaca Kuma farxayo Balse waxan kawadaa Aniga shaksiyan Dhibta ay ii geeystay qoftii aan nolasha iska dooraney ma qiyaasi kartaa ilaa hada inaan kasexan la'ahay hadalkii xanuunka badnaa Beenta ahaa Dulmiga ahaa ay iga shegtay marna qalbigayga kama baxaan Ereyadaas
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@hamdiscorner5286 ALLAH SWT 🤲🏻 baa Caadil-ah xaqsoore ah
@haala552
@haala552 Год назад
Waxa ladhahay qofka si kasto uu kuu jecelyahay kama jeclo xurayadiisa marka asxbta la joogo igu dhiib ma fcno adigana udulqaado wall guri ma dhisnaan karo dulqaad la aan ada laga raba waxkasto inaa dusha udhigato alle maxu kugu dhiibay masuuliyada dumarka xaladooda yaa isbadasho
@asiyogedi3262
@asiyogedi3262 Год назад
Cmerada furo maydhahdo
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 Год назад
Wcs ❤ 🤍 💚 👍 ❤ 🤍 💚 👍 ❤ 🤍 💚 👍
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
Dib iskugu noqo soo akhriso Axaadista
@naciimodowlow7987
@naciimodowlow7987 Год назад
Diin la aan miyaaKama muuqa Qato
@fadaxulkhayr9371
@fadaxulkhayr9371 Год назад
Codki mee
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 Год назад
Iyadaba sow shaqo ma tagto hadana habenki ilmaha kumaso jeedo isaga muxu ku didaya ilmaha inu la sexdo qolka Ilhy dhexdina maslaxo ha dhigo Gabdha waxad tidhahda soo fadhiso xbbi waxad samaysa shaly ayaad iso racday manta inad kalsonida igala noqoto ma aha waa ceeb inan malinba nin kugu dhibo ee i amin hadad igu kalsonayn sidad doonto yeel dheh
@muniiiroadn8829
@muniiiroadn8829 Год назад
Masha allah
Далее
SIDEE KU GULEYSAN KARTA ??
15:30
Просмотров 24 тыс.
MAXAA DUMARKA KALIYA. DHIBKO U GARA?
11:48
Просмотров 12 тыс.
Muxadaro qiimo badan
31:36
Просмотров 42
Is badalka nolasha! With Hamdi Warsame❤️ wareysi!
21:33
HOOYADA IYO KALINTEDA GURIGA
25:44
Просмотров 32 тыс.